Qiso xanun badan | Macalinkan waaa Indhoole belse waxa ku tumatey ardeydii oo dhan belse asaga......

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Macalinkaan waxa ku tumatey ardeydii iskulka iyo Macalimiintiiba se mxuu sameeyey asaga. Dawasho Wacan
    Waxaad nagal soo xiriiri kartaa:-
    -----------------------------------------------------
    Email:-Khalid8abdurashid@gmail.com
    Facebook:- Khalid Abdurashid
    Facebook Page:- Barasho
    Qiso Barasho
    Macluumad Barasho
    Qiso cajiibg ah Barasho
    Dunida Barasho

ความคิดเห็น • 637

  • @shadiamohamed9101
    @shadiamohamed9101 4 ปีที่แล้ว +12

    Wllhi waaa qiso xanun badan ilinteyda celin wayay nololeydii dad madhawicin 😭😭😭😭😭😭

  • @xamdaawmuuse4829
    @xamdaawmuuse4829 4 ปีที่แล้ว +11

    Waa qiso aad iyo aad u qurux badan masha allah😍😍😘😘

  • @igsooyaaca1166
    @igsooyaaca1166 4 ปีที่แล้ว +10

    Waan kahelay Masha Allah ilaahaay ha caafiyo luwa xanuun sanaya ilaahay hacaafiyo kuwa dhintayna ilaahay hawna xariisto aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @MireFmire
      @MireFmire 2 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅

  • @user-cy1ey9wx2h
    @user-cy1ey9wx2h 4 ปีที่แล้ว +10

    Qiso xanun badan weeye 😭
    Mahad sanid maclim barsho
    Wad no faidaysay 👏❤
    جزاك الجنة عرضها السموات والأرض، ،،،اميين يارب

  • @ridwaanxasan9959
    @ridwaanxasan9959 4 ปีที่แล้ว +8

    M.Allah waa wax ku dayasho mud an
    Keep going

  • @qalicali6055
    @qalicali6055 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa qosol xanuun badan Lkn waa qosol wax yar leh m.a

  • @xamdacali3286
    @xamdacali3286 4 ปีที่แล้ว +56

    Shukran wllo noo soo badi waa qiisooyin wax tar leh ku cibraqadashana leh Alleh Ha ka ralinoqdo

    • @fuadsh4511
      @fuadsh4511 4 ปีที่แล้ว +3

      Qisooyinka noo soo badi waa cibraqaadasho

    • @faraxjamal1931
      @faraxjamal1931 4 ปีที่แล้ว

      Wllo noso badii wal

  • @mohazmaanka1169
    @mohazmaanka1169 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaqiso cajibo ah waan arkay wlh arday San udhaqmaya anigo ah ardayda F4 iso duceya imtixanka like

  • @cayuniisharaf7510
    @cayuniisharaf7510 4 ปีที่แล้ว +9

    Mashaallah waa qiso qiiro leh runtii 😥😭😭

  • @safamowlidmowlid2806
    @safamowlidmowlid2806 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah Habayaradesiyo in An sino Qofwalbo inta Qimo iyo Qadarin Nagamudanyahy

  • @lii_liiabdullaahi7988
    @lii_liiabdullaahi7988 4 ปีที่แล้ว +59

    Tnx wllhi wax bdan ka faiday qisadan oo mclinka indholka ah lagama yabo dib danbe inaa macal takoro ama aan xaqiro 😥🙏❤

  • @ilhaanmohamud9274
    @ilhaanmohamud9274 4 ปีที่แล้ว +21

    walaahi waan ilmeeyey 😭😭 keep going bro

  • @apdikaafimohamed3812
    @apdikaafimohamed3812 4 ปีที่แล้ว +7

    M.a waacarin farxad wey iga ila ilmaysiisay xaqiidii😭😭

  • @ayaanahmed3205
    @ayaanahmed3205 4 ปีที่แล้ว +17

    Wlhi qisoda aadby uqurux badan tahay🤩M.a wlhi 🤩

  • @saidfarah6489
    @saidfarah6489 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waa qiso xanun bdn😭😭😭😭

