Isaaq kaliya ayaa awood u leh inuu jabiyo Itoobiya 💪 sidii tariikhdii hore balse marka hore u sheeg Ogadenya inay magaca Ogadeniya u badalaan Huad 🇮🇷🇸🇴🇮🇷🇸🇴🇮🇷
Asc goniyow walahi waxas kasocda deganka waxsahlan ma ah e sxb bal dawlada deganka toshka udara sxb ninkan cagjar wuu hurdaye mar ay xaladu sidan kaxuntahay tosidonan
Weriye qaraxyo ma jiraan habeen la qabanayey nin khamriile ah ayaa bambo uu sitey ku qaraxday,qarax kele ma dhicin waxaase buunbuuninaya warbaahinta SL
Goni guul honest analyst.keep up❤❤❤❤
Kasocanaya Iskuus🎉Ugaas🎉kumafiicnid🎉tabinta
Isaaq kaliya ayaa awood u leh inuu
jabiyo Itoobiya 💪 sidii tariikhdii hore
balse marka hore u sheeg Ogadenya inay magaca Ogadeniya u badalaan Huad 🇮🇷🇸🇴🇮🇷🇸🇴🇮🇷
Gaadsan haddeynan dag dag u dhigin waxay wadaan ,waa la burburin , argagixiso meel xidhiidh laleh,😅
Asc goniyow walahi waxas kasocda deganka waxsahlan ma ah e sxb bal dawlada deganka toshka udara sxb ninkan cagjar wuu hurdaye mar ay xaladu sidan kaxuntahay tosidonan
Deegaanku waa nabad wixii nabada wax u dhimaayana waa lagu durdurinaa
Weriye qaraxyo ma jiraan habeen la qabanayey nin khamriile ah ayaa bambo uu sitey ku qaraxday,qarax kele ma dhicin waxaase buunbuuninaya warbaahinta SL
Adigaagan tvga ahi ma isweydiisey waxa keeney in kilidhku taas uu sabab u yahay waayo cadaalad somalinimo hadii la waayo wey imaneysaa
Warbal dayuuskan Mustafe iyo gurguurte isgarab dhigayadaye
Beenaale beenaale dhalay shababyahow shababku dhalay cudurku Biixi yay was habartaye