Runtii ugu qaraarka badnayd ayay dhegta ugu shubtey ! Wasiirkii Suudka watey waxbaa ku dhacey | .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 420

  • @NuuraOmar-bx8ip
    @NuuraOmar-bx8ip 3 หลายเดือนก่อน +58

    Walahi waa qof Muslim xalal ah gabadhan alle ajar iyo xasanad hakaa siiyo ❤❤

    • @safiyoiidle1758
      @safiyoiidle1758 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa Rabbi

    • @Dahabohasanahmed
      @Dahabohasanahmed 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin yaa rabi ilaahay ha ku xifdiyo FAAIZAY

  • @HusseinAli-q4t
    @HusseinAli-q4t 3 หลายเดือนก่อน +32

    Mshallah wallahi runtaa usheegtay. Alhamdullah gabadhan runtaa usheegtay wallahi

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 3 หลายเดือนก่อน +87

    Geesiyada geesiyada dhashey Maasha Allaha Allaha ku xafido

    • @UsaamaCabdulaahicilmi
      @UsaamaCabdulaahicilmi 3 หลายเดือนก่อน +6

      Aamiin

    • @User_19567
      @User_19567 3 หลายเดือนก่อน +2

      M Allah dalumintan Umada Allaha kaqabto

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 3 หลายเดือนก่อน +43

    Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto amiin yaarabi

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 3 หลายเดือนก่อน +27

    Masha allah waa geesiyad geesiyad dhashay allaha ku xifdiyo amiin yaarabi

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 3 หลายเดือนก่อน +6

    Maanta ayaad soo gudbisay Xaqqa iyo wax anfacaayo Dadkaas Soomaaliyeed ee la dulmiyay.
    Mahadsanid

  • @ramla8285
    @ramla8285 3 หลายเดือนก่อน +25

    Wa runted ilahow naga qabo nimankan muqdisho u so shaqo tagay🎉

    • @User_19567
      @User_19567 3 หลายเดือนก่อน +1

      America iyo Europe ceer ku qadan jiren inkar bahesata

    • @safiyoiidle1758
      @safiyoiidle1758 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin

    • @maxamedahmed2690
      @maxamedahmed2690 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @kheerta
    @kheerta 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qof naxariis leh maasha Allah

  • @abasabdulahi7439
    @abasabdulahi7439 3 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi waxay kamid tahay dadka yar ee damiirka, iyo iimaankuba wali ku dambeeyo,. ALLAW ku barakee xildhibaana ❤❤❤

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 3 หลายเดือนก่อน +23

    Runta
    U
    Sheeg
    Xaaran

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 หลายเดือนก่อน +8

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood

  • @khadaryuusuf5762
    @khadaryuusuf5762 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi gabadhadi if iyo aakhiraba wa kuliibani in sha alaah runtu wacadalada

  • @IsmaaciilMustafe
    @IsmaaciilMustafe 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.A
    Maamo
    Horey u soco ilaahay cadowga hakaa qabto.
    Cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha ku siiyo

  • @MohamedSaladmohamoudMoha
    @MohamedSaladmohamoudMoha 3 หลายเดือนก่อน +20

    Geesiyad. Madam Wayne. Uqalanta. Xasan. Sheikh. Halacasilo. Gabadhana. Waa. Madaxweyne. Guuleyso. Halal. Quudato

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa loogu yeero madaxweyne cidkasto lagama dhigo, balse waxaa lakeenaa oo lagu magacaabaa madaxwene MAGAC’UYAAL ah qof jaasuus u ah Mareykanka amaba Heer Galbeedka, Kuwaan suudadaka wato ee ka yimid Amerika iyo Yurub ama Waqooyi Galbeed intooda badan waa jawaasiis, qof Gebertaas oo kale ahna waa ku yar yihiin, mana noqon karto ama noqo karyo hoggaanka Nidaamkaas Federaalka ah!
      Mahadsanid

    • @MariamAbdalla-r5h
      @MariamAbdalla-r5h 3 หลายเดือนก่อน

      Haa walahi Madaxweynaha ayaa loohaystaa qofkasta Soomaaliyed oo gaajooda Illahay kulaxisabtami doona ileyn isagaa madax uh 😮in xaaranta cuneysana Illahay sun ha,aga dhigo😮
      Gawadhan umada unaxdayna Illahay haku xafido fidunyaa wal aqiro madax qeyrqabtana hanoogu badalo 😮
      الله لايهد القوم الظالمين

