PRANK- WAAN SAFRAYAA SORRY HAMDI WEY SUUXDAY NAXDIN AWGEED 😥😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 322

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel1 3 หลายเดือนก่อน +172

    Sanaaa baa igashay 😭😭😭

    • @SoyafilmsStudio
      @SoyafilmsStudio  3 หลายเดือนก่อน +25

      Sorry wlh😢🙏

    • @SahroshekhSahrosunni
      @SahroshekhSahrosunni 3 หลายเดือนก่อน +5

      Xasan please prnkiyada nocaan ah iska dhafa walhi anigaba suuxi gaaraye xasnow

    • @DaabGaras
      @DaabGaras 3 หลายเดือนก่อน +4

      Umu soo arso

    • @niciimamaxamed9546
      @niciimamaxamed9546 3 หลายเดือนก่อน +3

      Sorry xamdi lakiin kasoo arso

    • @BahjoCadey-db5yz
      @BahjoCadey-db5yz 3 หลายเดือนก่อน +3

      Sorry sister

  • @drsanabmohamed5932
    @drsanabmohamed5932 3 หลายเดือนก่อน +104

    Wll illaahey ka cabso gacantaada ka dhowro gabdha kaa ajnabiga ah diiniyan maku banaaana in gabar kaa ajnabiya jirkeeda taabto nabiguna aad buu uga digey arrintaasi ummaadisa

    • @user-nh1ej8fy4q
      @user-nh1ej8fy4q 3 หลายเดือนก่อน +1

      😮🎉🎉🎉🎉🎉

    • @learnhenna1987
      @learnhenna1987 3 หลายเดือนก่อน

      Islantisi mahoo😂

    • @NajahAdan-es8hb
      @NajahAdan-es8hb 3 หลายเดือนก่อน

      Walhi waa xaqiqi taasa

    • @user-ii3iy1jr6x
      @user-ii3iy1jr6x 3 หลายเดือนก่อน

      Ismaqabaan miyaa😂😂

    • @shamsoahmed2773
      @shamsoahmed2773 3 หลายเดือนก่อน

      Oo maba leys qabo miyaa subxaanallaah

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 หลายเดือนก่อน +114

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @RaxmaAxmed-6
    @RaxmaAxmed-6 2 หลายเดือนก่อน +20

    Halmar igula saliya xabiibkeena muhamed scw❤

  • @Husni3601
    @Husni3601 2 หลายเดือนก่อน +15

    Nabiga kusali❤

  • @jiyaamohamed9358
    @jiyaamohamed9358 3 หลายเดือนก่อน +15

    Mid sxbkey aya malin inu safro rabay wlh qalbiga ixanunay ilaa 5 malin cml wu baqanaye manta baxa siduu ileyahay 5 days ku qadatay ila qalbiga ka fasaxay 😢 mel wlba uu jogo allah ku amaneysto wll+sxb ayu ii ahaa wish u long life dear friend

  • @Saar17
    @Saar17 3 หลายเดือนก่อน +14

    Flashka Ama faaraha u daaran Waa prank kulahaa waraa ifa wareejiya Talie soyaa❤😂

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 3 หลายเดือนก่อน +87

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw

    • @jaweriahali5568
      @jaweriahali5568 3 หลายเดือนก่อน

      SCW ❤️❤️❤️

  • @abdirisaksugulle2810
    @abdirisaksugulle2810 3 หลายเดือนก่อน +18

    Dadkaan muuqaalada duuba suuraha ay jilaan ayaan layaabay iyagoo is og ayey prank kuleeyihiin

    • @aniisa3638
      @aniisa3638 3 หลายเดือนก่อน

      Ma aragtay kuwa dawada ee dhaha best prank ka sheke😂

    • @user-ub3fd6cn1d
      @user-ub3fd6cn1d 3 หลายเดือนก่อน

      Wayabnay😂

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson1 3 หลายเดือนก่อน +6

    Xassan soya sxp kaqaley gibida wa masakin lkn ma.xamdi she deserves everything in laamano in wax walba ay jeceshahy hesho always she is the Queen❤💯