  • @rihaanxajibashir3372
    @rihaanxajibashir3372 4 ปีที่แล้ว +9

    😧😢😥😓wlhi wan ilmeyay
    Allahow inoo xifdi macalimintena
    Wlhi abaalkoda kama gudi karaayo

  • @hibo2789
    @hibo2789 4 ปีที่แล้ว +53

    Wllhi macalikoo iskuul iidhigi jiry jiisaa ku caayi jirney lkn hada inuu nooyahy iyo inuu dhintey. Ma ogi😭😭😭😭

    • @sooyaalkamedia5533
      @sooyaalkamedia5533 4 ปีที่แล้ว +1

      Uducee hibaaqeey kaliya intasa anfacaysa

    • @abdirahmaanak1275
      @abdirahmaanak1275 4 ปีที่แล้ว +2

      Uducee abayo

    • @drsnittra1133
      @drsnittra1133 4 ปีที่แล้ว

      Manshalah👍👍👍👍👍👍💜💜💜💜❤❤❤❤

  • @cabdilaki689
    @cabdilaki689 4 ปีที่แล้ว +10

    Wow wankaheley qaabka macalinka ardeydiisa wax ufahansiiyey

    • @nuurowarsame3561
      @nuurowarsame3561 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh
      🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥴

  • @abdillahimahad1843
    @abdillahimahad1843 4 ปีที่แล้ว +18

    ما شاءالله 😭😭😭

  • @faraxmohamed2252
    @faraxmohamed2252 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah maclin inta ha la istiraamo

  • @canabquen380
    @canabquen380 4 ปีที่แล้ว +8

    Wali ma dhameysan lkn wxan dreemy in eey qisadu thy mid cajiib ah😭😭😭

  • @alisalmaan4121
    @alisalmaan4121 4 ปีที่แล้ว +30

    Masha Allah

  • @fardusawil93
    @fardusawil93 4 ปีที่แล้ว +6

    I LOVE 💕 my Teacher but keep going brother ♥️💜💙💚🇸🇴🙏

  • @hafsaabdirahman6692
    @hafsaabdirahman6692 4 ปีที่แล้ว +12

    Mashaallah wll qali wa qiso cajib ah. 👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌

  • @haldhaaqurux8078
    @haldhaaqurux8078 4 ปีที่แล้ว +16

    waa qiso xanuun badan marnaba ha yasin qofna😥❣

    • @xamdiqueen2155
      @xamdiqueen2155 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi ben ma ahan qofna lama yaso waligaaa

    • @xamdiqueen2155
      @xamdiqueen2155 4 ปีที่แล้ว +2

      Anig waligey qofna maya sin man yasi doona laki anig ayaaley yasaa lakin kama xumi waayo ilaahay ayaab saan igu abuurtay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahay ayaa mhd iskaleh

    • @haldhaaqurux8078
      @haldhaaqurux8078 4 ปีที่แล้ว +1

      @@xamdiqueen2155 yaaaku yasha Bayo cidna ha ujoojin wax walpay ku dhahaan farxad iyo hor usocod ugu badal iyagaana yasane ogow

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah nice story

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +11

    😭😭😭😭😭 ax wlhi waan ooyey qiirooday qalbigaa ixanuunay weligey macalinkayga yasid daaye xataa eray xun kuma celin alleh haw gargaaro dhamaan dadka lixaadka la

  • @badraanjamac2293
    @badraanjamac2293 4 ปีที่แล้ว +16

    Ilin ayaa indhahyga ku istaagtey yaa rbii nxristadu wey balaaranthy

  • @naimamo2816
    @naimamo2816 4 ปีที่แล้ว +9

    😭😭😭😭😭wlhi waa qiso Xanun badan

  • @ridwaanmohamed6081
    @ridwaanmohamed6081 4 ปีที่แล้ว +62

    Wey iga ilemeysisay wllhi 😭😭👑

  • @mapr0ukahadam285
    @mapr0ukahadam285 4 ปีที่แล้ว +7

    Khalid apdirashid thnkZ walalo wllhi waan murugoodey 😭😭😢

  • @aminoaxmed1688
    @aminoaxmed1688 4 ปีที่แล้ว +8

    Walahi waoyayay yarabi

  • @maymuuncabdi3222
    @maymuuncabdi3222 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi way iga ilmaysay qisadaan😥😭😭

