ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

FJ XABIIB OO SHIDAY SHOWGII MARWAAN YARE NAIROBI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2019

ความคิดเห็น • 314

  • @spanishofficial7669
    @spanishofficial7669 4 ปีที่แล้ว +349

    Fj xabib inta inuu heesa ka towbad keenay ju faraxsan like i saar

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 2 ปีที่แล้ว +5

    Fj xabiib wuu ka towbad keenay maanta waa sheekh alxmdulilaah weeyi like iisaara

  • @Farayare451
    @Farayare451 4 หลายเดือนก่อน +3

    Inta daawaneyso 2024 isagoo fanka ka baxay inkastoo heestu qaraami thu originalkeeda salmulah likena iireeba dhalinayaro ❤😂

  • @qadromcn1551
    @qadromcn1551 3 ปีที่แล้ว +31

    Enta Dabanayso 2021Asago fanka ka baxay waliba ka marmi waye heestisa like sar😂😂😂😂😂😂😂

  • @najmabilan9323
    @najmabilan9323 5 ปีที่แล้ว +55

    Rug cadagiii so rogaal celi wlhi fj libaxa fanka Nolow abowe mcn 😘😘😍❤❤

  • @tmstyle8480
    @tmstyle8480 4 ปีที่แล้ว +21

    Gang fj xabiib I’m whith u from Switzerland 🇨🇭

  • @ummu_mahir5089
    @ummu_mahir5089 3 ปีที่แล้ว +17

    Fanka Intaaa Kabaxdeyna Wn Ku Farax Snhy 😍Waana Kuu Xiisney 😭

  • @anuushbbe8901
    @anuushbbe8901 5 ปีที่แล้ว +170

    fj xabiiib inta uxiiistey like dhac iigusiii😘

  • @abdiato21
    @abdiato21 5 ปีที่แล้ว +157

    KinG OF KinG is Back Wlhi Fjizo Yaa Tabay💥😞🤟🔥

  • @yaashman6612
    @yaashman6612 5 ปีที่แล้ว +21

    Waaaw the king fj is come back lpx qoyey bisad hamoodin

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 5 ปีที่แล้ว +30

    Caadi maha live iyo dheel iyo hees caadi maha FJ Habib 👌✅👏🏼👏🏼👏🏼😂

  • @asaimupdull601
    @asaimupdull601 4 ปีที่แล้ว +11

    Fj xabiib has improved his vocals and voice infact its live music very rare to see somali shows

  • @mbb821
    @mbb821 5 ปีที่แล้ว +31

    Fjiso gobta xamasad miran ayuu kadhikay tlh horay usoco bro

  • @mataanoofficial52
    @mataanoofficial52 5 ปีที่แล้ว +31

    This is live Music No play Back 🔥❤

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 ปีที่แล้ว +39

    Xaqiraadu mafiicnee Ninkaan cod io Masrixiyad buu leeyahay💙
    Liil balil taageero uunbuu leeyahay maahaneh ninkan cod io dheelba Kuma gaaro🤘

    • @kornelrabile5411
      @kornelrabile5411 5 ปีที่แล้ว +1

      Daadir abdi Darajo. Hhh bro tageero xaalagu helaa ani kan waan wata lkn liil balill ma xumo

    • @Abdikadir1
      @Abdikadir1 5 ปีที่แล้ว +2

      @@kornelrabile5411 bro baliil Anba waan wataa taagerahana waxa uu kuhelay fankuu kaga Soo horeeyay.
      Lkin Xapiip Masrixiyad io cod fasiix ah buu leeyahay.

    • @sjdias454
      @sjdias454 5 ปีที่แล้ว +1

      Proh qabyaalada is kadaa anigabo labaduba waan wataa ikn lil balil is the king of singers of all somali singers

    • @sharafabdi3410
      @sharafabdi3410 5 ปีที่แล้ว

      Liilbaliil ka fuqa wllo isku meel ma gaaraane

    • @sharafabdi3410
      @sharafabdi3410 5 ปีที่แล้ว

      Liilbaliil io kan isku mid maha lkn ayaga iska kaa jacela noh marka iskaga baxa dhaxadoda

  • @logan-dx3en
    @logan-dx3en 5 ปีที่แล้ว +5

    My boy fj xabiib zhp ciyaal aan meesha wxba Ku hayn ayaa fankiiba qabsadee hanagu cidlayn dhankaaga we waiting for long time

