Waxaan kugula talin lahaa inaad fariintaada gadaal ula laabato! Maxaa wacay waxaad ka hor imaanaysa aayadaha quraanka ee ugu danbeeya suuratul luqmaan iyo kuwa Rabbi ku cadeeyey in noolaha oo dhami dhadhamin doono qaraarka geerida! Adiguna aad Ilaahay u toobad keento, una ducayso walaasheen inuu Boqorku godkeedka ku janeeyo!
adiga sheekh sheeganaaya haka raadin veiws mowtada shaqo tag aqliga allah kaa qaad rizaqa ilaah aa meel xun kaa galay maanta maalin aan aheyn waaka shalaaneysaa innsha--allah
🥺.🥺 🥺 . ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Allah ku caafiyo wll🤲
Alah. Ku caaafiyo wlll
Alle haku caafiyo wll❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha unxariisto ya Rabi
Subxanallah
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Subaxanallah
Kan sheq ma ahan ee baris raadis waye
Subxaanallaah
Allaha u naxariisto aamiin yaarabi 😭🤲🤲🤲🤲🤲
Meeshi majoogtide intee