WIILKEENA ASHRAF OO SURPRISE LA YAAB LEH AAN KADIS UGU DHIGNAY MA FILEENIN HAMBALYO…..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 503

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 ปีที่แล้ว +67

    Ayeey maaheysato wiilka hooyadii dhashay maheysato miyaa. Lacagta asaga ayaaloodirilahaa oo sameysanilahaa xaflada saasaa kafiicneed❤

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 ปีที่แล้ว +7

      TH-cam muu leyahayhee mesha fitas ayaa laga radinayaa fahan

  • @ayuubsaidali8650
    @ayuubsaidali8650 ปีที่แล้ว +223

    Masha allaah hambalyo hambalyo ashraf yere waxaa codsaneyna ashraf qisadiisa inaa noogu shekeysaan waayo waan ku wareerney

    • @aminaali75
      @aminaali75 ปีที่แล้ว +14

      Ashraf maxamed saciid baa ladhahaa lkn mafahmin😢 wa kugu raacnay in nalabaro

    • @salmaadan9424
      @salmaadan9424 ปีที่แล้ว +2

      @@aminaali75 hh naag kale lee dhashay fahan nh

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 ปีที่แล้ว +1

      ​@@aminaali75saxaf dhaly iyada madhalin

    • @umuahzab1357
      @umuahzab1357 ปีที่แล้ว +8

      Saxaaf baa dhaly hooyadiis way dhimatay 😢 byo

    • @ummiadan3920
      @ummiadan3920 ปีที่แล้ว

      Wanoxadhashe wle😂

  • @nuuraabdulaahi6104
    @nuuraabdulaahi6104 ปีที่แล้ว +90

    Qisada wiilkan yar ee ashraf doonaynaa❤😢

    • @meymuuncismancaalim8795
      @meymuuncismancaalim8795 ปีที่แล้ว +3

      Sharaf adnaa curadkeda waye iyo saxaaf

    • @samiraabdi1809
      @samiraabdi1809 ปีที่แล้ว +7

      ​​​@@meymuuncismancaalim8795ashraf adna ma dhalin , curadkeda ridwan waaye

    • @ashwaq2269
      @ashwaq2269 ปีที่แล้ว +2

      @@meymuuncismancaalim8795Asharaf saxaf ba dhalay Lkn adna ma dhalin

    • @sahrosiman6834
      @sahrosiman6834 ปีที่แล้ว

      adna eedo ayey u thy saxaaf aa dhalay

  • @jacburjalfaq9641
    @jacburjalfaq9641 ปีที่แล้ว +7

    Ashraf qisadisa Nala wadhaga plz madama u family ka tirsanyahaay anakana an family kina nahay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ustaadnasrudiin2461
    @ustaadnasrudiin2461 ปีที่แล้ว +2

    M.a wallhi waan ooyay ilaahay ha idiin barkeeyo awlaada

  • @MarwaanMuuse-s2y
    @MarwaanMuuse-s2y ปีที่แล้ว +3

    Adna maanta waxaan kuu qiray in aad tahay qof qalbi fiican sida wiilka yar aad ula hadashay masha allah

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 ปีที่แล้ว +5

    Maansha alaah ilyaas waa inanyaro akhyaara walahi reerka isagan ugu jeclahay aktiv firfircon dun mcn naxariisleh hadal kara weeye Maansha alaah koro kalin gal wallka wuu ka arkay kalgacaylka wuuna ku doortey waw❤❤❤

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood ปีที่แล้ว +6

    Bless him, i can see that he wished to be with his family on his big moment. Congratulations lil man 👏🌹🎉

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi ปีที่แล้ว +4

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saarahasan9097
    @saarahasan9097 ปีที่แล้ว +27

    Maasha Allah wiilka abihiisu aad ugu egyahay lkn maskiinka xaqiisa iska ilaali adna abihiis inta agjogto kali yu arkine u sheeg xaqa iska ilaali o waxaad dhaantaan siiya wa nin rage waligis ma ilobaye

  • @prince_najib3454
    @prince_najib3454 ปีที่แล้ว +9

    Ashraf waxaa dhalay maxamed siciid lkn Adno ma dhalin hooyo kale Ayaa dhashay lkn waa hoodadiis Labaad❤❤❤

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 ปีที่แล้ว +18

    Adna abayo asharaf qisadiisa nala wadag waa codsi

  • @amiiraaweys3536
    @amiiraaweys3536 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah ugu horeen hambalyo 🎉❤❤ayaan leeyahay ashraf cade taniyan waxey ilatahay ashraf saxaaf inuu dhalay oo adna ay dhalin yacni hoyo kale ay dhashay sida aan aniga isdhahay waye🧐