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 3 หลายเดือนก่อน +9

    Masha allah qoftan runtay sheegtay allaha barakeeyo

  • @caashomahamed3895
    @caashomahamed3895 3 หลายเดือนก่อน +13

    Munasarow adiga iyo xil dhibanada wad mahadsantihin

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa allaah tuugada runta ayaad usheegta weyse qaraartahay aad bey uga naxeen warkaaga hooyo geesiya runta usheegtay illaaheey ha kuxafido allaahuma aamiin yaarabi aamiin inshaa allaah

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 3 หลายเดือนก่อน +10

    Xil Faaiso Jeyte Guuleyso Allah Ku barakeeyo

  • @Waayaabay
    @Waayaabay 3 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله
    Wallaahi 100 rag ayey ka fiicantahay, ilaahey ha xafido mamadaadaan sharafta leh

  • @HooyoMcn-yd4cm
    @HooyoMcn-yd4cm 3 หลายเดือนก่อน +3

    Exactly 💯 xilibanad gesiyad ah Allah ha xifdiyo

  • @WaliyoHamdi
    @WaliyoHamdi 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah kubarakeyo MaMa saas weyaan wa runtaa

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 3 หลายเดือนก่อน

    Ax rabiyoooow nooo kaaal meeeeh yaa Allh🤲🤲🤲🤲😭😭🇸🇴🇸🇴

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 2 หลายเดือนก่อน

    Alla gabadhaan qeyr qabto waye allow qeyr ku sii xildhibanada

  • @cabdalacumar5570
    @cabdalacumar5570 3 หลายเดือนก่อน +1

    may may may may may may munasarow guuleyso xaqana usheeg
    waa hadiba eyqaatan taladaas ee xaqa allaha tuso

  • @fmg63772
    @fmg63772 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahi waa geesiyad soomaaliyeed way oo way war muwaadinadaas madax kadhiga

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waa geesiyad geesiyad dhashay allah xifdiyo ❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin soomaaliyey iska qabta tuugada idiin soo shaqo tagey Allah hanaga horwereejiyo madaxda munaafaqiinta ah ee dhiiga shacabka ka macaashey aamiin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanadan waa qof Rabigeed kacabsaneysa. Ilaahay khayr hasiiyo.

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 3 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah, Allah ha xafido xildhibaanada xaqiiqdii waa wadaniyad dhab ah oo geesiyad.

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allaah Allaah xifdiyo gabadhan runta sheegtay

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allh tabaarka llàh ❤❤❤ gabar wax garad ah ilaahay ha barakeyo

  • @mousamohammed7355
    @mousamohammed7355 3 หลายเดือนก่อน

    ilaahow Badi gabadhaan oo kale oo damiir leh ilaahow kuxafid adiga iyo inta kula mid kaa

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku xafido hoyadaan masuulkaa waa hooyo qiima badan ilaahay haxifdiyo

  • @AbdiwahidMahir-q5i
    @AbdiwahidMahir-q5i 3 หลายเดือนก่อน +2

    I like this woman wallahi she is brave one

  • @cumarcumar-q9l
    @cumarcumar-q9l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha'alaah, Afkaga Caano Lagu Qabay, HADAL waa intaa Tiri walashay.
    Intaas waxaa ku Dartaa Xildhiban Fa'isay Canshuurta Hada ee Laga QAADO Guryaha Xamar iyo Gaadiidka Xamar Lagu wato, iyo FA'ITUL Fa'ida laqaado.
    Xagay Adaa Cashuurtaas, Xildhibanadow.
    Guulaysta Xildhibaney,

  • @SamiaabdiSaamiyacabdi
    @SamiaabdiSaamiyacabdi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walaalahey iiso duceya muraad ayan leyahy in ilhy muraadkas ii sahlo

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 3 หลายเดือนก่อน +1

    TUUGO xaaraan cunayaal ah dowladnimo waxba kama yaqaanaan iney dadka dhacaan bes waaye sheqadiisa xasan qurun gaal baqtiyey usujuude iyo tiimkiisa illaaheey hana dhaafiyo allaahuma aamiin yaarabi aamiin inshaa allaah

  • @ClraxmanMoha
    @ClraxmanMoha 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaan Faiza Jayte alle ha ku xafidho waad u qalanta madaxweynaha Somalia 🇸🇴

  • @Yussuf-Fieore
    @Yussuf-Fieore 3 หลายเดือนก่อน

    Eedo Afkaaga caano iyo malab lagu qabay ☝️#WE STAND WITH YOU

  • @ZakiDucaqabewaalid
    @ZakiDucaqabewaalid 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waa maamo qaali ah oo wali dalkeeda iyo dadkeeda jecel may qasaarin reerkii soo doortey gabadhaas oo kale ayaa loo baahan yahay inay noqdaan kuweena kale ee gaalada u adeega dalkaga ka horeysii shisheeyaha

