Fool Xumada maanta Dawladu ma iyadaa la dagaalamaysa dadkeeda? Xaaji Basar ka daawo Warar xasasi ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ha ku daalin xaaji basar.waxa ugu wacan,ismaaciil nuur,ade gude,buur madoow iyo cirro oo ay kaga dhigtey nabad,meel aanay nabadi joogin.

  • @yonis1172
    @yonis1172 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Waa run qadhaadh . Waa lama fahmaan arimahaasii.

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Allah subxaanahuu Watacaalaa ha barakeeyo ciidankii Ceerigaaba difaacay....

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Amiin yaarabi

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Waa in Barasaabka iyo maayarkaba ha la xidho hadday jirto arinkaasi

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Eedo Xaaji Basarow waxaan kahadli jirey ayaa haday muuqatay hadal iyo dhamaan huwan baynu wadankii gacanta loogeliyey marka wadanka halabadbaadiyo guulayso geesi geesi dhalay

  • @KastamMur
    @KastamMur 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Habar Awale adigu deegaankan ubadkaaga kalaso bax meeshan ruwaayad eynu fahan sanahay warkeedana ka dharag sanahay aya ka socote

  • @KastamMur
    @KastamMur 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Adeer ceerigaabo niman eynu wada ognagay aya kursi ku bedeshey e waxba ha xiiqin adiguba warkeeda wad haysaaye

  • @Abdikarimraas
    @Abdikarimraas 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Arinka ceerigaabo ,Intaynu garanayno way dhaafsiisantahay,Waligayba maan fahmin, reer ceerigaabo warka ha inoo cadeeyaan.

  • @rodaamina1545
    @rodaamina1545 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waar waa isla harti ee haku daalin.

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    ha xiiqina heeshiisya meesha yaalay hore yusra harti iyo harti galen

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Iskadaa reer tolkaa cadowga ayaa magacaa ka faa iidaysanaya

    • @dahirrage3679
      @dahirrage3679 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaad. Ahayd. Adigu. Yusra. Samaroon. Miyaad. Ahayd

    • @AbdizamedXidig
      @AbdizamedXidig 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      CAAAAC xaarka isku xeji dhedig family abaarso 😂😂😂

    • @mustafexasancalikaabanka4332
      @mustafexasancalikaabanka4332 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @dahirrage3679 hhhhhh kkkkkk.
      samaroon harti ha garab dhigin waa ragaa kaa garab dagalamaya dhulkaa isaaq dago inala difacaya sool iyo sanaag ma cidba ka dagta

    • @mustafexasancalikaabanka4332
      @mustafexasancalikaabanka4332 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @AbdizamedXidig ku caayi mayo nin cay tamay baa dhadiga kkkk

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ka waran kuwa kasoo gurmanaya burco,berbera, qurulug,gaashaamo,iyo Hargeysa.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Huwanta sabab aynu uLa dagaalano majirto hadii marka aynu qabano siidaynayno Nimanka magaalada ugasoo baxa.

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walaahi datan bar yaalaa iyagaa la shaqeeya cadowga OO M RABAAB IN DHULKA LA XOREEYO EE WAA IN AANU KALA SOO BAXNAA CIIDAN KA YAGA .KU DHIMANAYA BARI EE TOLKAYAGU ABAALNA NOOGU QABAAN OO WALI CAY BAY NOOGU DARAAN WALI RAGAYAGA IYAGAA LAAYA

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Al aqiiqa mr xaji basar wllhi runta ayad ka hadashay hadan huwan qoorta laga jarin adiga ayey ka jarayan

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Ciro isha halagu hayo wadanka reer sheekh izxaqaw aynu wada dufacano

  • @ifraaxmuxumed761
    @ifraaxmuxumed761 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sidani hady ku socoto waynu baba.ayna wllhi

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂walhi bilaahi talaahi maamulka ceerigaabo lacag bey toos xamar uga qaatan dadkeenina maahin basaasku cidwalba wuu leeyhy waar nimanka inaga qabta bilaahi calaykum weynu ku madhan meeshe doqoniimo maahin lkn waa mission leynoo dhigo oynaan ka gilgilan Arinkaa kicin dadweyne halaga dhigo oo indhaha reer somaliland halagu soo jeediyo maamulka Ceerigabo

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waan la yaabanay waxan maamulka sanaag haya maxay yihiin !!!

