Barbarta media waa TH-cam ka kaliya eee wali aan u jawabin TH-cam kale taasna waxee no cadeenesa inee yahiin dad aqoon leh waliba ah dad bulshada sida loogo dhax nolaado yaqaan barbarta ku dayasho bee naga mudan yahiin
Wan idin jeclahay wlhi barbaarta media ❤ ciyaalka xun meelaha ka qeyliyo sidaad u yasteen ayaanba ka heley 🤐 Caruur iska hadasha iyo ka soo qaad meel cidlaa codkiisa dhagaha ka xiro👌
Inta soomi rabto soonka 4000 like garsiya
Mahad sandiin👍👍
InshAllah.
kuma sarayo bcs masoomi rabo😡
wellcome qarabo
@@hodanbashir7886 subscribe i Saar walashey
@@labzamabdi5436 subscribe i Saar walashey
Hadad adoo dawanayo aad comment aqriso like ii saar
Inta mugdishu u xiistay abaayo aboowe like ii saar 💓💔🇸🇴💪
Kuusaarey like bruuh adna subscribe ha ila dhaafin
4yrs an ka maqnhy i miss my town allow nbd ku camir🤲🇸🇴🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴
Ax mxn uxissy wlhi
Waxaa larabey mudeyna inuu noqdo walaalkod oo guriga ugu yimaado kadhex kaca
Saaa u nacy illhy iima naco nin iga wato iigu so duceeya yaaqey
walaa lehey wllhi waligy 20 like xita leyma siin alle haidin dhowree like isiiya
Like maxaad ka helysa waa layaabe
217 likes ayaan gaadhsiinay be happy sister💛💜💓👄👄👄👄
Wan Ku saray lakin maxdka faa idi
Samaaraa
Inta ramadaanka sugeyso like ii saara Subiscribena igu dara
Ramadaan coming soon
@@amiinaali5951 subscribe i Saar
inta ramadaan jecel dar alle lije igu saara alle dartiis
Moha salax kuusarey like bruuh adna subacribe ha ila dhaafin
Maha saalax subscribe i Saar
@@farxadqoyschannel793 subscribe i Saar
@@qaddafisomali5749 saaray
Maha Saalax chjjuuuuj7
Ilahey ramadanka ino qeyr nagu garziyo hada jeceshahy like ❤👏🙏👋😁
Gool Media GM OK 👌
Sxb sas like luguma raadsho
@@aznamabdulahi1009 subscribe i Saar
Rirtyfyeodusiyxosnxdogtdo
Inta shaadiyo taagerto like isaaara 😂😂😍😍
Cabdalla cali yusuf kuusaarey like bruuh adna subscribe ha ila dhaafin
Sis ana kulmida ah
Yackoo shadiyo sharaf dharki vidoe gi hore aye watan vidoe kale hadey sameynayan dharka iney iska badalan eheed 😅😅😅😅
Intii igu racsan like ta🤣
Hal malin iney dubeen laga yabaa
Laaxowla mashquul badnidaa wlley
Hhhh nawal maila aragtay dharka
@@aanaan6027 subscribe i Saar
@@ayozaoffcial8917 subscribe i Saar
inta qoralkeyga akhrisay ramadaanka nabad allaha ugu dhameeyo
Aamiin
Ameen ameen bro
Salmaan Abshir Aamin yaa rabi
@@hafuuuuzahmed1623 subscribe i Saar walashey
@@al-sahabah subscribe i Saar
Inta quranka jacel like
Hadad adoo dawanayo aad jiifto like ii saar
Pro subscribe isar
@@qanciyeboy1 plz subscriber isaar
@@qanciyeboy1 wan ku saray
@@laqanyolovechannel7100 wan ku saray
3
