AWALE ADAN - INDHO CAASHAQ - [ SPEED UP ]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Hi! Wan idin salaamey👋🏽 Ma jeceshahey slowed / speedup
    Channelkan waxaad ka Heli Doonta Speedup somali songs,
    Waxaan Ku dhawnahey Inaan 1k Gaarno So please Subscribe like and share,
    Mhdsanid 🫰🏽
    ⁠⁠
    © All copyrights belong to Respective owners. No copyright infringement intended. For Promotional Use Only
    Original content :- • Awale Adan l Indho Caa...
    Laba eynigood iska eegtayoo
    Iska aaminaa amaan mudanee
    Indha caashaqoo isku ooyayoo
    Is ilaashada amaan mudane
    Axdigey dhigteen u adkeystayoo
    Aroos galaa amaan mudanee
    Lamaane in doora jaceylka adkeye
    Kalsooni abuuraa amaan mudanee
    Aheey nasiibku intuu u ekaaday
    Aroos galaa amaan mudanee
    Ubax curdinoo is caashaqay baa
    Aleylahee amaan mudanee
    Gayaan is doortaa
    Ehelku taamaa
    Arooskooda aqal la siista
    Dhiga aslan iyo kabad la uunta
    Ubax udgoonana lagu daadiya
    Aleylahee amaan waad istaahishaa
    Eebow
    Ohh ohh
    Eebow
    Ohh ohh
    Eebow ubad kheyr leh sii
    Eebow
    U adeega sii
    Eebow
    Inamiyo gabdhaba
    Eebow
    Adeeca sii
    Eebow
    Adaa maliigee
    Eebow
    Arsaaqna sii
    Eebow
    Haaaa
    Eeeebow
    Haaa
    Eeeebow
    Umalka iyo dookha ilwaadka jaceylka
    Udgoon ku beerma amaan mudanee
    Laba ka ilaalshay nacabka ildheeye
    Dhaqanku aroorshaa amaan mudanee
    Afka hooyo iyo hidaha asalka
    Awlaada tusaa amaan mudanee
    Laba araamida imtaxaanka jaceylka
    U adkeystaybaa amaan mudanee
    Abaabulka guurka nolol istareex leh
    Labeey u ahaata amaan mudanee
    Laba ubadkooda ku ababshay
    Islamnima barayba amaan mudanaa
    Bal eega eega
    Ubaxani eega
    Bal eega eega
    Arkoo ila eega
    Bal eega eega
    Anbaqaadka jecyl
    Bal eega eega
    U adkeeystay eegaa
    Bal eega eega
    Caweey u ahaatee
    Bal eega eega
    Haloo tumaa ee
    Eebow ohh ohh
    Eebow ohh ohh
    Eebow ubad kheyr leh sii
    Eebow
    U adeega sii
    Eebow
    Inamiyo gabdhaba
    Eebow
    Adeeca sii
    Eebow
    Adaa maaliigee
    Eebow
    Arsaaqna sii
    Eebow Eebow
    Ubad khayr Leeh si
    Eebow Eebow
    Arsaaq waasac sii

ความคิดเห็น • 3

  • @hassanqasaye1346
    @hassanqasaye1346 8 หลายเดือนก่อน +1

    lbx heesaha speed ka ah soo badi
    c/risaq anshax kaama haayo taliye

  • @guillermoochoa-iw2dm
    @guillermoochoa-iw2dm 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alleylahe aman muthane❤ 1:05

  • @xuseengaani3332
    @xuseengaani3332 7 หลายเดือนก่อน

    Laba eynigood iska eegtayoo
    Iska aaminaa amaan mudanee
    Indha caashaqoo isku ooyayoo
    Is ilaashada amaan mudane
    Axdigey dhigteen u adkeystayoo
    Aroos galaa amaan mudanee
    Lamaane in doora jaceylka adkeye
    Kalsooni abuuraa amaan mudanee
    Aheey nasiibku intuu u ekaaday
    Aroos galaa amaan mudanee
    Ubax curdinoo is caashaqay baa
    Aleylahee amaan mudanee
    Gayaan is doortaa
    Ehelku taamaa
    Arooskooda aqal la siista
    Dhiga aslan iyo kabad la uunta
    Ubax udgoonana lagu daadiya
    Aleylahee amaan waad istaahishaa
    Eebow
    Ohh ohh
    Eebow
    Ohh ohh
    Eebow ubad kheyr leh sii
    Eebow
    U adeega sii
    Eebow
    Inamiyo gabdhaba
    Eebow
    Adeeca sii
    Eebow
    Adaa maliigee
    Eebow
    Arsaaqna sii
    Eebow
    Haaaa
    Eeeebow
    Haaa
    Eeeebow
    Umalka iyo dookha ilwaadka jaceylka
    Udgoon ku beerma amaan mudanee
    Laba ka ilaalshay nacabka ildheeye
    Dhaqanku aroorshaa amaan mudanee
    Afka hooyo iyo hidaha asalka
    Awlaada tusaa amaan mudanee
    Laba araamida imtaxaanka jaceylka
    U adkeystaybaa amaan mudanee
    Abaabulka guurka nolol istareex leh
    Labeey u ahaata amaan mudanee
    Laba ubadkooda ku ababshay
    Islamnima barayba amaan mudanaa
    Bal eega eega
    Ubaxani eega
    Bal eega eega
    Arkoo ila eega
    Bal eega eega
    Anbaqaadka jecyl
    Bal eega eega
    U adkeeystay eegaa
    Bal eega eega
    Caweey u ahaatee
    Bal eega eega
    Haloo tumaa ee
    Eebow ohh ohh
    Eebow ohh ohh
    Eebow ubad kheyr leh sii
    Eebow
    U adeega sii
    Eebow
    Inamiyo gabdhaba
    Eebow
    Adeeca sii
    Eebow
    Adaa maaliigee
    Eebow
    Arsaaqna sii
    Eebow Eebow
    Ubad khayr Leeh si
    Eebow Eebow
    Arsaaq waasac sii
    Lyrics 😊✌️ 3:11 3:12 3:13 3:14 3:15 3:16 3:17 3:18 3:19