ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Laba musician ayaa jooga goobta hadana odaygeeda ayaa utumay wlhi waa gabadh adag oo qofkeedu la wayn yahay nin kasta gabadhiisa wax ka dhigta 😎
Sadex weeye wlipa shacban ninkeda iyo furinle
Qamarna iyadaa umada bartay oo wax ka dhigtay kana iyadaa Na bartay wallee naagaa rag iadhaafshay waa run
inta ila aragtay!!!qurux 100%Codka 100%midhaha 100%Music 100%Farta taaga☝
Qurux +cod+style+ qosol wanag Ax yaa cod really Ur goat 🐐 ❤❤
😂😂😂😂😂😂
@@fardawsoahmed2899 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂🙄
Ugbaad qalbi wanaag qofkastoo aan cid xumayn wuu guulaystaa tusaale nool labada asma iyo ugbaadba inoogu filan❤❤❤😍👏
Ayy ugbaad Mohamed cabdi ugbaad 💞😎🥰 aragsan duriyadii codka100%✋🥰 style100%❤👌 dance 100%💞 qurux 100%❤👌
Waleee ilyaas idiris naag qurux badan wuu hantiyay ugbaad Qalanjadii Reer sheikh isxaaaq♥️♥️♥️♥️♥️💚💙🤍
Ugbaad aragsan wllhi wan ku jeclay alle hayka tuso wllzhy oo kale tahay wll mcn hore u soco❤👸💯🔥
Barnamijka intan dawanayay inanta ugu shidan ugu heesta macan waa ugbaad Aragsan Mansha alah ilahay dadka qof ba Sibuu u abuuray iyada qurux iyo cod iyo qalbi wanagsan ba wuu siiisyay Mansha alah keep going walalo number #1
Ereyo+laxan Abwan weyn Daahi abdi jaamac gaas music 🎶 Ustadka ilyass idris 🥰Inta ila argtay inay Asma saban ugbaad uso yara dhawanaysa asma lovena ka ordoyso qilaaf baa jira keep going ugbaad argsan 🥰
Hhhhhhhh ma ila Argtaaa
Seedigay bayroof waxaan ka ahayn kooxdan horumarka Ugbaad waa ka xunyihiin. Naxdin iyo niyadxumaa ka muuqato.Caadi isma dhiga la farxa kolsoonidii oo qof ah.
Aragsan wan ku faraxsanahy horumarkeeda wlhi❤👑
Asma saban waji xun intey ugbaad ka masayrtey fadhisatey😂😂Inta og in asma iyo ugbaad isku mar xidigaha kuso biireen like
😂😂😂
Wll isku mar ayey so galeen Ugbaad lkn waxay ka so jeda dadki fanka iska laha Hahaha
Haa say ufiirine kayaaby 😂😂ugbaad dance dadka kudishhy😮
Imka way dhimaty yaa kaa cafinaya hadalkaas!! 😢
Ugbaad aragsan waa gabadha ugu qalbiga fiican kooxda bashaashad qof walba la Qoslaysa oo la ciyaaraysa qalbi nadiif ah ayaa ka muuqda naago badan oo halkan ka muuqda cuqdad ayay isuwada hayaan isgiijin ayaa kuwada jirta
Woow hees iyo badh ugbaad aragsan oo fanaan aan la holin karin iuo erayadii daaha gaas abwaan murti ilaahay ku manaystey mansha allah❤👌👏💯🥰🌹
Daaha Cabdi Gaas leagan Looga Hadhay Murtida wixii hees meeshaa Laga Qaaday Waa Heesta Kaliyaa ee Itaabatay Abwaan Baryahan wàad kacsantahay Mansha Allaah
HAPPY NEW YEAR 2022 MY TEAM XIDIGAHA GESKA AND WAQAL PRODUCTION 💯
Ugbaadey Lixaad & Qurux ba alle wuu kuu miisaamey inader naag Labo'lafood ah ba Thy alle haku daaye 😁😻
Wlh hal naago qurux ku gaadta maba joogto haybay iyo soo diishasho waa u dhalosho❤️❤️❤️❤️😍😍
Mashalaha inader
Timaka heestana dawanaya 20 24 7/8😅🙋waa ini salamaya
She's soooo beautiful maa shaa Allah Ugbaad the queen of xidigaha geeska
Naa ugbaadey waan kuwata wlhi xbtti xamar baan ka dawanayaa❤💋
Cabdi Curiye!Dumaashiday marna Inaabtiday. Dhinacna Habaryoonis noqotay dhinacna Makadoor u dhaxday. Waligaaba horee. Gob iyo xaalkeed.
