Ustaad Filfil is just amazing how how he feels the oud and he goes deep into honestly i have never seen a comparison of him when it comes this amazing instrument i have heard the songs millions of times but in this kind of oud i was just watching filfil, his hands, his oud and his entertaining style. He got hets ⭐⭐⭐⭐⭐ but shadiya ⭐⭐⭐ she couldn't catch up with him and couldn't go without signals from him. but it was amazing i enjoyed it.
to be honesty ma garanayo qofka laxanka saaray saalax qaasim iyo ahmed gacayte but I only know for sure in abdiqadir yam yam alla yaa raxma erayada sameeyey qadra daaahir na qaadey thas all
Waar ninkan waxaa baray jiim sheekh muumin isaga ayaana kaga profession San imika filfil keep going the one an only somali oud player xudaydi Bay barteene
CODKA GABADHU IYO HABKA AY U QAADAYSO HEESTA AMA AY ULA HAYSATO KABANKAN UU GARAACAYO MACALINKAN WAYNI AAD AAYAY II CAJABIYEEN..GABADHA WAXA KA MUUQATA INAY TAHAY AMA LLEDAYHAY MAWHIBO FANEED
You were kind enough to lift me home and you showed me your music. This is beautiful! Thank you so much for sharing. Love from Cape Town South Africa.
Yaa is somalian guy Dean Norman
War filfil intii la yaqaanay waala isla dhaafay wlhi waxkale weeye kabanka uu tumayaa cimaamada ma igula tuurteen ustaadka
lol
Alla ya cizak ustaad Filifil gacanta kuma go'do.
Filfil xasan aadan bu ka yahay xaga kaban ka Wlhi waa legend great respect ustaad
Ustaad Filfil is just amazing how how he feels the oud and he goes deep into honestly i have never seen a comparison of him when it comes this amazing instrument i have heard the songs millions of times but in this kind of oud i was just watching filfil, his hands, his oud and his entertaining style. He got hets ⭐⭐⭐⭐⭐ but shadiya ⭐⭐⭐ she couldn't catch up with him and couldn't go without signals from him. but it was amazing i enjoyed it.
Thnxz bro
Thanks a lot brother, your nice words meant a lot to me,
@@filfilstudioproduction anytime I am learning to play now I wish I will one day play like you insha Allah
Keep going bro you are best talented
Amazing hand mr dhinbil barteedi bad dhigtay ustaad salan diran ban ku so barin 😍 songs the music
salamau laahi walal
Shaadiyo sharaf aad ayay u Cod macaan tahay anigu waan taageersan ahay Filfi isaguna halkeeda ayuu dhigay kabanka hore u soco
Axsan FILFIL, balse isku day inaad heesahooda igayu ay leeyihiin aad u tunto! Bal aan aragno siday ugu luuqeeyaane.
Codkan wey keentay inantu. Waxaa la yiraahdaa qofka cuudka tumaya ayaa heesta ka keena heesaaga! hadba waa sida uu xagiisa/geeda u helo. Thanks Yaa ustaad Fil-fil.
Allaah yakhaliik filfil waad soo dhawaysay kabanka
Allaa yacizag Filfil halkeedii ayuu dhigay kabanka
Caleek Caleek ustaad filfil
War gabadhan cod meesha kuma hayso, lakin the brother with the cuudka beautiful sxb
Allaya cisak caleek caleek caleek Codka iyo kabankuba caadi ma aha sxb nin weyn filfil
Ustaad filfil cuudkii baa haadlayo yidhi cidaan isaga ahynba yaysan carabkayga qaban
Anigu wiolkaas isgaabshey baan daawanayaa siduu wax leeyahatly.
Alla haku dhawro filfilaw boowe..
Filfil dhadhan gacan kusamays ah u uyelay tlhy www
Shaadiya Sharaf. 😍
Khadra daahir iyo ramadaan ❤
Waar Cunugtan waa Eber ee Filfilow adaan ku daawanaynaa kuna dhegaysanaynaa. Keep going Boqorka Cuudka waqti xaadirkan.
DJ filfil bogorka kabanka 100%
maxamed miyir (ahun) boqorka cuudka jiilka dambe..laakiin filfil iyo jarmal iyo nuuradiin cali amaan waa jiilka dambe
*Allaa man kabanka jecelahy*
Nadiiro goormay si dhuumaal ah ku soo gashay muqdisho
Wa Nairobi mar hore
to be honesty ma garanayo qofka laxanka saaray saalax qaasim iyo ahmed gacayte but I only know for sure in abdiqadir yam yam alla yaa raxma erayada sameeyey qadra daaahir na qaadey thas all
Heestan Alle haw naxariistee khadra daahir waa codkeedii baxsana midhaha waxa sameeyay Abwaan Yamyam Laxanka waxa sameeyey Axmed Gacayte Yusuf
Waaaw
Midhihii yamam
Laxamki saalax qaasim
Xusuusti khadra daahit
Daahir calasaw belaayo tahay na
Laxanku waa Axmed Gaceyte.