  • @dahabomahmud1541
    @dahabomahmud1541 4 ปีที่แล้ว +14

    ماشاء الله

  • @ahmadabdikadir783
    @ahmadabdikadir783 4 ปีที่แล้ว +16

    Good teacher
    It's miracle come from God

  • @hananhaci3541
    @hananhaci3541 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wan ilmeeyay
    sida kalana wanku farxay 😥😁❤️🌸

  • @maxamedm.faarax6070
    @maxamedm.faarax6070 4 ปีที่แล้ว +11

    maasha allaa mahsanid

  • @moaaminmkking8648
    @moaaminmkking8648 4 ปีที่แล้ว +6

    Mazha wll hre u soco yacnii keep going wligaaa👍❤🙏

  • @xiinfaniinxidigahaoffcialc9569
    @xiinfaniinxidigahaoffcialc9569 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wll mahadsanid kukale oo xiisalah soo gali insha Allah

  • @nuseybafaktel78
    @nuseybafaktel78 4 ปีที่แล้ว +20

    😭😭😭😭😭😭ma wcna in qofna la yaso lkn dadka ma yaqanan

  • @rahmarosa4342
    @rahmarosa4342 4 ปีที่แล้ว +3

    Murug walba farhad aya udanbeyso❤

  • @ifrahchannel8337
    @ifrahchannel8337 4 ปีที่แล้ว +12

    Manshallah

  • @munasead8535
    @munasead8535 4 ปีที่แล้ว +30

    Runti waa qiso iga ilmaysiisay

  • @nasrinabdulahi4613
    @nasrinabdulahi4613 4 ปีที่แล้ว +61

    Waan ooyay walaahi 😭😭😭😍😍😍❤️❤️❤️

  • @mariamohamed7454
    @mariamohamed7454 4 ปีที่แล้ว +14

    Allahu akbar

  • @abdiaziizalpha6311
    @abdiaziizalpha6311 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa allaah alle haku barakeeyo wall

  • @deeqamusemaxamuud5721
    @deeqamusemaxamuud5721 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma asha allah waa qiso aad umacaan wa laahi

  • @nathifabadar9409
    @nathifabadar9409 4 ปีที่แล้ว +13

    Mashaallah,🤝🤝♥️♥️

  • @jawahirabdi5323
    @jawahirabdi5323 4 ปีที่แล้ว +24

    Wallahi waanqiirooday😭😭😭🙁❤💖

  • @Hafsamahamed_
    @Hafsamahamed_ 4 ปีที่แล้ว +8

    Wll noo soo badi

  • @kowtharkhaliif2693
    @kowtharkhaliif2693 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waa Ooyay😭😭😭😭😭🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @soowdoismaciil8582
    @soowdoismaciil8582 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah❤❤❤

  • @hoodocu5674
    @hoodocu5674 4 ปีที่แล้ว +10

    Maasha Allah hore usoco ❤️

  • @madinogedi4822
    @madinogedi4822 4 ปีที่แล้ว +12

    Walahi wa haanuun

  • @ugbaadaxmeddaahir9940
    @ugbaadaxmeddaahir9940 4 ปีที่แล้ว +18

    Alxamdulilaah

  • @qaaaa8580
    @qaaaa8580 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah 😭

  • @zakiyaabdulrahman6841
    @zakiyaabdulrahman6841 4 ปีที่แล้ว +8

    We love video

  • @muridiahmed8412
    @muridiahmed8412 4 ปีที่แล้ว +5

    Sub xaanal allah💯😥

  • @mariamohamed7454
    @mariamohamed7454 4 ปีที่แล้ว +14

    Bal eeg awooda alle

  • @mohamedhassan12
    @mohamedhassan12 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah waa tusaale meel fog aad nooga qabateen laakiin si dhow aan wax badan ugu fahaney
    Mahadsanid ustaad💯

