Ninka lacagta leh bad romantic iyo suure iyo jaceyl daacad ah u tihiin lkn ninka wx bdn hysn se isku filan ee shaqeysanaya wd qalbi jabisin mrka in idinka laidn qalbi jabiyo waa idinku mac
Filimkq inyar ka qaladen wxey ahed sabirin make-up ka isku haleeso wayo waxey ka turjumeesa qof murugsan qof murugsan oo oynaya make-up ma ilaaliyo ina saxdan marka danbo aa rajeena 😍😍
جزاك الله خيرا ابوبكر aad iyo aad baan ugaxumaaday filin inuu yahay baan ilaaway that was very excellent actions team muqdisho. Saabriin naif sixun buu ugalay اللهم صل على سيدنا محمد sabriin ان مع العسر يسرًا waad guulaysan doonta I can’t wait part 18 team Gurmad thank you very much without our best Somali Director Abokor mahdi we would not enjoy Allaha dhamaantiin Cimri dheer oo caafimaad ha idin siiyo اللهم 🤲 امين keep up the good job shaqada wanaagsan halka ka sii wada
Szb waan ku salaamay abukar bacda salaan waxaan codsanayaa on filimka 45 daqiiqo ama 1 saac naloo gaadhsiiyo waayo 30 daqiiqo ama nus saac aad bay u yar tahay waxaan rajeynsyaa in codsigayga aad til galin doontaan inshaa allah
Abukar Mahdi ilahey ha ku shafrow walalkey ❤❤❤❤❤❤❤❤ iyo kooxda gurmad ❤❤❤ love an idinku ahay sidan filmki hore ifurtaye maxad faiiday saan u dhamesatay an tana u dhamesana from A to Z wan idin la socda walahi ❤❤
Qeybta muqdisho lagu jilay inta kuhesato❤😂
Inta Muqdisho ugu mcn dadka kle mtaac mataac wadaan 😂😂😂
Film kasta qaybta faynuus ku jirtaa ugu mcn ilaahay amarkii
Waankul raacsanavhay😮😂❤😊😊
Saabiriin mida ku dhacdy gabara aqaney ku dhacdy waa qiso xanuun badan 😭😭
Noga sheke De Wiilkii ma is Guursaden
@@naimoabdullahi Haaaa
Ma kalidii ay u sartay
Ninka lacagta leh bad romantic iyo suure iyo jaceyl daacad ah u tihiin lkn ninka wx bdn hysn se isku filan ee shaqeysanaya wd qalbi jabisin mrka in idinka laidn qalbi jabiyo waa idinku mac
Waalidka waa inuu ilmahiisa udaacad noqdaa danta ceeba malahee dadka un baa isku naca dunida waa meerta nina Maalka lama dhalan❤
Filin waaye waxan run maa moodaa?😂😂😂
Wasax waa filin lakiin waxa uu katurjomaya dhaqamada dadka lacgtale sideey ula dhaqman dadk dabaqadaha hoose ku nool
@@muhiimidiris164 Haa waa run taas dadka qofka wax heysta ayey wax ugu daraan, Aniga qofka aan wax dhaqalo heysan ayan jeclahey inan la saaxibo oo waxan heysto isla cuno
Wan salamee qof waliba Muslim aahaa Allah weyn kumadhiyaa walalayal kusali xabibkena sallahu calleyhi wasalam ❤❤❤❤❤
Scw scw scw
𝑆𝑐𝑤 𝑠𝑐𝑤
Only Somalia inta dawato😢😂😂
Somalia majogno wana dawana😅
yes qebta moqdisho beelo waaye
East and West muqdisho is the best 😂😂😂😂❤
Aad 😂 io aad😂😂😊
Yessss😂
27:06
Yes yes yes
@@iqroabdullahialidhowrsan5306nl0m😮😮😮😮😮
Amraney Saabirin waad khayaantay adigana walaashaa haku khataanto waa xaq way kugu fiican tahay ✅✅✅✅✅✅👍👍👍👍👍👍👍
Haa walaahi 😂
M.a ruwayad fiican hadey soo baxdey runti m.a dalka waxa ka jirah io dadgah maskintah in lagu tuman ❤❤❤😢
Reer muqdisho waaw jiliinka qatar❤👏🌹🥰
Qebta muqdisho ❤ ayan ku heesta naaif iyo sabariin fahad iyo yusra mama feynus ❤❤❤
Filimka inta qeybta xamar ku heysato iso raaacaa😮
Ani xitaa😂
Wewe baba abuukar mahdi gacanta alle haku barakeeeyo adigaa ka danbeyey filmkan quruxda badan thank you ❤🤲🏾
Qeybta muqdisho wow wlhi horey usocda😊😊
Waxkasta filo walahi waa run good job guys🙌🏻❤
Alla lamanayasheyda wa ka xumahay sidey naaif hoyadis iskugu dirtay 😢😢😢
Well done engineer Abukar Mahdi goormeen ku laabaneenaa Mogadishu Mall Hotel ❤❤❤❤
Dhan walba dunida ka tag mogadishu meel u dhiganto makaso arkeysid❤❤❤❤