Ilyaas nasiib badanaa jawharad meel ka helay wlh hadeysan dagdagi laheyn celepretieska soo dalban lahaa😳💕💕💕🌹
Wow best song bahdilada Nolosha ha ka yeelin Abidka ruuxa kugu yiri ii noqo qof Nool omg😘😘😘
Woooow masha allah Quruxdu Confident kama soo hadho naag isku kalsoon hore u soco ugbaadey 👍🏼😍😍💃🏼💃🏼
Been maha ugbad wa shaxshaxda iyo quruxda kooxda ♥️🩸😘
Dumashiday Ugbaad Dumar wey Dhaafty Waa Ragay DHIIG WACAN AYAA KU JIRA
Quruxdii Io cod ayee isku darsatay ugbaad aragsan ❤️
Madax Shaxshaxda iyo Farxad ugbaad🔥❤️Axmed aarshe Cabdirisaaq anshax Ayaan IdhaHygu Qaban
Yuu ka baxay koxda
Jigjiga ayaa ku maqanyihin arooskii cawale aadan
Ayy ugbaad aragsan is the best song horumar wacan 😘Waqal studio legend 🥰
Xidigaha is back ❤❤👸
Mashallh qurux cod shaxshax intaba waaa isku darsaty😍
ugabada mnshlhi farxad baaa ka muuqtaaaa👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Fanaanada sandka ugbaad aragsanBooski xamda Queen boqrada buuxisay
Wooow oo haddan woow inader ugbaad quruxbadab il xun kuma aragto❤️❤️❤️❤️
Ugbad is the best 🥺❤️❤️❤️😩
Woow Mansha'Allah i love this lady. She is among the best. She is on fire this year. Keeping rocking my gal ugbad aragsan.
🥰🥰🥰
Midha iyo laxan heer sare ah = abwaan Daha Qurux +cod+qalbi wanag =Ugabad aragsa. Music💯 =Ilyas idiris .Laba Asma wax unba kadax jiro Anyway xidigaha inta kaleto music iska hagajiyo leyahay .
She’s so confident MA♥️🔥🔥
Waa is aamin noloshuye
@@abdimalikmaalim2822 💯💯💯
Fanaanadaydii ugbaad allow noo kaa daa
Nafta iku jirtaaa ku dhartay ugbaad wa jecelahy 🥰❤️🔥🥵
Axyaaa heees Ugbadeyda cazhaqa Keep Going Mcnt🥰💋❤️
Habites
ugbad kalsooni furnaan qalbi wanaag cod isku darsatay ❤️🥰
Ax yaa cod ciyar labis intaba adiga usita ugbaad qurux🥰🥰🥰
I like Ugbad's energy, she energises the whole place.