  • @ramxamuxumedaxmad2200
    @ramxamuxumedaxmad2200 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa qiso aad omacan

  • @ajiibichannel8697
    @ajiibichannel8697 4 ปีที่แล้ว +80

    bari ayuu mclini inadhol I dhigi jiray quranka wn ad iy ad u xushmyn jiray araydu mayn garayn qiimaha mclinika
    alle ha dayo mclinmt

  • @hanadshide5903
    @hanadshide5903 4 ปีที่แล้ว +25

    Manisha alaah qisadu aadbay umacaaned soowad wll

  • @barwaaniby999
    @barwaaniby999 4 ปีที่แล้ว +36

    Qiso xanuun pdàn xaax for more

    • @libanliyo7156
      @libanliyo7156 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhkal

    • @cabduxaajimustaf9698
      @cabduxaajimustaf9698 4 ปีที่แล้ว

      Wllhi waa qiso aad aan uladhacsy fikradna aan kahely

    • @yusrokhaliif9340
      @yusrokhaliif9340 4 ปีที่แล้ว

      @Zakariye Ismaaciil j.
      Llllllllllllllllllllllllllllppllllllllpppppp

  • @TIKTOKvideos-it9nw
    @TIKTOKvideos-it9nw 4 ปีที่แล้ว

    Sxp wallahi. Qisayashada. Wa ka heley wallahi ohin baa iga iman rabay

  • @safiyoxuseen6954
    @safiyoxuseen6954 4 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah

  • @abdiaziz1447
    @abdiaziz1447 4 ปีที่แล้ว +15

    Walahi wan ka ilmeeye qisadaan mashalah ilaahay ayaan ku dartee qiso wanagsan waaye 😭😭😭

  • @farhiahasan3883
    @farhiahasan3883 4 ปีที่แล้ว +17

    M.allah 🤲🤲🤲🤲

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 4 ปีที่แล้ว +10

    Mash allah tabark allah jzk allah kheer for the sharing amazing history 💕

  • @nadhifaali5159
    @nadhifaali5159 4 ปีที่แล้ว +7

    Wow mashallah 💎😭

  • @ahmedabdi9985
    @ahmedabdi9985 4 ปีที่แล้ว +17

    M.sha alla

  • @sahankaguusha3448
    @sahankaguusha3448 4 ปีที่แล้ว +12

    #BARASHO GUULEYSO WLL

  • @taslinmohamed8169
    @taslinmohamed8169 4 ปีที่แล้ว +18

    M.allah😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️

  • @cappelokoronto9303
    @cappelokoronto9303 4 ปีที่แล้ว

    Imadha Somaliyed hadanahay illhy qabyaladha nagasar amiin🤲

  • @Mohamed_Muhidin
    @Mohamed_Muhidin 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah wll mcn alle haku jeclaado

  • @salmaalimohamed4211
    @salmaalimohamed4211 4 ปีที่แล้ว +26

    Waa cajiib wa alahe

  • @fartuunmiitey2785
    @fartuunmiitey2785 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @ahmedsuldaanvlog3160
    @ahmedsuldaanvlog3160 4 ปีที่แล้ว +30

    Ma aqaan inaad commenti gayga akhrinayso
    Hooyada Janada alle hageeyo AAMIIN ee fadlan SUBSCRIBE iisaar channal kayga mahadsanid

  • @mxmdmxmud3748
    @mxmdmxmud3748 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle hadayo macaaliment 😭😭😭🤲🤲

  • @sadaamfaysalibraahim4884
    @sadaamfaysalibraahim4884 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much my friend

  • @ikranluul6385
    @ikranluul6385 4 ปีที่แล้ว +9

    ax ax yribi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kazkeymohamed6379
    @kazkeymohamed6379 4 ปีที่แล้ว +6

