Dr Hodan oo Ninkeeda Wasiir Jamaal ka Difaacday Wariyaha VOA Abdirahman Yabarow.

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 469

  • @Xuralcayn
    @Xuralcayn 2 ปีที่แล้ว +31

    Geesiyad darwisheed weye hodan 🥰🥰🥰😍

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +16

    Absolutely 💯 💯
    Waa gabdhaha. AAN ku faanno
    Dr hodan. Ayada iyo wasiirad Xaniifa xaabsade..ma kala dhacaan.Qaar badan.oo ii muuqanaya.somalia.dhaan.baa u,maqan in sha Allaah. Dawladnimo. Dhadhan leh.baa ii soo Carfeee.

  • @ubahali783
    @ubahali783 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa Allah Dr Hodan waxaan ku xasuustay Hodan Naaleeye Allah ha u raxmadee aad bay isugu fikrado dhawaayeen Allah ha inoo barakeeyo Dr Hodan Han u naxariisto Hodon naaleeye.

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 2 ปีที่แล้ว

      Haa wlala laba hodan naalaye iyo Dr hodon waa ilmadeer waana gabdho somaliyed

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 2 ปีที่แล้ว +43

    Yes all VOA news about Somalia is negative

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad usababeyneysaa?

    • @horiyo2491
      @horiyo2491 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisalanmohamed4678 waxa lagu sababaynas yabarow oo isleh farmaajo kula qabiil maahee wa guul ah ha sheegin

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdisalanmohamed4678assalaamu Calaykum warraxmatullaahi Wabarakaatuhu walaal. Do you disagree with the fact that VOA is number one enemy of Somalia? Please do your own research. Soomaaliya ha noolaato cadowgeedana cagta ka hoose. VOA is rooted to UNOSOM in 1993. Fashilki ku dhacay iyo qadiyadii gumaysiga ayay weligeed cadaawad u haysaa Soomaaliya kana shaqaysaa siday Soomaaliya dhibaato ugu jiri laheed una adeegsataa caado qaatayaal dadkooda iyo dalkooda aan ka naxaynin. Khayraadkeena u aruursataa sidii inay dalka ayaga le'yihiin, drugska, fisqiga iyo cuduradana noogu keenaan. Badaheena iyo berigeena suntooda iyo wasaqdooda kusoo shubaan ayagoo VOA u adeegsado xumaanteena. Nasiib darrana kuwo nagu dad, diin, af iyo midab ahna usoo maro. Therefore, adiga hadaa damiir le'dahay su'aashaan sooma qorteen. This is not about different opinion. This is violation to our sovereignty so please grow mentally. Thanks.

  • @MrMohamed51
    @MrMohamed51 2 ปีที่แล้ว +8

    Salaan sharaf leh ayaan u soo jeedinaya Dr. HODON oo ah Marwada wasiir Jamal.

  • @hasanmuse9807
    @hasanmuse9807 2 ปีที่แล้ว +24

    Wasiir jamaal masul degan ilahay kor ha ka yeelo reer bay ku celinayaan somali waa cajiib ninkan waa heer qaran wasir jamal hore u soco lee yahay

    • @seeraar12moh84
      @seeraar12moh84 2 ปีที่แล้ว +1

      Xalay xafadaydaan booqday. Tuladiisii. Hhhh jamal waa Rajiim. Musuqmaasuq

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว

      @@seeraar12moh84
      Intii Hodon sheegtay ayaad la so shir
      Tagtay. Hodon iyo Jamal dhulka ugu wayn uguna xoolaha iyo khairaadka badan iyaga ayaa leh in Somaliland. Labaduba kaa aqoon basan oo kaa ilbaxsan. So tell us what you're going to accomplish by being so negative down here?
      Sharciyan in Somaliland waxa shirkan ku metelaya Jamal iyo Hodon oo loo daba fadhisanayaa

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 2 ปีที่แล้ว +13

    Maashaa allaah dr hodon waa runteed Soomaaliya mediyada baa aduunka ka reebtay weliba kuwa soomaalida

  • @abdirisakabdilahihassan7238
    @abdirisakabdilahihassan7238 2 ปีที่แล้ว +22

    Dr. Hodan osman well spoken really great women leader and mentorship to somali ladies.
    A dervish lady keep going.

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 ปีที่แล้ว +1

      "Well spoken"!
      Ameerikaan iyo Ingiriis meey lahadleysay gebertaas Soomaaliyeed ee lagusheegay ineey tahay xaaska Jamaal, mise Dad Soomaaliyeed ayeey lahadleysay!?

