Deg Deg Kala Cararka Telaviv O wali socda & Xamas O Duqeyneysa kadib CIidanki Israil 'ka qabsatay'

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Deg Deg Kala Cararka Telaviv O wali socda & Xamas O Duqeyneysa kadib CIidanki Israil 'ka qabsatay'
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 189

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 หลายเดือนก่อน +62

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 4 หลายเดือนก่อน +5

      Gull gobonimo hamas Palestine ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @خضرعبدي-ح8ه
      @خضرعبدي-ح8ه 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sheekhaw jazaakallahu khayr vidio yadaada aadan uxiiseeya shukran

    • @jacobxj387
      @jacobxj387 4 หลายเดือนก่อน

      Wax video o aragna malaha sheeq

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 4 หลายเดือนก่อน

      ustaad waxa layaabay video aljazira soo galisay oo @Saraayan Qudus Soogaliyeen Gantalada waxay kudhajiyeen sawiro dabacan oo madax dii Iraan ka dhimatay filaa inay yihiin, Suaasha waxay tahay Yaa usoo Dabacay sawirada, mase tunnels kabax san Qasa hubka uga soo gala waayaabe allh ufududeeyo jihaad ka

    • @muqtaarmohamed4199
      @muqtaarmohamed4199 4 หลายเดือนก่อน

      Walal waxan rabaa inan ku waydiiyo casharadii.. Ma si private ah u bixisaa mise si caadi ah.. Pls iis sheeg haday jirt meel gooni aad ku bixiso private yahaan si aan ugu soo biiro
      Mise wali ma Aadan bilaawin miyaa

  • @KhubaybCad
    @KhubaybCad 4 หลายเดือนก่อน +22

    israa'iil wey daciifeysaaa weyna jabayaaan insha alllhh👍

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 4 หลายเดือนก่อน +9

    ILAAHAYOW qabo kibirka iyo islaweyniida cadoowga iyo huwaanta Amiin

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 4 หลายเดือนก่อน +6

    Allaha kubarakeeyo Sh. Mohammed. Runtii caawa aad iyo aad ayaan ugu faraxnay akhbaartaan sidaad noogu fasirtay. Allaha u gargaaro walaalaheen Falasiiniyiinta Muslimiinta ah. Amenn

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m 4 หลายเดือนก่อน +7

    Shiikhu waxuu waqtiga u huray xaalada qasa, ilaahay haku ilaaliya❤

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 4 หลายเดือนก่อน +12

    Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo
    Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @KOOKOBULLE123
      @KOOKOBULLE123 4 หลายเดือนก่อน +4

      Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @CaptanBaara
      @CaptanBaara 4 หลายเดือนก่อน +3

      Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Yaa Allah

    • @CumarDoodaaye
      @CumarDoodaaye 4 หลายเดือนก่อน +3

      Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲

    • @osamadaud9206
      @osamadaud9206 4 หลายเดือนก่อน +3

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 4 หลายเดือนก่อน +3

      أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 4 หลายเดือนก่อน +4

    Yahud inta dhibka waada Allah dhameeyo
    Musliminta Allow midhee
    Amin

  • @mabruukahussein2486
    @mabruukahussein2486 4 หลายเดือนก่อน +4

    Mujaahidiinta kaliya ee maanta nool geesiyaasha muslimkii kale kajeedsaday allaah swt ayaa uhiilinaaya reerqaza inta kadhimatayna martiqaad cajiiba janada allaha ugu diyaariyo inta noola kuwa telavive iyo dhamaan srael qabsada allaha kadhigo

  • @CusmaanCabdulahi-rn7wg
    @CusmaanCabdulahi-rn7wg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allow xifdi اللهم انصر اخواننا فلسطين اللهم انصر من نصر الدين واذل الشرك والكافرين

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 4 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم إنا نستودعك غزة ورفح وأهلها،سماءها وأرضها، رجالها ونساءها، أطفالها وشبابها، وكل شبر في فلسطين 🇵🇸🇵🇸
    ‏نستودعك يا الله أهلنا وأحبابنا في فلسطين ، تلك الديار المقدسة التي باركت بها وما حولها، أن تحفظها من كل سوء وشر.
    ‏اللهم في هذه الساعة، أنزل نصرك ورحمتك على أهلنا في فلسطين

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 4 หลายเดือนก่อน +4

    Allah jebiyo dhagar qabayaasha yahuda allow ku halaag gacmaha muqaawamada ,allow u gargaar walaalaheen falastiin allow garab gal allow jebi cadowgooda Aamiin yaa allah

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa allah awoodiisa iyo ducadayada allah ha ugargaaro Palestinian 🇵🇸 Inshaallah

  • @HusseinMaange
    @HusseinMaange 4 หลายเดือนก่อน +2

    allaahu akbar allah jabiyo yahuud iyo waxii taageera aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin aamiin