  • @farhandalnurshe3009
    @farhandalnurshe3009 5 ปีที่แล้ว +33

    FJizo Suldaanka Rapka

  • @kingmaanka2543
    @kingmaanka2543 5 ปีที่แล้ว +15

    King of raper is back fjizo❤

  • @mohameddihad2379
    @mohameddihad2379 4 ปีที่แล้ว +10

    Walhi sxb wankutabi
    King of the kings is back
    FjXapip DM

  • @ahmeddiirshewiilkagalkacyo3419
    @ahmeddiirshewiilkagalkacyo3419 5 ปีที่แล้ว +20

    Juistin pper ayuu nagabareejoonooyaaa

  • @filiwhatsupguys432
    @filiwhatsupguys432 5 ปีที่แล้ว +24

    Fj is back ima so happy 😀

  • @nimcobaashi9382
    @nimcobaashi9382 5 ปีที่แล้ว +11

    Waaa wareey fj waaa iwaaalay wlhy lipaax welcme back nin adag xamaaasad socoto thy

  • @somalitvfilms3193
    @somalitvfilms3193 5 ปีที่แล้ว +11

    1 week 103k go forward bro

  • @armanjr5559
    @armanjr5559 5 ปีที่แล้ว +15

    Fj is back legend

  • @abdimalik3879
    @abdimalik3879 5 ปีที่แล้ว +28

    Ninkan wllhi fankiisa wan uxiisnay always king 💪💪💪💯

  • @naasirmacruuf1224
    @naasirmacruuf1224 4 ปีที่แล้ว +5

    Fjzo Nairobi isaga iska leh ilmihii liil baliil ahaa meel kle ha raadsado 🇬🇲

  • @iamsadam1493
    @iamsadam1493 5 ปีที่แล้ว +21

    Stage performance gan CK midkay dhahaan halaga qariyo
    Fj xabiib 👑 🤴

    • @daacadabdikarim460
      @daacadabdikarim460 5 ปีที่แล้ว +3

      Masrax mrki la dhaho fj Lee shidi karo wlhi ninkan tageero bdn ma haysto Lee wlhi ani wa wata lil balil xita inuu ka qatarsnyhy aaminsnhy

  • @daacadabdikarim460
    @daacadabdikarim460 5 ปีที่แล้ว +14

    Lil balil ninkan ma gaaro Fjizow hdu zo laabtay bes Wyeh Wlhi ninkan Mrka dawanayo ani dhan xamasad💕❤

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 5 ปีที่แล้ว

      Lil balil waa another level sxb international lil xaqirada dhaaf kaan waxba mesha kuma haye

    • @daacadabdikarim460
      @daacadabdikarim460 5 ปีที่แล้ว +1

      @@haaskeyproduction2744 sxp sanad wlbo qof bay u shidntahay lil wuxu kacay mrku fj jiiftay 😂

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 5 ปีที่แล้ว

      @@daacadabdikarim460 fj shaley buu imaade lil 2012 baa la heesi jiire marka hais barbar dhiigin

    • @daacadabdikarim460
      @daacadabdikarim460 5 ปีที่แล้ว +1

      Horeyn hdi la dhaho lil ka horeyay lkn dance mrki la dhaho sxp iyo xamasad fj kuleh lil wxbo uma diidni nin hormar leh wyeh lkn fj wxaan huba inuu ka ficneen

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว +2

      @@haaskeyproduction2744 lil waa nin dhacsan oo cod lalaba ah leh lkn wa fanan buuxa fj waa rapper xamasadisa wataa xta un wxpakama qaban karto fj hDu soo lapto

  • @mudiyaanodmt4942
    @mudiyaanodmt4942 5 ปีที่แล้ว +13

    Ka lexdaaa wiil Boqortoyo wu solabtay fjizo 💥💪

    • @adnanhernandez3338
      @adnanhernandez3338 5 ปีที่แล้ว

      sxbyal subscribe isiiya anigana islamarkiiyaa kusiiyaae. One love!!!

