waan jeclahay jacaylkayga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 422

  • @idrisbubaa2959
    @idrisbubaa2959 2 ปีที่แล้ว +143

    Mamadaan waxay u egtahay qof dhib badan so maray Marka ilahay danbi dhaaf Ha uga dhigo ❤

    • @sadiamdahir5764
      @sadiamdahir5764 2 ปีที่แล้ว +2

      Yes lkn alxdulilah ilahay ilmah baarii howga dhigo ilmaheday ku nasan

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej วันที่ผ่านมา +1

      Amiin.amiin.amiin.amiin.amiin yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 ปีที่แล้ว +25

    Ilahey axmed u naxariiso soomaaliyey u wada duceey ahmed🥰🤲

    • @sahaladan6495
      @sahaladan6495 ปีที่แล้ว +1

      😊😊

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej วันที่ผ่านมา +1

      Ilahaay.hanaxaristo
      Axmed.cagah.weyanah
      Amiin

  • @hafsayusuf1992
    @hafsayusuf1992 ปีที่แล้ว +6

    Waa xanuun jaceylka aan daawo lahayn kaliya aad rabto qofta ad jaceshahay 😢😢 waxaasa kasii xanun badan kaligaa marka jaceshahay 😢😢😢aan lakula wadin 😢😢 inta sidaan ah allah qalbika ha uqaboojiyo qalbiyadoodana allaha kasaaro ❤

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 ปีที่แล้ว +6

    Walhi qalbigaa kahadashay waan dareemay illaahay axmed ha u naxariisto adigana qalbiga hakuu qaboojiyo😢

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaasi inuu kufuro adoo jecel may ahayn, sadexdiiba wuu isukaaraaciyey si aanad ugusoo laaban,hadana weli waad jeceshahay, dumarku intooda badan,ninka dhiba bay jecelyihiin❤

  • @feisalhanad7896
    @feisalhanad7896 2 ปีที่แล้ว +8

    Hoyoo hodan dhar Illahey ban kujecladai
    Nolosha inta kuudiman farxad iyo ciwada barakeysan edoo 😘😘😘💪💪

  • @caluushanuurcayni4190
    @caluushanuurcayni4190 ปีที่แล้ว +7

    Axmed jacayl ayaa isku guursanay ehelkeey dartiisa ayaan uxumeeyi daruufo badan ayaan ugu sabray..🥺mudo kadib wo ila guursaday haweenkii guri galkiisa ayaan ogaaday woxoona igu shekeeyi in aabahiis ku daray gawadha mudo kdib waxan ogaaday inow asiga keensaday gawadha furiin ayaan kadalbaday waana kala tagnay kadib ayow ila so xxariiray waan lahashiyay waxaan go’aansaday inaan isku noqono ileen waan jeclaayi aniga ku farxsan isku noqoshaheena ayow iga dalbaday inaan qudbo siro iskugu noqono 😢💔 kadib waxn ogaaday inaan kaligeey jeclahay.. hadane ilaah waxan kabryaa in qalbigeey ii qaboowo jacelkiisa iloowo ya rab🤲

  • @claahigudow4283
    @claahigudow4283 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaceylka alle hakubaro qalbi dhagaxyahey

  • @Suweyda771
    @Suweyda771 2 ปีที่แล้ว +6

    Aniga waxaan soo maray xalad adag waxaan ka shekayn doona markaan 50 jir noqdo tariikhda iso martay ilahay cimriga hay ii dhereyo amen

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 ปีที่แล้ว +1

      Baaye hada ka sheekey dadka ugu faaidey maxad 50 ula sugi

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa sheko xiisaleh habaryayr illahay dhexdina illahay maslaxo ha dhigo adi iyo wllshaa amiin awlladana bariyaal ha kaga dhigo😘

  • @marioabdiqadir6278
    @marioabdiqadir6278 2 ปีที่แล้ว +41

    Strongwoman never give up maamo 🥺❤️

  • @najmashiiq9563
    @najmashiiq9563 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilah ha u naxariisto axmad adna Ilah qalbiga haku dajiyo wax Ku dhibo Ilah kuma tuso mama mcn ❤️❤️

