XANUUN! NINKEYGA HORTEYDA KUDILEEN PART 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @hamseosmanny7811
    @hamseosmanny7811 2 ปีที่แล้ว +317

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ

    • @bashiralihasan5228
      @bashiralihasan5228 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mshire3995
      @mshire3995 2 ปีที่แล้ว +2

      صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @shamsomacalin4174
      @shamsomacalin4174 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw

    • @mohammedegeh2369
      @mohammedegeh2369 2 ปีที่แล้ว +1

      How come that he owned and used slaves?

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 ปีที่แล้ว +345

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋

    • @bashiralihasan5228
      @bashiralihasan5228 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mshire3995
      @mshire3995 2 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @amunallyamunally8913
      @amunallyamunally8913 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu caleyhi wasalam❤

    • @abdulaahiyusuf5531
      @abdulaahiyusuf5531 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw

    • @abdullahifarhan1722
      @abdullahifarhan1722 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu caleyhi wasalim💜😢

  • @amaarmohamed3666
    @amaarmohamed3666 2 ปีที่แล้ว +150

    Alle adoomadisa midku ugu jecelyhay Bu imtixama.🥺 Wlshy qali iska sabar wlH qof iiman leh ba thy 😭 Yarabi ilahow Qalbigeeda uqabooji 🤲🏽😢😭

  • @safiyocumar9282
    @safiyocumar9282 2 ปีที่แล้ว +97

    Ilaahooow gabadhaaan janadaada xizaab LA 'aan ku geli🤲

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +242

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว +60

    Gabadhaan waa gabadh karti badan leh oo weliba aqoon leh oo weliba aftahanad ah Alle ha ku arsaaqo janatul Firdowsul Aclaa insha'allah sabirkeeda aad buu u sareeyaa
    Allow janadaada ku arsaaq

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +213

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم

  • @ashley7073
    @ashley7073 2 ปีที่แล้ว +53

    One of the strongest ladies out here 😭😭😭qisadada waa xanun quruxey illahay adomadisa kuwa u jeclahy ayu imtixana 🥺

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +152

    Xidhiidhka dhabta ahi waaka eebe iyo adoonkisa ka dhaxeeya, ya igu raacsan ❤️🙏

  • @abdullahiabdirahman6011
    @abdullahiabdirahman6011 2 ปีที่แล้ว +189

    Ninka labaad ay guursatey ayaan la xanunsadey Allah u naxariisto 😭😭

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 2 ปีที่แล้ว +9

      Wlhi ana kaa daran nin wanagsan ma warroo ayaan maqli jiray

  • @lalatabi5134
    @lalatabi5134 2 ปีที่แล้ว +160

    Gabadhaan sidee ula soo xiriiraa. Numberkeeda soo qor iyo magaceeda. Ilaahay nasiib wanaagsan baan uga rajeeynayaa. 🥰🥰🥰

    • @anfacabdirashiidanfac5361
      @anfacabdirashiidanfac5361 2 ปีที่แล้ว +3

      markaad hesho isosheg

    • @lalatabi5134
      @lalatabi5134 2 ปีที่แล้ว +2

      Haye walaal 👍

    • @queenhana5507
      @queenhana5507 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayoyinow mai aragtaan miyaa waaba idinla hadloyaaye

    • @xamsecali8181
      @xamsecali8181 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllo numbarkeda soo qora

    • @iman1527
      @iman1527 2 ปีที่แล้ว

      Aniga xita runti lakin xage lagala xarira

  • @abdiazizmohamed1768
    @abdiazizmohamed1768 2 ปีที่แล้ว +101

    The story of this woman highlights the pain and the suffering faced by our people daily. If we have a functional govt, we would not have been having this situations. I am really happy for you Ridwan Issak and i love your programme… keep bringing the stories of our society so that it will be a lesson to the new generations

    • @umuyakhub8541
      @umuyakhub8541 2 ปีที่แล้ว +1

      That is true

    • @maleshad1
      @maleshad1 2 ปีที่แล้ว +2

      Exactly, I am really crying.

