Nafaqayso xaajiga beer iyo rooti qado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 89

  • @iloveallah6411
    @iloveallah6411 10 หลายเดือนก่อน +19

    Yaa rabi isku barakeey family gaan il xasid iyo il sheeydaan iyo sadaxeeya allah ka qabto Aamin

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 10 หลายเดือนก่อน +13

    Xijaabka adkayso ,gacmaha wax dheer gasho wallo❤

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 10 หลายเดือนก่อน +8

    Masha allah tabarakallah nafaqeyso xaajigaaga lee iga dheh hashac 😊 saasaa kaa rabaa hore usoco abayo illaahay hakuu barakeeyo xaajigaaga ❤❤🥰🌹

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 10 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤

  • @user-xf2rs2jv9f
    @user-xf2rs2jv9f 10 หลายเดือนก่อน +10

    abayo muqaladan cml wlhi waa jeclahay dadka intoda badan waa ila mid aniga waxa jeclahay inaa gurika dhan soo duubto adigo casho karinayo galabtii bananka xaqayo muqalkas cml maba kadaalo wan kusoo ceshtaa nasoo badi casho karis

  • @xamdimaxamed7228
    @xamdimaxamed7228 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allan 💖💖

  • @Munocalihassan-8061
    @Munocalihassan-8061 หลายเดือนก่อน

    Allow manta wa somanhy gabdhaas si dag dag ah ugu sahal marekan❤ Ana isahal buufis iwaalay 😢

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 2 หลายเดือนก่อน

    ❤masha Allah mami okartileh ayataha horay usico gul bakurajeyi

  • @fartunmohamed7616
    @fartunmohamed7616 10 หลายเดือนก่อน +5

    Allaha kuu barakeyo noloshada abaayo 👏👏👏

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 9 หลายเดือนก่อน

    Walaashey beerka wax iga sii bal iyo rootiga

  • @user-kg1sm7wl2n
    @user-kg1sm7wl2n 10 หลายเดือนก่อน +4

    mnsha llh abayo ado xumaan i arkin nadaafada ku dadaal biyaha baradhada ka saartay calool xanuun ahayeen nadafada ka taxadar abayo wa muhiim cafimaadkee

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Alah ala haku barakeyo abayo

  • @user-og8ew8cy8k
    @user-og8ew8cy8k 10 หลายเดือนก่อน +2

    Shaaxa iyo beerka Kala daaya abyo hadii laysku cabo waxaa dhumanaya nafaqada beerka 2saac Ka dib waa cabi kartaa caleenta shaha iyo beerka way I dhiban❤

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 10 หลายเดือนก่อน +3

    Nolosha waa qanaacada runtii ❤❤❤

  • @Geel12364
    @Geel12364 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah:❤❤❤❤❤danteed taqaan horey u soco hooyo qaaliyey

  • @nastexonalka2722
    @nastexonalka2722 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wanku jeclhe Abyo nolosha kuma xumeso🎉❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah illhy hku prakeyo reerkga abyo ma dhashy mise wli waa is wdaa 😊

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaaah horay usocda aad baan idiin salamayaa

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah tabarakallah xafidullah cafimadkucuna

  • @user-fk1ev5hh8j
    @user-fk1ev5hh8j 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah abaayo ilahey ha idin xafiido ❤❤❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah 😊

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha. Alaah. Abaayo
    Hore Mar. Wacan❤❤❤

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah barakooba family qurx badan❤❤❤❤❤

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allha ❤😊

  • @fatumoali5620
    @fatumoali5620 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah Masha Allaah

  • @ilhaanxasan6259
    @ilhaanxasan6259 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah alle ha idin barakeeyo

  • @ambiyaabdullahi4959
    @ambiyaabdullahi4959 10 หลายเดือนก่อน

    Walashey masasadaha caruurta goni udhaqa jermiska sifiican ugu dhaqwlsheyuma Ficno carurta sidaas masasadaha hagudarin waxkale

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abaayo masha allaah routing qurux bdn hormar wcn

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaa allaah Maanshaa allaah Maanshaa allaah keep going sister ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 10 หลายเดือนก่อน +2

    Isku mida nahay xabiibti aniga xitaa oomada way idhibtaa gacmaha

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah

  • @naciimodagan8480
    @naciimodagan8480 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah keep going axbabi ❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 หลายเดือนก่อน +3

    Manshaallah 😍 waa is dhahay bacda mukulal amay dafta Somalia mukulal tuug 🤣🤣🤣

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂kenya dheh hee

  • @kurana289
    @kurana289 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah guulaysta lamaanaha qarniga ❤🌹👑🙏