O
Waa heesta kaliya ee ku jirtay barnaamujkii xidigaha geeska sida musig iyo midho ba ee inta kale waxaan leeyahay xaga musiga iska dhisa
Musigee shidnaa 😂
Qof kaa eegay hoostisaHaba arag sarayntiisa🥰
Heestan cumamadeeda lama haysan karo ugbaad aragsan 😍😍😍😍🥰
Boqorada codka io quruxdaba isku darsatay ugbad aragsan❤🤷♂️
Been. Mad. Shegin. Habo. U. M. C. A❤❤❤😢😢😢
Ilaahow heesaha naga madoobee ada awoodee naf iyo shaysaan ba aduunyo nalakuibtileeyay
Aamiin yaa Rabi I.a
Xaragadaa kugu jclhe aragsaneey mashallah 😘😘
Wow! Shaxshaxda Kooxda 🔥🙋♂️
Waxaan sugnaba waqtifican iyo malina axada ah oo janisa aanu heysano waqal waa mahadsantahy ❤❤❤❤💋
Queen 👑 ugbaad Aragsan 2022 Yaaa wax ila arkay 😂 Another level ugbaad energy
Gabdhan farxadaan kujeclahy keep going sist😋😘😘😘
Boqorada xigdigaha ugbaad maxamed abdi keep going 💚🤍❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Ugbaad qurux nolol quruxon ku war💋♥️💖💝
Weh weh weh my fananadayda ugbaad aragsan ❤️❤️❤️❤️💃💃💃💃💃💃
Mn sha allh hestii hesah eryaty weye tan 😘😘😘😘
The voice is okay but I love her confidence and look more than the song. Keep up sis
Alla ugbaad cod macanaa xidiguhu waa iyada iyo yurub iyo khadra silimo iyo ifraax toolmon waxa kale qashinka ku ridin fankaa lagu qasbaa hhhh siiba asma love hhhhh anaa cod dhaama taa
Ugbaad Aragsan Fanaanad Markasta Faraxsan Maasha'Allaah ❤👍
Haa wlhi wa gabadh adag wayo iyado laba nin o music tuma ay jogan ayu hadana ninkedu utu mayay manshalah 🥰🥰
Haa wllo waa fanaanad samir iyo dulqaad badan oo hadsna happy ah illaahay haxiftiyo 👍
Dadax yar waye ugbaad masha allah kalsooni iyo qurux iyo cod
Naag adag jecliyaa
Quruxasas iyo kalsonidas weliga igu noloow😍🤗❤️
Inay asmi ku dhahdo odaygaygaa utuma bay kasii Taxadaraysa, sidii waagii Khadra silimo asma ugutidhi 😂 naag adag dheh
Ugbad cod iyo qurux ayeey isku darsayey keep going
Queen Ugbaad shaxshaxdii oo qofa 😘
ugabaad wlhy wn ka helaa jinkayga jecel nlow mcaaneey🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘
Ugbaad Waa farxadi oo Qof ah Alleh wax Khayr qaba ha siiyo.
M.a boqrda codka quruxda waaw inader nolow♥️♥️♥️🔥🔥🔥💉💉
Waa ugbaad dareen socda walahi 💎
Mashallah argasan Noolow Waa hees top🌺🌺🌺🌺
Shaxshaxda kooxda Ugbaad Aragsan✌
Walaal Manshaallah keep going ❤️❤️
Ilaahay ha ku naxariisto asma😢😢😢
Ugbaad farxadiyo qofa mashllh
Masha alaah queen ugbaad inta meesha joogta adaa ugu qurux ugu fur furan ugu farxad bdan waligaa sidaa ushidnow
MashaAllah ugbaad aragsan way is cateesay. Qurux badan 👌👌👌 saas aa laga rabaa ❤😊😘
Ugbaad Aragsan 🥰🥰🥰
Ugpaad xidigta sanadka🥰🥰🥰🥰🥰🤩
Ugbaad shax shaxna ka daran wllhi nolow wllo wn iska ka jclhy wllhi
Ugbaad fanka ayey ku raaxaysataa waaw
Quruxdii oo qof ah👸❤️🔥🥰
Woow axaayaa hees Dadban oo si yaasadaySan
Masha alllh esh cala hees hore usoco guubaad aragsaan
Lovely singer 💓💓💓💓 Ugbaad Aragsan full of love expressions in her tuneful voice and charisma love this particular song
Wooow wooow waxaasaa hees ah ugbaad hore u soco wlal
Shaxshaxda qurxda codka kooxda Ugbaad Argsan
Waaw fanaad codle oo aan dalin
Love the song and Ugbaad
Masha alaaaaah hambalyo leyahay sanadka cusub nabada qabo
Quruxda fanka
qamar iyo shaydaanbaa dagdaga ayaan maqaly
Qofka eegay hosti haba arag sareynti 🥰ayyy eshcalaa hees
War waa umushii ugbaad ahayd eshcalaa qurux io cod
Waaw😍😍🌹hees iyo badh🌹🎉on 🔥
Ugbaad qurux padn hore usoco hno qli
Qamarow musicgu waa xaajigeeda 😀
RufiyaaN kkk
Laba musician ayaa jooga goobta hadana odaygeeda ayaa utumay wlhi waa gabadh adag oo qofkeedu la wayn yahay nin kasta gabadhiisa wax ka dhigta 😎
Sadex weeye wlipa shacban ninkeda iyo furinle
Qamarna iyadaa umada bartay oo wax ka dhigtay kana iyadaa Na bartay wallee naagaa rag iadhaafshay waa run
inta ila aragtay!!!