  • @ClaahiYahye
    @ClaahiYahye 3 หลายเดือนก่อน +8

    My boy xasan

  • @Boqordeyda
    @Boqordeyda 3 หลายเดือนก่อน +10

    Zorry hamda 😢😢😢😢 hazan kada abowe wlhi qalbi ku jecel Inuu ka dherato madoneso 😢❤kadaa qalbigeda ilaali

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 3 หลายเดือนก่อน +9

    sorry xamdi wlhi xanun daremay maskin😢😢

  • @Gorod84
    @Gorod84 3 หลายเดือนก่อน +14

    gabadha waa boqorad mj qalbi xabxab ah yaan lagu ciyaarin qalbigeda mj oodhan ayaa sidan u qalbi jilicsan qalbi xabxab soya walalow qalbigeda noo ilaali fadlan

    • @dhooldheeman5488
      @dhooldheeman5488 หลายเดือนก่อน

      Wlhi runba ka sheegtay mj waa dad qlbi xanuna

    • @dhooldheeman5488
      @dhooldheeman5488 หลายเดือนก่อน

      Ayaga dhan wa hindi xataa ragooda

  • @user-le4zy6cs2w
    @user-le4zy6cs2w 3 หลายเดือนก่อน +96

    Scw Scw Scw

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 3 หลายเดือนก่อน +23

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaxamedCabdi-hf7ri
    @MaxamedCabdi-hf7ri 3 หลายเดือนก่อน +7

    Filinkiina waan ka helay

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 3 หลายเดือนก่อน +22

    Hamdi wuu qabaa hassan rumeeso ama harumeesanin❤❤❤❤❤

    • @user-jg1bc5jr4m
      @user-jg1bc5jr4m 3 หลายเดือนก่อน

      Wllhi anigu waa shakiyey😂😂

  • @SabirikeySaabirkey
    @SabirikeySaabirkey 3 หลายเดือนก่อน +6

    Dadkan say noo arkaan😂😂

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 3 หลายเดือนก่อน +11

    War xasan gabdhaan dhibka ka daaya xasan xamdi way xanaaqdey iney xanaagndo majecli❤

  • @xasangaas5708
    @xasangaas5708 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wadne goys inkaar maanad ka baqayn inader waa sidee nio xasan soya zxp isku magacna waa nahaye ma magacaanu ku daynaa waa sidee inanta ka daa sidaa waa khalad qaanuunkana kuma jirto

  • @user-wf3gt3rc3n
    @user-wf3gt3rc3n หลายเดือนก่อน +1

    Nabiga ku sali scw scw scw scw scw

  • @IkranSeid
    @IkranSeid 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanlah been bada shegaysa Wlih na waad ledihin 😢

  • @DeeqoAhmed-zc8ex
    @DeeqoAhmed-zc8ex 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan abowe gabar maskiin ahy i cawiya adga iyo xamdi😢😢

  • @user-ky2yc2fq7f
    @user-ky2yc2fq7f 3 หลายเดือนก่อน +2

    Srry bby gwal❤ hassan gibdha prank nocan hada anyway keep going walalaha qalpiga ❤

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kailali dumshidey hanukan okale wllkey xasan soya wan idin salmey dhaman ❤❤🎉😢

  • @sacdiyamahamedali417
    @sacdiyamahamedali417 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ax sorry abaayo xamdiyeey bole saana maamii😢

  • @Ubaxsiciid-wj7jq
    @Ubaxsiciid-wj7jq 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan gabadha dhaaf maskiinta dhibadanidaa uf

  • @farhiyoali3849
    @farhiyoali3849 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maashallaah Hamdi .Guuuul..habo.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @quenlucky9221
    @quenlucky9221 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sida sxpkyga ku ahy meelan aada marku igu dhaho inan celiyo isku daya😫

