Niyad Jab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka

ความคิดเห็น • 115

  • @XaawoSheegoow
    @XaawoSheegoow หลายเดือนก่อน +24

    Ragow dumarka unaxarista😢😢

  • @MohamettRastaofficial
    @MohamettRastaofficial หลายเดือนก่อน +16

    Inti hiqsi uxistay love ❤🎉

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy หลายเดือนก่อน +6

    Abayo qali allah hakuqabojiyo qalbigaga kan ninrag ah waye kumadhahaye gabadhada adiga waxwalba usameykartit ifurkudheh abayo wayo umaqalmo xata hal sikin inalajogto abayo labadhargoco sunatuko kadibna ilaheytalasaro insha allah waxanrajeynaya goaanka aqadato waxanrajeynaya midfarxad inileh adi io gabadhada yar🤲🤲🤲🤲🤲ilaheyow niyada walashena uqaboji yarabi❤❤❤❤❤

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de หลายเดือนก่อน +8

    Nacas waaye wllhi doqonku wuxu indha adkaa inaalilaah katag baan kula talin lahaa abaayo wxaasaa nagu dhex jira dumarkiina ayagaasoo kaley naga soo qaadayaan

  • @umridwan3750
    @umridwan3750 หลายเดือนก่อน +9

    Abyo kas nin maku noqo. Nayo e ma daxada ka qado deda kale hal canug aya u hesa mata ka fikir biri ilmo kale ya ima donana marka hada alle wxo ka siyaya hal canug marka kas yo ilmaha kugu badin asi aya hadane furinka kenay marka abyo wx ba haka fikirin e ka dal bo furinka deda kale na caung is lamed ha isku hayin ilmo isla med malaka ed belo marka kan hala si nolan iska fur gaba dhada na alle hakula koriyo abyo qali ah 😢😢naf sikaga woka so baxa intan ma ugu ekan tondo insha allah marka adina qalbiga alle haku qabo jiyo abyo mcn lama rag co suno duko alle na bari abyo wali bamesa inasha allah abyo mcn

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907 หลายเดือนก่อน +9

    Walahi better to stay away because tomorrow he will doing again. What goes round comes round

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX หลายเดือนก่อน +4

    Abaayo allha garabkaaga hagalo adiyo gabartaada yar xoolaha siisayna maanta waad haysata oo gabar yar baa illhay ku siiyey abaayo iskafur gabsdhaadana ilaahy baa garabkeeda ❤

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 หลายเดือนก่อน +11

    Wllshey ilaahey swt meeshii qeerka kugu jiro haku waafujiyo I.a

  • @iqroXasan-my1xp
    @iqroXasan-my1xp หลายเดือนก่อน +5

    Really xanun wye Ilahey talo zaaro wllzhei😢

  • @caishoAadan
    @caishoAadan หลายเดือนก่อน +9

    Abyo kan nin kuma noqdee ilahy kherka haku wafajiyo😢

    • @user-pz7oh9ul1n
      @user-pz7oh9ul1n หลายเดือนก่อน

      Sorry wllshay nin nacasa waye. Wllhi😢 madaxaga ka qaado abaayo😢😮

  • @zahramohammed1712
    @zahramohammed1712 หลายเดือนก่อน +7

    Naaa iska fur kan nin kuuma noqdee😮

  • @duniyamunasarmohamed9166
    @duniyamunasarmohamed9166 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah walaal

  • @NazhaadNaazir-dr4ui
    @NazhaadNaazir-dr4ui หลายเดือนก่อน +4

    Wllzheyy aNi waxaN kuguLa TaLiN laHaa inaaD ifuR ku tiRaaHdo sapapto aH nin aaN qiiMahaGa garaNeyN ee zaa uhaDlaYaaa Uma qaLmo inaaD Nolozha La wadaaGtiD teDa kaLe zey gabaDha kaLe go. AaN uga Gaadheyy ee ay GabaDhiisi u siisayy adna Go. AaN uqaaDo teDa kaLe go. AaNada Qaar weyy adaG taHeyy inaaD qaadaTo Lkn natiijo ficaN ayey LeeyiHiiin🥺🤌🏾alle qaLpiga Haku qapoojiYo wllo🤲🏾💔😭

