FINAL KOOBKA WAR TABINTA YAA QAADAY ARIMAHEENA vs FOWSIO DIMPLE BIG GAME

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • WAXAAN HALKAAN AAN AAD IYO AAD UGU MAHAD CELINAYAA INTII LA SOCOTO BARNAAMIJKAAN IYO INTII FIKRAD IYO TUSAALE ISIINEYSAY WAA BARNAAMIJ FIKRADIISA AAN LAHAA SIDOO KALE AAD IIGU TAAGEERTEEN OO XIISO UYEESHEEN INAA DHOWR QEYB AAN KASEEMO UGU DAMBAYNTIINA WAA INOO SOO DHAMAADAY WAANA KU MAHADSANTAHIN SIDA AAD UULA SOCOTIIN DHOWR BARNAAMIJYO KALE IDIN XIISO GELIN DOONO AYAAN IDIN SOO DAABICI DOONAA INSHA ALLAH SEE YOU THE NEXT GAMES
    #TEAM27

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @mahadcawaale10
    @mahadcawaale10 7 หลายเดือนก่อน +96

    Walaal ha noqonin baqiiil ku sali xabiibkeena Muhammad S.C.W ❤ 👇

  • @abdirahmanc.c.a9346
    @abdirahmanc.c.a9346 7 หลายเดือนก่อน +79

    Asad hagio ilaahay laxaadkaaga hakuu soo celiyo brother waxaad tahay shaqsi qalbi wanaagsan keep going bro, I can't wait 1.8M subscribers🎉🎉

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 7 หลายเดือนก่อน +234

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

    • @falisa576
      @falisa576 7 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin Allahuma Amiin

    • @MaryamoAxmedCabdi
      @MaryamoAxmedCabdi 7 หลายเดือนก่อน +3

      Aamiin yaa rabiii 🤲🏻

    • @user-fn1qp7ce4m
      @user-fn1qp7ce4m 7 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin Amiim yaa rabi 🤲

    • @ShacniMukhtar-667
      @ShacniMukhtar-667 7 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin yaa rabi 🤲🤲

    • @caliaxmed6909
      @caliaxmed6909 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@falisa576aamiin

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 7 หลายเดือนก่อน +80

    Congratulation fawsia dimple 🎉🎊❤ Dumarland isn't easy congratulation ❤🎉❤❤

  • @xasanyare5828
    @xasanyare5828 7 หลายเดือนก่อน +36

    Qofki ugu wanagsana ee aduunkan so maray wa nabi maxamed scw❤

  • @zamzamabdullahi510
    @zamzamabdullahi510 7 หลายเดือนก่อน +68

    Gabarteenii Fowsia Dhimbil Congratulation From Garowe🎉❤Dumarland mgcenii koraa uqaaday

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 7 หลายเดือนก่อน +123

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 7 หลายเดือนก่อน +36

    Insha allah ana sidaad uguleysaty uguleysana I.a waxa rajeyna inaa noqdo guleystaha aynu wadakacno 1.8m coming soon🎉❤🎉

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 7 หลายเดือนก่อน +326

    Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍
    TEAM 27🔥

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 7 หลายเดือนก่อน

      Muuqaal dhamyso Horta 😂😂😂

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Jaaaama36😂😂😂😂😂😂

    • @AhmedMohamed-azkar.7
      @AhmedMohamed-azkar.7 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@MaryanQurux-kf7ru
      Wallaaleey ma iga hubtaa quruxdaas aad ku qoratay meeshu in ay run tahay mise 😊😂😂

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 7 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedMohamed-azkar.7 shiiqoow cajaaib😄😄😄😄