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisalanmohamed4678
      I think aqoonteeda ama waxbarashadeeda ayaa ku salaysan luuqado kale. Sometimes waa hard to translate into Somali but easier to communicate with her field of education. War way inoo naxday haddii aanay Chinese language inagula hadal oo runtii ay si fluent ah ugu hadasho mansha Allah.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      ma dhulos baa warsangali io dhuloos is qabaa wa i kow

    • @mohamedaweys2630
      @mohamedaweys2630 2 ปีที่แล้ว

      @@mohammedabdi7061 was sx

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 2 ปีที่แล้ว +3

      @@abdisalanmohamed4678 walal gabadha way dadleysaa waayo somaliya kumay soo korin mida kale message keeda wuxu ku socdaa dhalinyada wadanka iska leh 80% way fahmayaan waxay sheegeyso

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 2 ปีที่แล้ว +34

    Wasiir jamal iyo dr hodan well done si wanaagsan ayaad uhadasheen caqligiina allah haidiin siyaadiyo allah ha idin barakeeyo. Soomaali sidii noo kale allah honoo soo badandiyo.

    • @mohamoudahmed685
      @mohamoudahmed685 2 ปีที่แล้ว

      Dhaqn xumada cidaan ninkaad ladasho naagtiisaa ganaha kusuranee naa Nika ma reerkiisaa wax laga weydiiyey mise somaliya oo lawada leeyahay kursiga waxey moodan hanti ay leeyihiin canshurta iyo dowladnimaduna waxey taal Hal magaalo oo reer leeyahay Marti edebdarn waa ceysis

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha allah hodan si fiican baad ugu jawaabtay,somaali diidkaas tuuga ah ee VOA u shaqeeyo

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

      Kuwa runta shega aya somali diid idin ah kuwa umada baabiyeyna tan iyo 1960kii na wa geesiyaal iyo rag qaranimo leh shekada wa la isku fahmay somalidu manta wa is taqaan nin walba ninkisa ayu noolaysanaya bal waxad shegta maxa reraha qaar ragoda ka dhigay tuug iyo qaran dumis reraha qaarna geesiyal iyo qaran dhisayaal

  • @amalomar860
    @amalomar860 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah wasiir Jamaal siwanaagsan ayaad u hadashay allaha nookaa xafido❤❤❤👍👏

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 2 ปีที่แล้ว +9

    Ragga ugu aragtida iyo dhaqada wanaagsan ayuu kujiraa Wr Jamaal🙏

  • @SadiaM1960
    @SadiaM1960 2 ปีที่แล้ว +44

    Dr Hodan Osman May Allah SubxanaAllah watacala bless you and your family. I’m so grateful you’re pure Beautiful wise woman. May Allah reward you for all your hard work and defending our country

  • @AhmedMohammed-oq5bp
    @AhmedMohammed-oq5bp 2 ปีที่แล้ว +22

    Ninkeeda ma difaacin ee waxay difaacday dawladnimada iyo Horumarka dalka ka jira.

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +2

      Ninkeeda may difaacin nafteeda ayay qabiiliiste iyo jaahil ka difaacday .

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +1

      Uraaye yabarow oo aakhiro iyo aduun ogayn bay nafteeda ka difaacatay.

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakiin6702 uraye iyo urto waxa lagu yaqaan hadalada haweenka

  • @faisala4218
    @faisala4218 2 ปีที่แล้ว +35

    Did Abdirahman Yabow forget that he is not an independent journalist but a foreign agent working for VOA which is owned and funded by the US state department specially department of foreign services as a media outlet overseen by NSA and CIA foreign services experts for advancement of the US strategic influence. Countries like UK (BBC), the US (VOA), Russia (RT), Qatar (Aljazeera) use their state funded foreign services media outlets as tool to influence and spread disinformation, or destabilize foreign states depending on their unique strategic interests. Therefore, Abdirahman Yabrow is not an independent journalist. He works for the US foreign services media!

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 2 ปีที่แล้ว

      It very clear that his foreign spy from the way he is attacking somalia 🇸🇴 with baseless claims

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah baraka Allah Dr Hodan 🙏 💖

  • @ayanjama3521
    @ayanjama3521 2 ปีที่แล้ว +25

    Maashaa Allah Dr. Hodan Osmaan well done ❤️💯

  • @khadrauk
    @khadrauk 2 ปีที่แล้ว +11

    Mansha Allah Tabarakalah Dr Hodan OSMAN ilahay hadiin xifdiiyo adiga iyo Jamal Hassan waxaatihi laboqof oo argati deerleh una leehe dadka somaliyeed 💕💕💕