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 4 หลายเดือนก่อน +3

    Illahow quwee oo awoodooda xoooji oo gondohooda sug oo xifdi illahow reer gaza gacanta sare sii illahow qaadirow reer falastiin guulee illahoow ugu gargaar malaaigtaada iyo junuudaada aan adiga mooyaane cidkale arkeyn Aallaahu Akbar waxdah 🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 4 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow raali naga noqo baryahana naga aqbal isreal iyo inta lajirta illaahow qasaaro wayn kurid dad baaba ay illaahow kadhig illaahow rer Palestine xornimo waligood ah sii Aamiin Aamiin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 4 หลายเดือนก่อน

    Allah akber Alxudulaah guul falastiin xamaas maqawinda Alqsaam 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @sadiohassan4828
    @sadiohassan4828 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asalaamu Calaykum sheekh quwada
    Ilaahay waaye meeqaa la gumaadayey Allah akbar qoriga Xamaas
    Nugliyeer kan kalana biyo qaboow Allah haka dhigo Aamiin Yaarabi.

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 4 หลายเดือนก่อน +2

    الله ينصرهم اهل غزة

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 4 หลายเดือนก่อน

    Allah swt ha daciifiyo dulina hakurido

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 4 หลายเดือนก่อน

    Allah Akbar allah Akbar waa awooda allah. Allah burburi. Cadowga Muslims

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 4 หลายเดือนก่อน

    Allaahukabar.allaahu akbar.allaahi akbar waa.
    Naarigii allaah.al.raxmaan alraxiim..waa nasrigii rabil caalammiinka xabuna llaahi wancimal wakiil

  • @MsFatimaMahmoud
    @MsFatimaMahmoud 4 หลายเดือนก่อน

    Allahuma damir acdaa'ka walaa tuqadir minhum Axada
    Mujahidiint xafidal quraan ah oo gargaar Alle weydiistay xukumadaha munafiqeenta ay u raceen Cadowga Nasriga Alle waa qareeb insha'Allah.

  • @rodamohamed1162
    @rodamohamed1162 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤Manshallah Manshallah Manshallah Manshallah gul guul guul guul guul guul guul idanka illahay ❤Allahayow jaabi yuhuda 🎉Allahayow caawi islaamka Guul ❤Falastiin ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafajeiylanymohamedmust7427
    @mustafajeiylanymohamedmust7427 4 หลายเดือนก่อน

    Amiin.amiin.allah.no.wada
    Barakeeyyo.insha.alah.tacala❤❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️😴😴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😅😮😢❤️❤️❤️❤️❤️❤️😴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ilove yuo ❤

  • @ak.xaliye0
    @ak.xaliye0 4 หลายเดือนก่อน

    الحمد لله رب العالمين الهم انصرهم في فلسطين

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen Gaza

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @abdirashiidahmed4544
    @abdirashiidahmed4544 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wlhi inta yar ee soo gaadha yuhuda waan ku farxaa yaa Allah ugu wad hadareman xanuunka haka day rabiyoow ugu wad sida

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 หลายเดือนก่อน +2

    maansha allaah illaahoow guusha sii falastiin awoodaadaa kawaayn awoodaay sheegteen yuhuuduye iyo gaalada garabka siinaya yaarabi jabi gaalada illaahoow u hiili alastiin

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 4 หลายเดือนก่อน

      Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 4 หลายเดือนก่อน

    Machaalah sheikh jazakumullah kheiran shukran viva Palestinian ❤❤❤

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah guul Ilahay hau hiliyo kuwas waa la dhameeyay

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs sheekhow runtii waad kumahadsantahay

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh muxamed ilaahay haku xafido mahadsanid from buntiland

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah Allaahu Akbar🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @solarenergy324
    @solarenergy324 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah mashaallah walahi caawa waan farxay

  • @sahra4159
    @sahra4159 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs sheekh masha Allah waa nasriga Alle jazakallah khayr

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xamdi illahay kuwan oo hubxoogleh heysan laha wey ka qabsan lahayen dhulkodhan

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar❤jecliyaa wararka labadaan bari aan maqlaayo❤

    • @luqmaan753
      @luqmaan753 4 หลายเดือนก่อน

      Alx ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @AyaanGaylan
    @AyaanGaylan 4 หลายเดือนก่อน

    Waa awoodii ilaahay ha yaabeen ilaahay ha u siyaadiyo yaab ka iyo anfariirka iyo kala carar alxamdulilaahi ilaahaw ayaa u hiiliyey walaalaheen ilaahow adaa mahadaa kuu sugnaatay ee nasrigaaga gaaladaas dhulkàa ku ciriiri gali

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 4 หลายเดือนก่อน

    Cadawga her qasa illahay ha jabiyo insha Allah

  • @QadanCaaliya
    @QadanCaaliya 4 หลายเดือนก่อน

    Asc alle hakuxifiti sheekh korasyadii nososheeg xiliga aadbilaabayso

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha alah ducada waa xabad iyo media

  • @MameIsmail-mw4xf
    @MameIsmail-mw4xf 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah shekh axmed allaha ku barakeyo

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar .Allaha guuleyo Umadda Madluumminta Reer Palestine. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin.