qurux 100%
Codka 100%
midhaha 100%
Music 100%
Farta taaga☝
Qurux +cod+style+ qosol wanag
Ax yaa cod really Ur goat 🐐 ❤❤
😂😂😂😂😂😂
@@fardawsoahmed2899 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂🙄
Ugbaad qalbi wanaag qofkastoo aan cid xumayn wuu guulaystaa tusaale nool labada asma iyo ugbaadba inoogu filan❤❤❤😍👏
Ayy ugbaad Mohamed cabdi ugbaad 💞😎🥰 aragsan duriyadii codka100%✋🥰
style100%❤👌
dance 100%💞
qurux 100%❤👌
Waleee ilyaas idiris naag qurux badan wuu hantiyay ugbaad Qalanjadii Reer sheikh isxaaaq♥️♥️♥️♥️♥️💚💙🤍
Ugbaad aragsan wllhi wan ku jeclay alle hayka tuso wllzhy oo kale tahay wll mcn hore u soco❤👸💯🔥
Barnamijka intan dawanayay inanta ugu shidan ugu heesta macan waa ugbaad Aragsan Mansha alah ilahay dadka qof ba Sibuu u abuuray iyada qurux iyo cod iyo qalbi wanagsan ba wuu siiisyay Mansha alah keep going walalo number #1
Ereyo+laxan Abwan weyn Daahi abdi jaamac gaas
music 🎶 Ustadka ilyass idris 🥰
Inta ila argtay inay Asma saban ugbaad uso yara dhawanaysa asma lovena ka ordoyso qilaaf baa jira keep going ugbaad argsan 🥰
Hhhhhhhh ma ila Argtaaa
Seedigay bayroof waxaan ka ahayn kooxdan horumarka Ugbaad waa ka xunyihiin. Naxdin iyo niyadxumaa ka muuqato.
Caadi isma dhiga la farxa kolsoonidii oo qof ah.
Aragsan wan ku faraxsanahy horumarkeeda wlhi❤👑
Asma saban waji xun intey ugbaad ka masayrtey fadhisatey😂😂
Inta og in asma iyo ugbaad isku mar xidigaha kuso biireen like
😂😂😂
😂😂😂
Wll isku mar ayey so galeen
Ugbaad lkn waxay ka so jeda dadki fanka iska laha
Hahaha
Haa say ufiirine kayaaby 😂😂ugbaad dance dadka kudishhy😮
Imka way dhimaty yaa kaa cafinaya hadalkaas!! 😢
Ugbaad aragsan waa gabadha ugu qalbiga fiican kooxda bashaashad qof walba la Qoslaysa oo la ciyaaraysa qalbi nadiif ah ayaa ka muuqda naago badan oo halkan ka muuqda cuqdad ayay isuwada hayaan isgiijin ayaa kuwada jirta
Woow hees iyo badh ugbaad aragsan oo fanaan aan la holin karin iuo erayadii daaha gaas abwaan murti ilaahay ku manaystey mansha allah❤👌👏💯🥰🌹
Daaha Cabdi Gaas leagan Looga Hadhay Murtida wixii hees meeshaa Laga Qaaday Waa Heesta Kaliyaa ee Itaabatay Abwaan Baryahan wàad kacsantahay Mansha Allaah
HAPPY NEW YEAR 2022 MY TEAM
XIDIGAHA GESKA AND WAQAL PRODUCTION 💯
Ugbaadey Lixaad & Qurux ba alle wuu kuu miisaamey inader naag Labo'lafood ah ba Thy alle haku daaye 😁😻
Wlh hal naago qurux ku gaadta maba joogto haybay iyo soo diishasho waa u dhalosho❤️❤️❤️❤️😍😍
Mashalaha inader
Timaka heestana dawanaya 20 24 7/8😅🙋waa ini salamaya
She's soooo beautiful maa shaa Allah Ugbaad the queen of xidigaha geeska
Naa ugbaadey waan kuwata wlhi xbtti xamar baan ka dawanayaa❤💋
Cabdi Curiye!
