Aslaamu-Calaykum dhamaan umada islaamka ah ee ku xidhan Maracade show bacda salaam--- illahay ha guuleeyo bulshada reer suuriya insha Allah Aamiin Aamiin Aamiin 💯🇸🇾
Asc mudane maracade show, dadka kugu xiran walibana aad u xiiseeya tabintada ayaan kamid ahay. Waxaan jecleystay hal erey oo aad laqabsatay in aan kaa saxo waa hadii aad ila fahanto insha allah. EREYGAASI WAA : warbixintan ayaan kula wadaagi oonaa hadii aad ii ogolaato: Walaal alle ayaa adoomadiisa wax u suurta galiya ama kahor istaaga: Ereygaas waa gaf ee kubadal: HADII ALLE II OGOLAADO MAHADSANID 🎉
Maraykanku wuxuu rabaa inuu gurto khayraadka badan ee sriya markaa waad garan kartaa inuu xataa u badan yahau gobolka ugu ceelasha badan ee shidaalka ah ku darsoo meesha shidaalku jiro wax yaabo badan oo kale ayaa ka buuxa
My message to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that I do not have the right to comment on your channel, but as God bears witness, our circumstances are harsh and you forced me to do this, something. Please forgive me. I honor you because you are men. We are women who cannot go out or work like you, my brother. Where are our brothers? Faith in your hearts, we are women of brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity, and giving good tidings to the patient is the greatest hope for what awaits. We want'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '' how much. I called, how many words I spoke, and how hard we are, but there is no life to whom you call. Brother, we are with us. My mother orders us food from the restaurant. Zawidah and today. My mother went. She was crying. She said why is Yami crying? You said, my daughter. I'm asking. God is mine. He consoles me with death. She said it. why. Yami. You claim against us. She said: My daughter, today is a friend. The restaurant. Why? The most beautiful people in terms of people. I ask God, my daughter. God is gathering me. Death alone is a better insect. Who is this foolish and this insignificant? True, true. I am saying this. It diminishes my value and my respect. But, brother. I swear to God that I did not say this, kiss your boots. I was so hungry that my conscience no longer allowed me to let her go and ask us for food. I kiss your boots, brother, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, brother, I kiss your boots, brother. Don't worry about us, brother, even a thousand Yemeni riyals. We can buy us a kilogram of minutes, brother. Have mercy on him. He who is in the show will have mercy on you. He who is in heaven will have mercy on you. Brother. This is my WhatsApp number 00967.735964727. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will refer us as much as he can. May God reward you well. God knows that the owner of the house takes us out in the street between... The rain is due to the rent, see my condition for yourselves I ask you, by God, the Ever-Living, the Ever-Subsisting, to help me, by God the Great, even at night we cannot sleep for fear. We have no mattresses or blankets to keep us warm from the cold. Everything has been drowned by the rain, and we have no one but God. Then you, my brothers, kiss your boots. Do not let me feel disappointed. Help us with whatever you can. Is it satisfactory to you that we We live in this place. We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters. And you offered and helped me as much as you could. May God reward you well =>[[}>] ^][°] €] €] €] €;'!:! ":":'!;,!":";NLRNNLLRTRL*♡