  • @mahamedismail5403
    @mahamedismail5403 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shimbirayaho heesa
    Maxaad iiga wadani meeshan waxa ka socda waa riwaayad nacasnimo ah

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa laQarin xageey mareen miyaanad ogeyan shalay wey arkayeen ciidanbeeladaka j36 markay huwantu soo socotay dhinaca ayee uga baxeen

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wa la sidaayay abti ba loo ahaa..
    Isaaq beer xuunsho

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dawladu waa huwan doqon hogaaminayo

  • @toogonuur5191
    @toogonuur5191 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abti waydii waddani waadigii taageersanaa

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul dhulbahante ❤❤❤

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa lakaraame kuwooda la qabato laakiin kuweena waya dilaana wali si kabaxasan bina aadanaba Sidaa adigu usii deeyanayasa

  • @AbdullahiGeljire
    @AbdullahiGeljire 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaji dowladu waa diblumaasi ma aha tii kornel kii ahaa muusihii ambaday

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa Lasiidaayey Ragaas ayaan maqlay

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Isaaqu muxibo dumar buu leeyahay

  • @SafiilPnotarychannel
    @SafiilPnotarychannel 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeer maamulka ceerigaabo ayaa la shaqaynaya.

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Garxajiis iyo huwan wa isku mid wa cadowga somalilnd iyaga aya lashaqynaya huwanta ileen wa yusra hatiye

  • @Kitaab-somali
    @Kitaab-somali 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habar awaley haku dhimanene kasoo baxa furinta

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    My Brother, Ciro is controlled by Dardod mafia but we Somaliland will defend our country from Huwan and Ciro is responsible for what happened in ceerigabo and should be held accountable.
    Somaliland forever

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War maxaabiista soo gudbiya sida ugu dhakhsaha badan sidey noqon rabaa ogee

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa inay siidayan laskin hubka ha ka reeban

  • @MaxamedBaashe-v9j
    @MaxamedBaashe-v9j 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Msha allh wariye qaaliya xaaji basar

  • @ClaahiCraxman-l8w
    @ClaahiCraxman-l8w 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wàa run walhi

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ok

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ Xaaji Basar s👋

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah waar iska hubsada warka beenta

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ragbaa hoosta kala shaqeynaayaa

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sax huuuno ha ku wareerin hawshan bari wax kama taqaanaane

    • @ibrahimnour4221
      @ibrahimnour4221 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Meydkagi shaleey ma guraatay horta ?

    • @Axmed-he4oz
      @Axmed-he4oz 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nin lagu soo duuley heshiis ma yaqaan

  • @saxardiidjamac3016
    @saxardiidjamac3016 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaaji basar haku xiiqin waxa jira heshiis hore loo wada galay oo madax dhaqameedka grxajis iyo xisnigii wadani ay hore ula Galeon huwanta markay ahaayeen mucaaridka garaadadu iyagu heshiiska maxeerinayaan laakiin marka laga awood roonado ee maxaabiisna laga qabto ayeey heshiiski ka shaqaysiiyaan ama kuwo godoonsan wado Haloo furo ,maxaabiis haloo sii daayo are yaa nabadna halagu celceliyo oo yaan laweerarin waa in ay madax dhaqameed iyo masuuliyiin dowladeed ku baaqaan markasta oo dagaal ay soo qaado huwantu, hadii sidaas ay yeeli waayaan qoladan s/land waxay ka baqayaan in lasoo qarxiyo sirtaas hore looga hayey arinkaasi wuu cadyahay ee yaanay Ina dawakhinin

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Laascaanood inta ay sii daayaan ayay dib ula soo dagaalamaan waar somaliland tu iyagadaa dadka hoosaasinaysa
    Xitaa Hubka kala hadha miyay garanwaayeen waayo waa dadwlad ma intaa ayay garanwaayeen ??

  • @YurubOdowaa
    @YurubOdowaa 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Akhas wlhi wa doqoniimo

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xukuumaddu nimankaa bilada dahab ah haw diyaariso