Mncha allh allow nabada idin siyaadi Reer muqdisho waa idin jeclahay
From hargysa❤💘🍁💞💝
Zainap hodan subscribe iisaar walaale
Aaamiin Abayo
Hye alpo
Wn kusaray
@@zainaphodan3678 thanks sist
iimbaay ama iimboow minaad ila.araktay in Yackoo iyo Najiib calooldeesteen like ta
Musica ee ku bialbaneyso *marshale* marku ruwayada jilaa oo qabriga *aawkuukuu* booqana aa soo xasustay allow kuu raxmado 2badooda waa marxuum😭😭
amiiiiin anina waxan so xasuusta wagii maxkamadaha ee garoonka iyo meelaha xaaq xaaqi jiray GBC aa ka dawan jiray 😁
Naaji Osman alaxaax allow uramo
Aamiin
Aamin yarabi
walalaheey somilyeed soonka samo iyo caafimaad ku sooma amiin subscribe ii saara mahadsanidiin
Faizo subscribe i Saar walashey
Waan ku saaray
mancha allah xamar caday anon aadin allow hay dilin from Hargeisa
Aamiin aamiin
Soo dhawaaw abyo😍
@@maalintaada7731 thank u mcnto
@@abdulaahiabdiessebaastow4808 amiin wll
@@abdulaahiabdiessebaastow4808 subscribe i Saar
Ninkan jeekey u cod egtahay inta igu raacsan like
Ar manta kheyr waye kii Salman La dhaHaYaY mapa arkoYi commentigiza😁😁😁. Xa dhacaY He like😁
😂😂😂😂🤣🤣🤣😂🤣
😂😂😂😂😂😂
weligeey 50 like ma gaarin asxaabta ilaaheey dartiisa Like iiga dharjiya maanta
Wixii cisman maxamud bahdir ah like isara Arkee inabadanahaye
Intaa sanadkan aroos koda qorshenayo ishallah sida ani camal🙏like isar🥰
Ani saalax qaasin maa igusoo jeedisay kulahaa ar shadhiya😁😀😀😀
qofki igu hore yay like igu cawiya 😘
Kuusaarey like bruuh adna subscribe ha ila dhaafin
hormar wacan barbaarta media waxaan ku faraxsanahay inaad u jawaabi weeden kuwa Durdur ladhaho waxaa tahiin dad nool sharaf baad ledahiin
Barbarta media waa TH-cam ka kaliya eee wali aan u jawabin TH-cam kale taasna waxee no cadeenesa inee yahiin dad aqoon leh waliba ah dad bulshada sida loogo dhax nolaado yaqaan barbarta ku dayasho bee naga mudan yahiin
Shadiyo hoos mrkey ka ganunaceyso qosolaa iso riixo wlh keep going Bar barta media idin jeclhy
Fatuma Bashir kkkkk maila arkte🤣🤣🤣🤣
Hhh hortadaa kayawaay
Xasan in layasay oo loo jawaabin qofkii ila arkay like ha iisaaro
Kusarey sxb adhne Subscribe Isaar Channelkeyga
sakariye abdi isku dirka iska daa ee fiirso waxaas waa laga gudbay ilaahay ka baq soon baa soo dhow
Wa idin saray isaara adinkana asxaabeeey subscribe ka
Hhhhhhh sifiiican looo galay wlh aamusnaanta waa madfac
Xasan kee la dhahaaa
Viva xamar cadeey xudunteydaa
Ku duugan ilahoow nabada
U siyaadi ❤🙏
daaqada in laga dhageysanaayo inta dareemeyso like.
wad madooban jirte mxa kucadeye Ismaila laga wada inta fahante like kuqabo
Shadiya quruxey shekan kudhibi oo kuu cuntamiye quruxey ilasoo xadhiidh de cidi igu racsan ina udhiwo like wllo yall???