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Alahuma Sali calaa sayidinaa Muhammad
Hubka walahelaye ilaahay hamideyo guudahan shacabka suuriya hanaugu deeqo hogaan matala gudahan dadka reer suuriya o aan aheyn sida madaxda carabta horfadhfadhiya kuwasoo keliya uadega sahnuniyada & reer galbeedka guul & gobanimo ayaan urajeynayaa walaalaha falastiin hanamideyo qulubta reer suuriya insha alaah
Somaliya Ducada kudar rabbi markaasuu kaa aqbali InshaAllah 🤲🏼
Aslaamu-Calaykum dhamaan umada islaamka ah ee ku xidhan Maracade show bacda salaam--- illahay ha guuleeyo bulshada reer suuriya insha Allah Aamiin Aamiin Aamiin 💯🇸🇾
Iyo Somaliya yarab 🤲🏼
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
Suuriya waydhimsi insha allaah sahyuniyaduna way jabeen
Alaha yuhuda haka qabto musliminta amin
Kusiliya nabiga scw
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Suuriya imakay cadaw is ka xoreeyeene cadawgaa kale ee doonaya hadana inuu dhibaateeyo ilaahayaw ka qabo
Israil bas waaye markan kadib waxba madhibateyn karto I.n mar dhaw wax israil ladhaho waan iska iloobeena❤
@NajmoAbdi-fk3pb insha Allah saasaan ilaahay ka rajaynaynaa
❤illaahow❤ muslimiinta awoododa kur u qaad aamin aamin aamin ❤yaa allah❤
shacab ka haa midoobaan shacab midaysan guul buugari intaydoonihakuqaadatee
Waxaan allah ugu baryaan siiriya falastiin allah nabad in uu ugu dhigo dhulkoda😢
ISomaliya Ducada kudar rabbi markaasuu kaa aqbali InshaAllah 🤲🏼
Yahuuda allaaaah haka qabto muslimiinta allaaah ha u gargaaro dhamaan muslimiinta meel walboo ay joogaan❤❤ guul Syria falastiin cadowgana allaaaah hajabiyo
Asalamu aleikum, mashaallah I love your show brother, kor usuco InshaAllah 1:46
Alahuma Sali calaa sayidinaa Muhammad w w w
Syria ha noolaato waan tageer sanahay
Waa wax fiican in ay ka aamusan mucaaradku dulmiga yahuuda intey ka middeynayaa dadka siiriya guul insha allh
Waan ku salamay maracade
Mr weriye maraykan wuxuu suuriya ugalay inuu shidaalkooda kuhabsado wàana kuhabsaday
Allahu masali cala❤muhammad scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Waar ragani hada ayay imtixaan kasoo baxeen ilahayna ku salidi maayo balaayo kale insha allah waana xiligay adkaan lahayeen sida sunnaha noloshu yahy
Ballaayo haku
dhacdo yuhuuda cuqubo hakudhacdo mijriminta asreel
Alle ha guuleeyo dawlada cusub ee Surya
Asc ❤❤❤❤
Israel xaq ayaa haayo gacmahooda ayee ciqaab ku dooraneysaa
Taasi waxay cadaynaysaa in ay sodhowaatay burburkii yuhuuda
Comment gii uguhoreeyay800k🎉insha allah
Mar.oon.baan.arki.isha.allah.islaamka.midda
Alxamdulillah ❤
❤Allaah❤ ayan ku dhaartee gaalo wey jabeysa weyna jabty ee dowladaha islaamka ahna waxa ay ka cabsanayan israiil oo iyadu nafteeda ucabsaneysa lkn wax lahadlo ayey weyday
❤Subxaana laah❤
Hubka laguu sheegayo waa iimaanka ilaahay iimaan kooda haku sugo waxba ka xumaan mayaane🤲🤲🤲🤲🤲
American iyo yuhuud waa isku mid
Galadan burburkeda allaaha soo dhaweeyo
Allaha hadu ii ogolaado dheh
Allaha Ugargaaro Shacabka Masaakiinta Ee Muslimiinta
Walal.maracade waxaad tirahda.hadii.alle.i.ogalaado.insha.allah
Sahnooniyadu waxay gacmaha lagashay dab ca waaqib xun ayay kallakumidoontaa suuriya
اخي المراسل لا تصدق محكمة نتنياه يشغلون الناس عكس ما يفعلون
Allaha Jabiyo Yuhuuda iyo
Nasaarada iyo inta la jirtaba
Asc mamo hadi illahey ku ogolado mamo insha allah
Asc mudane maracade show, dadka kugu xiran walibana aad u xiiseeya tabintada ayaan kamid ahay.
Waxaan jecleystay hal erey oo aad laqabsatay in aan kaa saxo waa hadii aad ila fahanto insha allah.