  • @caishoAadan
    @caishoAadan หลายเดือนก่อน +16

    Sa usugayey qiso yinka meqo beri maqned higs no1😍

    • @user-dc3bg7lv3o
      @user-dc3bg7lv3o หลายเดือนก่อน

      Ani cml thy ani wan iska jeclhy wiilkan❤

  • @QadroQali-mi2in
    @QadroQali-mi2in หลายเดือนก่อน +2

    Illhow waad ujeedaa raga saas gabdhaha ugalaayo uga aabaal gud
    Apayana iilhey meshuu qeerkujiro iilhey hawafajifo😭🤲🤲🤲🤲illhow xaqeeda ugud maskiinta dhididkeeda kubartay waxbarashada kadib dhabarka ka toog tay sryo apyoo😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CaliAluush
    @CaliAluush หลายเดือนก่อน +4

    iska fur wllshy 😢

  • @hafsaabdinasir3540
    @hafsaabdinasir3540 หลายเดือนก่อน +2

    Runtii abayo qisa we xanun badhantahay maistahishid sidas boqorad aya tahay nafteydi u xorti wahan kuleyahya illahey baryi istiqfarta saliga nabiga badi inshaAllah wa deqi donta farxad warta idin rajeyna adhiga e gabada yar ❤

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay kukamaydha hakusiyo kolay raga abal male insha Allah wn kusoducaynayna xata hadu lugaha sofaristo haka aqbalin wuu lelelidona inasha Allah dhaxda xiro wll

  • @QueenZaara-tm1zb
    @QueenZaara-tm1zb หลายเดือนก่อน +3

    Iska fura wllshey bri wxoo kugu sameen kara kadaran Ilaah qalbiga kuu qabojiyo😭🥹

  • @AsmaAsma-ds3ph
    @AsmaAsma-ds3ph หลายเดือนก่อน +3

    Wllshey alha ku wafajiyo sida kharku kugu jiroo inshalha qali 😢😢😢😢😢

  • @user-om4yo7oe1r
    @user-om4yo7oe1r หลายเดือนก่อน +2

    Amin yarabi 🤲

  • @NajmomustafisaaqMustaf
    @NajmomustafisaaqMustaf หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallh 😢

  • @mahamud1889
    @mahamud1889 หลายเดือนก่อน +2

    Inshaa allaahu
    Qoomamo iyo ciil iyo waliba cuqubo isaga ayeey kudambeey doontaaye wll usbur shuweeya

  • @MuhammedAlaqawe
    @MuhammedAlaqawe หลายเดือนก่อน +1

    Wll iska fuur kaas nin maahn wlhi naxariis mlhn😢😢

  • @AyaancismaanAskar
    @AyaancismaanAskar หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 หลายเดือนก่อน

    Walahi wan ka xumahay walaashey macan

  • @TaslinNadir
    @TaslinNadir หลายเดือนก่อน

    Ilahay u dhib dhamo Aniga waxan ku siin lahaa taladan abayo haka cabsan waax adan ogeen bari waxa dhaci dono ilahay ayaa og waxadna ogataa ilahay kuma nicin waxad rali galisaa ilahay talada ilahay u dhibo in lagu cilana ha ogolaan insha Alaah waxad heli qoof isaga ka wangsan waxana ku soo diri qofkaa Alaha weeyn waxa waliba oo ad soo martayna ilahay baa ka bogsin ka taag meshad ku dhibatotay Una labo ilahay waydiso badal ka wangsan kana warsig ilahay istaqfarta badi iyo salada ❤ waad gulaysan insha Alaah waana ku soo ducayn insha Alaah ❤❤

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c หลายเดือนก่อน +2

    Haaa walhi istiqarayso wll ilahayna qalbiga haku adkeyo walhi wnkamurugoday aaax

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c หลายเดือนก่อน +3

    Amin amin amin

  • @user-sm3vr2vm4v
    @user-sm3vr2vm4v หลายเดือนก่อน +4

    Amin ya rabi

  • @SabrinnHussein-jx5vh
    @SabrinnHussein-jx5vh หลายเดือนก่อน

    War Raga qar wllhi Nacas wye Ber adka wuxu palayAHa ..Een Apyo mcn Ani ahan wxan Talo kusin Laha in aad Madaxaaga kaqaadaTo wayo Barito mida kale kugu soo socotoh kafikir apyo Kasna Nin kuma noqdei Fikir umaba bahna taas wllhi aaba madxaGa kaqaado Ee GawdhaDaNa Allah kula koryo mcnto ..QalpigaNa allah kuu wabojiyo ..NabsiGagaNa wukaso bixi i.a mid kfcna alle kusinayo i.a apyo qalpigana alle kuu qapojiyo❤😢😢