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar waa qiso xanuun badan hodaneey allaah ku saamaxo Aaaaaamiin

  • @ramloapdirisakramluzh6487
    @ramloapdirisakramluzh6487 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi wa qisada hda ihaysata camaal Hoooyo guulayso wn ujeeda dholacadentada ayaad ku qarinaysa murugada ku hysata rabi haku garab galo nolsheydiyey wlhi ma jecli hooyo xanun daremaysa ilahay hku amaan sado❤🫶🏻🥹

  • @ridwaan-z1u
    @ridwaan-z1u 2 ปีที่แล้ว +22

    Axx jacayl 😥
    Ilaahow nasii qof si dhaba noo jecel axx jacayl waxaa damqaday markay dhahday siduu axmed ii dareemayaa c.kariin oo iqaba ima dareemayn 😥 4 saacadood ayaan jirdiin isla fadhinay axmed allow isii qof si dhaba ii jecel oo is fahano oo nolosha aduun iyo ta aakhriba wadaagno 😥🤲🤲🤲🤲

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 2 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed allehaunaxariizto 😭😭😭jcylku madhamaado😭😭😭

  • @sagalahmeth3837
    @sagalahmeth3837 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah unaxariisto ahmed. 🥺🤲 adigana hbo mcn😭nolool farxad leh kunolow inta jirtid❤️

  • @amiirjama238
    @amiirjama238 2 ปีที่แล้ว +12

    Hooy mcn mar naba qalad malihid adigu 😢😢
    HooYoo qalad mayeelato hooyo Jacaylkii waa jiraa waana kaad magudhasheeen Hooyo mcn uducee Axmed rabbi qoray inay sida dhacdey ahaato qisadiinu waxyar baad calaf ama nolol isku lahaydeen intii uunbaa dhacdey 😢❤❤❤❤❤ allow hooyo kasta noo Xafid 😢😢

  • @faisoali6637
    @faisoali6637 ปีที่แล้ว +5

    Waxan ku farax sanahy inaan jacaylkaygii koowaad la noolaado waliba si farxad leh
    Waxana ku sii qanacsanahy inuu allihii I siiyay uu iga noqsaday oo xaqu nakala ka xeeyay carfoon allaha kuu danbi dhaafo aad baan kuu jecelahy kuuna jeclaan doonaa macaanbadan😭💯❤

  • @hafsanorelmi3994
    @hafsanorelmi3994 2 ปีที่แล้ว +23

    😭maamo aqoon kuma lihi lkn qisadada we iga ilmesisay ilah janada hakugu irsaqo wan daremi kara qof qalbigis dab kashidayahay balse dholacadenayo 😭Ilah haku xafido mamo dhibna haka dhowro adi iyo carurtada

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 2 ปีที่แล้ว +7

    Mamada waan ka helay qurux badanaa macanaa oo qalbi fiicnaa ilahay ha ku xafido waxna aarsanin iska cafi admiga wixii khalad ka sameeya ilahay dartii love you habo ❤❤❤

  • @lakiali162
    @lakiali162 ปีที่แล้ว +1

    Mamo waa ku jeclahay ilaahay haku daayo

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    5 jeer Baan ku ceshaday sheekadan axmed 😢😢😢😢😢😢
    2/2/2025🎉

  • @sabaaxaxmed1188
    @sabaaxaxmed1188 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaahy waad iga oohisay qisadani way itaaatay abaayo rabi hakuu hiiliyo cadawgagu ha jabo cimri dheer iyo cafimaad ku waar waxad tahay geesiyad mnsha allaah 😍❤

    • @queenrashaa4362
      @queenrashaa4362 2 ปีที่แล้ว

      Ahmed markey dahtoo Caloshaa ii xanunay wlhi wil Ahmed laa dahoo ayan asaganaa imaa soo jedooo

  • @cabdiqanimaxamed3620
    @cabdiqanimaxamed3620 2 ปีที่แล้ว +9

    Hooyo wlhi shiqsi waaya badan soo maray ayaad tahay lkn maanta ka nool mnsha alllah noo soo badi hooyo wlhi😪