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha migraine bay qabtaa subxanallaah ana is mooday madaxa ha xanuujin xanunkaasa anadareemi karo see kaanoqoty😢

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xbbi mu dhahy mise waa dhagahayiga

  • @Abbirashiidismail
    @Abbirashiidismail 3 หลายเดือนก่อน +2

    sheeko khiyaali Film Hiddiya noo jilaysaan kkkkk wa la isasuuxinnaayaa ma naasbay kaa jaqaysay waxay noogu sheekaynayso ee naaga fadhiiso war ma hayside

  • @redseries7287
    @redseries7287 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wiilka sanbuska maxaa ugu gadiweydey xamdi xasan iyo adiga bisa wax lacuno gadatene midganimad waa xagee

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ar qosol badanaaa😂😂😂 suxday aaaa😂😂😂

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t 3 หลายเดือนก่อน +1

    والله حرام عليك ما يصير كذا يا اخويا ام حزان مسكين حرام عليك حسن صويا😢🥹❤️‍🔥😭🥹🫰👩🏼‍❤️‍👨🏼

  • @umuadnachannel1830
    @umuadnachannel1830 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ar baayo soo adiga camerasa eegay hhh

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naa suuro badanidaa nin aan ku qabin baad u ooyeeysaa aaqiru saman

    • @user-ib5hk3qc1r
      @user-ib5hk3qc1r 3 หลายเดือนก่อน

      Wllhi waxan joogna duni macaanki ka dhamaaday dad aan is qabin ayaa sagaashankaba isla jooga dadkani diinta xagay ka soo galeen horta tan kale gabdhan xishood ayaaban ku ogayne horta suuaraha ma waxa lagu siiya darajo aniga waa yaabay wllhi ilahay hazo hadeeyo way lunsanyihine

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 3 หลายเดือนก่อน +2

    Saan ma fiicno Xassn 😢

  • @CaaishaCabaas
    @CaaishaCabaas 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry hmdi😥

  • @IqroAhmedmahomed
    @IqroAhmedmahomed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sidan tim hamdi unahy wan Argudsaneyna ismujiya tiim uma Ahzab

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 3 หลายเดือนก่อน +8

    Parank cml Haku sameenin maskiin waaye xamdi😢😢

  • @user-gp9he8sy9d
    @user-gp9he8sy9d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofta qalpiga u ilaali😢❤

  • @user-rr8ut2dr1d
    @user-rr8ut2dr1d 3 หลายเดือนก่อน +2

    Horta wll ma ciyaal bad no hayzataN😂❤

  • @Ruunmuhumedali
    @Ruunmuhumedali 3 หลายเดือนก่อน

    Nolosha beejkaa iiga jirtid qof bila aadam gali karo malahan kulahaa
    Hasan hooyo mcn intee ku ilaawde 😢

  • @user-io7yw5hp8e
    @user-io7yw5hp8e 3 หลายเดือนก่อน +10

    Wllo.inteen xamdi kahelaa talo muhiim ah ayaan karapaa ee inteen kala xariiraa plz iisheg

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 3 หลายเดือนก่อน

      Tahriib Iyo Wadan information Hadeysan kaa siiineynin Lkn Talo Qoys Iyo Arima Shaqsiyana Qof kle oo Cana oo heleysid Waku sheegi Karah

  • @yurubsaalax6253
    @yurubsaalax6253 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wryaa gbdha yar hanaga dhibin ncdlyhy qalpiga saas jileec weeye😂😂😢

  • @youngmullah752
    @youngmullah752 2 หลายเดือนก่อน

    Soya Prank Aarsasho tan wey dhaaftay.Gabadha dareenkeda wad dhaawacday. Lkn tan Sheeko film lawada og yahay hadey ahan laheyd. Soya films jilaaga ugu fican Gabadhan ayaa koobka ku Guulaysatay.