  • @faizamao2663
    @faizamao2663 หลายเดือนก่อน

    Very sad 😢 sorry sister

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 หลายเดือนก่อน +1

    Allah kuwaafijiyo mesha qeyr kujira abayo. Lkn Aniga hadda manta boskaaga jogi laha, Maba kafikiren ifur aya dhihi laha wayo qayaanole lama Nolan karo. Intee gori gori tahay oo weli fududahay ifasax dheh abayo. Nin wa hela lkn niyad jab iyo Silac laguma noolado xbbty.

  • @Umumahir25
    @Umumahir25 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Amiin 😭

  • @QaliMolid-bu3qf
    @QaliMolid-bu3qf หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢

  • @DhalGubeed
    @DhalGubeed หลายเดือนก่อน +1

    Abayo wxn ku dhihilahay I fur ku dheh kaas waji malahan waan qiyaamòole gabadhada iska korso

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-nj7wy7ik8p
    @user-nj7wy7ik8p หลายเดือนก่อน +2

    Naxriis darnaa

  • @fardowsaaxmed207
    @fardowsaaxmed207 หลายเดือนก่อน +1

    Aamina aamina aamina yaa rabi 🤲🤲

  • @IdirisAden-u6d
    @IdirisAden-u6d 10 วันที่ผ่านมา

    Apayo qlbiqa allah hakuqabojiyo ee wxt sameysa Iskafur Ninkan wax qer qabaa helee I ..a😢😫

  • @mfayz980
    @mfayz980 หลายเดือนก่อน +1

    Kan indha adayg waa dhameeyay
    Qofta ma adoon meel kuugu xiran baa
    Walasbay ninka iska fur waa iga talo waayo qiimahaga ma garanayo 😢

  • @ikhrushpea6101
    @ikhrushpea6101 หลายเดือนก่อน +1

    Iska fur😢😢 xaasid wye allh ku qaboojiyo apyo

  • @user-ck1sx7kl4s
    @user-ck1sx7kl4s หลายเดือนก่อน

    Allah waxa ugu abrya inaa ninkas nin fican ugu dhigo allah xaqa tuso

  • @farxiyonuur1463
    @farxiyonuur1463 หลายเดือนก่อน +1

    Prant two 😢😢

  • @AaminaAbuukar-io8xy
    @AaminaAbuukar-io8xy หลายเดือนก่อน +1

    Walashey kaas nin kuma noqodo allh qeer ku waafijiyo wll🥲

  • @Suubanesiciid
    @Suubanesiciid หลายเดือนก่อน +1

    Wlshy dulqaadka iyo ducada badi ninka sidaasi oodhanna kuu xumeeyey ilama ahan inuu kheyr iyo wanaag dambe xagiisa kaaga soo socdo ee hadhaw intuu xumaan intaa kasii badan kuu geysan lahaa go,aan ka qaado oo noloshaada kasaar mar ayuu hadda ku qiyaamay qiyaanadiisiina wuu kusii madax adag yahay hadii aad hadda sidaasi kulasii joogto ma jiro wax udiidaya inuu mar labaad ku qiyaamo haddana ee go,aan ka gaar ilaahayna waydiiso mid iskaga ka kheyr badan inuu kuugu badalo

  • @OubaxxassanOubaxxassan
    @OubaxxassanOubaxxassan หลายเดือนก่อน

    Abyo allah kuuqaboojiyo qalbiga taladaydu waa in allah kulaabato bariso kolay wiilkaasu qalad wuu kaagalay oointuu dhididkaagii cunay ayuu hadana kuqasbayaa waxaan lee ahay wiilkaas damiirkaaga hashaqeeyo daruuf adag qofkii ku garabistaagay hadayacin ma qaldame waa allah xadkqaga waa maskiin boqorada intaa sasabato oo ucalqacasho gabadhqdana wad ugaysankartay lkn qasab waxad ogaatay in kubahqntahay maanta adina ubahneyn war alallh kabaq oo xaskaaga raligali abaayo adina qalbiga allah kuqaboojiyo khyrkana allah kuwafajiyo