  • @FadumoMuseaidid
    @FadumoMuseaidid วันที่ผ่านมา +1

    😢😢ilahy qlpiga hku qabojiyo wa iga ilmeysiisay runti😢😢

  • @assiaabdillahi2085
    @assiaabdillahi2085 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo hooyo macan ❤❤❤❤👑

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 ปีที่แล้ว +1

    Hodan cadeeye keep going

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 2 ปีที่แล้ว +3

    Ala illhow jaceyl isii qof daacada noloshii iga xiiso jabin 😭😭😭alle habo qalbiga ha kuu qaboojiyo

    • @queenrashaa4362
      @queenrashaa4362 2 ปีที่แล้ว

      Abyo jclkaa waa xanun runtii Anigu xanun adunkaa daremoyaa runtii isoo ducey intuu Alle iso celiya midkan Adunkaa ujclhy wlhi mailawii karoo

    • @sacdiyomaxamed8745
      @sacdiyomaxamed8745 2 ปีที่แล้ว

      @@queenrashaa4362 🥺🥺

    • @saamhayaan6147
      @saamhayaan6147 2 ปีที่แล้ว

      @@queenrashaa4362 wn grnayaa qof jaceyl hayo ma yaqaan waxaas ba kuu xun waxaasba kuu fcn lkn wllo mid ka fcn oo ku jecel bd helaysaaye ha u bixin alle isku xidh oo weydiiso qofka aad rabto iyo weliba sida aad rabto inuu ahaado qof kaa tagey iska illow anba wn iska iloobey alle ayaan ka sugayaa mid iga wngsan oo iga jaceyl bdn ❤😭

    • @queenrashaa4362
      @queenrashaa4362 2 ปีที่แล้ว

      @@saamhayaan6147 Haa huno lkni asaga unbaa rabaa hhhhhh lknii waxii fcn Alle Haa nuga toosiyaa

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 2 ปีที่แล้ว +1

    al m. a abyo noshada iskaaado. qofku jecel ayaan kurajen abyo
    allaah ajar hakusiyo

  • @faisaaadan1175
    @faisaaadan1175 ปีที่แล้ว +1

    Wax bdan Baan raadinay maamadan sheekadeeda alha kubarakeeyo hodan ey Guul iyo gobonimo

  • @nasrinafarah8390
    @nasrinafarah8390 2 ปีที่แล้ว +2

    Hbo mcn qf caqli bdn thyy wlh oo gesiyd😭😍allha kuxafido melwlpa tgtoh ilhy haunxristo ahmed

  • @amiirahabdi2565
    @amiirahabdi2565 2 ปีที่แล้ว +4

    Her smile 🤦🏻😢 qof dhib u soo samre u egyahay 😢😢

  • @anuusaidmoha7677
    @anuusaidmoha7677 2 ปีที่แล้ว +8

    Wan dareeemay walhi hadal kasta oo afkeeeda kaso baxa waxan kugu duceyn inaaad abid faraxsanaaato hoooyo mcn❤

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 2 ปีที่แล้ว

      Hi sis subscribe ii saar

  • @hodon4661
    @hodon4661 2 ปีที่แล้ว +3

    M.ashalh qof qimo badan ayaa tahy wllhy illhy amarki shekadda wan dhagysta waxbadana wan kafaida illhy dhibka dmbi dhaf hakaga dhigo

  • @aishuuziishueb5551
    @aishuuziishueb5551 2 ปีที่แล้ว +4

    Jecelka wa naxaris qofkii helo aya daremo karo mama Ahmed qabriga Alle hausaciyo kuwe akhiro isku arko Alle haiidin kadhigo Aniga midkan jecelhye Alle adun io akhiro kaigu siiyo😢

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 ปีที่แล้ว

    Hooyp mcn illahay sabarkaaga janno hakugu geeyo jacaylka dhabta waligiisa ma dhamaado lkn qadarta ka weecisay Axmed illahay ha u naxariisto jannoh fardowsul Aclaa Alle ha geeyo inshaa Allaahu

  • @umuridwaan8815
    @umuridwaan8815 2 ปีที่แล้ว +9

    Alaahu Akbar saan u uoyay alaah og jacayl waw❤❤❤❤ Mashalaah 🎉

  • @cayuuniqurux6318
    @cayuuniqurux6318 2 ปีที่แล้ว +1

    hpo allha u naxaristo ahmad adigana waxan ku rajeynayaa frxd warta i.a.