Oh sorry Sabrina sida lo galay Wan ka xumahy ano og Filim inu yahay sabrin WAxy daremayso Wan la darema😢team gurmad io abukar Mahdi Wan idin salamay❤
Abukar qeybta Mogadishu igudar ruwayada Waan kahelaaa❤❤❤❤❤
Abyo Mar hore xamar katageen❤❤
Xilqadaan Qalbiga basha 😭😭😭🥹🥹💔💔💔sabirina&naifa🥹🥹waba kuhestaa Amran nakataa aka Hooyogadaa Naifa🥰mudane baaslawe & lawyer loosheega dhagtaan tagay markaa maqlaya xogbaa kuhayaa😀😀😀😂😂😂 well done team gurmada ❤❤🥰🥰👏👏👏👏
Allah is one
Allaah ❤❤
Mahadsanid walaal qali 🇸🇴❤❤❤👌👌😍😍
@@cashamaxamed8921:19
I’m the i so 😂 Skald is also an prominent critic Giza said of was hers intoxicated with her own personal life in story books 📕 about that her this😂
Imka ayan sugayay walhi sidan u farxay thank you abokor Mahdi ❤❤❤❤❤
Naif sxb go Anka hooyada wo qaldanyahay walahi wan xanaqay😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂isku mid nhy
Can't wait prt 18 team gurmad hore usocda❤😊
Siham saciiid
Sihameey intana majoogtay😂😂
Salaam Alaykuma first one person to view thanks my team maanta Anigaa usoo horeeyay liketa hila dhaafin please 👍🙏
Hadaa ka mid ahay taageeraha team gurmad waa taaganahy🥰🥰🥰🥰
❤❤ شكرا لك ابو بكر مهدي ❤❤
❤❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂
Masha Allah Sabrine jila yar oo ino soo birtay hore uu soco hbo quruxleh salaam team Gurmad
Filinkan xaQiQda saxda nolasha hade jirto abukar mahadi thanks 🙏🏻🙏🏻
❤❤❤❤ adban idin jeclahy dhamantina alle ha idin xafido shaqo wacan bad ino heysan masha allah
Way fiicanta in lisku naxaristo
Part 18 illa gorma
Filimkq inyar ka qaladen wxey ahed sabirin make-up ka isku haleeso wayo waxey ka turjumeesa qof murugsan qof murugsan oo oynaya make-up ma ilaaliyo ina saxdan marka danbo aa rajeena 😍😍
Filmka qeybta Mogadishu lagu jilay aya 🔥🔥🔥🔥
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين❤❤
❤❤❤
War kani filim wuu dhafaye mxn ubixnaade ❤❤❤❤❤
Magac waa lowaye xitas kan lagu magac daray ayuu kasii macan yahay😂😂😂
Is sooo sad what some mothers do , he found a girl that makes him happy she’s here being her own sons enemy . Good story line btw ❤
❤
Waxaa laga matalayaa wax yaalada ay sameeyaan soomalida
it's true
@@AbdisalamCade-fz6fl
Execectly
contgct
Maa shaa Allah dhalinta si sax ah ayay kaalintooda uga soobaxeen , xulashadi jilayaasha waad ka baxsateen.
Wax loogusoo baxado aadamiga waa intaas Rabiyoo hanoo baahinin aadamiga ameen yarbi
جزاك الله خيرا ابوبكر aad iyo aad baan ugaxumaaday filin inuu yahay baan ilaaway that was very excellent actions team muqdisho. Saabriin naif sixun buu ugalay اللهم صل على سيدنا محمد sabriin ان مع العسر يسرًا waad guulaysan doonta I can’t wait part 18 team Gurmad thank you very much without our best Somali Director Abokor mahdi we would not enjoy Allaha dhamaantiin Cimri dheer oo caafimaad ha idin siiyo اللهم 🤲 امين keep up the good job shaqada wanaagsan halka ka sii wada
❤
Asc theam gurmad thank you abuukar Mahdi ❤❤ sida quraxda ban insku soo deyse dhaqse
I miss 😢 mama feynuus sheikh❤❤
Allaah is one ❤
Naayaa saabiriin dulqaadkaa iga dhameeydee kir dheh ninka xunkaa anoo og ineey jiliintahaan xanaaqay 😂😂😂😂
😂😂naag zamiira la dhaho oo bilaa dhiig ahi ma jirto
@@zamiirahassan4749 soo maaha 😁😁😁
Hollywood and bollywood gurmad is the best 🎉❤😊
Habartaa hadalkeeda gadaal kasoo xasuusan doontaaa😂😂😂😂😂😂
Somaahin😂😂😂hadal walbo lagu dhaho sax umaley ayaa kadhici doonto
Masha Allah Brother's (Hidda Soor)
Qiso Cajiib Ayaa Ka Dhacday FILO 👍❤️🩹
Aduun wax kasto kafilo abukar mahdina filim inaba caadi eheyn kafilo😂😂😂