Dumaashiday marna Inaabtiday. Dhinacna Habaryoonis noqotay dhinacna Makadoor u dhaxday. Waligaaba horee. Gob iyo xaalkeed.
Ilyaas nasiib badanaa jawharad meel ka helay wlh hadeysan dagdagi laheyn celepretieska soo dalban lahaa😳💕💕💕🌹
Wow best song bahdilada Nolosha ha ka yeelin Abidka ruuxa kugu yiri ii noqo qof Nool omg😘😘😘
Woooow masha allah Quruxdu Confident kama soo hadho naag isku kalsoon hore u soco ugbaadey 👍🏼😍😍💃🏼💃🏼
Been maha ugbad wa shaxshaxda iyo quruxda kooxda ♥️🩸😘
Dumashiday Ugbaad Dumar wey Dhaafty Waa Ragay
DHIIG WACAN AYAA KU JIRA
Quruxdii Io cod ayee isku darsatay ugbaad aragsan ❤️
Madax Shaxshaxda iyo Farxad ugbaad🔥❤️
Axmed aarshe
Cabdirisaaq anshax Ayaan IdhaHygu Qaban
Yuu ka baxay koxda
Jigjiga ayaa ku maqanyihin arooskii cawale aadan
Ayy ugbaad aragsan is the best song horumar wacan 😘
Waqal studio legend 🥰
Xidigaha is back ❤❤👸
Mashallh qurux cod shaxshax intaba waaa isku darsaty😍
ugabada mnshlhi farxad baaa ka muuqtaaaa👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Fanaanada sandka ugbaad aragsan
Booski xamda Queen boqrada buuxisay
Wooow oo haddan woow inader ugbaad quruxbadab il xun kuma aragto❤️❤️❤️❤️
Ugbad is the best 🥺❤️❤️❤️😩
Woow Mansha'Allah i love this lady. She is among the best. She is on fire this year. Keeping rocking my gal ugbad aragsan.
🥰🥰🥰
Midha iyo laxan heer sare ah = abwaan Daha
Qurux +cod+qalbi wanag =Ugabad aragsa.
Music💯 =Ilyas idiris .
Laba Asma wax unba kadax jiro
Anyway xidigaha inta kaleto music iska hagajiyo leyahay .
She’s so confident MA♥️🔥🔥
Waa is aamin noloshuye
@@abdimalikmaalim2822 💯💯💯
Fanaanadaydii ugbaad allow noo kaa daa
Nafta iku jirtaaa ku dhartay ugbaad wa jecelahy 🥰❤️🔥🥵
Axyaaa heees Ugbadeyda cazhaqa Keep Going Mcnt🥰💋❤️
Habites
ugbad kalsooni furnaan qalbi wanaag cod isku darsatay ❤️🥰
Ax yaa cod ciyar labis intaba adiga usita ugbaad qurux🥰🥰🥰
I like Ugbad's energy, she energises the whole place.