  • @daimandol8830
    @daimandol8830 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh wan oyaay inbadhan. Hoyo Allah hakuxifdiyo

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 วันที่ผ่านมา +2

    2022 ayay tidhi 40 jir ayaan ahay
    2025 waxay tidhi 65 jir ayaan ahay
    Yaab😂😂😂

    • @Hothan_Abdullahi
      @Hothan_Abdullahi 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dagaalkii siyaad 35 sano kaso warergtay xiligaas ilmo ay haysarey bal adigu isku dhufo

    • @hubaalmedia296
      @hubaalmedia296 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @Hothan_Abdullahi mihiimadu waa in ay marna da'deeda saxda sheegtay marna da'dii is yaraynta ay inoo sheegtay 🤣🤣🤣

  • @nimconadar
    @nimconadar 2 ปีที่แล้ว +12

    Sax 🥺😔 maamo Aqiro ku kulma oo janada isku hela

  • @gudoon986
    @gudoon986 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax alle haw naxaristo axmed adna alle qalbiga haku qabajiyo mashalahaa mama cout baad tehey hore soco

  • @samiabaradho5337
    @samiabaradho5337 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi xanuun deep ah bay dareemaysa ala ilahaw dulmigu soo daahiri oo dhibka ka dul qaad

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah hoyo macan guleso inshallah 🙏 ❤️ ♥️ gushada wad gari waxa tahay hoyo wanagsan o sohalgantay o wayo arag ah ilahey waxi kudibaya alaha kaqabto runahanti aad ayan uquroday wan oyay walahi Love you 😍 ❤️ hoyo

  • @footlad8866
    @footlad8866 หลายเดือนก่อน +2

    The definition of an alpha widow/crypto feminist

  • @najmaxasan9406
    @najmaxasan9406 2 ปีที่แล้ว +19

    Mam your ever strong women ur story make me cry 😢 God bless u wherever you are ❤️

  • @aasiyanuuraaaziya4101
    @aasiyanuuraaaziya4101 ปีที่แล้ว +1

    Eedo hodan iska cafi wixii wax kugesystay adiga sacaadad kunoolaaniye❤

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official 2 ปีที่แล้ว +1

    Momiii dhamaaaan dhibka aad soo martay wajigaga ayuu ka muuqda ee rabbi hakaa meyro momiii❤

  • @anisayusuf9711
    @anisayusuf9711 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah waxaad heshay jacayl dhaba waxaana hela in yar dadka.ku heyso qalbigaaga.

  • @maryanmohamet7953
    @maryanmohamet7953 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa run qof ku jecel hdaa ka tagto mid kgu ciyaaro aay ku helaya wiil baan sanad iyo sideeed bilood wada socnay noole laga Simo wlhia ma arg wanaagiisa habeen madaw ayaan ka dhaqaajiyey 6bilood ka dib ayuu damcay inaan isku soo noqno waan diidey wlhia baan ku dhaartee 8sano ayaan kala maqnahy nin ka fiican inaaan la hasaawin kun dabeecadood uu lahaa ayaan ka baraa nimanka markaa la hasawaayo waan ka wayaa waan ka niyad jabaa maalina qalbigyga kama bixi dhawr jeer ayaa Sms u qory hdna tiray si uusan iii dhihin qof iga fiican ma soo weysey waana ogahy wuu I aqbali lhaa mnta hdn wax wlba u sheego lkm maya ma awoodo💔😭
    Naagtii uu guursdaa wlhia nin bey helysaa naxriista nuglaanshaha ,dadnimda dabcsanida ,taageerida,taanaasulka nabad ii ahaw meel kasto jogta abdalla ❤️🫂🥺💔🤲

