Fadeexad weyn oo beesha Hawiye ka raacday Hubkii laqabtay iyo haddii Madaxweynuhu Daarood yahay sida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 504

  • @abidell4173
    @abidell4173 2 หลายเดือนก่อน +68

    Daarood waa walaalahaa wayna ku jecelyihiin. Guulayso!!

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 หลายเดือนก่อน +3

      Abwaan daroodku waxay kugu jecel yihiin raganimada islaamnimada iyo gartida .....matihid sanbab umada somaliyeed kula dhex nool faan iyo xaar iyo kaadi aan dhamaad laheen oo soo uraya 24/7...... from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waxaa abti ii ah habar yoonis oo isaaq ah aduunka adanaha ku nool iyagan ugu jeclahay...

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abtiga Masha Allah 🦁 Nooloow abti Somalia 🇸🇴 haloo duceeyo ❤⭐👑

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 2 หลายเดือนก่อน +33

    Mashallah SOMALI waa wiil IYO abtigii wa RAXIM ❤ MASHALLAH WE LOVE YOU BROTHER YOU ARE MORE KNOWLEDGEABLE THEN THE REST

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 หลายเดือนก่อน +31

    Waa Ku soo dhawaynaynaa wiilkayagii nooloow geesi aan dhalnay. kabayare sharaf iyo karaamo

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 2 หลายเดือนก่อน +28

    Maa shaa Allah habo macan alle ha Ku xifdiyo runta ayaa noo sheegtaa hadan soomaali nahay qabiil Iyo qurun alle Kuma baro ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹💯

    • @fadumaahmedali3248
      @fadumaahmedali3248 2 หลายเดือนก่อน +2

      Geesi aan gaban rabina yaqaan runtana yaqaan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +11

    Hawiyoow Cabdirisaaq kaba yare waxba ha ku xad gudbina hadduu runta sheego ma saliidda iyo biyahaad isku daraysaan habo hore uga soco eedaha tolkaa kaaga imanaysana ha u joojin cid kasta oo dhib waddana xaqa u sheeg keep going ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha’allah
    Daa rood iyo Hawiye waa 2 nin oo walaalaha ah midna mid wax madheera.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wiil murasade oo geesi ah tahay oo isku kalsoon❤❤❤❤habo adiga iyo caruurtada alla ha idin xafido maashallah abdirisaaq kabayare ❤❤

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 หลายเดือนก่อน +16

    Abwaan Allah kubarakeeyo dadkaa hada jira qaraabo iyo rixim mayaqaan Abti iyo Adeer waalabadaada garab
    Cadaaladuna waa muhiim guuleyso guul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mgg2009
    @mgg2009 2 หลายเดือนก่อน +11

    Laandhere abti xor ba tahay fikirkaga xor ba u tahay guulayso darood iyo hawiye wa walaalo waana somali waana muslim intaas jeer bey wax ku yihiin ❤❤❤

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน +19

    Darood waa walaala haaa hooyadaa macaan baa ah
    ❤❤

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 2 หลายเดือนก่อน +6

    I am Kablalax Daarood Abwaan👍
    I truly support and listen to your analytical information 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adoo rali iga ah plz isheeg darod wan gartay lakiin kablalaxa maxuu yahay fadlan isheeg?

    • @khadijahussein4667
      @khadijahussein4667 2 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedmose5466soo baro. Aniga Kablalax ah ❤

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​.kablalax.waxa.layiradah.5..wiil.ee.daaroodkah.ah.
      Markah.mashad.hawayah.kayihin
      Ilamah.hirab.iyaganah.kayihin
      Ilmah.daarood.ismacil
      Waa.sidas.axmadoh
      .bey​@@ahmedmose5466

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid Abwaan kabayare hooyo waa qaali xagga diinta islaamka

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salalahu caleyhi wa aalihi wasalam alahu akbar maaha Allah alow ku dhor abwane shukran dhag hau dhigin war xumada datka qarkod guleyso 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @bby6
    @bby6 2 หลายเดือนก่อน +19

    Abwaanka wa gobti somalida ilahay ha ku hafido inshallah

  • @Mursalmohamedmuuse
    @Mursalmohamedmuuse 2 หลายเดือนก่อน +18

    Asc-wll caqliga iyo garashada--ALLE HA KUU SIYAADIYO-masha ALLAH

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wiil waa Abtigii Mashallah👑👑

  • @osmanfarah2939
    @osmanfarah2939 2 หลายเดือนก่อน +1

    MaanshaAllah.