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 ปีที่แล้ว +9

    WASIIR JAMAAL GUULEYSO GEESI🌹

  • @yassindual5976
    @yassindual5976 2 ปีที่แล้ว +6

    This wassir is very smart 👌 well a head and he has big vision ,ilaahay ha kula jiro

  • @aliabdiwali7305
    @aliabdiwali7305 2 ปีที่แล้ว +30

    Wasiir Jamaal iyo Dr Hodan waa labo qof oo tayo leh ilahay waxaan uga baryayaa in ubadkoodana ilahay siiyo tayadooda oo kale

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 2 ปีที่แล้ว +2

      Labadoodu dal iyo dad wax uguma fadhiyaan , soomaalinimo way ka tageen qaa imiintu

    • @halimoomar7529
      @halimoomar7529 2 ปีที่แล้ว +2

      Allahuma Amiin Amiin

    • @ayanabdi8499
      @ayanabdi8499 2 ปีที่แล้ว

      Dr hodan waa tuugad jamal 3 wiil oo baolayaal ah ayu hestaa

    • @aliabdiwali7305
      @aliabdiwali7305 2 ปีที่แล้ว

      @@abukardhaay8360 somalinimada ma si looga baxaa jirta nala wadaag?

    • @aliabdiwali7305
      @aliabdiwali7305 2 ปีที่แล้ว

      @@ayanabdi8499 Ma tuhunbaa mise waxay xadeen ayaad ka warqabtaa, maxay xadeen?

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 ปีที่แล้ว +21

    Well done Dr. Hodan. We are proud of you mashaa Allah 💫💯💦👍💯👑👋❤

  • @shiimasaeed8463
    @shiimasaeed8463 2 ปีที่แล้ว +28

    Wasiir Jamaal well done 👍😎❤️❤️❤️😍😍

  • @rahmahabiib7180
    @rahmahabiib7180 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah Dr Hodan Allaha ku xifdiyo

  • @safiasayid3792
    @safiasayid3792 2 ปีที่แล้ว +26

    I'm so proud of u Dr. Hodan ur really honest, well educated sister. Thanks 4 making our country great again.

    • @abdullahduale8922
      @abdullahduale8922 2 ปีที่แล้ว +2

      Everyone who speaks few English words is not educated person that narrow mentality. Think wisely and don’t be a frog in a shell who think that is the roof of the world. The lady you are talking about forgot that Somalia is the most corrupted country in the world. The gentleman from VOA said the truth but she is simply defending her husband blindly.

    • @countcryptonite
      @countcryptonite 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahduale8922 do something for your country bro instead of always being negative

    • @abdullahduale8922
      @abdullahduale8922 2 ปีที่แล้ว

      @@countcryptonite which country you taking about disguising person

    • @warsameahmed1501
      @warsameahmed1501 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahduale8922 you are absolutely right !!!!!

    • @abdullahduale8922
      @abdullahduale8922 2 ปีที่แล้ว

      @@warsameahmed1501 thanks Warsame Ahmed

  • @yuusufyre1264
    @yuusufyre1264 2 ปีที่แล้ว +5

    Wasiir jaaml wlhi wa siir aan caadi aheen wxuu uqlmaa madXwaynaha somalia inu noqdo

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 2 ปีที่แล้ว +14

    Very very very good and important questions. Maashaa Allaah Illaahay ha barakeeyo gabadhaas Hodan intaa ay fahantay haday raga Soomaaliyeed fahmi lahaayeen horumar la taaban karo ayeynu gaari lahayn hadaynu Soomaali weyn nahay. 1- sidee ayeynu dhaqaale ahaan iyo quwad ahaan isu kaashanaa? 2- sidee ayeynu ummadeena fakhriga iyo abaaraha joogtada ah uugala dagaalanaa inagoo isku duuban aynuba kala fikir duwanaano e 3- sidee ummada Soomaaliyeed laysu jeclaysiin karaa? Is dil dhexdooda ahaa mudo badan is nacayb ay qabyaaladi sababtay sidee looga daaweyn karaa? 4-.sidee wixii dhex maray si cadaaladi ku jirto geed hoostiis loogu xalin karaa iyadoo gacmo shisheeye laga fogaanayo? Hodan Maashaa Allaah Illaahay caqliga iyo cilmigaba ha kuu barakeeyo. Mahadsanid. Raga Soomaaliyeedow waa fashilanteed dal iyo debedba iyo noloshii qoysaskaba!!!!!!!!!!! Meesha gabdhaha uuga leexda anagaa idin heshiisiineyna e. Waa doorkii gabdhaha Soomaaliyeed intooda caqliga wacan waxna bartay maadi iyo diiniba. . ( Cilmigu qofkuu wax Taraa waa qofkii awal kiisii horeba caqliga badnaa)