    • @ifraahifka292
      @ifraahifka292 ปีที่แล้ว +2

      ani xitaa saas umaleyna

    • @Abdullahi67
      @Abdullahi67 ปีที่แล้ว

      Haa islaan kalaa dhashay eeygala tageen saxaf curadkiisawaye

  • @maryan3892
    @maryan3892 ปีที่แล้ว +48

    Masha Allah u daaye waxaan filayaa inuu saxaaf curudkiisa yahay wiilka

  • @jamilajama918
    @jamilajama918 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ❤congratulations ❤habo please noo soo sheega ashar saxaaf ayuu u agyahay Allah xafido

  • @fiskaayaaadioaaadinijeceln8600
    @fiskaayaaadioaaadinijeceln8600 ปีที่แล้ว +6

    Ashraf abihiiiz o mesha taaagan waaaye wlhi m.a ilahey hanii xifdiyo wilka yar❤❤❤❤❤😊

  • @nuurtoyaaquub-ez8we
    @nuurtoyaaquub-ez8we ปีที่แล้ว +4

    Asxaabey wanii salaamay ma igu raacsantihiin in noologu sheekeyo ashraf qisadiisa

  • @dhucdhucofficiall9158
    @dhucdhucofficiall9158 ปีที่แล้ว +5

    Iyaaah cimraan baaba waxkasta kashifay oo yiri asharaf maxamed said😂 yaa maqlayna , maasha allaah

  • @FaizaAbdirahmaan
    @FaizaAbdirahmaan ปีที่แล้ว +7

    Maashaa Allah best dad really adna ayadana waa best mom lkn wiilka jaamacad haduu gaaro iskuday inaad malesia keento insha Allah si ay waxbarashadiisa waxbarasho quality leh unoqoto insha Allah

    • @aishacali607
      @aishacali607 ปีที่แล้ว

      Wiilka inu yaryhay umuuqda wali

  • @umeimaabdallah4423
    @umeimaabdallah4423 ปีที่แล้ว +4

    Ashraf Malaysia inuu ka aqristo wayo haduu damaye schoolka insha'Allah adna congrats 🎉 habo

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +29

    Maashallaah congratulations ashraf yare ,,,, ma adna dhashay mise hooyo kale bal qisadiisa wiilkan nooga soo warama hambalyo uun baan argbaa

    • @fooziyafawaza4526
      @fooziyafawaza4526 ปีที่แล้ว +4

      Samiyeey Asaga dhaly wiil
      Hooyadiisna Adna mahan waa hooyo gooni saan u fahmy

    • @ashwaq2269
      @ashwaq2269 ปีที่แล้ว

      Hooyadi way dhimatay san maqlay

  • @munishmohaz5928
    @munishmohaz5928 ปีที่แล้ว +4

    Wilka muxu emotional u yahy maxa ku dhacay maskiin ❤❤❤

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 ปีที่แล้ว +9

    Masha.allah hambalyo ashraf guusha quruxda badan Aagartay😍

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +17

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaw maashaa Allaah tabaarakallaah family qurux badan HANBALYO HANBALYO Asharaf eedo….. Maxamed asxaaf waxaa tahay aabo ku dayasho mudan Iyo adna wallaahi sawanta oo eh ilmaha wexeey ka dhigaan #1❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +11

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤ congratulations asharf 👏👏👏 adna iyo saxaaf family

  • @monam7931
    @monam7931 ปีที่แล้ว +3

    Mansh allh wllkod oo ka wayn alle ha idin daayo saxaf bu u egyahay

  • @zaynabcabdiwali312
    @zaynabcabdiwali312 ปีที่แล้ว

    Masha allah hanbalyo habo mcn intan io kabadana kurajenena ❤❤❤❤❤ waduqalanta gushan io kabadanbe waxankurajeynena kalinta 1 sanadkakale insha allah

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 ปีที่แล้ว +11

    Hambalyo ashraaf saxaaf iyo adno waxaan sugeynaa ashraaf oo xaflad qabsadey lacagtana udira vedio hanoo so sameeyo ❤❤❤

    • @Ridwaneta
      @Ridwaneta ปีที่แล้ว

      Adna maa dhashay wiilka

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 ปีที่แล้ว +1

      @@Ridwaneta my

  • @haniiyoayan9362
    @haniiyoayan9362 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah hamblyo 🎉ashrfa and Adna family God bless you Habo

  • @AasiyoAli123
    @AasiyoAli123 ปีที่แล้ว +2

    Hanbaliyo hanbaliyo Ashraf cade guuleyso waligaa❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zaamabdi1531
    @zaamabdi1531 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ashraf familka farxadada jecelyihin ilahey ha idin barakeyo masha allah