    • @AhmedMohamed-azkar.7
      @AhmedMohamed-azkar.7 7 หลายเดือนก่อน

      @@MaryanQurux-kf7ru 😂😂🫡👌🏻

  • @ayanmohamed7551
    @ayanmohamed7551 7 หลายเดือนก่อน +39

    I knew fowsia will win this program 🎉 congratulations Mrs dimple 😊

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 7 หลายเดือนก่อน +577

    CONGRATULATIONS 🎉 Dumaland is not easy wlhi❤😅😅

    • @steamfeisal13
      @steamfeisal13 7 หลายเดือนก่อน +2

      Masha aliha ❤️🤙

    • @sharafbadan774
      @sharafbadan774 7 หลายเดือนก่อน +6

      dumarland ana TH-cam Leda rabaa inan kuso biro iso kaca😢😢😢

    • @FadumoAhmedMohamed
      @FadumoAhmedMohamed 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@sharafbadan774guulayso wllo ❤aniga laftayda raba ana iso ducee qali aad bn u cabsanayaye

    • @sharafbadan774
      @sharafbadan774 7 หลายเดือนก่อน

      @@FadumoAhmedMohamed abyo aan shaqesano 😂😂

    • @abdinasir6133
      @abdinasir6133 7 หลายเดือนก่อน +3

      Mxa igu shegtay ano muqalka dhamesan aya isheg tay natijada 😂

  • @XamdaDeeq-yt7ms
    @XamdaDeeq-yt7ms 7 หลายเดือนก่อน +17

    Daganaan+qurux+karti+cod +mazhallah wllzhay foosiya Again congregation congregation congregation ❤❤❤

  • @OGAANSHO-ALLAAH
    @OGAANSHO-ALLAAH 7 หลายเดือนก่อน +379

    yaa allaah falastiin caawi iyo dhamaan muslimiinta🤲

    • @xamdagaap0579
      @xamdagaap0579 7 หลายเดือนก่อน

      Amin yaa rabi😢🤲🤲🤲

    • @hamdasahal6349
      @hamdasahal6349 7 หลายเดือนก่อน +1

      dagaal kle mia bilowdey

    • @fadowsoabdulahi8454
      @fadowsoabdulahi8454 7 หลายเดือนก่อน

      amiin yarabi

    • @marwo1162
      @marwo1162 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin 🤲🤲🤲

    • @user-dy6pf2tr8f
      @user-dy6pf2tr8f 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin ya rabb 🤲🤲

  • @Madridista686
    @Madridista686 7 หลายเดือนก่อน +19

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 7 หลายเดือนก่อน +87

    Four legends always asad hajio and saxaaf
    Arimahena
    Fowsia congratulations ❤💯💯👍❤😃⌛⌛⌛

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 7 หลายเดือนก่อน +110

    Congratulations 🎉Dumarland ❤

  • @Tusmoladan1234
    @Tusmoladan1234 7 หลายเดือนก่อน +109

    1.8M subscribers coming soon I cant wait really🎉❤keep going

    • @sundusyaasiin5791
      @sundusyaasiin5791 7 หลายเดือนก่อน +2

      Do you waiting The gifts That gaves Asad Hagio😂😂😂

    • @Tusmoladan1234
      @Tusmoladan1234 7 หลายเดือนก่อน

      @@sundusyaasiin5791 Yeeeeeh I'am waiting iPhone 15 Pro MAX 😂😭😭

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 7 หลายเดือนก่อน +14

    Fowzia dimbil Hamblyo Hamblyo
    From dumar land 🎉
    Legend Arimaheena
    My Team 27 salamantihin dhamantina

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน +25

    Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤

  • @C.W.W
    @C.W.W 7 หลายเดือนก่อน +4

    Yes wey uqalantey
    Fawsiyo dimpel❤❤❤❤❤guul msha alh

  • @Zakari2
    @Zakari2 7 หลายเดือนก่อน +55

    🎉Currently rocking 1.74 million subscribers - team, let's spice things up! Just 260,000 to hit 2 million. Fasten your seatbelts; can we make it before Ramadan? Who's in for the 2 million challenge? 🚀🌟

    • @joynjeri488
      @joynjeri488 7 หลายเดือนก่อน +2

      Lets goo

  • @Leila-lj6lt
    @Leila-lj6lt 7 หลายเดือนก่อน +22

    No No Armaheena waan kuwatay Lakin guul iyo guul darabo Hale notahay🎉❤😢

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 หลายเดือนก่อน +51

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

    • @Hawohud
      @Hawohud 7 หลายเดือนก่อน

      S.A.W

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 7 หลายเดือนก่อน

      Allah akbar ❤❤❤

    • @abdimalikzeyn8141
      @abdimalikzeyn8141 7 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @ikraannuriya2777
    @ikraannuriya2777 7 หลายเดือนก่อน +18