    • @horiyo2491
      @horiyo2491 2 ปีที่แล้ว

      Raga Somali 90% gabadhaan CV ilmi iyo caqli kuma gaaraan gabadhan

    • @moyare7057
      @moyare7057 2 ปีที่แล้ว

      Rag iyo dumar beerta Waa lagu wada jiraa!! Somaligu diintiisu iyo wadani nimadiisu waa qabiil!! Ilahey waxu necebyahay Sadax qof waxa kamid ah qof kudhagan dhaqan jaahili ah dabcan qabyaalada waa dhaqan jaahili diintana ma ogola. Dad ilaahey necebyahay ma waang laga sugaa!! May haku daalin aakhiro kudaal inshaAllah.

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 ปีที่แล้ว +4

    Bravo, si waxan ayaad ugu jawabtey jaajuska VOA, bal waxas maka noqon karaa arinaha Soomaliya dhexdhexaad, waa mid maran oo gatey shaqsiyadii wada nu iga aheyd lkn aad IU aad ayay dr. Hodan ugu jawabtey , mhdsanid

  • @sharmarke92
    @sharmarke92 2 ปีที่แล้ว +7

    Hodan xaqiiq bay ka hadashay

  • @aasiyafarah1770
    @aasiyafarah1770 2 ปีที่แล้ว +17

    Maansha allah Dr Hodan Cisman ilaahey Subxaana watacaalaa haku xafido

    • @abdidahirali7484
      @abdidahirali7484 2 ปีที่แล้ว

      War dadka ma soomaaliyaa mise ajmabi qofwalba luqada sida uu u yaqaan ayuu noogu sheegayaa maraka ragiina abaabulay saxa luqada lagu hadlaa

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 ปีที่แล้ว +5

    Dr hodan well done Mncha allah allah yebrow waad dishey realey allah protected you sis

  • @hasind
    @hasind 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkeeda meyna difaacin ee WADANKEEDA bay ka difaacdey! 👏👏👏

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +18

    Hodan iyo Jamaal wa lamaane dhalinyaro ah wax na bartay laakiin odaygan taksiilaha ka ah Washington wixii rer aderkiis xamar ku hayeen bu mesha keenay allow gabar makuu jowaatay bagah bagah

    • @dhulgariir
      @dhulgariir 2 ปีที่แล้ว +2

      Darwiishad iyo askariyad kiisku maaha geesiyad iyo fulayad ma joogto
      Waxaa meesha laga hadlayaa waxay tahay
      Naagtani ma xaq bay u leedahay inay halkii ninkeedu ka jawaabi lahaa suaasha inay iyadu soo cararto oo ay afka la gasho raga
      Way akhlaaq xuntahay sababtoo ah iyadu masuuul kama aha suaasha lama waydiin iyada hawl u taalana maaha

    • @fahmoomar3905
      @fahmoomar3905 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxa laa barata siida looga shaaqiiyo villa miirqaan

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dhulgariir wixii edeb daran wa lo jowaabin waliba Kkkk iska garo

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +1

      Hodan iyo jamaal waxay astaan u yihiin in la gaaray dhamaadkii qabiiliiste iyo jaahil inta hartayna ay weli meesha xoog ku joogaan.

    • @dhulgariir
      @dhulgariir 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahaddirirgeesood9556
      Hadii uu qabsan waayo wasiirku naagtiisa raga soo doonanaysa
      in Meel kasta far laga galiyo ayaa u dambayn
      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saafiali4969
    @saafiali4969 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allaa hanbalyo Ayaan ku leeyahey wasiir jamaal

  • @shukriwali3414
    @shukriwali3414 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa ALLAH Wasiir Jamaal

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 2 ปีที่แล้ว +6

    Salaamu aleikum. Dhamaan umadda Soomaaliyeed.
    Waan salaamayaa dhamaan Madaxda meesha isugu timid.
    Wasiir Jamaal waa u qalmaa xaqiiqatan in uu Umadda Soomaaliyeed metelo.
    Waa wasiir top ah.
    Mansha Allah

  • @faadumoahmed9972
    @faadumoahmed9972 2 ปีที่แล้ว +6

    Wakeen waxow mid yahay Danyeeraada waariyaal kusheegyada shiisheyaha uu shaqeya Uhuura Kenyata iyo kuuwoo kaxuun Hiiriteej oo waa fuurayasha Dumiinaaya Qaraniimada Somaliyed jaajuusin dheereer leeefyaa
    🦍🦍🦍🦍🦍👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👁👁👁👁👁👁👁👁👁👁👁👁👁👁👁👁✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️

  • @AyroTV
    @AyroTV 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah Dr Hodan halkeedii ayay dhigtay

  • @shukriwali3414
    @shukriwali3414 2 ปีที่แล้ว +8

    Hodan waxa ay ka hadashay waa wax Xaqiiqo ah. Caqliga waa laysku dhaafay Mashaa ALLAH Guulayso ♥️💯♥️

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +7

    Jamal iyo Hodon waa dad fahansan Geopolitics Geeska ka jira.