    • @najmamaxamed3484
      @najmamaxamed3484 2 ปีที่แล้ว

      Wllshey nin ku jecel oo sas ufcn lana helee dhanka fcn ka eeg oo ulaabo laga yabaa inaa dib isku heshan intaa hadhow ka qomamayn lahayd si ad ah hada lahadal ❤

    • @najmamaxamed3484
      @najmamaxamed3484 2 ปีที่แล้ว

      Wayo qofka halmar ayuu jansi somaraa hada calaf isku ledihiin oo uu wanahsan yahay ada kadakee ulaabo wax wayn maha

    • @maryanmohamet7953
      @maryanmohamet7953 2 ปีที่แล้ว

      @@najmamaxamed3484 walalo 8sano ayaa laga jogaa xiriirkeenii mnta ma ogiii in xidhiidhi leeyahy lkm weli ma guursan Marka laga yabaa in wax badan iska badaleen oo uu iii diido

    • @najmamaxamed3484
      @najmamaxamed3484 2 ปีที่แล้ว

      abyo kolkadii ad niyada ku hayso marnaba ha ku fikirin wax yalaha nagativka ah lahadal oo waydii inaa wada hadli kartaan adigu ma ogid waxaa u kudhihidoono una sheeg inaa qalad ka gashay oo u iska ka cafiyo waydiiso si aad adi kugu nolan hadhow inaa wax lumisay markaa wuxuu kugu jawaabo adi firi si kasto wakhtiga udheerado waacadi waxaas ee bal isku day abyo inaa cafis waydisato adna usheegto waxkasta kadib wuxuu dhho adi ogan kartid lagayabaa inuu jacelkii wali ku qabo waxaasintaa iska dayso u sheegalana hadal waydii inaa wada hadlikartaan kadib waxkasta usharax

    • @maryanmohamet7953
      @maryanmohamet7953 2 ปีที่แล้ว +1

      @@najmamaxamed3484 hye walal mhdsnid

  • @shamsoyusuf5961
    @shamsoyusuf5961 2 ปีที่แล้ว +3

    Axmed magaas wlhi waa ahlu Jano yaa anigaba wuu iga dhintay allah qabriga wasic allaha uga dhigo aniga ilaa hada nin wan qaban lahay adunka axmex ugu jeclahay mamo wlhi aniga inaa iga hadleyso ayan modaa lkn aniga iskaman furin asigoo iqba ayuu dhintay gadashiis nin fcn man helin ileen asigaba qalbigeyga dhax fadhiya😭😭😭😭😭 waan iska ooy nayaa

    • @munamahmedmuniish1117
      @munamahmedmuniish1117 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo macanto ilhey qalbiga haku qaboojiyo mid garbkada noqadana alle haku siiyo 🤲

  • @HodanAbdi-w1i
    @HodanAbdi-w1i 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mamo ilaahay adi iyo Axmed janada ha iskukiin geeyo

  • @hodhanmohamed8109
    @hodhanmohamed8109 2 ปีที่แล้ว

    Walahi nag an barkinteda ku oynin rer madaqan wa run nin wa libah carbisan

  • @IqroAbdalla-lo8tx
    @IqroAbdalla-lo8tx ปีที่แล้ว +1

    Mama wnkujeclhy mama😢❤❤❤❤❤

  • @HassanAli-gs2ls
    @HassanAli-gs2ls 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cabdikariim maskiin waaye aan wax fahmeen tan oo kale yaa qabi karo

  • @fatimanour625
    @fatimanour625 ปีที่แล้ว

    Alle walalah qaar wlh ma fiicno sida kuwo an ogahay oo dhib Ila raban😊

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GABADHANI WAA BEENALAY SHAYDAAMAD AH OO MUNAAFAQAD AH HWALIGAY MA MAQAL NAAG WAYN OO SIDAN U HADASHA HEBALBAAN JECLAA IYO KAN JACAYL UMA GUURSAN MIYAANAY ISLAAM AHAYN CARUURTA AY DHASHAY IYAGUNA MAXAY SHEEGI BARI KASII DARAN.