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 ปีที่แล้ว +18

    Yes Ana uhoreeya

  • @ahmethzerka3849
    @ahmethzerka3849 5 ปีที่แล้ว +13

    Odaygii ahaa
    nio la waayay
    Inta aragta like & subscribe

  • @ubeytapdinourmohamet663
    @ubeytapdinourmohamet663 5 ปีที่แล้ว +16

    Fj xapiip nin madadaladiisa wato hees qaleel waxpa ma sheegto wanku tagera pro👏

  • @abdulnazir-duraanyooz9152
    @abdulnazir-duraanyooz9152 5 ปีที่แล้ว +10

    wow fj is compack
    🇸🇴❤♥✅

  • @shaaficimaxamuudaadan1524
    @shaaficimaxamuudaadan1524 4 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib waa ku baryaa ee kabixi hestaan meesha

  • @bekindeachothermypeoplesom4492
    @bekindeachothermypeoplesom4492 4 ปีที่แล้ว +6

    🥰😭😭😭2:25 let’s go isi 💋💋🥰🥰🥰🥰I’m in love those acting

  • @rizakhiak3839
    @rizakhiak3839 5 ปีที่แล้ว +7

    Super hit 😍
    Xasuustii Ahmed Mooge & Aamima Feeyr

    • @lilabdaaz2965
      @lilabdaaz2965 10 หลายเดือนก่อน

      Xalima cabdi afweyn iyo axmed mooge

  • @yaxyecaqil7831
    @yaxyecaqil7831 2 ปีที่แล้ว +2

    Fj xabiib ninka shama boy fursad siyay tahay

  • @nemonoura5866
    @nemonoura5866 5 ปีที่แล้ว +5

    Alleh dilaa dhinta fJ xabiiib so noqoy❤😍💪

    • @jannoraadis5369
      @jannoraadis5369 5 ปีที่แล้ว +1

      Hadal dhamaystiran

    • @qalidumar785
      @qalidumar785 5 ปีที่แล้ว

      Maxaa uhabare bisinkee

    • @nemonoura5866
      @nemonoura5866 5 ปีที่แล้ว

      @@qalidumar785 habaar maaha wll

    • @nemonoura5866
      @nemonoura5866 4 ปีที่แล้ว

      free siilka hooyadaa was iyo khaniiskii ku Dhalay 👊👊

    • @nemonoura5866
      @nemonoura5866 4 ปีที่แล้ว

      free aniga ku cuno dhiladii iyo sharmudki Iska kaa Dhalay wase afaarahyga marka so galaysid yaad iimalayza ani nacallaa iyo yuhuudii ku xaartay wase adi waalidka kuma so barin miyaa akhlaaq marka dadka aadan aqoonta u lahyn afka laso galaysid diinta aabaha cune

  • @kivanc1089
    @kivanc1089 5 ปีที่แล้ว +8

    Fjizo is on fire 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @abdiwaliofficial8764
    @abdiwaliofficial8764 5 ปีที่แล้ว +12

    dancing like salman khan😄✋

  • @ubaxcusmanmaxed5775
    @ubaxcusmanmaxed5775 5 ปีที่แล้ว +5

    Fj nin. in badan aan tabnay yeeees❤soo laabtay

  • @shamadaacad5386
    @shamadaacad5386 4 ปีที่แล้ว +4

    Fj fanka waa ka baxyay waxuuna dalbaday in heesahiis LA deled gareeyo

  • @ikraaamaragsan688
    @ikraaamaragsan688 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi meshaa wuu shidey ina aderkey

  • @qoslaaye1142
    @qoslaaye1142 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc Wll adigo mahadsan wiilkan fanka waa uu ka baxay waliba Alle dartii wuxuuna codsadey in laga wada saaro wixii videos ah io heeso oo samen jirey Alle haku xifdiye kasaar wllo

  • @caaishazack7642
    @caaishazack7642 5 ปีที่แล้ว +3

    Xmaasad socota wlhi king is back

  • @MaxamadeyMohamathey
    @MaxamadeyMohamathey 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waa markii ugu danbeysey fanka waxaan kuleeyaxay keep going

  • @qweenykowsarina7740
    @qweenykowsarina7740 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta fj xapip qadayo ya hore uqadee fadlan wa iga codsi isoshega 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @aminkeyjr417
    @aminkeyjr417 4 ปีที่แล้ว +3