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 2 ปีที่แล้ว +5

    JAC baad kudhajisay Mr J keep going 😍🍀🍀🙏🏼🙏🏼🇸🇴✅✅🩸🩸💚🤝🤝👋👋✅✅🍀🍀👋🤝🤝✌️✌️💯💯❤️

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 2 ปีที่แล้ว +36

    I'm single and I really need a woman who can defend me like Hodan defends her husband😥!

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +2

      married her after Jamal kk

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +8

      @@abdullahiomarali5241
      Tarbiyaddii zero ayaad ka garaacaysa, isla markaa garashada sabool ayaad ka tahay. You can't discuss a married women. Red flag as it's.
      Somaliland is not for Isaaq only. You're a corrupted fellow from Southern Somalia.
      People in Southern Somalia are lacking any leadership responsibilities.

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 2 ปีที่แล้ว +4

      @@abdullahiomarali5241 🤣🤣🤣 hayee haday kala tagaan ila soo socod sii. But I wish them a long-lasting marriage and love💚.

    • @mustafasheikh9981
      @mustafasheikh9981 2 ปีที่แล้ว +2

      You have to wait until her husband divorces her

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafasheikh9981 😀😀 waa sidaa

  • @adeadavenger5824
    @adeadavenger5824 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaa Allah Tabaaraka Dr Hodan, Cinwaanka la soo saaray iyo Comentiga isma laha, Dr waxay kahadashay in aan lagu mashquulin kala duwanaan shaha siyaasada balse laga fekero sidii dadka Faqriga, dhaqaalaha kor loogu qaadi lahaa oo loogu midoobi lahaa taasna waa arin muhiima, aqoonta qofka ilaah siiyay waa inuu dadkiisa gaarsiiyaa, gabdhaha Soomaaliyeed ee aqoonta leh Waxay Bulshadooda u horseedaan guul iyo wanaag, guulayso Dr Hodan adiga iyo inta kulamida ee madasha kula jooga oo leh fikirka ka xoroobay qabyaalad iyo shaqsi nacayb, guulayso.

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 2 ปีที่แล้ว +3

    Wasiir jsmaal guulayso

  • @ninween6865
    @ninween6865 2 ปีที่แล้ว +13

    She's speaking facts 💯💯

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 2 ปีที่แล้ว +14

    Yawaroow caafimaad ahaan mafiyooba wlle Qadhtar dag dag halutawaruco

    • @AliAhmed-xg2tk
      @AliAhmed-xg2tk 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk inkarata iska da eabow cade waxa wa siyasad na ceb ma jiro

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah Allahuma baarik Jamaal

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah so articulate well done dr.HODAN. My advice to minister JAMAL IS think of the well-being of these Princess and never think of another.ive been following since she was working in China.ALLAHbless you All

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan yabarow la dhahaayo maydaan maqlayn miyaa shaatiga voa waan siiban oo midqabiil oo caadifadaysa baan ku hadli buu yiri
    Dr hodan qabiil iyo qof iyo wadan kala garo b as y tiri neceeb kala

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 2 ปีที่แล้ว +6

    Dr hodon wa saxsan thy,. Abdiraxman yabaroow waa is ceebeeyey waxana uuna muujiyey dacaayadaha warbaahinta reer galbeed ka ee been ah

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 2 ปีที่แล้ว

      Isma ceebeen yabaroow ee runtuu ka hadlay runta habartaan qeylada dheer hodan la leeyahay waa tuugo ayada iyo ninkeeda

  • @jamaccalijamaccali2264
    @jamaccalijamaccali2264 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxan ad uga xumahay hadanka yabarow isaga iyo idaacada voa midna ma arkaan horumarka dalku ku tilaabsaday magaranayo ma burburkii bay rabaan mase wa dano qabiil

    • @orobleh77
      @orobleh77 2 ปีที่แล้ว +2

      Danno qabiil. Yabbarow iyo Ex-Madaxweyne Xasan Sheik waa isku reer.