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaalaah aqliga alle ha ku barakeyo

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 3 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadhan guuleyso weliga wa GOB gobu dhashay ❤️❤️❤️❤️

  • @amirasabriye8908
    @amirasabriye8908 3 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah runteeda xildhibaanaddaan Allah yacizzak saanoo kalaa la rabaa xaqqa si geesinimo ku jirto haloo abbaaaro

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xaqiiqada qaraar 😢

  • @hassanelmisaad8115
    @hassanelmisaad8115 3 หลายเดือนก่อน +6

    Xildhibaanad nolow l ❤ so much

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa'allaah ilaahay ummadiisa ha u gargaaro

  • @OsmanMungani
    @OsmanMungani 3 หลายเดือนก่อน

    Munasar walalkey Runta ayaan kugu taageer-sanahay ilahey haku xafido Amiin yaa Rabilcaalamiin

  • @Topaas19
    @Topaas19 3 หลายเดือนก่อน

    Mama allaha ku xafido aduun iyo aakhiro

  • @HassanHassan-rs3qh
    @HassanHassan-rs3qh 3 หลายเดือนก่อน

    Masha'allah munasar ku soco ❤

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 3 หลายเดือนก่อน

    Masha ALLAAH wllh gabadhan gob waye runta ayey ushektay ninkan waxasid nin lebisan uma xuma xaqa ALLHA tuso

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 3 หลายเดือนก่อน

    MANSHA ALLAH WAZ GABAR GEESIYADA WAA TUUG ILMAHOODII YURUB CEYR KU QAATEE YACKADHEH MADAX WEYNE IYO XUKUUMZDII DHAMEYD KIISHZA UTOLAN

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah gawadh aqli badan Allah xafido Ameen ya Allah

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaaah wa qof dacada gabadhan walahi❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 3 หลายเดือนก่อน +8

    waa runteed

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax sida xildhibanadan runtay sheegta kuwa kalana haku dayden

  • @fitaxamiin3720
    @fitaxamiin3720 3 หลายเดือนก่อน

    Waludhasha dacad nimada walhi qoftan ilaahay ha xafido

  • @syo9329
    @syo9329 3 หลายเดือนก่อน

    أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يحفظها من كل مكروه وان يكثر من أمثالها يارب العالمين ❤🎉

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 3 หลายเดือนก่อน

    Mujrunkan xagee ka yimid indho masiibo la haatey suu eg yahay arag xaaraanuu ku koray gabadha maasha Allah

  • @xaaweeyxamuud9815
    @xaaweeyxamuud9815 3 หลายเดือนก่อน

    Walashey kheer alla hakusiiyo waa arin inlaga hadlo u bahned dadka soomaaliyeedow waa in arinkan aan ka mudaahirna hadii eey ka nokhan dowladeena

  • @mrsomali7
    @mrsomali7 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada ilaahay xaqa hakugu sugo guulayso❤❤❤

  • @MahaadAllah
    @MahaadAllah 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ma sha Allah sister that is true my Allah bless you

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 หลายเดือนก่อน +4

    ilahay habad baadiyo gabadhasi khatarbay kujirta waayo xamar dad wanagsan marabto

  • @hassanahmedabdi3942
    @hassanahmedabdi3942 3 หลายเดือนก่อน

    Jaah jaaah Allah ha xifdiyo xildhibaanada

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runteed runta lama jeclee ee iska jir sidii aamino yay ku dilin

  • @ishodahir279
    @ishodahir279 3 หลายเดือนก่อน

    Ale haku barakeeyo sistar sidaad ugu hadashey masaakinta cadowga ala hakaa qabto guuleyto

  • @akapdikaafimohamed778
    @akapdikaafimohamed778 3 หลายเดือนก่อน

    MAAMO RUN IYO RABI TAQAAN ❤

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaaaaah xafidulaahi ruunta ka hadashey guuleso ku leyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 3 หลายเดือนก่อน +5

    M.a guuleyso wllo xildhibaanad faaisa mahadsanid

  • @sahuurarif1224
    @sahuurarif1224 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha.allaah alle ha xifdiyo gabadha

  • @futureboss608
    @futureboss608 3 หลายเดือนก่อน

    dhiiga karanle utahay xildhibanada alle ha xafido

  • @yonisnuur3356
    @yonisnuur3356 2 หลายเดือนก่อน

    Waasiirna mahan waa tuug hoolaha umada usoodhiigtay

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @barkaabdullah7075
    @barkaabdullah7075 3 หลายเดือนก่อน

    Mshallh xildhibana faiza noolow❤❤❤❤❤❤❤ Daacadnimo iyo geesinimo Mshallh ❤❤❤❤❤

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ummaddan ha ka bixiyo gacanta gangesterska ma naxayaasha ah.