EREYGAASI WAA : warbixintan ayaan kula wadaagi oonaa hadii aad ii ogolaato:
Walaal alle ayaa adoomadiisa wax u suurta galiya ama kahor istaaga:
Ereygaas waa gaf ee kubadal: HADII ALLE II OGOLAADO
MAHADSANID 🎉
Soomaalia xita waxba ma dhaanto wa la mid un wana la ogeyne galada Alle ha qabto dhiba tada ay ku hayan wadamada Islam ka
Yahuda Allah hajebiyo
Insha Allah Israel wee jabtay
Scw scw scw ❤❤
Wadhankiba wa wada saldhig
Siriya wa barxada lagulagdamo
Somali meqa saldhig kuyalan oo shesheye ah
800 saldhig oo badana kuyaal magaaloyinka suniga waad iska fahmi kartaa ujeedadooda allaha dhowro suuriya waalagu soo duulee
Turkigu aad buu uga gaabiyey isbedelka suuriya waana meeshii xiinyaha lagu hayey turkiga,muxuu maanta u dayacay isbedelka suuriya ee yuhuuda iyo kuwa gardarada kula socdaa ay ku bilaabeen duqaymaha Aad Ayuu u gaabiyey ordigan ficilka ugu horeeya inuu isagu yeesho Ayay Ahayd in yuhuudu burburiso hubkii iyo talisyadii suuriya,waa dib u dhac turkiga ka yimi waa wax Aad looga xumaado
Yaakamid ah
الله أكبر
Yahuud wax qabto mala waysan yahay😢😢
Allah ayaa qaban doona☝️
isr , isr isr
أعوذ بالله ، maxaa ka qaldan waxa ,
wayba waalatee
allow , adiga ayaa ku filan 🤲
Asc sxb saree 4 afartan dowladod ee 800 saldhiga kule Syria 🇸🇾 oo dhanba iyaga aya maulayay bishar al asad waa maqar sar
Asc maracadde qasa ha ilobin wll
Suuriya dheh
Syria ma aha!
Turkiga ka masuul ah dhibka ayka gaysato israel
Hadii aad ii ogolaa to kadaa waa hdii ala ii ogolaado
Aadbaan uga xumahay wallaahi inay sidaas oo dhan yuhuud maanta u burburiso siiriya oo waqti kala guuura kujirta,!!!!!!!!!
FADLAN ISKA DAA
kalmada hadii aad ii ogolaato
OO KU BADAL
HADII ALLE YIDHAAHDO
Ilaahey cadowga haka qabto mar hadii guriga lagu dhex dilaa aqoonyahanadi xldu ma qurxana Ilaahey ha ilaaliyo shacabka
Somaliya Ducada kudar rabbi markaasuu kaa aqbali InshaAllah 🤲🏼
@IbiEntertainment somaliya mar walba ducada waa ugu horeysa ilaahey dalkena iyo dadkena hanoo xifdiyo aamiin
@ Aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahay hakaa aqbalo Ducada 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Ilaahay hasoo saaro madax aan zionista kutiirsaneen kullu caalam islam
Nagasaki Beenta cid xirikarta ma jirte netinayahi ❤😂🎉😮😮
Wanaagsan 23:35
Waad mahadsantay
Dadka wax galka Ah ee laga dalalka carabta Somalia Aya ka mid Ah
Maxa lodilay dhaqtarka maisrailba
Carabtii qudhunka ahayd xagay kabaxdey,maxay sugayaan miyayna arag damaca yuhuuda iyo sidayna dawlad islaama u arki karin.⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Yahuudaan waskhada ah dulmi badanaa
😂😂 yaab eedeysane xor ah😂😂😂
Meeye nidma difacadkee suriya😢
Wa in ayi fiikiran
Haddii uuna difaacikaran maxuu Assad riday😊
Oo ma asad ba wax difaaci karay
Ayadaa isugu sababoowday da gaalka suuriya
Yahud😢
Wllkey Maracade Aniga xata is waydiinaya.