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +219

    Alaa abayo MCN iskuqisanhy xogoo tadana igayar adag ansabirno aduun waa imtixaan angbo horteyda ninkeyga lugudilee inalaha macasabiriin ,😭😭😭😭😭 🤲🏼 aad uduceyso asagana uducee

  • @abdirahmancsk117
    @abdirahmancsk117 2 ปีที่แล้ว +197

    Gabartan Daacad Ayee iHeed Dhib Ayee Ku Sugneed🥲 Waxay Rabtay Hooyadeed iNey Caawiso Ee Wax U Tarto Lkn Nasiib Xumo😢 iYado Mustaqbal Nolaal Ayatiin Leh Ayaa Rajo Xumo Mustaqbal xumo Ladhigay😰 Markaa Daacad Tahay Oo Waalidkaga Ka Xanuunsan Yahay😪 Aana gacanta Wax Dhaqaale Ama Wax Aad Waalidkaga Ku Daweyso Aana iHeyn😠 Dhibaato Badan Ayaa Kala Kulmeysaa Balse Waxaa Jiro Dad iSka Kaa Dhigayaan Iney Yihiin Dad Walal Kula Ah Oo Hada Aana Garaneyn Iney Yihiin Walal Ama Midka Cadooga Ah😩 Lkn Wey Jiraan Waalidiin Cadoow Ah Oo Jecleyn Hor Markaaga Aduun Ayaa Walaal Lagu Yahay Qofka Walaal Ku Ah Caawi Si Uu Allah Kuu Caawiyo🙏 Hadaa Manta Ka Roon Tahay🙏 Iska iLaali Xaasidnimada😭😭😭

    • @deeqaciise5804
      @deeqaciise5804 2 ปีที่แล้ว +2

      Saxiix 😢😢😢

    • @nasteexohirsimaalin8603
      @nasteexohirsimaalin8603 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa walahi xasid ma liibano😭

    • @abdirahmancsk117
      @abdirahmancsk117 2 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqaciise5804 Xaqiiq Waaye Huuuno😢😢

    • @abdirahmancsk117
      @abdirahmancsk117 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nasteexohirsimaalin8603 Haa Xaasidnimo Ma Wanagsano Wlh Wa iNaa Tahay Qof Fiican Oo Daacad Ah Dadka Jaceyl Oo Mar Walba Ku Waaniyaa Wanaaga🙏🙏Huuuno

    • @boqranbila1413
      @boqranbila1413 2 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭😭😭 ax

  • @rijaalbinurijaal7506
    @rijaalbinurijaal7506 2 ปีที่แล้ว +91

    😢😢😢waa qiso aad u xanuun badan wllshay Allah qalbiga ku qabooji 😢❤

  • @hozza9283
    @hozza9283 2 ปีที่แล้ว +110

    Qisadan sanusugayay part 2 🥺❤️illahy Qalbiga haku qabojiyo Abayo☺️

  • @nuronalkaabdi9714
    @nuronalkaabdi9714 2 ปีที่แล้ว +138

    Gabdhan waa gabar adag subxanallah dhibka aduunka ku aragtay maskin abaayo❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

    • @umushaymaa6558
      @umushaymaa6558 2 ปีที่แล้ว +1

      Aallahu akbar ilhaay ha ku gargantuan abaayo

    • @cabdinaafac920
      @cabdinaafac920 2 ปีที่แล้ว +1

      dadka u alle jeclyhy wu imtixna wlhi😭😭😭

  • @mkeymohamed5794
    @mkeymohamed5794 2 ปีที่แล้ว +119

    It is very painful 😭😭😭😭😭 may Allah grant him janatul firdowsa 🤲 🤲

    • @mryamoabdi7929
      @mryamoabdi7929 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin qofka fcn ma rago allha kxagisa laga jclyahy kaskalena wala imtixamaya subxna allh aduunku wa samir wlh alle wax na dhibo nama tuso 😪😪

  • @nurkishnurkaofficial8021
    @nurkishnurkaofficial8021 2 ปีที่แล้ว +94

    Very emotional😭 story, booking forward for part 3...