mahd sanidiin asxabey lakiin naif run run ooba u kala turay sabirin ❤❤❤❤❤
Sax adun wax kastaa kafilo walaalihii ayaa sidaas is yeelaaya ayay ka dhigantahay ❤❤❤❤❤❤❤
Thank you guys for making Fast 🙏🙏🥰🥰🥰😘
Yusro saaxibkeda kahelay asxaabey 😂😢😢😢
Kaxad 😂😂😂
Na maku siya ina adertey wye😂
Wa qurxlow asi walallki kle😂😂
@@SamiiroMuhammad haaaa😢😢😢😊
Maasha alaah walaahi filinkaan waan jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Thanks team gurmad ❤❤❤😊
Bonsoir moi ma mere et mes filles regardions la serie Filo ensemble on a adore la sérié c une réussite nous sommés a DJIBOUTI bravo a tous merci
Un vrai régal ❤
rahmaqeen ilovesomaliya
Gabdhaha sawoolka Qurux wlhi iyo qalbi wanagsan😢😢😢
Habeen iyo maalin Ayan ku daawadey xalqadii1_____17 amezing wlhi
M.a qofki riywayadaan fikirkeda leh alaha ku barakeyo m.a waa riwayad dhan walbo wax kaa tusineso alaha nikabarakeyo dhamaantiin sidaa team utihiun hore usocod wanaag san 🥰😍🫡❤️
maamo faynuus qeeb ka ah fikirka allah cimri Dheer iyo caafimaad allah hasiiyo ❤😍😍😍🔥
Masha Allah filanay team gurmad mahadsanid
Mahdsanid part 18 nosodhig inshallah
Saabiriin meek abka kuma qurxoono😂 caadigii u roonaa
Masha allah thanks bro keep going ❤
1m cooming soon ka badan u qalantiin ❤😢
Ana u horeya mnta Alhmdulillah kooxdaydii❤🎉
2mar ayn ugu hormarey maraarkle wn heli I.a reer gurmad salaama
Best mogdishu❤❤❤❤
Szb waan ku salaamay abukar bacda salaan waxaan codsanayaa on filimka 45 daqiiqo ama 1 saac naloo gaadhsiiyo waayo 30 daqiiqo ama nus saac aad bay u yar tahay waxaan rajeynsyaa in codsigayga aad til galin doontaan inshaa allah
SAAN usugaayay Anoo jmcad kusoo yara ragaan ar kay. Tnxz Team gurmad
Team sabariin naaif wanii salamay🫡
Am the first one ❤
I cannot wait till the end 😂
Thanks team gurmad. ❤❤
mahdsanid team gurmad❤
aniyga filmnkiya walhiY waa uu iygu socda yaa so waday iygaa hysaa❤😂
Fahad and yusro finally came👍
Masha alah keep going axbabi ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊
ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤
Yaa boss bass iyo kooxdiisa ku haysto😂😂😂
Alle lamanaheyga an jeclaa naif hoyadiis isku dirtay ugu dambeyn wa guleysanayan i.a
Salaam Gurmad Team...maanta dhan aangaadaayay walahi ❤❤❤❤❤❤❤
Wow thanks my team Abukar mahdi wambo sugi ee laaaa lkn igu Salan mama feynus hye deh ❤
I can't wait 😂😂❤
Naifow habarwadagta kalideeda kuma siinayso anaa huba😂😂😂😂
Waa mahadsan thy abukar mahadi wll sidaa nagu hagar baxdo❤🥰🥺
Masha Allah guuleysta team gurmaad lkn aduun wax kastaa kaa filo 😂😂😂😂😂😂😂😂🥰🥰🥰🥰
Abukar Mahdi ilahey ha ku shafrow walalkey ❤❤❤❤❤❤❤❤ iyo kooxda gurmad ❤❤❤ love an idinku ahay sidan filmki hore ifurtaye maxad faiiday saan u dhamesatay an tana u dhamesana from A to Z wan idin la socda walahi ❤❤
Thanks part 18❤
Wow filimka igu dara bal❤❤
Masha allaah gurmad qaran salan gobeed
Another awesome episode 🏆
Beautiful people ❤️ 💕
Advice: The beach area is a very windy area.
Please ensure the ladies wear thick materials. Protecting their body shape.
Asc asxabey nita ku xiran filimkan like isara please
Walee jaceyk cadaw ma waayo masha allh teem gurmad mahat sanidin
waad. Mahad santihin gurmad waa ruwaayat fiican ❤❤❤❤
Thanks kooxda gurmad iyo Abukar mahdi
Nolosha waxkasta kafilo adunyo سبحان الله 💔
Hesta waabaala Hershey abukar ❤beeloo waaye boo iya 😂😂
Keep going boqortooyo abukar Mahdi
Fahad farah Ali wn salamaya ina aderkey❤
Xaadir ustaad mantana anaa uhoreeya
My director abukar mahdi guleeyso abti ❤
Part 18 hada soo raciyah plz😢