Guulaysta xisbiga rajada shacabka ee wadani iyo shacabka xariirta ah ee reer Somaliland 7 sano oo dibaato iyo dayac ah baa ka soo gudubteen insha allah khayr barwaaqo iyo horumar, cadaalad iyo sinaan baa xigi🧡🧡🧡💚🤍❤
Ciidankii QARANKA yaa laayay ee basaasay ee cayda ciidanka ku ololaynaya ee huwanta soo taageeray dagaalkii laascaanood ee harti sheegtay ee ciraxmaan khaliif wali wata ee tuugtii xoolaha umada dhacay wata ee dalka qabyaalad geliyay ee bilaa faramaajo la shaqeeya ee Qabiil waxku raba???waa wadani cirro hurdaaye jilicsan looma baahna viva horseed iyo muuse legend
Masha Allaah guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡💯💯💖💖💖💖💖💖❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Hambalyo Hambalyo farmajo groupe ssc &waddani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xisbiga rajada shacabka waddani guul
Guul iyo Gobnimo madaxwayne
Guulaysta xisbiga rajada shacabka ee wadani iyo shacabka xariirta ah ee reer Somaliland 7 sano oo dibaato iyo dayac ah baa ka soo gudubteen insha allah khayr barwaaqo iyo horumar, cadaalad iyo sinaan baa xigi🧡🧡🧡💚🤍❤
Dumarka baroorta raqday 7 sano dul fadhiyeen dhamaadkeeda u muuqday waxaan leeyahay walaaloyaal israqa alle bixiyo badal qeeyr qabo
Khudbadiisii ahayd 18ka daqiiqo u fiirsada wuxuu ku hadlayo wlhy kalmad kamaad qaadan muuse ilaahay hakaa qabto dalka
Viva wadani. Muuse wakhtigiisu waa dhacay bulsho walaalo ah dhamaan dadqeynaha somaliland waa walaaalo meel kasta ay joogan 7 sano oo kala qaybin ah wlhy dib u dooran mayno. Muuse ilaahay hakaa qabto somaliland
❤❤❤💛💛💛💛👍♥️👍💪❤️
Fartiina kufarxa ookufaana
Guul guul wadani inasha allaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guulawaden guulawaden guul wadani
Kaadhadhka yaan la idin ka iibsan ee ilaashada
baroortu.waa.kulmiye.guushu.waawadani.iyo.boqoor.buurmadow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Islaamaha reer kulmiye ee barooranaya tuunbo xaaraana ooay jaqayeen ayay isleeyiin way idinka go aysaa alle aamina oo arsaaq xalaala waydiista
Ciidankii QARANKA yaa laayay ee basaasay ee cayda ciidanka ku ololaynaya ee huwanta soo taageeray dagaalkii laascaanood ee harti sheegtay ee ciraxmaan khaliif wali wata ee tuugtii xoolaha umada dhacay wata ee dalka qabyaalad geliyay ee bilaa faramaajo la shaqeeya ee Qabiil waxku raba???waa wadani cirro hurdaaye jilicsan looma baahna viva horseed iyo muuse legend
Sida reer maraykan u diideen inay dalkooda habar udhiibaan idinkuna dalkiina doqon huruda oo bilaa Qadiyada hawdhiibina billaahi calaykum viva horseed iyo muuse legend
hooyooyinkaas hadalkoodu waa cajiib, 😂😂😂
kulmiye down
cadawga dhabta ah down
Kulmiye Laa Arag Talloo Xumanta Muse iyo Kulmiye Waa Kuwii Khatumo Oo Cadowga SomaliLand So Geliyey Lascanod, Waa Taa Maanta Lascanod, Noqotay Sladhiig Ciidan oo Diyardaha Xamar kaa Eemanya, Ee Hubkaa iyo Ciidanka, Laguu Weraro Yoo , SomaliLand. Ee Qaranka Jamhuuriyda Democratic SomaliLand, Aay Cadowgu , Maallin kastaa , Dagal Gaadmo, oo Joogtaa , Soo Qaadayan. Hadabaa , Maa Kulmiye iyo Muse Ayad, ku Aaminii Karna SomaliLand,Markale, Adigu Caaqligagaa, iis Waydii Suu Aashas, Hadaba Faratada iyo Footkafa, kaga Saar Muse iyo Kulmiye, Madaxtoyada, iyo Tallo daa,, SomaliLand. Uu Codeey Raajadaa iyo Isbdelka Doonka Xisbiga Waddani Guullayso iyo Mudane Cabdirahmen Guullayso Xisbiga Waddani Guullayso Cabdirahmen 🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺👏👏👏👏👏👏👏
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dumaraw hada ciro raguu feedhaa ee adna yaanu kufeedhi
Hada baa siyaasadii fahanteen dagaal dhulbahante kuma aydaan qabsan ee dagaalka iskadaaya muusa waraabe khilaafa