    Jasakallah

  • @floralimited7498
    @floralimited7498 4 ปีที่แล้ว +6

    WoW m.a the best Macalim

  • @mahdiyaapdirahmank.b.k2261
    @mahdiyaapdirahmank.b.k2261 4 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waan iscelin wayey heer aan gadhay inaan ilmeeyo Macalinku Waa Rumeeyaha rajooyonkeena Alle ha Ka xifdiyo Dhibaatoyinka😭😭😭😭😭😭💟🙏😥❤

  • @habedalad3672
    @habedalad3672 4 ปีที่แล้ว

    MashA allh Allah akuxifdiyo aduunka iyo aakhiraba caafimaad tamah aamiin yaa Allah aamiin

  • @sofiamadey8014
    @sofiamadey8014 4 ปีที่แล้ว +48

    Keep going brother wow

    • @ikraanabdullahi4973
      @ikraanabdullahi4973 4 ปีที่แล้ว +1

      Keep going

    • @safihassan8137
      @safihassan8137 4 ปีที่แล้ว +1

      Tg

    • @cadecabdinuur7146
      @cadecabdinuur7146 4 ปีที่แล้ว +1

      𝒲𝒶𝓌 𝓈𝒶𝓍𝒾𝒾𝒷 𝓌𝒶𝓃𝓀𝒶𝓀ℯ𝓀𝓃𝒶𝓎

    • @fartunmadey5291
      @fartunmadey5291 4 ปีที่แล้ว +1

      Sofia why are you have sheiknoor in your account wow 😯 keep going friendship

    • @sofiamadey1363
      @sofiamadey1363 4 ปีที่แล้ว +1

      Yeah Sofia why are your have sheiknoor in your account Sofia keep going too Sofia I am your friend And I am Sofia mahamed your name is Sofia Madey com on Sofia keep going friendship 😍 love you Sofia by

  • @hassanomar1628
    @hassanomar1628 4 ปีที่แล้ว

    murugo badanaa qisadu lkn ugu dambeyn ardayda macalinka way jecladeen allow naga dhig kuwa xubnahoda u dhamaystiran yihin aamiin aamiin

  • @hindiaadanali4054
    @hindiaadanali4054 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah ilaaheey hakuu caafiyo indhahaaga

  • @asmalove1384
    @asmalove1384 4 ปีที่แล้ว +13

    😔 siidan oo kale waye iska dhacda

  • @safiyamuhamed8267
    @safiyamuhamed8267 4 ปีที่แล้ว +9

    M.a🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha allh

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 4 ปีที่แล้ว +8

    😭😭runti wey itaabateY qisadan😭😭

  • @fadumohasan5154
    @fadumohasan5154 4 ปีที่แล้ว +17

    Walaalahayga fadlan ka sii badan oo ka mid ah beacuse waan jeclahay inaan maqlo sheekooyinkan, Thanks
    😚😙😋😘😃😂🤣😂😏😣😥😙😙😙😙😚😙😉😍😍😍😍😍😍

  • @ayanleadan6453
    @ayanleadan6453 4 ปีที่แล้ว +6

    Marka hore wcs wrb walal khaalid abdirashiid masha Allah xaqiiqatan waa muqaal cajiib adaa umahdsnthy marka xiga muqalada nocan ah wey wngsnyihiin qisoyinki kle diiniga ahaa inoo soo bdn Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba jzkh

  • @saiidomohamed2853
    @saiidomohamed2853 4 ปีที่แล้ว

    Waa qiso xanuun badan wllhi nimcooyin ka waa wayn oo alle na siiyey waa araga

  • @abdisamadyare523
    @abdisamadyare523 4 ปีที่แล้ว +9

    😔😔😔😔😔😔😔

  • @Xafsiina
    @Xafsiina 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wan ka helay

  • @aziizmoalim6925
    @aziizmoalim6925 4 ปีที่แล้ว +12

    M.sha allaah 🤲🤲🤲

  • @aksomali7572
    @aksomali7572 4 ปีที่แล้ว +14

    walaalo sideen kula soo xiriiri kara
    ma iso diri karta Numberkaaga
    TANKS

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z 4 ปีที่แล้ว +12

    God cry