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk
    Masha allah
    Legend weeye masuulkaan
    Waykaa muuqataa Abtinimada Daarood

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 หลายเดือนก่อน +15

    Maasha alaah habo ale ha kudhowro waligaaba wadani baad ahayd❤

  • @issackadan7702
    @issackadan7702 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakumullah kheyr.wallallkey..Alle..hakufixdiyo.qof.xaqiqadaa.umadaa.usheegayaa.aad.tahay.masha.allah.wadani.dab.ah.baad.tahay

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 2 หลายเดือนก่อน +8

    Mahadsanid gudoomiye alaha ku xafido guul iyo gobanimo noolaada keep going haru soco ina adeer

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 2 หลายเดือนก่อน +5

    waa runta guul iyo gobonimo
    Somaliya hanolato hana gulaysato
    ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan Sheekh, dawladnimo waa yaqaanaaye, laakiin hunguri xumo iyo MUSUQMAASUQ baa indhaha tuuray. Tan kale qaranimadii iyo ciidankii wuxuu ka doortay macawisleey iyo qabyaalad.

  • @Abdullahi-k1f
    @Abdullahi-k1f 2 หลายเดือนก่อน +8

    Sheekadii ugu danbeysay ee la yiri "Daarood baad jeceshahay" waxaan kuugu darayaa "Alkhaal Waalid". Wallaahi abtiyaashay baan ka jeclahay reerkayga. Reer abtigay waxaan ka helaa jeceyl iyo soo dhaweyn. Abtiyaashu waxaan matilaan Hooyo-Qalbi jecayl baa ku jira.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +13

    asc habaryar walee waarunta hawiye waxa baabashey waa hiraab hargab haiye intiisa kale waadad nabada iyo dawlad jecel ❤❤❤❤❤❤💘🥰👍♥️💖💞❤

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v 2 หลายเดือนก่อน +2

      Hiraab yaa la isku yidhaahdaa

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 2 หลายเดือนก่อน

      Hadan aqon dana ha nabar eeboow😅​@@MohamedAbdisalam-f9v

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 หลายเดือนก่อน +33

    Inta aad shegtyba waa ruunta Xasan dowlaadnimo mayagan besha Hawiiyeena waa cebeeye😂

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 2 หลายเดือนก่อน +1

      Subax kasta ceeb iyo fadeexad taagan. Dhado roob noqon weydey. Ma waxa la moodey mise wuxu noqdey waa kaaf iyo kala dheeri. Ileyn ceeb looma dhinto. MW isku bedeley gunrunner.

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wiil iyo Abtigii iyo Wiil iyo Adeerkii baanu nahay dhamaanteen so We are one Somali ✌️❤️🇸🇴💪

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z 2 หลายเดือนก่อน +17

    Guuleeso waxaa tahay nin caqli badan ayaa tahay mashallah

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 หลายเดือนก่อน +11

    DHIIGAAGA AYAAN DAREEMAY
    THANKYOU!