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waxa artintan wada oo isku xidhan 😅waa madaxweynaha iyo badhasaabka iyo masyor ka ceerigaabo.
    2.0. Haddaba somaliland mushkiladda haysataa waa madaxweyne amaro aan loo baahneyn iyo nabad baan doonayaa yaa dhibaatada noqotey.
    3.0. Waxan dhahayaa madaxweyne cirro ha joojiyo amarada isagoo hargeysa joogga oon ceerigaabo waxa ka jira warba ka haynin inuu amaro bixiyo.
    4.0. Amarada wuxuu siinayaa badhasaabka iyo maayor ka isagoo dhahaya sii daaya, ha qabanina, hana dillina.
    5.0. Arrimaha noocaasi ah waa kuwii muuse biixi cabdi isagoo hargeysa dhex joogga uu amarada is burinaya siinayey ciidamada qaranka ee goojacsdde iyo maraagga.
    6.0. Haddaba madaxweyne cirro waxan dhahahayaa nabaddu ha kuu dambeyso ee kala bax faraha ciidamada qaranka. SSB, IYO G36.
    7.0. Sababtuna waxay amar aad badhasaabka iyo mayorka siiso waxay dhabar jab ku tahay ciidamada qaranka SSB iyo G36.
    8.0. Waa amradii uu bixin jirrey madaxweyne muuse biixi cabdi isagoo aaminsan waxaad tahay madaxweyne amarka aad doonto waad bixin kartaa isagoo hargeysa dhex jiogga.
    9.0. Waxa uu amarka bixinayey isagoon ogeyn waxa meesha ka jira iyo xaalladda dagaalku sida ay ku tahay goobta ay ciidamadu joogaan.
    10.0. Waana arrintii ciidamada qaranka adhaxda iyo kubka iyo bowdada ka jebisay isagoo dhahay ka soo baxa ka soo baxa ka soo baxa ka soo baxa.
    11.0. Madaxweyne cirro waxan dhahayaa jooji amarada iyo baaqyada nabad gelyada eed meel kastaba la taagan tahay.
    12.0. Kana jooji ciidamada qaranka iyo SSB iyo G36 inaad moral kooda wax u dhinto.
    13.0. Nabad gelyada aad sheegeyso ciddina kaama dhegeysaneyso ciddina kaa aqbali mayso jooji amarada aad warbaahinta la taagan tahay.
    14.0. Waxan dhahayaa waxaba la isku haystaa waa ceerigaabo gudaheeda maxay tahay sii daaya ciidanka aad ku qabataan goobta dagaalka.
    15.0. Waxan dhahayaa waxaad u jeeddaa ma ka soo baxay ayey tahay waa maxay waxan meesha ka socdaa.
    16.0. Ciddaad amarada siineysaa waxay tahay badhasaabka iyo mayorka.
    17.0. Madaxweyne waxan ku dhahayaa waxaanad shaqaba ku lahayn anarada aad ka bixibeysa maxay daarantahay.
    18.0. Haddanad joojineyn amarada qaldan eed bixineyso meesha teg waa ceerigaabo ka bacdina hoggaami adigu ciidanka qaranka, RRU, SSB iyo G36.
    19.0. Ciidamada qaranka RRU SSB iyo G36 ciddii sii deysa maxaabiista aad ku qabataan ceerigaabo halkiisa ku khaarajiya

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta somalind wax la dhahaa ma jirto 😂😂😂😂😂

  • @CabdilaahiJaamac-q1y
    @CabdilaahiJaamac-q1y 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Garxajis baa lasaaxiba

  • @sakariyedaud-g6u
    @sakariyedaud-g6u 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

  • @Istiqlal-r2n
    @Istiqlal-r2n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa dad sirxan

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Taa iska dayo dadka masakinta ah e aqaLad jooga maxad u xiidhen maku qadhaadh ba ku xiidhen

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar kuwanool ayaadkahadlayaaye kuwiidhintay ayaa magtooda laynagadoonayaa caaqil basaraw

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    cajab😮

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa yaabe meesha maxaa Siya dadku wuu yaabanyey maxaabista laascanood ku xidhani malaa waa Xabashi ee maha reer Somaliland

  • @MaxamedBaashe-v9j
    @MaxamedBaashe-v9j 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmedmedissa7767
    @ahmedmedissa7767 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa dawlad yusra harti ah

    • @AbdizamedXidig
      @AbdizamedXidig 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Caaaac xaarka isku xeji dhedig family abaarso shayma nadh yar 😂😂😂😂😂😅😅

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Horta kaalay ma doqon baad tahay mise waad waalantahay intaad dhadig dadka ku sheegayso orad oo digaalka gal adigaa labada dhadig ah ee sida loo caytamo uun baad taqaanaaye daarood baa maalin kasta ku dubeeya markaasaad yuutubyada dhax fadhidaa doofaar yaho khaniiska ah​@@AbdizamedXidig

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Meesha rag xikmadle ayaa horkacayaa ee ha dag dagin Inshaa Allah

  • @XiidnuurAwil-j7s
    @XiidnuurAwil-j7s 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawladu waa danaysatay, waayo haddii dagaalku sii socdo waxaay waayeysaa dhul kale oo badan.