Beenaale salaxee waar laxanka waxa lahaa axmed gacayte yuusuf cilmi dadka ha muransiin jaahilyow
Wllhi heesta inanta kaadaysa cod laguma oga lkn filfil baa la baxsaday cuud ka macaane dhan walba u ciyay ayanu ku ilawnay cod keedi xumaa
Alle yacidag hesman
Alle haw naxariisto laxanka heestan waxa sameeyay Axmed gacayte Yuusuf
Ariyada waxaa leh abwaan yam yam laxkana waxaa leh abdikariim salad qaraaey
Beenaaale
Waa ku ciyaartay
Tan fanaanad uma aqoonsani
Niyow ninkan kabankiisa wan ku murqaaama
🤣🤣Ma caynkasaa
Wow
Inta loobaqayo bay sigaysaa meesha laga galayo may tahmeeso
Ustaad filfil isaga iyo nadiir nayruus is ruxtaanka walalo bay ku yihiin
Daahir calasoow kalamada eri dhaban heesta ku jirta magaranayo dhabanka caadiga u ah buu is aabaynyaa isgoo isleh ishaar😂😂😂
Wan kula arkay😅😅😅😁
filfil wa kabaneste qaliya sacdiyo leftedu cood fican ayay ledahya Lakin nin culus aya utumayo
Thanks
Gabadha cod macaan oo dabacsaneey leedahay
Ayga aygu dhalay ee calisaw iska kiciya
Kkkkkkk
Laxanka saalax qasin maleh waxaa leh axmed Gaceeyte
Sax waa sxb laxanku axmed gaceyte yusuf
Waa iska cadahay in ninka cuudka tumayo kooshin(aun) wax soo baray
Waar ninkan waxaa baray jiim sheekh muumin isaga ayaana kaga profession San imika filfil keep going the one an only somali oud player xudaydi Bay barteene
Faisal Amore Inkasta oo aan la dhayalsan karin Filfil ha barbar dhigin Rabbul cuudka!!
@@osmanmohamoud143 sxp ninkan kuwii hore waa seexiyay wuu ku dhaga dhagaystay
@@amore5583 jim sheekh mumin iyo kooshin qiyaastayda cuud laguma gaaro
Faisal Amore saxib fayslaw soaw maha Gacanti koshin ahn Ayay U Egtay Lakin Ninkan Iyo Nin La idha Nuradin ali Amaan Aad bay U Gacan Macanyiin
Wwwe
Warya gabadha naska haka taban hhhhhh kabaka
Kkkkk
Hhhhh filfil kabanka si mac asagoo utumaayo ayuu hadana lasii jadboona wuu kugu socona
Filfil maskaxdaada iyo gacantaadaba musiga waa kahoreeyaan. Xirfadii Intay kaabadatay aa qaabkii heesta loo tumaayay badashay oo mid jeebkaagaa noosaartay. (Over complicated).
Thanks😁😁👌👌
CODKA GABADHU IYO HABKA AY U QAADAYSO HEESTA AMA AY ULA HAYSATO KABANKAN UU GARAACAYO MACALINKAN WAYNI AAD AAYAY II CAJABIYEEN..GABADHA WAXA KA MUUQATA INAY TAHAY AMA LLEDAYHAY MAWHIBO FANEED
👁️Isha Sacabka Mari👁️
Erayadii Abwan Yamyam
Laxankii Saalax Qaasim
Codkii khadra Daahir
Dadkoo ururayoo
isu tagey dhammaan
ma ogaan karaan
moyee isaga
ayaaa waaay haaaa uga warrama
aramidu inay eel dheer taqaan
Hadba waxaan arkaa
anoo ay cidla ah
eri dhaban sidiisii
kuu ololayee
Ubax baan sidaa
kuula soo ordee
maad iga aqbali
eedaad kalgacal
adaa igu unkaye
dhibtan mawga bixin
kugu indha la’
usha maad u qaban
Ifo faalo iyo saad aragti dheer
sida awliyaan ku oddorosayaa
ayaa way haa ilo biyo leh
ku agmeerayoo
oonku ka baaba’ayn
garta odayada
la i soo dhigaa
arji iyo aqoon
afti kaa baxshee
Yay ku dhicin ilmadu
dhir abaarsatee
isha sacabka mari
eedaad kalgacal adaa
igu unkaye
dhibtan mawga bixi
naftan naftan ku oggolee
kuu abaajitee
kuu abaydintaa ee
kugu indha la’
usha maad u qaban
👉Lyrics Gaagaale 👉
Cod baxsan malahan
ILAAHAYOW Hadday Xitaa Inyaroo Cod Ah Hayso
Rikoodh Falaagay Oo Cajaladii Cunaya Ayaad Mooda.
Codkii Kijada Iyo Weelka Lagu Xali Jiray Ayay Banaanka Ulasoo Baxeen Indho Adayg Dartii
Haxaqirin Gabadha Wey KeentaY Heesta Muhiimaduna Wa Iney Teembada Qabsataaa Weyna Heesataa Teembada
Gabadha yaan la xaqirin way cod macaan tahay I say thanks shadiyo sharaf and Filfil
muxuu isla ruuxa ninkan horta
Waa macalin Ruugay garaacista cuudka
Lol the music rocks him its natural