    Wll hesta mesha kasaar wilka fanka wu ga baxee

  • @kingabdiwalizakiir2804
    @kingabdiwalizakiir2804 5 ปีที่แล้ว

    Fjizo is back.lpx dance baa igu dishay horay u soco zxp✔✔✔✔

  • @tayibabdirahiim6219
    @tayibabdirahiim6219 3 ปีที่แล้ว +4

    Live Music 🥺🙏
    Miss you Fj

  • @deqaidow8974
    @deqaidow8974 5 ปีที่แล้ว +9

    Habib leee shidaaay meshan.......kuwaklee waaa too boring

  • @shamsaali3798
    @shamsaali3798 5 ปีที่แล้ว +3

    Fj xabib run ahanti wan ku xiisnay huno qali

  • @updikhaalikducoqabeh
    @updikhaalikducoqabeh 4 ปีที่แล้ว +6

    Walhi caruurta Laguu sheki maaaYo The King is back👍🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿

  • @iamlilzayn2554
    @iamlilzayn2554 5 ปีที่แล้ว +8

    Abti kal iyo lap lagu xiisay fjizo👑👑👑👑

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 5 ปีที่แล้ว +8

    Fjizo welcome back 😭

  • @kamaal__ak8663
    @kamaal__ak8663 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta ila argte in biibshe laga boleste like Sara ❣️

  • @zaagaryare3027
    @zaagaryare3027 4 ปีที่แล้ว +4

    fjizo coming really famous hapiip

  • @sumayoahmed3721
    @sumayoahmed3721 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😭 welcome back bro

  • @farhanyareofficiall
    @farhanyareofficiall 4 ปีที่แล้ว +5

    Captain mirqankaH yareeyoo fankaH noolee awoow

  • @najmiinanajmiina5984
    @najmiinanajmiina5984 4 ปีที่แล้ว +1

    Guul waartay fj fananka fananinta ushidan 💜💜Cadagaaga dhown

  • @kafiyanoak2482
    @kafiyanoak2482 4 ปีที่แล้ว +1

    xabib fanka Nairobi xamasad ayululaha👍👍👋👋👋

  • @kingkaptn8678
    @kingkaptn8678 5 ปีที่แล้ว +11

    Wr Fj Marqaanka ka bxo raga iga dhci nyw Mgaldi Nairobi ahyd lgala waregye.

  • @janaaleboy4484
    @janaaleboy4484 5 ปีที่แล้ว +1

    King of rapper wuu soo laaabtay f-j-xabiib

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 5 ปีที่แล้ว +14

    xaada istaagtay markay heestisa maqlay😫😫😫✊🏽

    • @huuni48
      @huuni48 5 ปีที่แล้ว +2

      Yaas Keyow 😂👌

    • @jannoraadis5369
      @jannoraadis5369 5 ปีที่แล้ว +1

      Thanks boqpr

    • @iam_yaass
      @iam_yaass 5 ปีที่แล้ว

      Raha Abdi heesta aan ka saaa 😂 ciriblaay ladhahaa soo dhageeso

    • @iam_yaass
      @iam_yaass 5 ปีที่แล้ว

      Fj Xabip boqortoyo welcom back 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @ikraanabdi3277
    @ikraanabdi3277 5 ปีที่แล้ว +4

    Fj xabiib ku xiisnay😢 my bro

  • @abdikarimabdikarim4393
    @abdikarimabdikarim4393 5 ปีที่แล้ว +3

    Fjizo is back with love

  • @ahmedjeeztostudioproductio1684
    @ahmedjeeztostudioproductio1684 2 ปีที่แล้ว +1

    Justin beiber somalida ayu aha fj xabiib

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว +5

    Fjizo is back

  • @nasriinsaleebaan1245
    @nasriinsaleebaan1245 5 ปีที่แล้ว +1

    Fj xabiib nin rageed fanaan jira ✌👍

  • @oomosabuun196
    @oomosabuun196 5 ปีที่แล้ว +3

    legend is back

  • @aronmooy3939
    @aronmooy3939 4 ปีที่แล้ว +3

    Nikaan waa qatar lkn kenya haka so tago wayo libaax kale oo ka weyn aa jogo mesha 2 libaax mel kama wada ugarsan karaan

  • @newage1393
    @newage1393 2 ปีที่แล้ว +1

    Rasmi reys ninkaan weey ku waalatay showgaan meele u raacde garan weyday ilaah amarkiis ninkii waa shiikh hada 😂😂😂

  • @dhalintasomaliweyn3738
    @dhalintasomaliweyn3738 4 ปีที่แล้ว +1

    Fj xabiib legend always legend

  • @ranchgreen2497
    @ranchgreen2497 5 ปีที่แล้ว +6

    2:30 weey igagadantahay fjizo will boqortoyo

  • @aminaosman6853
    @aminaosman6853 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep on going fjzo