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaad la ooyeysa ,wad ogeyd ,in wadani uu ahaa huwanta gudah,waanad u codaysay ,4suldaan ee buurta gacan libaax ka soo dejiyey saarayn,buurmadow, cadegude, jaambiir,,idiinka ayaa doortay ,ee oohintan joojiya ,isbedel doon ,faqash doon ,kulmiye wuu dawanayaa ,huwantii gudah ,somaliland guul iyo gobonimo 😂😂

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Badhasaabku denbi malaha madaxweynaha iyo ictisaamka iyo XIRSI GAAB ayaa ka danbeeya.

  • @MohamedAli-gh8wj
    @MohamedAli-gh8wj 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalidu waxay tidhaahdaa
    Isha cali ninkii dayay digniin way ufilantahay.
    Nimankaasi waa human ee hala karbaasho

  • @ShamsaYacin
    @ShamsaYacin 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Doblomaasiyadu ma doqonima

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cajiib! Waa sheekadii Laascaanood. Ciidanka maalin walba la soo weerarayay; marka ciidanku baacsado haddana la odhanayay ka soo hadha

  • @CaaqilGaraad
    @CaaqilGaraad 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninka sacad muuse ee masagan ku dhimanaya ma nacasba wixii sacad muuse ahi heshiiska yusra iyo HUWAN iyo chaina yanay ku dhex dhiman please

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee habaxaan aduu maxaad ku falaysaa bakhtigooda

    • @asadhagio2734
      @asadhagio2734 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ciiidanka ku xidhan laascaanood

  • @KhalidSoran
    @KhalidSoran 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxda hada kufadhidaa kursiga wa laga shaki san yhy. Sappaptoo ah wXay ololaha kugaleen in hadi way kursiga wayayn ay midoobi doonan saas darted. Aya lofasaxaya raga

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War inaga dawladnimadu ba way ina hoosaasiyey xukumada heenu waa xukumado jilicsan Xukumadaheenu waa ba kuwa inna jebiya ma laascaanood baynu ogayn in indheena Oo shan ah Oo tobaneeyo wasiiro Somaliland ahi laascaanood ku sugnaayeen ay xukumadu ku soo daysey cadaw iyo Ciidamo hubaysan Oo ay ahayd in bartaa ay marayaan talaabo Aanay mahadin lagaga qaado hubka ay sitaana laga dhigo kaascaanood Xukumadiii markaa jirtaa ku soi daysey Niman Garaado sheeganaya Oo argagixiso ahaa Ciidamo na watey ma naantaynaan taa hore weli waxba ka baranoo Cuidamadii iyo maleeshayaadkii magaalada Ceerigaabo dhexdeeda ja dagaakamayey kayska sii daayayey markii laga xoog roonaaday sow taasi nacas nimo inooma aha sudaynu horta u fejeraa Reer Somaliland now waar sudani sax naaha E waa in Aanay Xukumadda Cusubi dib u maqlin Nin Cimaamad iyo koofitad xun sita Oo Stupid iska markaana cadaw inoo hoosaasiya waa in dadka iyo meleeshiyaad ka Amaan darada kawada Dal keena Somakiland Aan wax baxariis ah loo gelin waa in Aan la xudhin xitaa Ee la laayaa Hubka laga qabtana si toos ah ay Dawkada iyo Ciidamadu ula wareegaan war fawdadani dami mayso hadaynu nacsas nimadan intaynu iska dayno aynu xanuun jin weyno daalimiinta iyo sharwadayaasha maleeshiyaad ka calooshooda u sgaqaystayaasha ah Ee doonaya inay qaranimadeena wax yeelaa Ama fadhiliyaan waa in aynu madaxa ka wada tooganaa hubkana ay hay a'adaha Amaanku si toos ah ula wareegaan 💚🤍♥️✅

  • @raadiyacumar8141
    @raadiyacumar8141 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow durtaba ma lays eeday. Midhka sacad muse waa nin dameer dilay. G36 ha difaaceen HA soo dhaafa.

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Very sad maxaa meesha ka socda waa yaab waa lasii daynaya waxan wax la fahmi karo maaha subxaanalaah 😮😮😮.

  • @loo6837
    @loo6837 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland waa Isaaqland 🤣🤣🤣🤣

  • @ashahussein4494
    @ashahussein4494 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaaji Basarow maxaad ka hadlaysa miyanay so bixin wixi laga hadli jiray e adiguna tageersanayd madaama aad ahayd Wadani o huwanta gudaha lagu sheegi jiray ? I am very sorry that it is hurting you now.😇

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan sirbay ka hayan oo maqaqabankaran sirta lasii daynaya haday qofku taabtaan waa garac ninka h.awala ee yisra udugaalama

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    YAAB HASHU MAANKAYGA GADAYE MA MANSAAR BAY LIQDAY

  • @rodahashinur
    @rodahashinur 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani waa huwan oo cirana wuu la socdaa ona xaaji nuurna waa la mid ku dhex waalo

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo maxay u siidaayeen .miyay ilaabeen Ragii laaska ku xidhnaa!!