Maxay u aamusanyihiin Horta? 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Turkeye kalii maxaad eedda usaareeysaa aaway arabtii
Natanyaahu malaxukumidoonaa
Siriya.maba.mel.cajiba.hogankedi.hore.nin.amisan.gacmo.shisheya.ayou.aHaa.. lakin.suniyintu.inay.waxka.badalan.ayan.rajaynaynaa.ishah
Isweeydii aaway arabtii turkeye waxbaa uu fahansiin waayay arab kusheegii
Iam 4th comment
Suuriya waa. La qabsaday
First one
Soomaaliya miiqaa ku taalaa
Maraykanku wuxuu rabaa inuu gurto khayraadka badan ee sriya markaa waad garan kartaa inuu xataa u badan yahau gobolka ugu ceelasha badan ee shidaalka ah ku darsoo meesha shidaalku jiro wax yaabo badan oo kale ayaa ka buuxa
Srael wa dad mujrimiin ah wa in liska difacaa wadan kasta oo ay fara gashata
Maracadde show
Kudar soo dsnashidaal
Meshuuba xeera minataari bay ahaydee maxay u difaciwayeen
Suuriya. Waxaa . Laga. Iibshay. Israaiil. Dilaal. Turkiga. Baa. Ahaa
Odaygu fadhigii wadiiday😂
Turkey yurna kama.odhan Israel na dalkii suuriya waxay kucelisay 100 sano kahor halkuu marayey iminka Israel waxay kutalo jirtaa inay khubura ay dhamayso kadibna ay isku dirto jabhadahaas
My message to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that I do not have the right to comment on your channel, but as God bears witness, our circumstances are harsh and you forced me to do this, something. Please forgive me. I honor you because you are men. We are women who cannot go out or work like you, my brother. Where are our brothers? Faith in your hearts, we are women of brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity, and giving good tidings to the patient is the greatest hope for what awaits. We want'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '' how much. I called, how many words I spoke, and how hard we are, but there is no life to whom you call. Brother, we are with us. My mother orders us food from the restaurant. Zawidah and today. My mother went. She was crying. She said why is Yami crying? You said, my daughter. I'm asking. God is mine. He consoles me with death. She said it. why. Yami. You claim against us. She said: My daughter, today is a friend. The restaurant. Why? The most beautiful people in terms of people. I ask God, my daughter. God is gathering me. Death alone is a better insect. Who is this foolish and this insignificant? True, true. I am saying this. It diminishes my value and my respect. But, brother. I swear to God that I did not say this, kiss your boots. I was so hungry that my conscience no longer allowed me to let her go and ask us for food. I kiss your boots, brother, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, brother, I kiss your boots, brother. Don't worry about us, brother, even a thousand Yemeni riyals. We can buy us a kilogram of minutes, brother. Have mercy on him. He who is in the show will have mercy on you. He who is in heaven will have mercy on you. Brother. This is my WhatsApp number 00967.735964727. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will refer us as much as he can. May God reward you well. God knows that the owner of the house takes us out in the street between... The rain is due to the rent, see my condition for yourselves I ask you, by God, the Ever-Living, the Ever-Subsisting, to help me, by God the Great, even at night we cannot sleep for fear. We have no mattresses or blankets to keep us warm from the cold. Everything has been drowned by the rain, and we have no one but God. Then you, my brothers, kiss your boots. Do not let me feel disappointed. Help us with whatever you can. Is it satisfactory to you that we We live in this place. We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters. And you offered and helped me as much as you could. May God reward you well =>[[}>] ^][°] €] €] €] €;'!:! ":":'!;,!":";NLRNNLLRTRL*♡
israel waay siwaalatay
ilaahow umada ka qabo yahuudan baas
Syria dal maba la dhihi karo ee waa xarun saldhigyada ay ku yaalan
0:54
Waxa dhibka aduunka dhibka ku haayo waa dadka suniga sheeganaya waa taa dowladii syria 🇸🇾 waa ay rideyn misna israil ayaa ka faaiideysatay waxa ay burburisay keydkii hubka ay dowladu ilaalineysay mudada aadka u for meel dhow baad wax ka aragtaan hadaad suni tihiin dhamaada mardhow inshallah bishaar wuu guuleysaty sumcad buu ka tagay love iran 🇮🇷 and bishar al asad waa will somali shiico ah jacfari weliba ❤
Caan raadis bad thy qofka caqliga salimka leh wxso kale kuma hadi karoba
Aduu ma shiicaad tahay mise gaal is mood
@@juweriaanwar7867 walhi Caan raadis mahan wiil shiico baan ahay waana ahaanayaa caqli xumo
@@maroodijeex shiico weliba jacfari
Sxb xabsiga dirada sar
Lkn waxas oo saldhig wadanka ma difacayaan way loo siiyey hadaysan difaceyn