  • @nezmaupdi77
    @nezmaupdi77 ปีที่แล้ว +5

    Family izku duupan tihin m.a♥️hamplayoH habar yar ashrafow

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah TabarakaAllah Hambalyo Ashraf cade🎉🎉

  • @salmoabdihasan9976
    @salmoabdihasan9976 ปีที่แล้ว +20

    Saxaf allaah ku deysto ashraf iyo adna dhaman carurrtada

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 ปีที่แล้ว +26

    Wlh waa ooyay😢 adna qalbi wanaag waarid fiican ayaa tahay waarid fiicana waakusoo tarabiyeeyeen mashaa alah ❤ hambalyo ashraf maxamed sa'id❤🎉🎉🎉 hooyo calwiya waligey ma arag lkn wlh niyadaa ka jeclaaday ❤❤❤

    • @nimcosaalim1978
      @nimcosaalim1978 ปีที่แล้ว +1

      😂😂maxd la oydey horta ilmo nool lama qarin karo anu iydoka xanqysa in magcisa la so qaado ayaan arky walhti geedi bay taagnthy hdaa ay u sacb tumi lahyd saxaf baa fmilygeedi hareerheda keenay 😂qosol imnkaa

    • @shukricnaasir3688
      @shukricnaasir3688 ปีที่แล้ว +1

      ​@@nimcosaalim1978 Apayo ma.adna dhashay mise saxaf mise way wada dhaleen

    • @nimcosaalim1978
      @nimcosaalim1978 ปีที่แล้ว +1

      @@shukricnaasir3688 isgaa ayaa dhalay iydu may dhalin

  • @AhmedMahdi-gl9dg
    @AhmedMahdi-gl9dg ปีที่แล้ว +2

    M.a famil qurux badan ilahay cimrigin ha dheereeyo

  • @maryammaxamud5717
    @maryammaxamud5717 ปีที่แล้ว +4

    willkaagu sa id buu kugu eg yahay saxaaf ❤😊masha alllah

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 ปีที่แล้ว +5

    Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl ปีที่แล้ว +14

    😢 wiilka Wajigiisa Qanacsanaan kama muuqato anyways Hambalyo ashraf yare ❤😊

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 ปีที่แล้ว +2

    Ashraf adna iyo saxaf miya dhalay wxn u hestay ridwan inu curad yahay mnsh Alah ❤❤❤

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah Alla wiilka saxaaf u ekaa waa jexisa mash aallah

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah 🎉congratulation ❤❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah Hambalayo Hambalayo qurux badan a u dirten

  • @CaashoCumar-tp5vy
    @CaashoCumar-tp5vy 6 หลายเดือนก่อน

    Yaaweeye wiilka Ashraf adna maa dhashe❤

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 ปีที่แล้ว +1

    Saxaaf wuu is dhalay markan❤🎉🎉🎉🎉 habo guul wacan ashraf

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +8

    Manshallah beautiful family ❤️congratulations Habo & Edo! Cilmigaga cilmi naafaca allaha kaga dhigo! & keep going ❤️🎓🎓🏆🎉🎊👏👏🌹🎉

    • @zahrinabas
      @zahrinabas 10 หลายเดือนก่อน

      Maga cay wa ashraf

  • @sucaadmahamedhassan8054
    @sucaadmahamedhassan8054 ปีที่แล้ว +1

    Wilkan keena maleysiya plz daruuf kamuqato wlhi waxaana isku hoyo Abe aheen maficno 😢😢

  • @zamzamaxmad4432
    @zamzamaxmad4432 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah ashraf waa mid qabiida sida saxaaf

  • @Adendiriehayan
    @Adendiriehayan ปีที่แล้ว +1

    Mashllh beautiful family 🎉happy congratulations 👏family wangsn wayee allah idiin barakeyo dhaman tiin kuwii marakasta farxsan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +6

    Manshalah😍hanbalyo ashraf wiilkina sadaxad family adna chanal ❤❤❤ saxaaf hooyo calwiyo

  • @munaahmed5256
    @munaahmed5256 ปีที่แล้ว +2

    mshallah mshallah tabaraka lah❤❤

  • @zafabintudaahir1023
    @zafabintudaahir1023 ปีที่แล้ว +12

    M.a Congratulations anigana iso duceya F4ka inaa natijo wacan lakulmo🤲🥺

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว +5

    Maasha alaah waa safaax oo inta taagan 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻

  • @CabdiraxiimcismaanDiirshe
    @CabdiraxiimcismaanDiirshe ปีที่แล้ว +1

    M.a hanbalyo Ashraf i🏆🥇💪🏾

  • @HabibaBuule
    @HabibaBuule ปีที่แล้ว

    Wilka yaawaayo nafahn siyo wllo yaal ok ❤❤❤

  • @Hamkiz
    @Hamkiz ปีที่แล้ว +8

    Hampalyo!!!!🎉 Ashraf dear son may Allah bless and ease all your journey in life and here after 🎉🎉🎉🎉 il xun kuma aragto inta uurka kabugta.Ameen @Adna Channel.