  • @CarabbCabdilahi
    @CarabbCabdilahi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Deg deg haloo bedelo badhasaabka halageeyo min cusub

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro uu waallan yahay ee ayaan laysku halaynin.

  • @CilmiYusuf-g5b
    @CilmiYusuf-g5b ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tiii adeerkaa ee gojacade. Ka shegee

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer nimanka habar yonis hascadeyan eela difacaya
    Qadmunkan melayka habranayan
    Garanmayno

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    dhakh dhakh waar xaaqida suug xaaqida yaa naafti hafar

  • @mohamedaws927
    @mohamedaws927 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawladi ma sii deyseene malaha abtinimo iyo gacalnim meelahaa ka eeg

  • @uptikaadirvaizalmohamet7032
    @uptikaadirvaizalmohamet7032 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HORTA Awalkow Inagu sheekadan fahmi mayneee ma iska daawaNa

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂 miskiin oo miyaad nabad galaysaa hadii huwan ronato allh gamadhigee adiga gabilay bay walahi kugu meter sanaysaa si qasabaa

  • @user-zl9vg6ku4b
    @user-zl9vg6ku4b 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga ceerigabo jooga walhi toosba loo sii daayey kan yar ee badhansaabka iyo ka duqa ah baa sii daayey oo lacag qaaday.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meeshan somaliland hawl kale ayaa ka socda dadka shacabka ah ayaa lagu wareerinayaa markaa shacabku wixii ay qabtaan waa in aanay cidna ku wareejin ama ay khaarajiyaan

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulbahante finbaa kubaxa
    Waa in Laga burburiyo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimanki laha daan ban hysana ma iska baxsdin fiqi iyo gur gurti been u so sheegay 😂😂😂

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc waar wadani iyo odayash koofiyad bacalayash hay waxay ku balamay in maalwalbay ciidank iyo hon la dhigo oo marku muuse biixi badiyo wadanka Kamala gabsado barka hashiski aay la shalay huwanta ayay fulinayan marak muuse waa fahamay waxano ushagay kursigi bananka waayo waxi ka gaba laxelajacalo wadank waxan sa layabanahey nimanka habar awal ha ka soo baxan bari waayo nin ninkisi logata hay maal magadhow ilaahey ha unaxaristo Kanata Askari ee ku geeriyoday manta loo yaaba Somaliland oo ku shagay shadanka madoow in oo yidhi xukumady waxan ka nahay hadan habar j nahay mulkilayal isaga ka dabay in huwanta la siidaayo

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In la xidhxidho ayay ahayd oo maxaabiista la hayso lagula lo haysto

  • @apdifatahhazzan2200
    @apdifatahhazzan2200 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runta kudhimo xaajigow

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar Ciro waa hadhaagii faqashtii oo waa ayaan daro iyo habaar ku dhacay Reer Sheekh Isaxaaq markuu Ciro Madaxweyne Somaliland u noqoday. hore ayey dhulbahante u yidhaadee Reer Sheekh Isaxaaq waa Naago. Weyna rumoowday maanta.

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niyad jabin maahee ee nabad baa lagu dhalinayaa

  • @MadarJibril-w9h
    @MadarJibril-w9h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro wa huwan
    Anago rer cerigabo ah bakule
    Dalki huwan baqabsatay

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa CEEB in magaalada laga qaxey...labada dhinacna ciidamo ka joogaan... War heshiiya oo is daaya.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabka iyo ciidanku wax ha ka qabtaan meesha dhibaatadaasi ka imanayso way garanayaane

  • @NuraSiciid-k6u
    @NuraSiciid-k6u 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cajiib

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haadi eeye gacan saare laa leeyan oo siidynyan ciidanka haa kaa soo baxayan

  • @Engineer-l1l
    @Engineer-l1l 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Run baad sheegaysaa sababtee loo sim daayey

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaaji Basarow Anigu waa fahmaye adiga ayuun baa dawakhsane Huwantii Gudaha ayaa inagu fara badane cidla ayaad ku xiiqdaye media ka bax oo shaqo kale raadso wegertana badso.

  • @KIFAAX666
    @KIFAAX666 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DULI KU BAXA IDAYADA HARDAMJA CEERUGAABO