  • @nulllls
    @nulllls ปีที่แล้ว

    Maamo ilaahay samar hakusiiyo maamo❤❤

  • @AbuukarKurey-n2b
    @AbuukarKurey-n2b 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahey utowbadkeen inta goori goiri tahay

  • @ifraaxapdi-zr4ll
    @ifraaxapdi-zr4ll ปีที่แล้ว +2

    Waa run nin arxan male

  • @nafisaibrahim4531
    @nafisaibrahim4531 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi maamo madax jabkaas anigaa nin ku guursaday 2 months gudaheeda ayaana iskaaga furay waan ku salaamay hooyo mcn 🙏🙏🥰

    • @nafisaibrahim4531
      @nafisaibrahim4531 2 ปีที่แล้ว +2

      Lkn saaxibo nafta u dhexeysee eheed intaan kii qalbi jabka aan u guursaday markaan xoog iskaaga soo furay oon xitaa daqaro kajeexay markan usoo labtay kii aan jeclaa oon gursaday ayuu qiyaano ii geystay shalaayto ayaa i qabatay oo iga gaartay maxaa iskaaga soo furtay ninkaadi wlhi asagoo cuntada jiifka iigu kenayo ayn soo xumeye 😭💔🙏

  • @pathraawil603
    @pathraawil603 2 ปีที่แล้ว +4

    Anuu wlhi mamo waxaan anuu maanta ku farxi lahaa adna waad ku farxi laheyd Axmed wiilkiizi oo kuu jooga

  • @ckaafimaxamed8555
    @ckaafimaxamed8555 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofka lgndka ah la sheeygow waa qofka samirka pdan wllhi maama wxaa thy lgnmad ayaa thy wit aqli pdan oo iimaanleh ayaa thy wllhi nasiib aa lee yhy qisadaada inaa maqlo love u maama💯💯nolow ifka intaa joogtid💯😭💯💯💯😭💯😭😭😭

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

    Yaaaaa allaah nasaamax
    Gabadha waxaa waajib ku ah ninka qaba iney jeclaato o aaney qiyaanin
    Ckariimna wuxu ku qaldanaa in naag an jeclayn lasii nolaado😢

  • @ilhaankhaliifnuur6776
    @ilhaankhaliifnuur6776 2 ปีที่แล้ว +10

    Wax walbo jecelka iyo naxariista qofka ka hesho lama ilobo Ilaa hadu geriyoda xita😢💔😭

    • @haniyeyali3184
      @haniyeyali3184 2 ปีที่แล้ว +1

      Been mahan laakiin qofka ma dareemi karo marku qof si dhab ah ku jecel Aa heesato laakiin Marka weesa ogaane sister ani noloshayda 3 jeceyl isoo marte 3 jeerba aniga jeceylka igu soo hor mare aad u rafaade Marka daale xanuun iyo dhawac badan mare nin walbana Marka nacay uu dib iga soo keclaade laakiin uma joojin aayagoo ooynaa alx ane waa ka kabsade Marka sister aduunka Saas iska eh

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hodaney anigu waan ku taageeraa wax kastaba hadaad samayso❤

  • @deqamohamed8960
    @deqamohamed8960 ปีที่แล้ว +1

    Hodan waa in buug lagu qoro sheekadeeda.😊

  • @kaafi8921
    @kaafi8921 2 ปีที่แล้ว +1

    Mama ilahay wxn kaaga barýay
    Inuu kuu booga dhayo aakhirana janno ku geeyo

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh wll macaanto yaa Allh❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

  • @amaalxabiib4962
    @amaalxabiib4962 2 ปีที่แล้ว +1

    Hodan wanku tageraa 🎉🎉

  • @maizahaaji8395
    @maizahaaji8395 ปีที่แล้ว

    Mama Ahmed Oo kale Allha Ku sahlo

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 2 ปีที่แล้ว +2

    Wey habadan wa habo fican qlbigyga wey tabatey iskadaya cidan dhibysay from hargeisa kaso salmya hbo😢😢😢