shadiyo funny a tahy keep going my fananadyda
Ilahow xamar nabad kadhig intii ila ooysay video inta hore lyk kuqabo
First fadumina second nasteho indho nd nw we hve shaadiyo
I'm so glad wlh m.a keep going dia 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Hadaad Soonka uxiistay like iisaar👋✌️
Bar barta Media nolada intey Nolol jirto hoosha aad no watin Allaha idinla garab galo❤❤❤
Waligey naag jidka mareysa kama dabatagin Hope geyga mahanba shukansiga nocaasa inta IGA heshy like
Hhhh sami subscribe iisaar bruuh
Yaaqe inta shukaansigaanoo kale soo mareen like ha iisaraan si aan ugarto cml
Me walle
😂😂😂😂😂😂😂 shaadiyo sharaf iney ciyaalka xafada thy cidii igu raacsan like 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂shukaansi way dhameesay wacadale
Inta sharaf badanaHa nabiga jecel like i saar
Inta ila aragtay shadiya inay marwalba dhahdo bud like dhac igu siiya bud
shaadiyo sharafy nagta muqdisho iska leh ar ya ila arky hee
C/lahi wadani subscribe iisaar bruuh
Inta shadiyo sharaf tagersan si nabad ah like haiga baqiilia igo qabta
No views an arkoya runna wye be like please✋🏿🤣🤣🤣🤣
Sanadkaan waxaaba layaabay turjumagi wariyihi faananiinta is ku mid ayeeyba noqdeen inta ila aragtay like iisaara asxaabay
Yacko iyo shadiyo...waannku arkay waan Ku cashaqay miyaa wadaan......like hadee waaba aqrisee hunoyaal
walaal maxaa noo dhageesaneesiin sheekeesta kulahaa ar shaadiyaa waa funny wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂
Ramadan Mubarak sxpyal
Najiib and shadiyo dad fuuny ah msh allah😙😚
@@GoolMediaGM ok ana isaar wan ku saree
@@Sacduush2 abaayo macaanto subscribe iisaar ana waan kuusaaraa okay
Waaw muqdisho city qurux badana illahow ano arkin ha idilin inshAllah😍😍😍😘😘😘
Inta tagerto shadiyo like isara
Walalyal iga farxiyo Allah niga farxiyo inshlx subscribe Lee igu cawiyo dar Allah ❤️❤️❤️❤️❤️👍
Wa ugu horeya manta igu sharfa subscribe 100 ugu horeysa lee ha i siiso iga farxiya alle ha idin faraxsiiyo walaalayaaal
veekiyo channel isosar ana wankusosaraya
@@rasmiyachannel6846 diyaar abyo mcnto wa ku saray wana mahdsan thy cadey❤🙏🙏
Wanku sarey anA hada shugrn
Shaadiyo hoooslee kahadleee ganuunac xamxam etaqaaaana inti illa aragtay like
Dani mattaan subscribe iisaar bruuh
Asxaab like inta jacel ramadaanka
Xamar wee qurxunatay masha allaah waa u xisay
Barbaarta waa idin salaamaya waxa ahay mid kamida taagerayaashina wadanka germalka saaxibo qaaliya mudane muuday iyo najiib iyo aktarka wayn sido kle shaadiya inay kooxdena doorato team barbaarta waa ku fraxsanhay ciyalki yar yara sificana yeeshen rer durdur hahaha salaama saxibayal 🙌
Asxbta Waa Aniga kan ugu horeeyo Like 👈👈
Wan idin jeclahay wlhi barbaarta media ❤ ciyaalka xun meelaha ka qeyliyo sidaad u yasteen ayaanba ka heley 🤐 Caruur iska hadasha iyo ka soo qaad meel cidlaa codkiisa dhagaha ka xiro👌
Haa wlh
Inti mogdisho xiso u heyso ani cml Like kuqabta
Hamdi xiis subscribe i Saar walashey
Shaadiyo beelo tahay aabayo jiliinka lkni hai soo firin cml ( camerada) inta ka waa oky hore usocdaa bahda barbaarta 💯