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +1

      Yabarow mooryaantii 1991kii dharagtay ayuu ka mid yahay caruurtiisa ayuu xaraanta2021 u raadinayaa

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakiin6702 Adiguna waxaad tahay mooryaanta manata caruurtoda xaraanta ka dherjisa

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 ปีที่แล้ว

      @@orobleh77 Adigana waxaa ka muqata in aad farmajo ku reer tahay

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 ปีที่แล้ว

      Jamacoow qofku haduu ka sheqeyo VOA maaxa diidaya inuu fakarkisa ka hadlo

  • @omaribrahin5210
    @omaribrahin5210 2 ปีที่แล้ว +5

    Wasiir jamal wax sax buu ka hadlay goormaynu heerkan oo kale gaarnay lkn Abdirahman yabarow voa Baa dadkii isku hayn wayday qabyalad iyo qurun baa ka dheh wadaa iyo wax yaabo kale oo aanan Halgan ka sheegayn

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว

      Yabarow iyo eeyga eeyga xalaal ah waan ognahay caasimada somaliya qabiil ka dhex buufi dheh

  • @khalidmohamud9604
    @khalidmohamud9604 2 ปีที่แล้ว +1

    She is great woman

  • @Naske14
    @Naske14 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Marwo Drs Hodan ha la igu salaamo ❤🎉

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 2 ปีที่แล้ว +6

    Odey adeerkiinan ahay oo reer Badiye ah marka, waxa laga yaabaa inaad wax fiican ka hadasheen, laakiin aanan fahmim. Sababtuna waa afkii hooyo oo la barxay.

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idin barakeeyo wasiir Jamaal iyo ooridiisa Hodan

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah drs hodan she have enough knowledge Allah yaa cizak

  • @hodana7546
    @hodana7546 2 ปีที่แล้ว +7

    Well said. However, the turbulence HOA has is not poverty it is qabiil and following commands of the west. Africa is rich in resources but lack brains.

  • @MrMohamed51
    @MrMohamed51 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa wax kaa weydinaya Somaliya Mr. VOA? Casiirkaaga Iskaga cab Washington.

  • @yaboi715
    @yaboi715 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc masha allah mundane wasiir Kheyr Badan illahey haiku xifdiyo here u soco

  • @AmarreMoha
    @AmarreMoha 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliya haybadii ay lahayd iyo muuqeedi wuu soo noolaanayaa, qasab na waxa ah in goldoloolooyin ay jiraan oo waxyaabo badan ay qabyo yihiin, lkn ummadda Soomaaliyeed marka ay xagga wanaagsan u jeesato ee qabyaaaladda iyo kala jeedka aynu joojino in sha Allah waynu gaadhi meeshii la tiigsanayo.

  • @suadmohamed2098
    @suadmohamed2098 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah DR Hodan 🙏🏾

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gabadhu waa fariid damiir wadaninimana waa ka buuxa

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan kasocda voa waa munafaqiinta ukunta tigrega waxaana og nahay weriye kasta oo ushaqeya voa bbc in loo soo diyariyo diyariyo hadal soomaaliyo ledig ku ah oo ka soo hor jeeda soomaaliweyn horumar keda waxaan dhihi lahaa yaan la dhegeysan weriyayashodana kuwa afka soomaaliga kuhadla yaan laso dhawaysan waa kha inu wadanka. Allahu mak finiihimm bimashita aamiin yaa rabbi.

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +9

    Gabadhu ma koongarayskii maraykanka ayey la hadlaysa mize dad somali ah
    Marka inan yar oo aan af somaliga si fiican u aqoon ka hadasho danta dadka iyo dalka somaliyeed runtii waa nasiib daro inteeda leeg

    • @noaha5484
      @noaha5484 2 ปีที่แล้ว +2

      Somalia kuma aysan dhalan, waxna kuma aysan wax baran, waana dhibaatada aynu ka dhaxalnay in dhalintayni aya ku hadli wayan

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +1

      @@noaha5484 haa lkn markasta muhiimadu waxay tahay in dhalinta dalka ku dhashay wax ku bartay
      Jaaniska la siiyo waayo waxay og yihiin xaqiiqda dalka ka jirta caruurta qurbaha ee dhaqamo kle wata ma fahmi karaan
      Xaalada dalka taal

    • @noaha5484
      @noaha5484 2 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimabdi6399 intaa meshan joogta hadeer 80% wadanka ayey ku dhasheen, kuwa kalana waa dhalin wax soo bartay oo aragtiyo kale leh oo donayo ineey wax kabadalan wadanka.