  • @fartunali1158
    @fartunali1158 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi habo qisadooda hada ayaan ku dhex jiraa qaab ugu baxay la ahay maryaha inaan tuurto wax yar baa iiga dhimin dhibka aan marayo waalid walaal iyi ninba haba ugu darnadaan waalid habo xagee kale soo xariiraa weligay dunida inta aan joogay qof qisadayda oo kale waa adiga plz ila tali inantaada kale ahay

  • @xaliimomaxamed4266
    @xaliimomaxamed4266 2 ปีที่แล้ว +4

    ilahow kaqabo waxii dhibaayo maamadan🥺🥺 guuleyso hooyo mcn

  • @hhhd-n7b
    @hhhd-n7b 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    bismillaah, walaaley, talo marabtaa, bax ee hadaad, muslintahay, cumro aad ee illaahey, bari, waxaan umaleynayaa, adiga nabsi ayaa ku hayo qof aadka gashay illaahey, kaligii ayaa og, adiga waad dhibaatey santahay, habeenkii, maseexatid, mirtaax matihid, hadaadan qof dulmin, maxaa, har iyo hoyaad kuu diiday,, dad ladulmiyey, waan aqaan, waxalagu sameeyey, waxaad adiga sheegeysid waxba maahan, saastahayna,, waa, naag, degan nonol, fiicanku nool adiga maxaad lanasan ladahay, ooku kadeeday,,, subxaana llaah, cumro aad, beydka illaahey aad,,

  • @Abdirisak_jfy
    @Abdirisak_jfy 2 ปีที่แล้ว +31

    kalhoonahoo Hadaa Fiirsatay " Waa Kan Asoo Soomali Ah Wlhi' prety Waa Axmad " Qoftaan Waa Sharukhan " Cabdikariin Waa Seef Ali khan😭

  • @zeynabmahdi
    @zeynabmahdi 2 ปีที่แล้ว +4

    Sorry mamo 😭😭😭💔wllhi qisadada wan ka heley wana ooyey 😭😭😭💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭💔💔💔

  • @xaawamaxamed403
    @xaawamaxamed403 2 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo sabar adiga io jecelkaga janatul fardowsa allah idinku kulansiiyo 🥺❤❤

  • @zamzamkosar870
    @zamzamkosar870 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll siAad axmad isu heshaan janata ushaqyso dadkii kudhibayna iska cafi

  • @dhamaystiran1903
    @dhamaystiran1903 2 ปีที่แล้ว +1

    Hoyo mcneyyy allow janada ku gee hoyo mcn wlhy wan ku jclhy hoyo hodan🥺😭😭😭😭

  • @shuriashuria5800
    @shuriashuria5800 ปีที่แล้ว +2

    Sheekadaan wuxuun baa igu leh waxbaa ka sia

    • @samsammaxamed2753
      @samsammaxamed2753 2 วันที่ผ่านมา

      Maanta ayay maxkamada daahir calasaw ka taaganthy

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    3 ma'aha waa 4 inta aad adiga sheegtey inta kuu qarsoon ILAAH baa og

  • @MarizaHaji
    @MarizaHaji 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    22years with 6waye horina waka dhaldhalese❤

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว +1

    rabiyoow nogar gaaar yaawaduuud💔💔💔

  • @dahraanduuduu9388
    @dahraanduuduu9388 2 ปีที่แล้ว +3

    Jaceyl ninki soo maray aya garan kara qof walba iskama sheegi karto jaceylka dhabta ma ahan mid dhamado aduun 😢😢