    Foosiya guul ban ku rajaynay from dumarland❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @user-tm1nf5xl5d
    @user-tm1nf5xl5d 7 หลายเดือนก่อน +60

    Congratulations 🎉 Dumaland isn’t easy 🎉❤ congratulations 🎉

  • @user-up7fr7xy5g
    @user-up7fr7xy5g 7 หลายเดือนก่อน +36

    Finally fowsia is not easy ❤❤😊

  • @fardosahassan4917
    @fardosahassan4917 7 หลายเดือนก่อน +19

    What a fair game congrats fouzia Dimple

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 7 หลายเดือนก่อน +31

    Finally fowsia Is not easyy❤❤

  • @quenwafa7790
    @quenwafa7790 7 หลายเดือนก่อน +25

    Congratulations dumar la,and is not easy 🎉❤

  • @mohamedmuse5308
    @mohamedmuse5308 7 หลายเดือนก่อน +20

    Congratulations ilaa bilawgi barnaamijkan wan daawanayey fowsiya wag uqalanta Asad iyo Saxafina aad bay umahadsanyiin waxay qabteen barnaamij aax uxiiso badan

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 7 หลายเดือนก่อน +7

    Congratulations 🎊 lovely Fowsiiya dimple guul dumarland❤😊

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 7 หลายเดือนก่อน +10

    Maashaa allaah hamplyo wariye fawsia asad iyo saxaafna waa mahadsant8hiin waliba asad caawa fiid baa soogalisay

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 7 หลายเดือนก่อน +14

    Congratulations fowsia dimple 🎉dumarland isn't easy 😂❤

  • @ashasalim4496
    @ashasalim4496 7 หลายเดือนก่อน +30

    Ma’sha’Allah congratulations ❤❤

  • @Sakiimo
    @Sakiimo 7 หลายเดือนก่อน +48

    Well done ASAD and SAXAAF 👍🫶
    Fowsia congratulations 🎉👏 and arimaheena you try your best 👍

  • @safa_faysal5945
    @safa_faysal5945 7 หลายเดือนก่อน +18

    Masha allah tabarakallah congratulations fowsia dimple 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 7 หลายเดือนก่อน +5

    Fowsia Qurux aad baan u taageera Si fiicana way u tabisay hambalyo 🎉❤

  • @QamrMohamed2022
    @QamrMohamed2022 7 หลายเดือนก่อน +12

    Congratulations Asad for 1.8 million subscribers 🎉❤ anyway Hambalyo fosiya dimple ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 หลายเดือนก่อน +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 7 หลายเดือนก่อน +26

    Gabar Reer Puntland ah Waligaa haka shakin🦁🇸🇱❤💪 Fawsiya is not easy❤🎉

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 7 หลายเดือนก่อน +1

      Fawsiya dinbil ❤❤❤❤

  • @user-ph3zw7mu9n
    @user-ph3zw7mu9n 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi baramijkan bilawgiisa iyo dhamadkiisa walasocday aad Baan uladhacay mahadsanid wllkey best youtuber ♥ ❤ 👌

  • @Nadarey
    @Nadarey 7 หลายเดือนก่อน +25

    Congratulations fozia from dumarland 😭❤️🫶

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 7 หลายเดือนก่อน +10

    CONGRATULATIONS my lovely sister Fawsia ❤❤❤❤

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 7 หลายเดือนก่อน +10

    Congratulations Fawsiya 🎊 👏 Guul dumarland 🎉

  • @user-me4zt4vy3u
    @user-me4zt4vy3u 7 หลายเดือนก่อน +2

    Gawadn wllhi dumarka ugu caqliga badan team 27 wayo iamina

  • @user-gp6kl9pu9y
    @user-gp6kl9pu9y 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hadaba quraankana tartan ugu qabo waanku baryayaa hno

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 7 หลายเดือนก่อน +10

    Congratulations 🎉❤ fawsiya waa uqalntaa

  • @Hawohud
    @Hawohud 7 หลายเดือนก่อน +11

    Serious de out come result was very fair❤

  • @fadumamahamuud5714
    @fadumamahamuud5714 7 หลายเดือนก่อน +8

    Asad hagio Tv waa ka helay keeep going wllky coming soon 1.8M🎉

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 7 หลายเดือนก่อน +18

    ❤❤ MashaAllah Tabarakallah 💯
    Congratulations 🎉 #FawziaDimple
    Just like i predicted last night, indeed it was a walk-over for you and you deserve it❤
    #Assad thank you for creating this awesome programs for us.