    • @ciiseqoor2771
      @ciiseqoor2771 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@ibrahimabdi6399haa way wanagsan sxb lkn dadkeenu waxay eegan ama shaqo cid kusiiyan qofkan luuqad mayaqan dad ma qancin kara waa taas sababta ugu wayn ee shaqada ugu badan ee dawladu hayaan dhalinyaro wadamo shisheeye wax kuso bartay

  • @ayanjama3521
    @ayanjama3521 2 ปีที่แล้ว +7

    Wasiir Jamaal waa abqari waana aqoon yahan fahmi kara dadka la yeeshay sida wariyaha VOA💪🏼

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 2 ปีที่แล้ว

      Ayaan wasir Jamaal amaa asagu yahay nin la yeeshay!!?

  • @safiowarsame9946
    @safiowarsame9946 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr hodan you hit the point yeah always negative kahadlan but insha Allah one day somali mid noqon well done abyo

  • @yarkayar1392
    @yarkayar1392 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilbaxnimo inta laga raadinayo eng ku hadal wa doqonnimo waayo qofkasto oo mas uul ah wuxu jecelyahay eng inu ku hadlo si loo dhaho wax buu bartay adigo wax baratay af soomaali maku hadli kartid kuwaan ayaa wax laga sugaa suud iyo taay iyo luqad aadan laheyn ayaa ilbaxnimo la moodaa

  • @hbasri4149
    @hbasri4149 2 ปีที่แล้ว +4

    Heritage iyo voa ,bbc waa ururo khariban oo shisheeye maalgishaday cawaan calooshood u shaqeeystayaal ahna hogaanka u hayaan si umada loo marin habaabiyo.
    Soomaalida xalaasha ah waxaan u sheegayaa ineeysan ku kadsoomin heritage waa urur u RARARAN shisheeye.
    Abaaro waalan ayaa dalkii ka jiro waxaan loo joogin yay ka hadlaan.

    • @TJ-ry8dk
      @TJ-ry8dk 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha'allah.. that's true.

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +2

      Voa iyo bbc somalida inay qabiil u kala qaybiyaan ayaa mushaharka loo siiyaa kuwa ugu liitana madax looga dhigaa si ay howsha meeshaas uga sii wadaan heritage waa haradigii usc oo aan qori wadan lakiin afka ku ilaaliya ajandayaashii usc hayado caalami ah magacooda lagu dhex shaqaysto.

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 2 ปีที่แล้ว +1

    Cocktail somali iyo english mix waa kaas aqonyahanka somaliga .

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 ปีที่แล้ว +5

    Wasiir jamal mahay in aad timaaden meel hiratage. Woresta yabarow lacagtii beenta ahayd oo uu beenta udalal dali jiray cuqdad buu qabaa yabarow hada wax dhagaysa ayaa voa waa worest idaacad laga dhagaysto aduunka

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr Hodan Cismaan Saudi Arebia ayay ku dhalatay Kuna barbaartay iyo wadamo kale oo ay wax ku soo baratay Markaa hadday Intan oo Soomaali ah awooday inay ku Yara hadasho waaba guul

  • @siciidgacmayare9356
    @siciidgacmayare9356 2 ปีที่แล้ว +6

    BBC iyo VOA in ay cadawga Somalia yihiin cid kastaa way ogtahay lkn weydiinta meesha ku jirtaa waxay tahay "Maxaa ka danbeeya sirtaas".

  • @Ma_Ogtahay24
    @Ma_Ogtahay24 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr Hodan Allaha ku daayo, caqli ayaa u saaxiib tahay, *Facts

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 2 ปีที่แล้ว +6

    You are zero yabaro acuudu Billah 😡😡💔😳😳😳😳🤠🤠🎧🎧🎧

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 2 ปีที่แล้ว +4

    Heritage iyo voa iyo bbc waa cadowga keliya ee maanta somaliya ku dhex jira munafaqada iyo isku dirku iyo surad xumaynta dawladnimada somaliyed ee reer galbeed ku burburiyan wadanada
    Tusele arinti lagu sameeyey abi axmed
    Ilalhay hano xifdiyo ummadda somaliyed e islamaka ah iuo sawladnimadooda
    Munafiqintana illahay ha hoojiyo sida reer galbeed baanta u hoogeen geeska africana waa laga eryayaa iyo africana waaa laga qabsaday gumasiga reer galbeed

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +1

      Qabiiliistayaashii 1991kii ayaa ku hoos dhuunta sedexdaas aad sheegtay lakiin dadka aqoonta leh uma dhuman karaan juhaladooda ayay buufiyaan oo marba program u qabtaan

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirka wale runta ayukahalay wana sida lagarabo masulkasta xil haya🇸🇴🔥🔥

  • @toknownow
    @toknownow 2 ปีที่แล้ว

    Viva Dr Hodan it is clear Somalia is going forward

  • @jacobomar2707
    @jacobomar2707 2 ปีที่แล้ว +3

    Don’t know this lady but when speaking she shouldn’t mix languages( Somali and English). I see our politicians also doing the same. I expect this from our youngest not these fully grown people…

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +1

    VOA kaso tag anaga somalia iyo mogdiahu jogna shababna wasarada bilataan canshura oo meeshay rabaan mission ka fuliya.