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah alle hku barakeyo

  • @AMBITIONM33
    @AMBITIONM33 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hoosha ey wasiirada ku jirto waa hooshii xilibaanada hurdaayo oo safarka ku maqan

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 หลายเดือนก่อน

    Maya Maya Maya

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 หลายเดือนก่อน

    illahaya ha xafida xiladhantade waa gese rabi ha kocabasada xiladhibade

  • @dahaboabdullahi9671
    @dahaboabdullahi9671 3 หลายเดือนก่อน

    Gesiyada horey usoco ninka sawirkiisa nalatusay iyo inta kuracsan madfac Allah cirka kakeene idin ku habsay waxaan jeclaan lahaa gesiyada inaan lakulmo ina ragow ogada gabadha sidaaso kale yay codkar leyihiin

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqda jirta wa tas xildhimanadaan😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahey umada ha ka soo gaaro kuwaan waa xasan iyo kooxdiisee

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibanadeena Noolow Allha ku Xafido Jir oo Joog Adiga ookalana Allaha Nagu Badoyo Dalka

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibadan iyo inta iyada oo kale ah ilahay hanoo xafido ninkan iimaanka la. Ilahay umada masaakiinta shartiisa haka qabto balaayo ilahay haku salido

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 3 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhaan Amaankeda ha adkaysato in la dili doono Baan ka baqayaa dad badan oo hada ka hor saan u hadalay maanta waa Naga hooseeyaan Wana la dilay is ilaali marwo

    • @Caliya7
      @Caliya7 3 หลายเดือนก่อน

      Allaah ayaan uga baryeynaa inuu noo ilaaliyo kuwa damiirka iyo damqashadu kuhartay faro kutiriska ah Intaan garage soo hanuuniyo hadey hanunsameyna Allaah hana dhaafiyo

  • @MohamedMohamed-mw7ji
    @MohamedMohamed-mw7ji 3 หลายเดือนก่อน +4

    umadan illaaaha umaqan

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 หลายเดือนก่อน +8

    Shacabka muqdisho allaha badbadiyo❤❤❤😢😢😢xasan sheekh ilmahaga horor allaha kaga dhigo ayaga haku dilaan😢😢😢

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 3 หลายเดือนก่อน

    Karbaasha dowlada xaaraan ku naaxa ah😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedarton3204
    @mohamedarton3204 3 หลายเดือนก่อน

    Illahaw dad aan dawladnimo waxba ka aqoon tan dawlad maaha runtiii

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 3 หลายเดือนก่อน

    War gabadhan Allah sharfo shacabkeeda weeykawarheeysa

  • @AhdaliMusa24
    @AhdaliMusa24 3 หลายเดือนก่อน

    waanka soo horjeednaa waziir iskusheega

  • @AsadFaa
    @AsadFaa 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sax sax sax sax waaaaaaaayeeee

  • @Maxamuud4547
    @Maxamuud4547 3 หลายเดือนก่อน

    Runteykahashey wlh❤

  • @SeniorHassan
    @SeniorHassan 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi ilahey qeer hasiiyo gawadhan madax ayey ku fiicneed

  • @MohammedAli-x4c
    @MohammedAli-x4c 3 หลายเดือนก่อน

    Marsha allah xiildhibanad sharefle ya I shego boqoradan gobalkey kaso jedoo

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah, Umada Somaliya joogto haday ka yeelan arinkan waxa u soo socdo canshuuro ka daran. Dawolada wa in ay keenta lacag Somali. Lacaga Somali samayeentated wa in loo kaca

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 3 หลายเดือนก่อน +1

    الله يحفظها ❤❤

  • @maryammohamed496
    @maryammohamed496 3 หลายเดือนก่อน +1

    Runta wye xildhiban Faa,izo Allaha ku sharfo

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibanadaan masha Allah afkaaga cana lagu qabey

  • @aishaadanyacqub7071
    @aishaadanyacqub7071 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah wllhi waa.geesiyay nimanka rag isusheega ah waxay kabaqeen ayay runta usheegtay illaahay hanoodaayo wllsheen runta kudhimo xayaati guulayso geesiyadeena qaaliga ❤❤❤❤