  • @ziinamao5987
    @ziinamao5987 หลายเดือนก่อน +1

    Wax ka qer badan Allah ha ku sahalo waa daneste

  • @qweenamish8222
    @qweenamish8222 หลายเดือนก่อน

    Abya wlh kaas daqiiqad haku dhul qaadanin waligeed baa hooyoo ilma lagufurii jiraay adn wxaaba tahy wh gbr kartii leeh oo yarantaadhi ayd barataaay in lashaqestas mrka gbrtaadha hda waaba hal lee dabarka uxira kaas neeh iska iloow inshllx gbrtaadha neeh ilaahi mawa tusaaya wax dipa adga xitaa wad somartay hooya io aaba laan in ad nolsha wajahdhiidh 😢

  • @user-or8oe7xp8x
    @user-or8oe7xp8x หลายเดือนก่อน +1

    Walashay adi wax waliba wad ka dhigatay daacadna wad u noqotay Lkn isaga waxba wuu garan waayay Qiimahaaga iyo Abaalkaga wllshy adigu waxad ka baqaysaa gabadhaada yar inay noqoto Aabo la aan Lkn wll mid qiimahaaga garta oo gabadhaadana Aabo wngsn u noqda Ayuuu Alle calaf kugu dari ee ninkaas marnaba ha u noqon intaas ayaan talo ahaan kuu siinayaa

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 หลายเดือนก่อน +1

    Walashey kaas sidaas buubu kugufuray ee ku kakheer badan alaha kuugu badalo adigu gabar adag batahaye shaqeeso gabadhadana hoyadaa ooga tagow

  • @UmuAbdirahman-cy5pf
    @UmuAbdirahman-cy5pf หลายเดือนก่อน +1

    abayo 2rakac salaatul istiqaaro tuko allena bari hau niyad jawin horey usoco ha fariisan nin dariis hadii kle wuxuu kuu arkaa inaa ubhnthy qalbiga ka xiro ha xasusan Horta fiiri gadal ha fiirin hadii kle wixii kuso dhafay xasusane kep goyn ku leeyhy nabsi ma hurdo wuuso baxa insha allh qalbigana alle haku qawo jiyo xbbti

  • @fardouza-123
    @fardouza-123 หลายเดือนก่อน +1

    Amin amin 😢😢😢

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y หลายเดือนก่อน +1

    Iska fur wax makuso wade 😢

  • @farxiyacabdi-vr4cj
    @farxiyacabdi-vr4cj 7 วันที่ผ่านมา

    Abaayo illhy ayaa waxkaqeerqabo kusinayo isaga har wllhi

  • @RaxmoCabdiwili
    @RaxmoCabdiwili หลายเดือนก่อน +2

    Abayo kan Hada lasii nolata qiimahaga iyo damiirkaga kusii dilmayo Ee iska fur nin kuuma noqdo wayo mr hduu ku qiyaanay mrklena ha ogolaan canungtada Alle hakula koriyo❤

  • @fadumodagan5749
    @fadumodagan5749 หลายเดือนก่อน +1

    Wll tasi talo uma bahane goaan ka gaadh waxsi nin mahe isga fur wll uf

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu หลายเดือนก่อน

    Haaa😢

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q หลายเดือนก่อน +1

    Sorry 😢😢😢Abayo 😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaidoJabriil-f7v
    @MaidoJabriil-f7v หลายเดือนก่อน +1

    Abayo israqada Alla baxsho ee cunugtada karso abayo

  • @Faadumo499
    @Faadumo499 หลายเดือนก่อน +1

    Subar wll qisaankulasowadagilahaa isojawab wasaabkakalasohadlaye inistigaraamkaagawaanwaayay

  • @CabdiraxmaanxasanManka-ld5cy
    @CabdiraxmaanxasanManka-ld5cy หลายเดือนก่อน +1

    Abayo ifur kudheh😢😢😢😢😢😢

  • @Hubimahomed-mg4lz
    @Hubimahomed-mg4lz หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢 sorry abayo😊