  • @zalmushabbe2015
    @zalmushabbe2015 5 ปีที่แล้ว +5

    Allha maxan uxisey af jeey xabin

  • @bkboy4646
    @bkboy4646 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxbtinimo Anigo uhadlin ninkan fj another level wayo ciyalka liil balil jamka kurafadsan dabawada Wadada ibaneya plz

  • @najmomohamed8252
    @najmomohamed8252 5 ปีที่แล้ว +2

    back fj ❤👌legend

  • @sharmaabdukadir1663
    @sharmaabdukadir1663 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi nin latabay fjizo more love bro

  • @saadaqcabdinasiirnuur5782
    @saadaqcabdinasiirnuur5782 4 ปีที่แล้ว +1

    Fj sxp nagadaa ciyaarta waxbo kaa mahayo ha noo jabinin cadowga raapgaree sxp ok

  • @mohadaauud5496
    @mohadaauud5496 4 ปีที่แล้ว +2

    Fj xapiip ninka Raabka lahaaa ❤❤

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar6528 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku faraxsanahay in aa FJ arko caawa

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin xamaasadiisa wata libah 👌👋

  • @munahminneapolis1907
    @munahminneapolis1907 5 ปีที่แล้ว +2

    Fj is back😎😎😎

  • @najmiinanajmiina5984
    @najmiinanajmiina5984 4 ปีที่แล้ว +2

    M.allaah libaxa Africa weeye M.allaah

  • @caamirxasan8303
    @caamirxasan8303 5 ปีที่แล้ว +1

    Fj xabiib is back❤✋

  • @wwssxxwwssxx4777
    @wwssxxwwssxx4777 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha alah Yes wasas

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar6528 5 ปีที่แล้ว +6

    Run mise been FJ IYO LIIL BALIIL
    FJ XAMASAR cod shaxshac fane
    Asaa ku leh
    LIIL BALIIL
    heeso shidan iyo tgero badan ku hayaa un
    Viva fj

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว +3

      Been maha ilhay xamasad iyo stayl iu iyo cod iyo shax isugu daray

    • @cabdijibaar6528
      @cabdijibaar6528 5 ปีที่แล้ว +2

      @@donciiltrehjr1488 haa bro Fj xogaa wuu ka shidan yahay liil baliil

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdijibaar6528 haa il xad wa ka shidanyhy

  • @kinghck4057
    @kinghck4057 5 ปีที่แล้ว +1

    Fj is back🤗🤗

  • @mohamedabdullahi3446
    @mohamedabdullahi3446 5 ปีที่แล้ว +1

    Fj xabiib my boy waad naga waashey awawga lagub hacabsonino ceeb hamoodine ma harakoo baad rabta 😂😂😂sii sii sii

  • @kingmckkingmck8373
    @kingmckkingmck8373 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi fjizo shafi qarasta waan taagera 🙋

  • @faraxburcaawiyoadam7643
    @faraxburcaawiyoadam7643 5 ปีที่แล้ว +4

    Fananka caadi maaha 🌹💯

  • @mab1543
    @mab1543 5 ปีที่แล้ว

    Woooow 😍😍😍 kign fjizo wax kale ❤❤❤❤❤❤

  • @iamlilzayn2554
    @iamlilzayn2554 5 ปีที่แล้ว

    King of the kings 👑❤👏

  • @kingalkhaliiji9428
    @kingalkhaliiji9428 3 ปีที่แล้ว +1

    illaha mahad iska leh heesaha kamodoweyay wll illahayna kuuguma soo noqo heesaha saa ko aan ugu qadatay lee kusii wad

  • @bekindeachothermypeoplesom4492
    @bekindeachothermypeoplesom4492 4 ปีที่แล้ว

    I like the way he moved at 0:11

  • @natashabashiir3385
    @natashabashiir3385 5 ปีที่แล้ว +3

    Wwwwwwo fj manshallh ❤❤❤❤❤❤

  • @btsofficial3413
    @btsofficial3413 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan magaceda yaa yaqaana 💫 ✋

  • @faysalabdikaremhussein5899
    @faysalabdikaremhussein5899 4 ปีที่แล้ว +1

    Fj believe you aabe

  • @janoraadis3250
    @janoraadis3250 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll ihay ba kugo dharshay heesahega iga saar mesha adigo mahad san please 🙏 😢 😭