    • @mohafaadumomoha4077
      @mohafaadumomoha4077 2 ปีที่แล้ว +2

      Abaay aduunka wax kasto waa lamaraa iska sabar 😢horaa loo yiri nin aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban😣😣

  • @Suleimanmoallim
    @Suleimanmoallim 2 ปีที่แล้ว +21

    Wlhi gabadhaan waa gabar adag gabar somali ah oo intaas oo rafaad ah u dulqaadatay waa cajiib wlhi alle janada hakuugu sabarsiiyo wlshu

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 2 ปีที่แล้ว +54

    Waa Arin Xanuun Badan Ridwaanaw Gabdhan Waa Gabar Imaan Badan
    Ma Helikaraa Riwaanow
    Xageen ka helikaraa Insha Allaahu

  • @Khaliifmoalim
    @Khaliifmoalim 2 ปีที่แล้ว +91

    Qisadeda kaliya yaan la dhagesan ee cawimaad aan ugu darno waa hooyo soo rafaaday😭

    • @lalatabi5134
      @lalatabi5134 2 ปีที่แล้ว +9

      Maasha Allah, waan kugu raacsanahay wllo. Waa in lacag loo uruuriyo sida diinta islaamka iyo somalininmadu aay qabto. Somalidu qabiil ayey wax isku siiyaan

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว +4

      Sax iyo waliba waa inuu Rayan siiyaa iyada lacagta daawashada youtu.be ka kasoo xaroota bishaan.

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว +2

      Walh gabdhaan wan laa oyay

    • @drmuuse7525
      @drmuuse7525 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa saxan tahay wllkay

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +41

    Gabadhaan Samirkeeda Bas ah ayuuba Ilaahay aduunyo Iyo Aakhiro Oogu Naxariisanayaa
    ان الله مع الصابربن😭
    Ilaahay Dadka Samra ayuu La Jiraa❤️

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +31

    Qisadaada way iga ilme siisay abayooy Runtii waa Qiso xanuun badan walasheyda Qalbiga Allah haku qabojiyo mar walba Qur aanka wahel ka dhigo Allah baryo badan waydiso sii caqabadaha nolosha kaga yaradaan abyo nolol iftiin leh kuu rajeynaa 😭😭🤲

  • @sheekeeye16
    @sheekeeye16 2 ปีที่แล้ว +45

    This lady should be given the Nobel price for sabr😭

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 2 ปีที่แล้ว +62

    Subxanallah waa qisadii iigu xanuunka badneyd ee aan maqlo ur strong abyo halahaas waa soo Marty Alxamdullilah hadane Allah noloshaada hakuu qurxiyo 😭😭

  • @yuuzamaahmett4653
    @yuuzamaahmett4653 2 ปีที่แล้ว +38

    Qisadeda wlhi xalay oo dhan ilaa iyo manta ku haaya ridhwan moo so dhigo 😍🥺

  • @JeeMisBoy
    @JeeMisBoy 2 ปีที่แล้ว +41

    War Kusaliya Nawiga Scw 🤲🏻🤲🏻

  • @umarhasan1931
    @umarhasan1931 2 ปีที่แล้ว +57

    Masha allah waa gabar adag oo xaalado kala duwan soo martay alaha ku barakeeyo insha allah nolol qurux badan waa heleysaa

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 2 ปีที่แล้ว +22

    Gabadhan waa gabar adag oo maskax badan imtixan badan we so martay masha allah ilahay nolosha ha usii wanaajiyo

  • @golden___girl7840
    @golden___girl7840 2 ปีที่แล้ว +45

    I was literally crying when she was talking dhimashada ninkeda 😭💔

  • @halimomohamed650
    @halimomohamed650 2 ปีที่แล้ว +16

    Rithwaan maanta emotional 😢 ayuu noqodaya wllhi gabadhan dhib badan ayay so martaya nolosha waxay so martaya tii ug adkeed qof so maro🥺🥺