  • @zamiyobashiir2237
    @zamiyobashiir2237 ปีที่แล้ว +5

    Congratulations ashraf yare hormar wcan 🎉

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว

    M.a hamplyo ashraf cde isha bni’admka alle hka qabto wa rjeynaa f4 marka dhmeso inaa mlesia imato oo aad jmacd ka gasho angna aa ku argno ❤

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi cuniga indho kaso harey waka nexisen hda saxaaf curadkisa miya masha allah tabarak allah

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 ปีที่แล้ว

    Hampolo Asharaf m.a farxad ku nolow adna waxa tihiin famil qurux badan ilahay ha nixafido

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah hambalyo ❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎁🎁🎁

  • @iftincabdilahi-nt9uv
    @iftincabdilahi-nt9uv ปีที่แล้ว +2

    walew saxaaf assgaa is dhaley masha allah so barbaar anaga Edaa ku nahey unuka unuka lee waaye Edo mcn Hampyp❤❤

  • @Aminaaa222
    @Aminaaa222 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah allaha barakeeyo wiilka yar adna miyaa dhashay

    • @princesseszalma4549
      @princesseszalma4549 ปีที่แล้ว +4

      Mye saxaaf dhaly

    • @aminaali75
      @aminaali75 ปีที่แล้ว

      Saxaaf dhaly lkn waa kuwareersanahy

    • @Raxmokhaliif
      @Raxmokhaliif ปีที่แล้ว

      Saxaf dhalay waa curadkiisa adna madhalin

  • @ina_dahir
    @ina_dahir ปีที่แล้ว +3

    Halmar xita abe mcn ma dhihin bee muxu wilka niyada ugu dila 😢

  • @amrandualejelle5582
    @amrandualejelle5582 ปีที่แล้ว +14

    Lkn Wilka farxad kama muqato 😢

    • @Rumaanabdilhi1122
      @Rumaanabdilhi1122 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi 😢 malaha cuqdad ba ku jira wiilka halmar xita mu farxin

    • @amrandualejelle5582
      @amrandualejelle5582 ปีที่แล้ว +1

      Haa uqdad aya kamuqato

  • @mahadabukar-pk6mf
    @mahadabukar-pk6mf ปีที่แล้ว +1

    hambalyo ashraf addeh dadaalka hallaa kasii wad inshaa allaah

  • @Asma-tc5qw
    @Asma-tc5qw ปีที่แล้ว +4

    Wuu xishoonaya m.a king Ashraf hore usoco abowe ♥

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaha 👍🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎊🤲🤲🤲

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allah wiilka yar dadka commentyada an fiicnen uso qoraya ka daaya inu aqrisanayo laga yabe wiil yar o qurux badan wye so barbar abwe team saxafna ashraf lacagtisa siiya si isagana xafladisa u qabsado wiilka yarna inta ka dhertahay aabo u badi si qalbiga ugu dego

  • @ladaniishosmanmohaz8681
    @ladaniishosmanmohaz8681 ปีที่แล้ว

    Waxan sugnapa waa qisadiii wiilkn yar Ashraf😫🥰🙌🏽

  • @NajmoMahad-pg1bc
    @NajmoMahad-pg1bc ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +1

    Mash alle hambyo hambyo ashraf hore uu soco ishla ❤❤🎉🎉🎉🎉👑👑👑

  • @MalyuunAbdu
    @MalyuunAbdu ปีที่แล้ว

    Ashraf nooga soo sheekeya hamblyo asharaf🥰

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 ปีที่แล้ว

    Team Ashra is Muujiya ❤️

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah 👏 ❤❤❤❤

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah Hambalyo 🎉🎉❤❤❤

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah congratulations ❤🎉

  • @SaamiyoCqaadir
    @SaamiyoCqaadir ปีที่แล้ว

    Congratulations ashsharf masha allah tabarka allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @hawaa4258
    @hawaa4258 ปีที่แล้ว +4

    MashAllah, beautiful event!! Who is Ashraf? Adna, is that your son we don't know about it?