  • @UmuAISHA-n2l
    @UmuAISHA-n2l หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo waxkakhayrbadan Allaha kusiyo kan ninlaan badhanta

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x หลายเดือนก่อน

    Abaayo wnkubaryaa adiga ayaan kuubahanahay halkeen kala sooxiriiraa

    • @HindaXasan-k1x
      @HindaXasan-k1x หลายเดือนก่อน

      Abyo mcnto wnkubaryaa nubarkaaaga iisodir wnkuubahanahay waxan ahay gabadh walaashaaya

    • @HindaXasan-k1x
      @HindaXasan-k1x หลายเดือนก่อน

      Halakan igusodir mar kaste wnfiirinayaa inisodirto

  • @jamiilaabuukar2294
    @jamiilaabuukar2294 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry wlhi abyo macan 😢😢😢😢

  • @xulxaragofashion4376
    @xulxaragofashion4376 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo dhibato in kugu filan waad soo martey ee ka qaado
    Madaxaga allana kudaa

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi nimanka waa ku wareerey kee la la aamina keena laga fogaada😢

  • @user-zf5vb6bh4l
    @user-zf5vb6bh4l หลายเดือนก่อน

    Furninku marbuu nafis yhy ifur dheh gudagariire😢

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu หลายเดือนก่อน

    Maya

  • @CumarIbraahen
    @CumarIbraahen หลายเดือนก่อน +1

    Wll ilaaheey qalbiya hakuuqawuujiyo😂😂😂

  • @Juuliyaaajulii
    @Juuliyaaajulii หลายเดือนก่อน +1

    Wall ma ii ogolaan kartaa qiso mudo aan niyadayda ku haayey Inaan kula soo wadaago plzz 🙏 Wall plzz😢

  • @Canbaro-p8n
    @Canbaro-p8n หลายเดือนก่อน +1

    Naaayaa ninka isii idheh tii klebA weeka tagte abaayo wax micno kuuma sameeenayo nin kle Ilhy haku sahlo lkn ifur dheh

  • @SamiraGesaweyne
    @SamiraGesaweyne หลายเดือนก่อน

    Mxa loo dhaha dumarka bila abaL kan hda nin mahn mia garaca💔

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 2 วันที่ผ่านมา

    Naa iska fur qaa inka

  • @fadimadahir
    @fadimadahir หลายเดือนก่อน +1

    Abyo waxaan talo kuu siinaa labo rakaco istiqaara ah tuko kidib illahey talo saaro teeda kle ninka is ka Fur sababtoo ah markle ayuu ku niyadjabinaa

  • @Nada-beela
    @Nada-beela หลายเดือนก่อน +1

    Isaga ha u noqon niin
    kuqeyanay waliga halajugin
    Gabadhaada ada kujoga

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru หลายเดือนก่อน

    Iska fur wllo wax ilahy mid ka wangsan kusiine wllo iska fur

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 25 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry abaayo kan nin kuuma noqonaye iska fur gabadhadana ilhy baa kula korinaye ee iska fur😢😢😮

  • @MunoMohamed-sr5su
    @MunoMohamed-sr5su หลายเดือนก่อน +1

    Naa gAbdhAa mAdaxooda loo diidaa ee ifur dheh mxaa kaa qaldan abaayo

  • @BarwaaqoMohamoud
    @BarwaaqoMohamoud 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walhi wxa losi silco mha ee iskag tag wll

  • @Nasipleyy12345
    @Nasipleyy12345 หลายเดือนก่อน

    Iska fur tan kala neh ugu dar😢

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c หลายเดือนก่อน +1

    Walashay hakafikirin markale siuna qalbigaga udhawicin gabadha kaliya wad korsankarta ilahay ayana kaga jari abalkad usogashay ukukhayanay adiguna dacad ayad uahayd madaxayga isii kudhe bila edebka ilamaha kalay noqotay amahaladawarsado ama haturo isagay utala isakafur intuna qalbiga kagaga ciyarin matad dhawdahay wallqali

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g หลายเดือนก่อน +1

    Abayo gabartada hada usabarto adigane waliga waa dhibtone marka Abayo salad istiqfar duko alle xa weydisada hado san sii ahan ino alle jidka nibaneye kala martan