  • @BushrainaAhmed-wq9zg
    @BushrainaAhmed-wq9zg 10 หลายเดือนก่อน +1

    M a horay u soco quruxeey🌺🌺🌺

  • @sabrinabdikadir9994
    @sabrinabdikadir9994 10 หลายเดือนก่อน

    Man sha Allah abyo marka hore qudaarta shiil kadib hadaneh beerka galigiisa kari beerka neh shiil biyaha neh dabka ha kula darin dhulka markaa dhigto wax yar biyo ku darso mcn wlhi ani saas aan u aqaan

  • @sadiyaisman
    @sadiyaisman 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤😊

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5f 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah

  • @bebettertoday8444
    @bebettertoday8444 10 หลายเดือนก่อน +1

    Meqa ciyaal a idin jogan abayo illahey ha ni dhaafe

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤

  • @deeqaabdulle6724
    @deeqaabdulle6724 10 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo ilmahaada alle haku xafido lkn waxaa iloowday sidaa u jeceshahay gabadhaada ayee hoyadaa ku jeceshahay raaxane kuguma so korin

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 10 หลายเดือนก่อน

      dad ka boogaha ha ka daqnin😢

  • @zahraahmed9702
    @zahraahmed9702 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah 🥰

  • @BushraAhmed-vs5fw
    @BushraAhmed-vs5fw 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Allaah ha idin xafido ❤

  • @a.rabdullahi6182
    @a.rabdullahi6182 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alaah

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 10 หลายเดือนก่อน +1

    M.a horay usoco abayo ❤

  • @shukriali9226
    @shukriali9226 10 หลายเดือนก่อน

    Horay u soda dadaal wa gaara ku qanca noloshiina wa la so maray qaxooti iyo nolol ka hoosaysaba

  • @asadhaglo2747
    @asadhaglo2747 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah hori usocda

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 10 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 9 หลายเดือนก่อน

    Wcs wrb

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 6 หลายเดือนก่อน

    💚💚💚💚💚💚💚🤙🏻

  • @Raho339
    @Raho339 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤️❤️❤️👌

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 9 หลายเดือนก่อน

    Bye bye

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waligay ma arkin naqshadaan beerka loo samaynayo waa naqshad waaliya

  • @LuuleyAbdulkadir-pf5uu
    @LuuleyAbdulkadir-pf5uu 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @user-eo2sj2rl8p
    @user-eo2sj2rl8p 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah 🥰🥰🥰💯💯💯

  • @DimenOmar-wx4vo
    @DimenOmar-wx4vo 10 หลายเดือนก่อน

    Diracan wan qabijiray sax waaye

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilamha 1ebar diraysan 😅😅

  • @Sumayo143Ali
    @Sumayo143Ali 10 หลายเดือนก่อน

    Beer geel hilib geel miyuu isku badalay abaa beerka sida u dhaan

  • @hawaali1742
    @hawaali1742 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊❤🎉

  • @HodanMusa-l8n
    @HodanMusa-l8n 10 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco abaayo

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 10 หลายเดือนก่อน +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍

  • @hakimoali5179
    @hakimoali5179 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumayemuktar7517
    @sumayemuktar7517 10 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉😊

  • @nimcomohamed3073
    @nimcomohamed3073 10 หลายเดือนก่อน

    Adba is nafaqeee

  • @user-sw8vz7bb1z
    @user-sw8vz7bb1z 10 หลายเดือนก่อน

    m.a😊

  • @user-jd4kw5zj9k
    @user-jd4kw5zj9k 10 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @umumariya848
    @umumariya848 10 หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @user-fj1sd4ef6r
    @user-fj1sd4ef6r 10 หลายเดือนก่อน

    Abyo wilka iyo gawada yaweyn

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 10 หลายเดือนก่อน

      Wiilka weyn gabadha yar maba isla,eko

  • @user-kd1rt8my1p
    @user-kd1rt8my1p 10 หลายเดือนก่อน

    Berr lama daboolo uu adkana

  • @cumarabdulle109
    @cumarabdulle109 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha idin amaansado

  • @Amina_11802
    @Amina_11802 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @FalhadoHassanAliFalhadoHassanA
    @FalhadoHassanAliFalhadoHassanA 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @abdirahmanomar1999
    @abdirahmanomar1999 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @yuusuf2m
    @yuusuf2m 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @EMMAO0
    @EMMAO0 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @aminaabdi-be1vr
    @aminaabdi-be1vr 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @QadroQuman-official
    @QadroQuman-official 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @lionofsouth2862
    @lionofsouth2862 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @leyloxusen3809
    @leyloxusen3809 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