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 2 หลายเดือนก่อน +5

    Darood iyo hawiye iyo dir iyo raxanweyn iyo reer xamar iyo carab iyo shaashi iyo jareer weyne iyo soomaali baantuu waa walaalo wada dhashey siyaasi baa isku dira iyo iimaan laawe we love you habaryar balse sida saxdaa waxaa tahay halyeey soomaaliyeed walagaa tus madaxda khaladkoda ciduu doono ha ahaado

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waar beenta naga daa wax wada dhashay ma jiree

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@mcnncm1318somali.waa.somali.khabilkanah
      Waa.iskuh.akhonsih
      Ee.mahan.ilaguh.dagalamoh
      Umadah.somaliyed.waa.dad.iskuh
      Dhan.ah.oo.isgursadah.oo.ah.wiil.
      Iyo.abtigis.
      Markah.guul.ban.idin.rajeynayah
      Somaliaweynay.insha.alaah.
      Khabilkanah.iyo.ragah.wadah.ilahaay.hanagah.saroh
      Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan Sheikh waa Nin NGO Ku ah expert.
    Nadaam Dowladnimo waxba ugama biloowna waayo first time and second time Xasan Sheikh Laguma hayo dhaqan Dowladnimo,balse Ku xariif ah dhaqanka Mooryaannimada.

  • @KhadijaAbdi-ct9jn
    @KhadijaAbdi-ct9jn 2 หลายเดือนก่อน +24

    Guuleyso habayar

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 หลายเดือนก่อน +11

    Asc.
    Jaalle Kabayare run sheeg baan u aqaan.Insha Allaahu dawlada dambe waa in uu ka qabtaa jago fiican oo muhiima.Waayo waa nin lagu aamini karo meel muhiima.

  • @KhaliifHusseinnoor-k9x
    @KhaliifHusseinnoor-k9x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan waa legend walahi😂

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'Allah waanlayaabanaa Figradahaada iyo aragtidaada, dheer ileen Nin Darood ismaciil dhaleenbaatahay😊❤🇸🇴❤️‍🩹👍

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC wll . Mahaad saanid siida ficaan aad nagu so guudbiso breaking newska masha Allah Tabarakallah 👏👏👏👏👍👍

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 หลายเดือนก่อน +1

    @Kabayare Abti waxaa tahay Nin Daarood ah oo Majeerteen ah oo Cali Ibraahim ah

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 หลายเดือนก่อน +16

    Ok Barasha Wanaagsan Inaabti

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah kabayare
    Waa Nin Runta Aan ka
    Leexan Lkn dadka Somalida
    Runtu wey dhibaysaa,
    Daarood iyo hawiye Waa
    Dad wada shah, Waa wiil iyo
    Abtigiis meel ma kala jiraan
    Ilahay dadka fiican masuuliyad da ha noogu
    Dhiibo

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abwaan kabayare mashaallah barakallah inaad kufaantit rer abtigaa daarood Ismaaciil waa runtaa waana guul alle kusiiyay....mashaallah.... Allah kuguuleyo....inshaallaah

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 หลายเดือนก่อน +2

    Habo allah ku sharfo qabiil uma ciil qabtid curadkii hawiye karinle kibirjabiya ku dhalay oo aabaha ah Harti kombe nah Waa reer abtiga khasatan majeerten habo landheere banaan dagar waan ku jecelagay ilahay ha ku xifdiyo meelkasto aad jogto 👑🦁🦁🦁🦁❤️❤️❤️❤️❤️from habaryart

    • @hakimoali3794
      @hakimoali3794 2 หลายเดือนก่อน

      Maanshallah ❤❤😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah habo waliba waxaa ku dhashay hooyo qaaliya adiga iyo intaan dhalnayba waan idin jecelnahay ❤❤❤❤❤

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mudane Kabayare Illaahay caqliga iyo garashada ha kuu sii siyaadiyo,run sheeg baad tahay

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 2 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely u right Sxb xaqiiqdaa ka hadashay 👍

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah outstanding research to the point..it hurts when you are the president of Somalia 🇸🇴 out witted out done ✔️ by marexan kings 🤴 we salute 🫡 the people 👏 🙌

  • @sahromohafarah2576
    @sahromohafarah2576 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah. Tabarakalah habo ad iyo Ayan kusalamayya Alle haku xifdiyo

  • @zainabraan9446
    @zainabraan9446 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah ilahay hakuu siyadiyo oo ilahay haku xafidoadigaba ku fiican madaxweyna