Hhhh inta ka hezhay like isar😍😁
41 minutes iyo 2k.600 masha alaah watagteena talapzaden barbaarta media plz like ugu kazbeeya😂😂
Hehehehe ana saalax qaasin maa igu soo jeedisay kulaa Ar shaadiyaa😆😆😆😆😆😆bar barta ✋🏽😍
Barbarta inshlh malinta mugdishu imado Ina ka so dhax muqdo aya balan ah guul
shaaadiyo waxeyno badashay fadumiina wlh funny girl horey usoco fananadeyna💛😍
Woow mansha Allah MUQDISHO 💕 💕 goool amiin 🤲🤲🤝👈
Fartun aden subscribe iisaar walaale
Fiilada inta ila arktey like isara
Inta marka ay Video ga dhamysaTo ka dib comments bixiya like igu kasbeee
Kuusaarey like bruuh adna subscribe ha ila dhaafin
Is cadeyska ismail xaaji aya lo wadaaa hhhhhhhhhhhhhh inta fahamtay like igu kasbey
Shaadiyo sharaf waan ka helaa jilinkaga wad ku nureysa manshaalah alle haku dhawro
Shaadiyo m.allh ruwayadahaaga wku heesanaa e plz ruwaayad Ramadan noosoo saar😊😊
Vedio gaan xasan top halaga qariyo barbaarta kp going
Wallaahi caadi ma dihiin walaalaheyn
first aan ahy wlhi😄😄😄😄😄
WalaaL Soo Booqo
💕💕 FiLasho Tv 💕💕
Aniga dhanka commentiga wanba nacay wlhi ,,,hdaa soo galo oo aqri damco ,,qofkasta like looba tuuksanaa yaahuuu war naga xishooda feedback filmka inaa fiirino rabnaa idinkana like leeba sheegtaan fadlan naga daaya waxaas wax faaido malahanee wah
Inta muqdisho uxiisto liketa igu kasbeeya,,waa odaygiii la dhacayeee
Walaaalaha Aan jclhy
Fadlan Subscire igu. caawiya
Asad kuusaarey bruuh adna iisaar hee
yacko iyo shaacdiyo aa shidan najiib iyo gabadha kale way dhansan yihiin😂😂😂
Nin ninaa so urooyo😂😂😂qebta kale noso dadajiya shadiyo sharafeey😘❤️💯
Qoraalkaaan Hadaa Aragto Waxaan Rajeynayaaa Inaa Ramadan Ka Nabad Ku Gaarto l
Masha allah magaalada meelaha ugu qurxoon kasoo sawireyn
I see MOGADISHU Mall ilhaw☝casumadeena no hagaaji💔
Kkk alla xasuus waynaa shukaansigii 2004 2005 ahaa wallahy markaa buu shukaansigu sharaf lahaa tell la isku qoraayo, midka hada jiraa waa qurun weeye.😎
Music kada e ku bilaanmeso ruwaayada aaba xusuuus igalisay runtii ruwaayadihii hore ee nasoo xasuusiyeen ❤
Lkn asxabey maila arakteen in aay shaadiyo sharaf aaysan rabin yackoo oo aay rabta najiib aadan najiib fadlan somalinimada like iigu hiiliya
Wali 10 like ma helin ha ila dhaafin hadaa ramadaanka u xiistay
Masha allah king going 😍😍😍😍
Hafza qurux subscribe iisaar walaale
I miss muqdisha
hhhh qosol badnaa keep going dhamaantiin
Yaa igaso horeyo cidna 👌👌
Pleas wan idin baryaa igu sharfa subscribe iyo like
@Shaakir Production ok
@@saidstudio54 bro isaar waku saray
@@saidstudio54 subscribe i Saar
Barbara media thankis
@@naxariisproduction3683 pro wan ku saaray
So funny love it🤣🤣😂😂🤣🤣 we need more
Plz hadaa aragto commentigayga sooboqo yutepkayga kana daawo riwaayado qosol badan INA saar subscribe
Shadiyo sharaf ine durdur karestay cida ila argtay 👍😀
Reer Somalia lahjadooda iska jeclahay wacdalla from hargaysa somaliland 💚💭❤
*100 like isiiya hadaad hargeisa jeceshihiin*
Masha Allah barbarta wanba iska jclhy waa asxb iska dagan guleysa ❤❤
Qaali subscribe iisaar walaale
shadiyo hori u soco qaali dumar ku tageraaa
ok wll