  • @snapper_bowy3256
    @snapper_bowy3256 2 ปีที่แล้ว +35

    Surely it's so painful indeed can't wait part 3 ,please kindly ridhwan assist her as much as you can

  • @soomaneidow8060
    @soomaneidow8060 2 ปีที่แล้ว +38

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اجرها في مصيبتها واخلفها خيرا منها يا رب العرش، لا إله إلا الله

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 2 ปีที่แล้ว +10

    😭😭Ragow Cadawgiina waa badanyahy, Hadii qof mujrima Oo hubaysan ku weeraro iskasii lacagta waayo Naf Lamahelo lkn dunyo waa Lahelaa, qalbiga Allah haku qabojo Abayo waa Aduun iyo imtixankii,ninka danbe Aad tiri wa wanaagsanaa waa La igadilay Ayaan kanaxay.

  • @mshire3995
    @mshire3995 2 ปีที่แล้ว +23

    Waan ka xumahay waa qisa aad iyo aad u xanuun badan Allaha kuu kaalmeeyo

  • @muniraadam8244
    @muniraadam8244 2 ปีที่แล้ว +24

    Qiso xanuun bdn waye wlhi inta dhibatesan ilhya haudhib dhamo🥺🤲

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 2 ปีที่แล้ว +19

    Waa qiso xanuun badan oo mudan in Buug laga qoro.😭
    Runtii Gabadhan waa gabar Karti badan Allaha u qurxiyo nolosha.

  • @Life_Journey2030
    @Life_Journey2030 2 ปีที่แล้ว +16

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️

  • @ahmedmohamed167
    @ahmedmohamed167 2 ปีที่แล้ว +49

    Waa qiso aad uxanuun badan allaha qalbiga kudajiyo walashey

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 ปีที่แล้ว +26

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world

  • @fardosa9749
    @fardosa9749 2 ปีที่แล้ว +33

    You tube channel ufur gabadhan hashaqysatee ...saasna uxijaabnow abyo in shaa Allah...bro ridwan

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 2 ปีที่แล้ว +22

    Xalad adag bay somartay gabadha allah carurteda wax haka dhefsiyo amin yaa rabi ❤ 🤍 💚 💛🙏

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 2 ปีที่แล้ว +37

    Ala noloshu adkaa yaa rabi qalbigeda u qawooji😭

  • @kamaalabdi5987
    @kamaalabdi5987 2 ปีที่แล้ว +25

    Allah qalbiga ha u qaboojiyo walahlsheen 😭😭
    Haday caawin rabto weydii waa garab istagaynaye insha allah

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 2 ปีที่แล้ว +21

    Soomaliyeey gabadhaaan caawiya😭😭 maskintaan wlh noloshuu ku silciyay ilahey siduu u dhibay ilahey ha udhibo ciqaab ka adag Allaha mariyo 🥺

    • @mustafeabiib267
      @mustafeabiib267 2 ปีที่แล้ว

      Dumrka somli inta dhibka qarsanysa badan alla umaqan

    • @laylamaxamed6189
      @laylamaxamed6189 ปีที่แล้ว

      @@mustafeabiib267 haa walahi

  • @Luuza1
    @Luuza1 2 ปีที่แล้ว +22

    Ax Gbdhan qisaded waa xanun wllhi 😭😰💔

  • @deekhaabshirdeekha6350
    @deekhaabshirdeekha6350 2 ปีที่แล้ว +18

    Illhey qalbiga ha ku qabojiyo
    Wallashey aduunku waa imtixan
    Qisadi hore tan ayabo iga si xanun badan
    Samir ka badi waad Ka bixine
    Insha Allah

  • @millioneer3287
    @millioneer3287 2 ปีที่แล้ว +81

    Insha, Allah walashy qaali waad guulaysanaysaa xaqiiqdi imtixaan badn ayaad martay