  • @iqrocabdicasiis3174
    @iqrocabdicasiis3174 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SahroMuuse-vj7nq
    @SahroMuuse-vj7nq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @user-ft6bt4fe8k
    @user-ft6bt4fe8k 11 วันที่ผ่านมา

    Kulahaa adilee niyada kajabi ma idhahenino😂😂😂😂😂

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 3 หลายเดือนก่อน +1

    Road to 500k let's go guys ❤

  • @Qu681
    @Qu681 3 หลายเดือนก่อน

    Xasanoow walalow gabadha dhibka ka dhaf yaqey malin kasta ha murjinine sorry queen xamdi 😢😢❤

  • @ruwaydailkacas4865
    @ruwaydailkacas4865 3 หลายเดือนก่อน +7

    Kan Xaga danbe Wlhi wuuu iga qozliyeyba suuu iskeyhy ruuufiyaaaan😂😂😂😂😂

    • @saynabmusse8568
      @saynabmusse8568 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @hassanmohamed-zg8cy
    @hassanmohamed-zg8cy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adi lee niyada kajabi maidheheeninoo😅

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlky xasan qofta way ku jecshahy ma iska guur satidba hhh

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 3 หลายเดือนก่อน

    WAAR INANTA WAAD KA NIXISAY ALLE HAKAA NIXIYEE...

  • @rukiayussuf6790
    @rukiayussuf6790 3 หลายเดือนก่อน +1

    Pole xamdi abaaayo wanakusalame

  • @MohammedAbdullahi-iy9lh
    @MohammedAbdullahi-iy9lh 3 หลายเดือนก่อน +3

    Adi anaga ma pranki magusameysa mise hamdi😂😂

    • @CawoJama-px3zl
      @CawoJama-px3zl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Bal adba fahan 😂😂

  • @xoriyoadam6118
    @xoriyoadam6118 2 หลายเดือนก่อน

    Benti oo cad wax laysla ogyahay kkk somali Iyo prank wax ba kala haystaa

  • @omarmadey9921
    @omarmadey9921 3 หลายเดือนก่อน +1

    War wxan been badhana ,,prank ayy kuleyin

  • @nimcomohamed173
    @nimcomohamed173 2 หลายเดือนก่อน

    sorry my queen hamdi mcnto 😢

  • @user-nm3pu4xu7f
    @user-nm3pu4xu7f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @luulabdulahi7617
    @luulabdulahi7617 หลายเดือนก่อน

    😢prank maxa xanuun waye iga taag

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm 3 หลายเดือนก่อน

    Sorry xasan mardanbe haunoqon brother wlhi ilin igatimid 😢😢😢😢😢😢😢

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 3 หลายเดือนก่อน

    Wilkaa meshaa fadhiyo duul qad badana duro suro badnaa

  • @Maskiineyyyy
    @Maskiineyyyy 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hamdi anoo kale weeye qof aan isku fiicanahay oo jeclahay haduu dhaho waa baxayaa waa ooya 😢sorry hamdi

  • @InnocentBlockGame-ee1hk
    @InnocentBlockGame-ee1hk 3 หลายเดือนก่อน +1

    waxbeen ah nooshaygaysaan yur

  • @bisharoharuun8609
    @bisharoharuun8609 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 lkn wlhi weyna dhiptaaa xamdi iney wax noqoto xasan dhaaf walale majecli iney garaafo Yar gaadho farxadeda jecelnayhy

  • @raniitamoha
    @raniitamoha 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mardanbo haku sameenin bleas1😥😥

  • @kemalziyad
    @kemalziyad 3 หลายเดือนก่อน +1

    make English Subtitle

  • @AbdibasetIsmail
    @AbdibasetIsmail 3 หลายเดือนก่อน

    Pro xamdi. Aroos .
    Because she deserve fou❤❤😢

  • @deeqo-o6b
    @deeqo-o6b 3 หลายเดือนก่อน

    qalbiga bash xasan xamdi ha ku ciyaarin😢😢

  • @user-uu5ez9if6w
    @user-uu5ez9if6w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry 😢😢😢