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 7 หลายเดือนก่อน +12

    Wow fawza congratulations 🎉👏👏 dumar lan is not easy 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ciyaarti Final ka ahyd e xlay dhex martay Real vs Barcelona ayey la mid tahy tan dhex mrtay Arimheena io Fosiyq oppp Congratulations fawsiya and team Real Madrid 😂❤🎉

  • @cuud_
    @cuud_ 7 หลายเดือนก่อน +6

    Omg qoftan watay fawsia dimple badisey masha allah 😮👏❤️

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wan filaaayay wlhy inay qadayso mcnto Hamblyo Waa Uqalan tay Xaqiiq dii mmasha allh❤❤❤

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 7 หลายเดือนก่อน +4

    Arimaheena you are best voice . In sha Allah . You will 🏆 win next time , keep going brother.❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹 . Saxaf loma galikaro waw waw amazing.wan ku Salamay Saxaf and Asad ❤❤❤

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 7 หลายเดือนก่อน +9

    Came soon 2M subscribe 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo waxaad tahay qof ku dayasho mudan oo caqli badan markaa waxaad tahay qof geesi ah marka laga reebo dhibaatooyinka aad kala kulanto dadka qaarkood oo aan ixtiraamin geesinimadaada iyo daacadnimadaada daryeelkaaga gaarka ah. Walaal hore u soco i like u bro

  • @fatimamahad3579
    @fatimamahad3579 7 หลายเดือนก่อน +1

    gabar rer bosaso ah waka gudony hambalyada quruxy bosaso kaso salmya guulyso fowsia wa uqalanty❤

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f 7 หลายเดือนก่อน +8

    Finally congratulations fowsiyo dimple 👏🎉

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 7 หลายเดือนก่อน

    Wali madaawan dhamaadka lkn fosia ayaan siin lahaa kaalinta koowaad waayoo arimahena books ii uaqrinayaa warka iskuma dhawaw marka 2dooda

  • @hanadkingmd3758
    @hanadkingmd3758 7 หลายเดือนก่อน +6

    congratulations fowsia dimple 🎉
    waan ogaa inaaad guuuullstaha noqonaysid keep going sister 🎉🙏💯✅🤷‍♂️

  • @AbdulkadirCde
    @AbdulkadirCde 7 หลายเดือนก่อน +5

    Dabcan waan sii qiyaasaya inee Ku guuleysaneyso fowsiya weena uqalantay 100% congratulations 🎉

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 7 หลายเดือนก่อน +6

    5:43 fowsiya qaado waxaga aa ka dhacday wlh Arimahena funny 😂😂

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 7 หลายเดือนก่อน

      Arrimahena wa funny 😂😂

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asad hagio iyo garsoore Saxaaf waxaan idin leeyahay hambelyo hambelyo si wacan baad u qabateen tartanka keep going we are team 27 🎉

  • @LiibanXersi
    @LiibanXersi 7 หลายเดือนก่อน +5

    Viva armihena guul kuu rajenaa wall aan tageero

  • @princessfaatima
    @princessfaatima 7 หลายเดือนก่อน +7

    Congratulations fowsia dimple from Bosaso Putland dumarland kuliba wan isku darsaday😂❤🎉

  • @shukriomar1802
    @shukriomar1802 7 หลายเดือนก่อน +8

    Congratulations 🎉 fowziya runtii way u qalantey ❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 หลายเดือนก่อน +2