  • @nuuradinmaxamedtawakal3596
    @nuuradinmaxamedtawakal3596 2 ปีที่แล้ว +34

    Runtii waxay aheyd qiso cajiib ah,in hablaha soomaaliyeedna ay tahay in tusaalle muuqda unuquto.
    Soomaali oo wada guuleysata rajeyneynaa I.a
    📝🔐

    • @abdimohamed5952
      @abdimohamed5952 2 ปีที่แล้ว

      So painful but we want end to meet

  • @warhelmedia
    @warhelmedia 2 ปีที่แล้ว +11

    What a story, this story remains me of that of mariam in Khalid hossein's "A thousand splendid suns"
    a strong woman with resilience .

    • @aamina6922
      @aamina6922 2 ปีที่แล้ว +1

      It remind me of that Wallahi

  • @Ibraorr
    @Ibraorr 2 ปีที่แล้ว +17

    M.a wlx she is actually so strong. I fell sympathy for her

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 2 ปีที่แล้ว +12

    Allaahu akbar dhibaato dheer ka dib nolol qurux bdn ayaad ku noolatay Allaha swt Haku xafido abaayo

  • @naciimaahmed6888
    @naciimaahmed6888 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta aan qisadaan fiirsanaye wlhi oohin iga socte abyo I.a bedel kafacn alle hakugu bedelo aad ku ilowdid wlhi qisadaan waa xnn lkn wxan kugu duceena inaa janada alle kugu bedelo aamiin😥😥😥😥🤲🤲🤲

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 ปีที่แล้ว +14

    Maskin walahi gabadhan xanun badan silac qalbijab badan iyo murugo badan bey so martay😥😥wlhi wa gabar iimaan badan masha Allah sister alle waxan kaga baryayaa inu nolol fiican oo farhad badan kugu badalo allahumma aamiin 🤲

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 2 ปีที่แล้ว +7

    😭😭😭😭😭Allaah haw naxariisto wiilka
    Wlhi qisadani waa qalbi xanuun caadiya

  • @Mubaarakkheyraad
    @Mubaarakkheyraad 2 ปีที่แล้ว +22

    Walaal Soo daawo: QISADA CAJIIBKAA OO AAN SOO GALIYAY.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha u naxariisto marxumka la dilay
    Marti la jecelyahay Alle haka dhigo
    Danbigiisa Alle ha dhaafo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamii

  • @adnushjama3823
    @adnushjama3823 2 ปีที่แล้ว +22

    Ilahow wa adontadiye u qaboji qalbiga anigna culeska yar i sarn rabbow iga dulqaad 🥺😔🤲🤲

  • @jannaatmd6314
    @jannaatmd6314 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah wax baa miskinta qabsady ilaahy nabsibax hakusiiyo mcnto 😭😭 anigana abahy o Alle qaaty ano 2sano jira ayan umurugooda marwalba waxan ogady in ilaahy umadiisu xaalado iga adag kujiraan subxanallah 😭😭😭

  • @bureeqoqueen4874
    @bureeqoqueen4874 2 ปีที่แล้ว +7

    😭😭wlhi wa qiso xanuun badan allaha qalbiga ha u qabojiyo wlsheen

  • @ifrahmohamud4895
    @ifrahmohamud4895 2 ปีที่แล้ว +39

    Maskiin wlhi gabadhaan qisadeeda wey i taabatay sorry my sis gabar yar aya tahay nololna wey kuu dhimantahay waliba nolol quruxbadan insha allah

  • @amalcirbad5135
    @amalcirbad5135 2 ปีที่แล้ว +26

    Ax wlhi wan la ooyay dhibka ku so maray abayadan markey tiri ninkeyga horteyda lagu dilay apidkey inta nolaa dhib ka daran ma arkin abayo farxad ku dambeyso in sha allah

  • @luvfadush1
    @luvfadush1 2 ปีที่แล้ว +2

    Dad aan dhib arkin aa dhahaayo dhibaa qabnaa. Gabadhan Miskiintaa intaaso dhiba marayso unasabirtey absolutely beautiful!! Masha Allah