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sirta aad qiraneysa yaa ciqaab kugu filan ilaahey wuu ku asturey hadana wuu kashifey marka ka toobat keeni weydey balse mid ogow dabinkan aad u maleegtey Abdikariin waa lagaa jarey waa kaa ilaahey kaa siiyey 15 caruur aad ku dhashey adigoo dooneynin caruurta markey maqlaan shirqoolka aabahood wey ku toogan lahaayeen jaceyl hooyanimo kuuma hayaan nabsiga aad guratey xitaa adiga kuguma koobnaaneyso ee waxey ku dhici caruurta masaakiinta ee Abdikariin sifo laguu taabsiiyo xanuun murug iyo shaleyto aduunka iyo aakhiro
    Walaashey macaan toobada wali wey kuu furan tahey intaadan dhiman ee jaaniska ka faaiideyso hasoo af balaarnaanin
    Ninkan Abdikariin danbiga uu galey wuxuu ka galey rabigiisa balse adiga waxaa ka gashey rabigaaga iyo adoonkiisa waa labo kabaa’ir marka toobada ilaahey waxey kaamil noqoneysaa marka cafis weydiisato Abdikariin dhibkana ka joojiso Bacdeyn ilaahey weydiiso toobat
    Wabilaahi tawfiiq

  • @ccyalabdoc5493
    @ccyalabdoc5493 ปีที่แล้ว

    Cabdikariim waa dulmanaa waana maseersanaa ileen naag ina adeerka ay jeceshahay hadana kuu dhaxda walee cabdikariim waa samir badnaa.

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqanaka xagee laga yaqaana laba nin oo walaalo ah midana isaka fuur midana guuraso walaiba waan kuxumanayay mahaa saxiib waa walaalo Subaxanalla 🫢🫢🫣🫣🤐🤐

    • @samiirosiman5122
      @samiirosiman5122 2 ปีที่แล้ว +5

      Walalo run ah maahan ilmo adeerayal waaye wayna geeyan

    • @kaltunwarsame3072
      @kaltunwarsame3072 2 ปีที่แล้ว +2

      @@samiirosiman5122 walaalo waad mahadasan tahaay sida fiicane eed ifahasiisa jasakuma laahi kharan

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 2 ปีที่แล้ว

      Maserba ladhaha magcisa

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 2 ปีที่แล้ว

      Anaba aqaan gabar nin furay oo walalaki kayar guursaday, kii labaadna furay,waxyaabaha qaar waa lala yaaba

  • @wiiloahmed7559
    @wiiloahmed7559 2 ปีที่แล้ว

    Illahay ha naxariisto ahmed . Aamin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Aminaami134
    @Aminaami134 ปีที่แล้ว

    Ax aaaaaax waa qisa xanun badan 🥹🥹 ilahay Ahmed janada ha idin ku kulmiyo 😢

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq 2 ปีที่แล้ว

    Allaah yarxama raaximiin alleh haw naxariisto Ahmed 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @adoza7567
    @adoza7567 2 ปีที่แล้ว

    Mamo Mcnto Kuma Aqani Lkn Wlhi Qisadada Ad Bay Qalbigeyga U Tabatay Rahmanka Waxa Kga Barya Nolol Qurux Badan Cimriga io Cfmdkana Allaha Ku Siyadiyo Abbe Ahmed Neh Allaha Qabriga U Wasiciyo🥹🥹💔

  • @oladamed5990
    @oladamed5990 ปีที่แล้ว

    Dagaalkii iyo burburkii meeqa sano ayaa laga joogaa?

  • @mohayare8021
    @mohayare8021 2 วันที่ผ่านมา +1

    40 sanaan jiraa
    Iyo 65 ayaan jiraa
    Tee sax ah

  • @zaynabgeedi4416
    @zaynabgeedi4416 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kadaa ibadan hadaa mailing jirteen waa tan oo kale bal arag cimri miyaa udhiman owlaadeedana sharaf today wey ilowday alow tanto kale waalid umadaada hauga driving

  • @qadiijoaliqadiijo7412
    @qadiijoaliqadiijo7412 2 ปีที่แล้ว +2

    Axmad janada Alle haidinku kulmiyo🥺❤

  • @xanaannour
    @xanaannour ปีที่แล้ว +1

    😭🥺Axx illahow qalbigeda uqabooji

  • @canbuuleeste4152
    @canbuuleeste4152 2 ปีที่แล้ว

    Therapy aa u baahantahay. Calaalaclka nagala hor tag. Wax soo daalay. Doqonyaheey afka weyn

  • @queennihaal8911
    @queennihaal8911 2 ปีที่แล้ว +1

    Mamo aduyada dakasaran waxlagutimamo maqano Wlhi