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 2 หลายเดือนก่อน

    Abti noolow waan kuu ducaynay Jigjiga ayaan kaa soo salaamayaa

  • @HawoMuuse
    @HawoMuuse 2 หลายเดือนก่อน +1

    Manshal Allah tabarak lahagu xafido inshalla gulleys inshallah gobanimo

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 หลายเดือนก่อน +12

    Ta Macnaheedu Somaaha Hawiye Inuusan Waxba Hogaaminkarin

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 2 หลายเดือนก่อน +1

      Naayaa hawiye wax ku gaar ah majiro putland daarod sow ma dagana see isu maamulaan 3C miyaa cid kale wax u ogol

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 หลายเดือนก่อน

      @@casalasal6466 Xassan unba Hogaaminta iyo wadaniyadaba Ka Aradan ee Hawiye Waa Qabiil Sharafle Qofna Qabiil laguma duri karo

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 หลายเดือนก่อน +4

      Xassan unba Hogaaminta iyo wadaniyadaba Ka Aradan ee Hawiye Waa Qabiil Sharafle Qofna Qabiil laguma duri karo

    • @Aviationpinzz
      @Aviationpinzz 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdulahihussein8702waa kugu raacsanahay anaa hawiye ah hiraabna ah saas ay tahay in cadaalad wax ay ku qaybsadan ayaan jeclahay xasan sheekh shaqsi ayuu ka yahay qaladkisa asaa ka masuul ah Allah qafwalba camalkiisa gooni ayuu u waydina marka umada yaan laysku qaadin

    • @Aviationpinzz
      @Aviationpinzz 2 หลายเดือนก่อน

      @@casalasal6466waa runta

  • @jamaimport
    @jamaimport 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abti ilaahey haku badbaadiyo dhinaca aabahana iyo dhinaca hooyo ilaahey habadbaadiyo

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน +1

    qofkii runta sheego somalida wey neceb yihiin hore u soco habo

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allaah in Xaqa laga Hadlo waa Muhim, waxa nafaraayo Diintena Suuban,waayo Allaha weyni Dulmi Raali kama Aha,Dulmiga wax Fiican Ma Aha, waxan nahay Dad Muslin Ah💯 Saan qabno hadan Somali nahay, Walalka iyo mid Muslin kula Ah hadii laga gardaran yahay gacan Sii, Hadow gardaran yahayna gacanta ka Qabo zo Halkaa ka wad Adoo qabiil iyo qofna Werareyn, Runta in la' sheego walagama maarman waayo Marka Runtu timaato Aa Xaq iyo Xal lagari karra,nsha Allaah Somali waa hal dad hal Diin, waa Dad Ehel ah Walal waarid wiil iyo Abtigi,Meel lagu kala taga ma Jirto lana kala guuri maayo,Intaa waxa garan kara inta Caqliga iyo Diinta u Saxiibka Ah, aad ban ku Salama walalki,wana ku Mahadsan tahay wararka Xaiiqda iyo Runta Ah Ee aad Soo gudbinayso👍🏾.

  • @FaadumoJaamac-k3z
    @FaadumoJaamac-k3z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan alaha ku xifdiyo caqli baa alekusiiyey guuleeyso

  • @issackadan7702
    @issackadan7702 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakumullah kheyr Masha Allah

  • @omar-de9dg
    @omar-de9dg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwan kabayare waa legend masha Allah

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Abwaan Abdurizak Kabayare Habo Allah Ku Xafido Sida Aad Mar Walba Waxa Wanaaga Ah Ama Positive Ka Ah Aad ka Hadashid!! !!!! Tan Kale Habo Qabiilka Soomaliyeed Ee Daarod meel Kama Jirtid Oo Labo Mar Ayeey Ku Dhaleen Marna Hooyo Macaan Ayaa Daarod Ah Oo Kablalax ah Oo Harti ah Oo Mj ka Sii Ah Ayaa Ku Dhashay! Meel Kaama Jiraan Daarod Oo Waa Umad Soomaliyeed Oo Kugu Dhiig ah Marka Qabiilka La Tacaarafu ga ah Laga Tago Oo waa Walaalaha Soomaliyeed Oo aan Meel na Kaa jiraan Darood ku waa Jeexaagii Midig! Ee Guuleeyso!! Habo!❤️❤️🥰💯🫡✊✅

