"Dayaxoow Midabkeenu Iib Ma Aha Raga Hargaysa Isma Cadeeyaan Sidaada Oo Kale “Somaliland .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • "Islaan Walba Oo Reer Xamar Ah Sariirtii Ay Ku Niikinaysay Ayay Noo Soo Duubtay "Faadumo Ibraahim

ความคิดเห็น • 17

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan ✊ 🙏✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunyasiin4145
    @kaltunyasiin4145 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ shacabkayga jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 3 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 หลายเดือนก่อน +1

    Habar xiiqsan waa saban aakhir
    hooyo ilaa washington waad socotay citiraaf laguu diidye xabashiga daafida kuuma ogolee maxad fali

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 3 หลายเดือนก่อน

    KKKKKK NOOLADA QARAN XOR AH INSHLH

  • @NimaHussein-p2u
    @NimaHussein-p2u 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan wada waasheen

  • @NimaHussein-p2u
    @NimaHussein-p2u 3 หลายเดือนก่อน

    Haberyer waalatay

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 3 หลายเดือนก่อน

    Xamar waa laku qafiifay. Ganiini xamar yaa hayo. Dadkan halaka kaaro. Indeena maryaha dhigan

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 หลายเดือนก่อน

    Ubo waraar ka dhacday 😂😂😂😂 nooc kale

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje 3 หลายเดือนก่อน

    Muusaw qaranka in lo heeso kasari mayse 7sano maxd qabatay

  • @NimaHussein-p2u
    @NimaHussein-p2u 3 หลายเดือนก่อน

    Umad sixran war iska soo celiya goojecade

  • @ShuebMohammed
    @ShuebMohammed 3 หลายเดือนก่อน

    Jabo mela xun ka baxa😅😅😅😅

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 3 หลายเดือนก่อน

    1. Soomaaliya nac! Ok, Aabbo
    2. Boosaaso nac! Ok, Aabbo
    3. Sool NAC ! Ok, Aabbo
    4. Amxaar Jecloow! Ok, Aabbo
    5. Soomaaliweyn nac! Ok, Aabbo
    6. Badda iyo dhulka, cadow sii! Ok, Aabbo
    7. Awdal caburi! Ok, Aabbo
    8. Jabuuti nac! Ok, Aabbo
    9. Maxaa ku xiga??????????????
    10. Amxaar (Somaliland iyo Jabuuti) Amxaar!
    11. Maxaa ku xiga????????????????
    12. Amxaar ( Soomaali koonfur) Amxaar!
    13. Maxaa ku xiga???????????????????
    14. Ciribtirka Soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kenya
    15. Maxaa ku xiga?????????????
    16. Qoomiyad tirtirantay
    17. Sababtu maxay ahayd????????????
    😢QABIIL😢
    Ilaahey umadda Soomaaliyeed, ha badbaadiyo, aduun iyo aakhiraba.
    ❤️Soomaaliweyn🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽guul❤️
    Walaalaheena, reer waqooyiyow waannu idin jecel nahay, cadowgeena iyo cadowga umadda Soomaaliyeed oo kaleba, Allaha qabto.
    Itoobiya, Soomaalida dhexdeeda, ha usoo rarina, fadlan!
    Xusuuso, sheekadii: seddexdii dibi ee walaalaha ahaa:
    1. Dibigii madoobaa
    2. Dibigii guduudnaa/ Casaa
    3. Dibigii cadaa
    4. Iyo Libaxii la saxiibay iyaga😢
    Ilaahey, ha badbaadiyo reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba.
    Aamiin yaa Allah!
    ❤️Soomaaliweyn❤️
    Soomaaliyeey, hadda maxaa Soomaali u xal ah?