  • @salaan4me-hp1cr
    @salaan4me-hp1cr หลายเดือนก่อน

    Nolasha dhan prank kadhigateen lakiin prank dartiis kulala tageesiin

  • @suban974
    @suban974 3 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi filim hindi su ugu shidayey qalbigeda wuu xaday soya sharuqan gabadhan waa gabar fican ilaali

  • @hibocabdidoonyaale
    @hibocabdidoonyaale 5 วันที่ผ่านมา

    Wara gabdha siita noga daa😂😊

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 3 หลายเดือนก่อน

    LAKIN YAAB ANIGA XAMDI BARENKI MARKEYSAMEY NEYSO WAAN KUFARXAA LAAKIN XASAN MARKI LAGUSAMEY NAYOO ANIGA FARXAD😂😂😂

  • @YaasmiinCabdullaahi-fr7fw
    @YaasmiinCabdullaahi-fr7fw 3 หลายเดือนก่อน

    Fiqiyateena.ilaaheycaafemat.taama haseeyo🤲🤲😔

  • @HindaCwahab
    @HindaCwahab 2 หลายเดือนก่อน

    Quruxeey wanlaxumahay❤

  • @QuenAlisha
    @QuenAlisha 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @NaciimaSiciid-le5hh
    @NaciimaSiciid-le5hh 18 วันที่ผ่านมา

    Horta ma isgur saden mise xiriir lee lamaraya

  • @user-wp5ld6zb6f
    @user-wp5ld6zb6f 2 หลายเดือนก่อน

    Brnki leesla ogyahy aa beerka nooga garaacdee😂😂

  • @XamdiAxmed-jd5pp
    @XamdiAxmed-jd5pp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salalahu calayhiwasalam

  • @YaasmiinCabdullaahi-fr7fw
    @YaasmiinCabdullaahi-fr7fw 3 หลายเดือนก่อน

    Xanon.barank.wafersakarnaa.laken.xanon.rooneh.waanaxay.😔😓

  • @fardoussaAhmedRobleh
    @fardoussaAhmedRobleh หลายเดือนก่อน

    Sorry wll Hamdi

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaartan ciyaarta loo marayo ii iska dhaafa, beenta waaba isla ogtihiine.

  • @ayaaankuusey3066
    @ayaaankuusey3066 2 หลายเดือนก่อน

    O hadii la baxo mala suuxaaaa😅

  • @abdimoha995
    @abdimoha995 3 หลายเดือนก่อน

    prank wax aan ahayn mataqaanid miyaa

  • @hanaanhussein4966
    @hanaanhussein4966 3 หลายเดือนก่อน +1

    ala waxan dadba run modi dono😂

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 3 หลายเดือนก่อน

    Bro gawadha qalbigeeda ilaali waa dumar any way my family guuleysta❤🙏

  • @NadaBintuxirsi
    @NadaBintuxirsi 3 หลายเดือนก่อน

    Horta ma is qabtiin?

  • @ayaanshariif3885
    @ayaanshariif3885 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaali prank😂😂😂😂😂😂😂camera in la is hordhigo nalkana ladaarto kkkkkkkkkkkk

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhh sheeko qof hadu safarayo ma la oyaya hindi 😂😂😂

  • @ShamsoCrashiid
    @ShamsoCrashiid 22 วันที่ผ่านมา

    Sorry hamdi😢😢

  • @ismahanhassan2694
    @ismahanhassan2694 3 หลายเดือนก่อน

    Walahi xassan qofku jecel stan hakusameyneynin waa qof kujecel

  • @user-if9lt8yx8q
    @user-if9lt8yx8q 3 หลายเดือนก่อน

    Prankiyaan waan ka helay

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 3 หลายเดือนก่อน

    Indho bilan jaclaa wiilka xasan wiilka kudheh indho bilin😂

  • @suheyrosaid6846
    @suheyrosaid6846 3 หลายเดือนก่อน

    Hasanow wll xamdi ka dhaf barnki wlhi waa ka naxay sey noqoday 😢