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 2 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah awoow marhore maxaad noogusheegiweysay

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 2 หลายเดือนก่อน +3

    HABARYER so dhowow, ma anaan garan🙌🙏 🫶🏽✌🏽😘

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah tabaraka allah, Guulayso habaryar. Illahay dadkeena iyo dalkeenaba ha u gargaaro. Dadkeena waa wada ehel iyo qaraabo illahow qabyaalada naga dhex saar.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warire
    Abwan kabayare guleyso Nina haka baqin halka ka wad
    ❤❤❤❤❤Mahadsanidiin

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 2 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu waxaan Ka helay qaabka hooyada usharaxay.
    Aragtida waa lagu Kala gadisnaan karaa laakiin waa in aan aabe/hooyo la isku cunsuruyayn

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 หลายเดือนก่อน +1

    Awal waxan kugu taageerijiray
    Hadalka cad
    Hadase abtinimo ku darso

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allah,si fiican ayaad u dhigtay.

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaaah guulayso dadka qabiilku madaxa ka galay ha u jjoojin wllo somalida badankoda runta ma jecla

  • @farhiyaali1183
    @farhiyaali1183 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habaryar guulayso somaliyana nabad wartaa

  • @aminaosman4997
    @aminaosman4997 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay ha Ku Xiftiyo Caqliga Saliimka Ah ee Illaahay Ku Siiyay Nah Alle ha Ku Illaaliyo

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nooloow abti. Waxaa tahay aqyaar leh aqoon , aragti iyo xilkasnimo durugsan. ❤❤❤

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 หลายเดือนก่อน

    Anigaa Karanle Hawiye Murusade ah 💯 kuwa hadda haaya xukuumadda bunshada ayey cunaan dhamaantooda ummadda Allaha ka qabto sumcaddii & sharaftii Somalia dhuntay.

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤ walle abwaane Kabayare waa caaqil,, isiiiiiiii sisinta iimey kusoco libaax 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdulahiYare-og3zp
    @AbdulahiYare-og3zp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abwaan kabayare abti canahaad dhantay makhasarin abti jigjigaan kasalamay abti nollaw cadawgahajabo

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 2 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan hawiye ma wada xume ee waa hiraab dadka Dhaqanka xun waa ilmagargaarte dhaca, boobka, xaaraanta, guryaha islaamka oo xoog ku haystaan, sicir bararka cunada, dilalka waa kuwaas dadka xun ee hawiye waa dad sharaf leh.

  • @AhmedAli-hf9fe
    @AhmedAli-hf9fe 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alxamdulillah Mareexaan hawuyuu badbaadiyey Hiraabe hubkii dowladi kacaanka Hawiye korkiisuu ku dhamaaday. Hubka Ethiopia ka garoon kan h/gidir iyo Abgaal Hawiye waalahareen.riibey manadaaqo lagama Daaqo kheylaawe

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allah habarayar Allah ku baarakeeyo.

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 2 หลายเดือนก่อน +1

    xadaarada iyo ilbaxnimadu waxayKu amraysaa inaad runta sheegtid runtu daarood a maha hawiyana Maha usheeg soomalida waxan like iyo sheer subscrip kugu saraara warar sugan baan kuu soo raadsanaa❤❤❤❤❤

  • @diamondtruckingdte9510
    @diamondtruckingdte9510 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah si fiican inaad u xaq qaybiso maadama aad tidhi waxaan ka soo jeedaa labadan reer.