  • @seynabfarxan4698
    @seynabfarxan4698 2 ปีที่แล้ว +26

    It's a sad story and I'm waiting for the third part 😭

  • @naimanicma5352
    @naimanicma5352 2 ปีที่แล้ว +15

    Maskiin gabdhaan qisadeeda waa very Emotional dhib baden ayey martey wallahi inside bay iitabatey🥲 Aan cawino gabdhaan walasheen ah waxaas dhib soo martey

    • @Ahmed.Deejey
      @Ahmed.Deejey 2 ปีที่แล้ว

      Abayo wlh diyar u ahay ina cawino gabadhan

  • @amiirahirsi4008
    @amiirahirsi4008 2 ปีที่แล้ว +13

    miskiin wlhi wax aan yarayn ayaa Qapsaday alle Padal wnaGsan haku siiyo xppti wlhi ilaa inta aan Daawanaayay wn ilmaynaayay😭😭 abayo horta qof samir padan ayaa tahee alle haku xafido mar walpana hakaa Farxiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kadarmohamedkhaire4808
    @kadarmohamedkhaire4808 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan ilmeeyay abyo mcnto 😭😭aduun iyo Aakhiro allaha ku dhooro, dhumarka Somaliyeed wlhi waaa naxariis allow inta dhiban dhibka ka qaad😢😭

  • @youngdinho8710
    @youngdinho8710 2 ปีที่แล้ว +24

    Allah haunaxaristo abayo adhikana Samir iyo Iman Allah hakusiyo

  • @ahmedhaji6335
    @ahmedhaji6335 2 ปีที่แล้ว +41

    The life is very difficult
    But the people is very weak 😭😭

    • @hanidahi3411
      @hanidahi3411 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi wan oyay ilahy haku caawiyo wll

  • @mingolingo6975
    @mingolingo6975 2 ปีที่แล้ว +52

    Be honest is painful sorry my sister 😭😭😭😭 don't worry everything is alright
    Just life is lesson 😭😭😭 please don't go back there thank you

  • @keiyhabib8573
    @keiyhabib8573 2 ปีที่แล้ว +28

    Some humans are so inhumane😔I'm baffled...May Allah grant her ease

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +11

    Waa xanuun iyo caloolxumo shekadani Allaah yaraxma😭💔💔

  • @umuyaasir5722
    @umuyaasir5722 2 ปีที่แล้ว +9

    Abayo Samir iman alaha kusiiyo qalbigaada qabooji nolol qurux badan ayaa kuu Danbeyso Insha.alah

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 2 ปีที่แล้ว +12

    Ax gabadhaas walaashay ah waxey martay xanuun uusan nin ragg ah xataa u dul qaadan karin, Alle samirka aad muujisay ha kugu abaal mariyo baayo, والله يحب الصابرين ❤️

  • @Awosaid1
    @Awosaid1 2 ปีที่แล้ว +5

    Miskin walhi wan ilmeyay markay ka shekaysay ninkedi labad dhimashadisa ilahay haunaxaristo wiilkaaas 😭😭😭

  • @zakariyeiraad2212
    @zakariyeiraad2212 2 ปีที่แล้ว +16

    Gabadhan Nolol kharaar hadey laheyd wey soo aragtay allaha qalbiga u dhayo😭

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 2 ปีที่แล้ว +10

    Allahayow janadi ku arsuq hooyoyinkeenna yaa rabbi 🤲

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q 2 ปีที่แล้ว +41

    ياااعمري قصتها تحزن 😭 الله يبرد قلبها

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax ilahayoow ada awood leh qalbiga u qabooji cawad khyr qabo sii amiin amiin amiin amiin amiin

  • @rayaanmatan3040
    @rayaanmatan3040 2 ปีที่แล้ว +3

    May allah swt those who’re struggling wlhi sheekada gabdhan waa ooyey 😭🥲🥲 ilaahay hakuu gargaaaro sis you’re strong mother 🤲🏾🙏