    Videoga hadaa bilawoyaa comment dhan ma aqrinayi but I can't wait to watch all the video and congratulate the winner .....
    Mash Allah Fowsia dimple hambalyo madaxeena Kor ayaa ka dhigtay hadaa reer dumarland nahay xalay ayaana sii saadaalinayay inaa gulaystaha noqon dontid, Hambalyo Abyo❤
    Arimaheena asigaba amazing ayuu ahaa mash Allah lkn tartan ayaa sidaa ah qof uun baa badinaya Hambalyo arimahena sidokle❤
    I feel like both of them they were more competitive in semifinal....
    Anyways Dimple 🎉🎉🎉🎉❤
    Asad iyo Saxaf mahadsanidiin adinkana, saaaid uga helnay tartankaan.
    We need saxaf more and more here ❤

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 7 หลายเดือนก่อน

      Meeluu sxaaf ku jiro mdax waaye masha allaah noosoo celiya hdaa nhy team comment😂😂❤

  • @alonegirl8
    @alonegirl8 7 หลายเดือนก่อน +9

    Team foosiya 🎉 hamblyo ano daawN baa nii sii leyhy😂

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 7 หลายเดือนก่อน +8

    Arimaheena well-done 🎉😊😊😊😊 good job to you too

  • @user-og4vq6ve4b
    @user-og4vq6ve4b 7 หลายเดือนก่อน +11

    What rabey inaad nosoo celisid kii ciyaaraha adigoo update ka dhigey mcnaheyga sida balisiyoon ,RIGORE IWM tliyow🎉😊

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 7 หลายเดือนก่อน +83

    Congratulations Fowsia Dumble 🎉❤

    • @user-ue9gl3dm5l
      @user-ue9gl3dm5l 7 หลายเดือนก่อน +1

      Contradiction fowsia ❤ and i ll. Thanks sahafi and asad

    • @user-uv7kk2qo3f
      @user-uv7kk2qo3f 7 หลายเดือนก่อน +1

      🎉🎉

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a foosiyaaa congratulations 🎊 👏 💐 🥳

  • @user-vi5uj1re2d
    @user-vi5uj1re2d 7 หลายเดือนก่อน +4

    Fowsiyo inta taage raysay loof saara kumann tigaan❤

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 7 หลายเดือนก่อน +11

    Dumarland isn't easy 🥰💯

  • @hamsearab8234
    @hamsearab8234 7 หลายเดือนก่อน +15

    Hambalyo hambalyo habeenkii ay final ka u gudubty baan sii saadaliyay inay noqoto guulaystaha 🎉🎉

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 7 หลายเดือนก่อน

    Wllahi billahi zaaid ugu farxey fooziyo dhimbil iney kuguleysato finalkam m.a wllasheyda Waan kuwataa keep going

  • @user-oz6uu2oj8c
    @user-oz6uu2oj8c 7 หลายเดือนก่อน +12

    Fowsiyo Dimple is not easy 🎉😊

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 7 หลายเดือนก่อน

    Asad hagio thanks ninyohow waku seexda wana kusoo gaca team 27 dawashadoda kamana cajiso waliba waxan dawada waqti subax ah markan shaqada kasoo boxo wana dhameystay barnamijka wariyaha weyna uqalantay foosiya dimple Hambalyo ayan idin leethy dhamantiin ❤❤❤ 🇬🇧 from London guys one love ❤❤

  • @wardamaxamed104
    @wardamaxamed104 7 หลายเดือนก่อน +10

    Keep going my brother❤

  • @Cabdimudhaliblu
    @Cabdimudhaliblu 7 หลายเดือนก่อน +22

    Congratulations 🎊 dumar'land is not easy wllhi😂❤

  • @sundusali8340
    @sundusali8340 7 หลายเดือนก่อน +6

    Waligay ma imaan isago hada laso galiyey wa marki u horysay video 3 minute yala dawady😂arimahena ama fawzia wli mid badiyey ma aqaan labadooda hamplyo ayan leyahy kii badiyaba❤🎉

  • @abdiweliissack4920
    @abdiweliissack4920 7 หลายเดือนก่อน +2

    "Congratulations on the amazing news! This is an incredible milestone and you deserve the spotlight to celebrate the moment.❤ Foz is dimple ❤keep rocking you have talent 💯💯💯🔥🙏