  • @abdullahidugsi8818
    @abdullahidugsi8818 2 หลายเดือนก่อน

    Manshallah. ABTI wax magaratada hawbixin waa Mooryaan qabyaaladu bilow u tahay. Aqoona ma jirto Way kaa muuqataa inay Gabadh BOQORTOOYADA ahi ku dhashay. Guuleyso Abti❤️

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 หลายเดือนก่อน +1

    Besha hawiye ma wada xuma wa dad qimo leh aya ku jira
    Lakiin dawlada xasan culusaw aya cebobay & damal jadiid aya maradu ka dhacday
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Mahadsanidiin

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye Abwan kabayare
    Rerkii hawiye runtu u ushegay
    😂😂😂😂😂😂
    Mahadsanidiin

  • @passingernasir6339
    @passingernasir6339 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwan kabayare_noolo-.
    run sheeg--geesi wadani fm Beled xaawo_@السلام عليكم يا استاد كبيري

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waar Ninkan Waa Nin Qaabka Soomaalidu Ufekerto Aan Wadan
    Ee Fekerkiisuu KuSocdaa
    Nina Uma yidhaahdo Tiiisa
    Guulayso Abwaanka Soomaaliyeed
    Abtinimaduna Meesha kama,,Madhna,, abtiiiiiiii Guuul

  • @saynabali6516
    @saynabali6516 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc habo caano xalaala bad Nuugtey abe masuilana waa ku dhaley habo qof aan wax aqoon baa naaskuu nugey iyo hoyadii ku mashquula marka dina waad ledahy caqlina wad u dhalatey kuwa dadka caaya oo gabadhaha xagxagta qabolafana caaya mahid marka waxan orankaraa geyan iyo soomali weyna baa kaa iska dhashy habo tolkaana kor allaha ka dhigo waana ku tageeraa habo mar labad tolkaa wad mahadsan😂tahy ❤reer abti iyo beshada isku wado wayo waa dadkagii

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow allaha ku xafido
    Hawiye umma dhamo ee soomaliya waxey ka fadhiisan weysey waa
    1. Habar gidir
    2. Abgaal
    3. Murusade
    Iyo midka afaraad adiga ku darso
    Waadmahadsantahay

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof kasta Darood Waa in uu follow dhaho wiilka abtiga u tihiin

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 2 หลายเดือนก่อน

    Manshallaah habo alehakubarakeryo caqligaga iyo cilmigaba Alehakuguxifdiyo

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abti allaha ku xafido anigana abtigey baad tahay anigana abti baan kuu ahay

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 หลายเดือนก่อน +3

    Alayle xasan inuu yahay damiin siyasiyeed, qowlaysatadii geele soo baray imtixankii wuu ku dhacay!😂😂

  • @fataha1
    @fataha1 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay la kala Aqoon og Oraadana la Kala dhihi og Xaqiiqda waaye taas ❤

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso wllka hawiye waxaa xumeeyay hiraab oo dhan walbo jaahil ka ah

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 2 หลายเดือนก่อน +1

    50/50 Absolutely loved ❤❤❤thanks Mr kabayare 🙏🙏🙏🙏🙏💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @agray244
    @agray244 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah habo Allah haku Darajeeyo hana ubixin wax Magaratada❤❤❤❤❤❤

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekada qoslaaye iyo kooxdii qalysatada ahayd qofki daawaday Xamar qof caqli leh wuu ogyhay inaysan Dawladnimo kasoo socon

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Meshoo ma aha darrod iyo hawiye ee waa moriyaan dawlad nimada garanayn baa kuhabsatay somaliya

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Runtaan kugu jeclahay habo dad badan indhahay iska cadayaan❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noolow koroneyl jiis bagaad u sheegtay hubkii tolkaa lagu xasuuqi lahaa love you eeddo from khaatumo ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa Allah habo mcn Allah haku cizeeyo gob baad tahaye guuleyso

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 2 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu sugayey mr Kabayare ee soo daa warka.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 หลายเดือนก่อน +3

    CEEBTII raashinkii ciidanka ee suuqa Bakaaraha lagu iibinayey ceeb ka foolxun ma arag.