    • @shuc.x
      @shuc.x ปีที่แล้ว

      It's saxaaf's son,from his previous marriage

  • @idilabshirodowaa3740
    @idilabshirodowaa3740 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah happy birthday 🎉❤❤

  • @umeimaabdallah4423
    @umeimaabdallah4423 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah congratulations Ashraf habo

  • @Queen-Farhiya
    @Queen-Farhiya ปีที่แล้ว

    Hambaaliyo hambaaliyo habo mcn Ashraf🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @عايشهابراهيم-ط1و
    @عايشهابراهيم-ط1و 4 หลายเดือนก่อน

    Hambaliyo Hambaliyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramuromafardowsa5394
    @ramuromafardowsa5394 ปีที่แล้ว +1

    Hamplyo 🎉❤❤ ashraaf🎉❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @sahrobuux9846
    @sahrobuux9846 ปีที่แล้ว +4

    Maashallaah wa iman yar oo qurux low ah maashallaah rabi wax barashada kaalinta usareyso haka gaarsiiyo bowe

  • @nimcokaynaan3836
    @nimcokaynaan3836 ปีที่แล้ว +18

    Adna walal waan ku salamy salan kadib walalo waxaanjeclaan lahaa inaad dadal ku bixiyo wilkaansu saxafi ugu keeni lahaa walalhis sudu u daremo walalo inu ledahy mansha Allah manta waa nin abe u bahan iyo in qalbigisa la ilaaliyo wayo xiligi u walid nimadu waxay tahy u aqoon wuu kaso gudbay edo ashraf ale haku xifdiyo🤲😢❤

    • @qalihaji8331
      @qalihaji8331 ปีที่แล้ว +5

      Sax carurta kale Ugu faraxan lajogoda
      Asna ey qalbiga wax kagalin

    • @sahrobuux9846
      @sahrobuux9846 ปีที่แล้ว +5

      Cuniga hooyadi hady heysato hooyadii wax udhaamo maleh lkin hdaysan heysan aabihiis wax udhaamo maleh

    • @sadiaabdulahi6311
      @sadiaabdulahi6311 ปีที่แล้ว +1

      Naag gurigeeda in lakeeno ma fiicna sikasta oo ay u fiicantahay waxaa uga siifiican yaydiis waayo haduu maanta naag aabihiis qabo lajoogilaa kaalintaan masoo gaareen sidaan aniga qabo waayo reero anaa lasoo koray. Ilaahay ha u fududeeyo inta u dhiman waxbarashadiisa Ashraf mid dhinaca diinta barta oo ku dhaqmana Alle haka dhigo

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 ปีที่แล้ว +1

    Ashraf ridwan waka weyn yehe ma saxafa horey nag kale ugu dhashay

  • @safiyaadansafiyaadan5462
    @safiyaadansafiyaadan5462 ปีที่แล้ว +2

    Adna curatkaaga miyaa mashallah ilaahy hakuudaysto

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hambalyo hambalyo Ashraf yare 🎊🎉🎉🎊🎉🎉🎉🎈🎈🎂👍❤️❤️❤️❤️

  • @najaxc.qaadir124
    @najaxc.qaadir124 ปีที่แล้ว

    Masha allah masha allah is ishiina yaaney ku dhicin ee masha allah dhaha ❤❤❤

  • @ayaanmaxamed6971
    @ayaanmaxamed6971 ปีที่แล้ว +4

    Masha'allah fmilkeygah❤🎉

  • @edabsansidahooyaded6901
    @edabsansidahooyaded6901 ปีที่แล้ว

    Ashraf waayo waan ku wareerayee adno iyo saxaaf afar caruur ah bas miyeeysan dhalin🤔🤔🤔🤔

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha tabarikllha hambalyo hambalyo hawar yar ashraf 🎉 🎉🥳🥳🥰🥰❤️❤️

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj ปีที่แล้ว +2

    Guleyso 👏🏼👏🏼 Ashraf yare

  • @zuhuurmohamett7258
    @zuhuurmohamett7258 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allh hamplyo ❤

  • @shamsociise478
    @shamsociise478 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo hambalyo ashraf cadde hore usoco❤

  • @barwaaqoahmad9495
    @barwaaqoahmad9495 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah 🥰 Habalyo sharfa

  • @nasrajaama9543
    @nasrajaama9543 ปีที่แล้ว +3

    M.a Alle ha barakeeyo Ashraf lkn yaa dhalay Wiilka

  • @maysumyarey
    @maysumyarey ปีที่แล้ว +4

    Asim baa iga qosliyy😂😂😂