  • @libansalah9285
    @libansalah9285 7 หลายเดือนก่อน +7

    Can't wait 1.8m subscribe HOGAMIYE ASAD HAGIO ❤

  • @mohamedelmi3174
    @mohamedelmi3174 7 หลายเดือนก่อน +3

    That was beautiful ✅✅💯 All the way from Minneapolis

  • @Mujaahid.Mohaan
    @Mujaahid.Mohaan 7 หลายเดือนก่อน +5

    Aryaa Baysii naga dhaaf muga waa dhibsanee😂 runahaantiina wuu is ilaaway mooyee haduu iska sixi lahaa eegida buuka oo uu daawadayaasha eegi lahaa usigaa guleysan lahaa😂

  • @amiramahmood6636
    @amiramahmood6636 7 หลายเดือนก่อน +1

    Saxaaf laftigiisa KH IYO Q ma kala saari karo sidaa awgeed waxaan siiyay 3/10

  • @fakiamahamoud1114
    @fakiamahamoud1114 7 หลายเดือนก่อน +23

    Well done❤

  • @sultanhamud7795
    @sultanhamud7795 7 หลายเดือนก่อน +1

    Anigana hambalyo iso dhaha waayo waxaan sugaya iPhone 15 pro max from Asad Hagio 🎉❤🙏

  • @user-ke3mn7bp9d
    @user-ke3mn7bp9d 7 หลายเดือนก่อน +2

    The only talented man in Somali social media ❤🎉

  • @LovelyFox-wh7zb
    @LovelyFox-wh7zb 7 หลายเดือนก่อน +4

    Congratulations 🎊 🎊 ❤ fowzia wllhi waan umalaynaayeyy ❤ wariye saxaaf isn't easy ❤❤❤

  • @daudkhalifdabshid9234
    @daudkhalifdabshid9234 7 หลายเดือนก่อน +8

    Congratulations 🎉 Fawsia Dimple

  • @user-bo6ck3pe9k
    @user-bo6ck3pe9k 7 หลายเดือนก่อน

    Yes abaayo waa nagumatashay gemkaas fawsiya hadaan nahay
    Rer puntland guul guul

  • @AyaanKayd-ez3nj
    @AyaanKayd-ez3nj 7 หลายเดือนก่อน +4

    Foosiya waa jacelay wllshay macn guulyso😊

  • @suuro223
    @suuro223 7 หลายเดือนก่อน +1

    Woooow congratulations 🎊 fowsio dhimbil from boosaaso Puntland Somalia 😅✌️

  • @AbdirahamanAbdiAli-ww9xp
    @AbdirahamanAbdiAli-ww9xp 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wllhi wan filayey intahay fowsio is not easy ❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @craxmaansharafoow
    @craxmaansharafoow 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walal asad hore usoco waa taageerahaagawey ku jecel kaasoo muuqaaladaada aan dhaafin bilow iyo dhamaad kulasocda
    Allah kucaafiyo walal aan ku aragno adigoo lugahaaga ku socda insha allah❤❤❤

    • @farhioyusuf603
      @farhioyusuf603 7 หลายเดือนก่อน

      Inshalah asad wan kulajecelnahay wlhi ramada alle lagamaqosto wan rajeynaya malin Un Inshalah adna pls waxan kunarka malahan danbe ina ka mashqoshay jimicsigi cafimad kunolaw iyo farxad dhamwystiran saxibada dhaman Tiim 27 iyo familakagga gol ayan idinrajeynaya

  • @riyaanmohamed3392
    @riyaanmohamed3392 7 หลายเดือนก่อน +8

    Congratulations 🎊🎉 🎈🎊🎉 Fozia Dhimbile

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 7 หลายเดือนก่อน

    Fowzi inya cupka qaaday mar horaa sheegay guulayso team Fowzi

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 7 หลายเดือนก่อน +8

    Congratulations Congratulations ❤❤❤

  • @cayuushqueen4018
    @cayuushqueen4018 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allh 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉hamplyo hamblyp foziya dhimbil guul wcn walshy❤❤❤❤❤