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 2 ปีที่แล้ว +5

    This is so heartbreaking story abyo ilaahaygii kaso badbaadiyey ayaa ku mahadsan

  • @saciidnuuje3823
    @saciidnuuje3823 2 ปีที่แล้ว +10

    Waligey qisadaan ka hor Whli qisa la ilmayn😭😭 midaan waa i tabatay Really
    Lkn ilahay waa mid naxaris badan Taas waa uga aridoona maalin un ninkaas

  • @yusracimran6571
    @yusracimran6571 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ilmyy wlhi Abyo qalbig Allh kuu Qaboojiyo Huuno nolol farxad leh Waarto Abid abyo 😭😭😭😭😭😭😪😪😪🥺🥺🥺🥺

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 2 ปีที่แล้ว +7

    😢🥺😪................................ASC
    Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax wlhi waa qiso said xanun badan wanla qiroday wlhi😭😭ax ilhy imanka haku siyadiyo wlshy mcneyy😭😭😭😭

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 2 ปีที่แล้ว +23

    abayo imtixaan waye iillahy badal khayr qabo😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 2 ปีที่แล้ว +1

    Salallahu cayhi wasalma illahaye samirka illaahye haku adkeeyo wllo janada fardowsa hakugu badalo wllo dhibtaa kusamar insha allaha walaahye waan oyey

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 2 ปีที่แล้ว +6

    Soomaali oo dhan qalbiiga qalan alle weyn oo waxida alle badal qeyr qaba ha ku siiyo abaayoy

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 ปีที่แล้ว +1

    Xanuun walaahi abaayo samiir iyo iiman Allah ha ku siiyo wiilka ku qabay ee kaa geeriyodayna allow janatul fardowsa ku soo dhaweey

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 2 ปีที่แล้ว +8

    إن الله هو الرزاق ذوا القوة المتين

  • @saaracalicadow2466
    @saaracalicadow2466 2 ปีที่แล้ว +8

    Wllhi gabadhan nolasha midkii u gu xumay bee so martay sorr abyo , 😭😭😭😭😭😭 abayo nola Farxad badan allha ku siyo manta duco ban ku awodaaa ilaheyna hanagu aqbalo
    Ilaheyow nolashena Farxad nagu dhamred yaaa rapi😭🦋💖💖

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 2 ปีที่แล้ว +18

    Iilhey haku xafido abaayo qaali qof adeg ayad tahey ❤️

  • @rahmoahmed3852
    @rahmoahmed3852 2 ปีที่แล้ว +19

    Part 3 soo fududee wll plz wll so fududeee wll calooshaa i xanuun tay wllhi ilmadaa iga qubatay srry wllshey wixii ku soo maray iska illaw wllshy

  • @minaabdi1255
    @minaabdi1255 2 ปีที่แล้ว +26

    @ridhwan
    Plz send part 3 asap
    I love this story mash Allah I ca t wait to hear more.

  • @updu.r4hm4n
    @updu.r4hm4n 2 ปีที่แล้ว

    Masoo marin qof la mid ah nabigeena muhammed(s,c,w) maasha allaah

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso yaab leh wadanka haba tagen ayaa ku qabaneyso Ilaahow umadaadaan nahay nasoo gargaar aamiin yaa alaah

  • @fatmaabdalla3430
    @fatmaabdalla3430 2 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan gabdha aan caawino😭😢 yaanan daawan uun wax uun ku caawino😢😭Riyadeeda aan urumayno

  • @naciiimofarah294
    @naciiimofarah294 2 ปีที่แล้ว +8

    Intan qiso soo dhgaystay waa tii igu yabka badneed illhey qalbiga hakuu qabojiyo abayo

  • @samriyeofficial3583
    @samriyeofficial3583 2 ปีที่แล้ว

    INAALI LAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN WLLHY WAAN LA MURUGOODAY ilahyna ha u naraxiisto wiilkaa