  • @xaawomaxamed-qk1lt
    @xaawomaxamed-qk1lt หลายเดือนก่อน +1

    Abayo aniga waxan kudhihi laxa kan hala nolanin sbbto ah adiga xada xal unug ayad xeysata laga yaba xadad ka ogolaatit in uu san iyo kadaran ku sameyo xadana uu kufuro

  • @user-yp8bv6sf9c
    @user-yp8bv6sf9c หลายเดือนก่อน +1

    ᴍɪᴅ ᴋʜᴇʏʀ ǫᴀʙᴏ ᴀʟᴀᴀʜ ᴜɢᴜ ʙᴀᴅᴀʟᴏ🤲🏻❤️

  • @SiidIsmaan
    @SiidIsmaan 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢🎉🎉🎉

  • @user-ro5mz1vp6k
    @user-ro5mz1vp6k หลายเดือนก่อน +1

    Marka horaba way qaldantay wayo nin biil la

  • @user-ks6bc5sd6p
    @user-ks6bc5sd6p หลายเดือนก่อน +1

    Subxana allha naxriis Darnaa sorry abaayo 😢😢😢😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht หลายเดือนก่อน +1

    Qofka wuxu kufaro isagana wuunoqon karaa laba qawan is.maqado

  • @SaynabXassan-s9p
    @SaynabXassan-s9p 16 วันที่ผ่านมา

    Maanta way ku dhawdahy lkn bariy ay ka drnaan ee imka iska fury

  • @Ahmedbashir-c5q
    @Ahmedbashir-c5q หลายเดือนก่อน +1

    Walal iska fur nin shalay ku qiyaamay mantana ku leh labada mid dooro maaha qof lalasi joogi karo blz mar kale naftada cidla haku tuurin mid ka khyr badan bad helaysa insha ala lkn kan noloshada inu mrkale soo galo ha u ogolaan

  • @user-tr3yl8ym1o
    @user-tr3yl8ym1o หลายเดือนก่อน +1

    Abayo ninka kumanoqonayo iska fur ku kahker badan Allaha kasiyo walalo

  • @ShamsoIsaaq-w2p
    @ShamsoIsaaq-w2p 15 วันที่ผ่านมา

    Abaayo is kafur gawadha hooyo macaan cugata ee shaqeeso

  • @mfayz980
    @mfayz980 หลายเดือนก่อน

    Iska afur ninka walal

  • @user-py7iv5xo3q
    @user-py7iv5xo3q หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhas waxan kula talinyaa ineey nin go Aan soo gaar dhahy Eesn rajo kasii sugin haka gaadho go Aan hana ka qadato warqada

  • @MaryamaGeylshupe
    @MaryamaGeylshupe หลายเดือนก่อน +1

    Abayo waxan kuleyahay gawadhada io adigabo wax manigu dhacayo hadaa kulawato xitaa abayo murug io silac kama baxeysid ee abayo waxa kuleyhy noloshada hore uwado saasne waxa kudhaha hoyada io abahadabo adiyaa dhawarka udhigtay waxne kulama ahan hal cunug inaa wax uu qawan weyso sidoo manta kugu sameye ayune biri kugu sameynaa isku dirne mahan hore somali utiri labo isqabto dhaxdoda lamagalo lkn somalibaa iska tirado ee abayo goaan gagar 😢😢😢😢

  • @-ur9jx8ee1c
    @-ur9jx8ee1c หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi baanku dhaartee lacag aan sacudi ku shaqeyey inu san nac sineynin shaqo sacudi waxa daremi karo ruxi so arkey Sorry walashey😢

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 2 วันที่ผ่านมา

    Abaayo qali nin ka waa daneyte ee ku jaclo awelbo in ku gu dangaro ayuu rabay marki dantisa garay wuu ku qayanay waayo ilaa iyo hadda in aad adiga jacashahay ayuu ogyahay midas ayaa keentay in uu ku dhoho gawadhey qawo EE Iska furee gawadha udhashayne ugu dar 2gabdhod ha heeste misse tada koorso ee Iska fur waa nin duqon ah OO qain ah

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 หลายเดือนก่อน

    Sawabta dumarkeena ay noo nacaayan oo ay raga kale oo ajaanibta ah ay u raacaayan ayaa sidan ah 😢😢😢 sorry abayo mcn