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 2 ปีที่แล้ว +2

    Voa waa Meel akhlaaq xun Nacalaa dhalaye

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 2 ปีที่แล้ว +3

    VOA guy waa qabyaaladiii oo bidaaarleh aragtidiisu waxay kusalaysan tahay nacayb shaqsiyadeed iyo mid qabyaaladeed

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +1

    VOA MOORYAAN KU ilmo dhaleen BBC LA mid NOQOTEY

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว

    Massha allaha gulayso cabdiraxman

  • @ZEKO_B
    @ZEKO_B 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc walaalayaal
    Waxaa haboon mar haddii Soomaali isu timid in afka hooyo lagu wada hadlo maxaa yeelay waxaa laga wada dhageysanayaa aduunka dacaladiisa fikradihiina iyo oraahdiidiina intaba sidey dadka u fahmaan waxaad leedihiin mahadsanidiin.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 ปีที่แล้ว

    Drs Hodan is right and excellent.

  • @daadirahmed7264
    @daadirahmed7264 2 ปีที่แล้ว

    Abdiraxman Yabarow aragtidiisa 💯💯 basic facts on the ground ayuu ka hadlaya ee mahan qiirada beenta ah ee qoloda kursiga ku fadhida manta.weyka liidata sidii ey eheed wa xaqiiq sa 4sano kadib dorasho aya dhici jirtay manta ma heyno!!!too disappointed with the current government.

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Dr hodan is a very brave

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkeeday difaacday comments waa aarah isdhaafsi iyo fikirka qof ha weerarin hodan qof fikirkiisa

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 2 ปีที่แล้ว +1

    Heritage kumey guleysan iney madasha kenaan xubno toos uga socda dowlada Somaliland.waxan fiilanayey heritage fararintisu ineytahey siidi internationale officieel Somaliland💯 kuguleystan.

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliya harow usoco ishaAllaah guul baan idiin rajaynayaa haday maamul gobaleedyodu ha day soomaaliya soo raaciwaayaan hala kala furfuro oo halaga kaladhigo 18 kii gobol ee soomaalya ka bacdina halaysku yimaad ingu si days baan ku taking lahaa hadii kale shanta maamul gobaleed madxaytaagayaa ee hala madax jabiyo oo halakala furfuro hadiisidaa lagu sameeyo waa xalka kaliya ee soomaliya ku midoobilahayd

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 ปีที่แล้ว +3

    Been maaha inay soamalia soo kabanayso lkn dadkan is indho tiraya ma aqaan ujeedadooda

  • @shamesmohamed1604
    @shamesmohamed1604 2 ปีที่แล้ว +2

    asc--somaliya-guulwasir-jamaal-guleyso

  • @hasseuns4093
    @hasseuns4093 2 ปีที่แล้ว +2

    Hunno qoftu waa linguistic ee shibka dheeh

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 2 ปีที่แล้ว +6

    Waziir jamaal mashallah wa muwaadin dhab ah

  • @S00MALI
    @S00MALI 2 ปีที่แล้ว +2

    WASIRKA WAA KU CEEB IN NAAGTISA DIFACDO

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +7

    Wasiir jamaal walaahi wuu dilay mooryaan yabarow oo ku shaqaysta siyaasada qabiilka isbarada loga dhigto caasimada somaliya wasiir jamaal wuxuu yiri cadayn ma haysaa in somaliy maanta ay ka fiicneed yesterday muxuu ku jawaabi qabiiliiste mooryaan uraaye yabarow somaliya maha waqtigii uraaye kasta intuu wax sheego loo qosli jiray maanta.

  • @mohamedraage1511
    @mohamedraage1511 2 ปีที่แล้ว

    VOA waa jajuusiin

  • @ridwaanmaxamed7470
    @ridwaanmaxamed7470 2 ปีที่แล้ว +6

    Degaan qurxoon QARRIJAQOOD ayaad magaceeda sidataahe cinwaanka iska sax. Drs Hodan waa muwaadin Soomaaliyeed horayna dalkeeda ugu soo shaqeysay ka hor guurkeeda wasiir Jamaal, haddana ah la taliye dowladda ah.
    Marka saas in loo fahmaa wanaagsan.

  • @saciidabdi8283
    @saciidabdi8283 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa gabar qiimo badan sas ba laga rabaa xaajigada difaco