O
Waa heesta kaliya ee ku jirtay barnaamujkii xidigaha geeska sida musig iyo midho ba ee inta kale waxaan leeyahay xaga musiga iska dhisa
Musigee shidnaa 😂
Qof kaa eegay hoostisa
Haba arag sarayntiisa🥰
Heestan cumamadeeda lama haysan karo ugbaad aragsan 😍😍😍😍🥰
Boqorada codka io quruxdaba isku darsatay ugbad aragsan❤🤷♂️
Been. Mad. Shegin. Habo. U. M. C. A❤❤❤😢😢😢
Ilaahow heesaha naga madoobee ada awoodee naf iyo shaysaan ba aduunyo nalakuibtileeyay
Aamiin yaa Rabi I.a
Xaragadaa kugu jclhe aragsaneey mashallah 😘😘
Wow! Shaxshaxda Kooxda 🔥🙋♂️
Waxaan sugnaba waqtifican iyo malina axada ah oo janisa aanu heysano waqal waa mahadsantahy ❤❤❤❤💋
Queen 👑 ugbaad Aragsan 2022
Yaaa wax ila arkay 😂
Another level ugbaad energy
Gabdhan farxadaan kujeclahy keep going sist😋😘😘😘
Boqorada xigdigaha ugbaad maxamed abdi keep going 💚🤍❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Ugbaad qurux nolol quruxon ku war💋♥️💖💝
Weh weh weh my fananadayda ugbaad aragsan ❤️❤️❤️❤️💃💃💃💃💃💃
Mn sha allh hestii hesah eryaty weye tan 😘😘😘😘
The voice is okay but I love her confidence and look more than the song. Keep up sis
Alla ugbaad cod macanaa xidiguhu waa iyada iyo yurub iyo khadra silimo iyo ifraax toolmon waxa kale qashinka ku ridin fankaa lagu qasbaa hhhh siiba asma love hhhhh anaa cod dhaama taa
Ugbaad Aragsan Fanaanad Markasta Faraxsan Maasha'Allaah ❤👍
Haa wlhi wa gabadh adag wayo iyado laba nin o music tuma ay jogan ayu hadana ninkedu utu mayay manshalah 🥰🥰
Haa wllo waa fanaanad samir iyo dulqaad badan oo hadsna happy ah illaahay haxiftiyo 👍
Dadax yar waye ugbaad masha allah kalsooni iyo qurux iyo cod
Naag adag jecliyaa
Quruxasas iyo kalsonidas weliga igu noloow😍🤗❤️
Inay asmi ku dhahdo odaygaygaa utuma bay kasii Taxadaraysa, sidii waagii Khadra silimo asma ugutidhi 😂 naag adag dheh
Ugbad cod iyo qurux ayeey isku darsayey keep going
Queen Ugbaad shaxshaxdii oo qofa 😘
ugabaad wlhy wn ka helaa jinkayga jecel nlow mcaaneey🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘
Ugbaad Waa farxadi oo Qof ah Alleh wax Khayr qaba ha siiyo.
M.a boqrda codka quruxda waaw inader nolow♥️♥️♥️🔥🔥🔥💉💉
Waa ugbaad dareen socda walahi 💎
Mashallah argasan Noolow Waa hees top🌺🌺🌺🌺
Shaxshaxda kooxda Ugbaad Aragsan✌
Walaal Manshaallah keep going ❤️❤️
Ilaahay ha ku naxariisto asma😢😢😢
Ugbaad farxadiyo qofa mashllh
Masha alaah queen ugbaad inta meesha joogta adaa ugu qurux ugu fur furan ugu farxad bdan waligaa sidaa ushidnow
MashaAllah ugbaad aragsan way is cateesay. Qurux badan 👌👌👌 saas aa laga rabaa ❤😊😘
Ugbaad Aragsan 🥰🥰🥰
Ugpaad xidigta sanadka🥰🥰🥰🥰🥰🤩
Ugbaad shax shaxna ka daran wllhi nolow wllo wn iska ka jclhy wllhi
Ugbaad fanka ayey ku raaxaysataa waaw
Quruxdii oo qof ah👸❤️🔥🥰
Woow axaayaa hees
Dadban oo si yaasadaySan