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar allow guusha u aiyaadi reer falastiin ❤

  • @maryanl804
    @maryanl804 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabaaraka guuul

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah xaqaa hiiliyey.

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs sheekh allaahu akbar

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah guul guul falastin

  • @-vm7mr
    @-vm7mr 4 หลายเดือนก่อน

    الا إنا نصر الله قريب☝️

  • @sadam1318
    @sadam1318 4 หลายเดือนก่อน

    allaha hoojiyo oo ha halaago yahuud iyo intii u gargaarta

  • @barwaqoladan6868
    @barwaqoladan6868 4 หลายเดือนก่อน

    Guuuul inshhh

  • @FatmaabukarSiid
    @FatmaabukarSiid 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u gargaaro walaalahena reer falastin

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ZamzammMahamuud
    @ZamzammMahamuud 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar .ilahay awoodiisa shaqanasa

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha uhiiliyo Falastiin Natanyahuu Allaha balasyo kuridi yahuu waye magaciisa

  • @cabdiqaadirhamuumi6156
    @cabdiqaadirhamuumi6156 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bishaareeysta yuhuud weey jabtay Tel-Aviv waa la furan doonaa mujaahidiinta waxaan ku wacyi gelinayaa ineeysan ku tacadin biri mageeydada sida caruurta waayeelada dumarka uurka leh ( INALAAHA LAA YUXIBU ALMUCTADIIN)

  • @FatushBbe-vp6he
    @FatushBbe-vp6he 4 หลายเดือนก่อน

    Alloow yuhuud jabi yaarabi 😢😢😢😢😢

  • @QadanCaaliya
    @QadanCaaliya 4 หลายเดือนก่อน

    Haadaa minfadli rabi

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahey ha jabiyo yuhuuda

  • @miftaxulqeyr
    @miftaxulqeyr 4 หลายเดือนก่อน

    Allow u siyadi rabiyow

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 4 หลายเดือนก่อน

    Walaahi Falastii wayka Guulaysta cadawgii because ilaahay ayaa laa Jira❤️

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @farahj2244
    @farahj2244 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah ilahay ba u hiilinaya masaakinta lo xoig sheegtay subxaanalah ilahow guusha sii

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 หลายเดือนก่อน

    الله أكبر❤الله أكبر

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 4 หลายเดือนก่อน

    Manshallah

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar.

  • @xasancabdi3783
    @xasancabdi3783 4 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 4 หลายเดือนก่อน

    Waa from Allah

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 4 หลายเดือนก่อน +7

    Allaha ugargaaro walaalaheena reer falastiin aamiin yaarabi

  • @aminabille1328
    @aminabille1328 4 หลายเดือนก่อน

    Manshallah ❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 4 หลายเดือนก่อน

    In shaa allaah xamaas baa xorayn doonta wadanka falastiin wadan xor ah buu noqon doonaa oo yuhuud ka awood badan in shaa allaah

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 4 หลายเดือนก่อน

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido aniga waxa daawada agdiga iyo Birt somaali TV iyo nagaara show waxan inla jooga 5 Sano wan idinku doorway ruunta unba ka hadashaan si took ah inla bilaabay 7 October guul iyo gobonimo ❤❤❤

  • @minhajsahal4467
    @minhajsahal4467 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikhow korsadi halke kabexen

  • @indholacagg
    @indholacagg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs sheekh sln sare

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw Sheikh wacaleiku wasalam dulmi diid galab wanaagsan Hamas gull gobonimo ❤❤❤❤❤❤

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow alle ma hurdo israaiol furaha ilaahey ha ka dhumiyo idinka alle

  • @مصعبالماهر
    @مصعبالماهر 4 หลายเดือนก่อน

    ذالك فضل الله يؤتيه من يشاء
    اللهم زد وبارك

  • @KhadharSalad
    @KhadharSalad 4 หลายเดือนก่อน

    Bismillah

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft 4 หลายเดือนก่อน

    ‏اللهم صلي على سيدنا محمد
    Ilahayoow ubarakee waxay haystaan hub iyo raashinba

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani711 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @ShiinegeleAskari
    @ShiinegeleAskari 4 หลายเดือนก่อน

    Guul alow jebi madha alah ❤❤❤

  • @ZakariyeAbdihamiid
    @ZakariyeAbdihamiid 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏

  • @CadnanCade-gw1bc
    @CadnanCade-gw1bc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Number 1😊

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 4 หลายเดือนก่อน +1

    الحمد الله

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 4 หลายเดือนก่อน

    Shaikh. Dulmi did we still waiting for you About the Courses Jazakallahukhayran shaikh

    • @Momamedmaajd
      @Momamedmaajd 4 หลายเดือนก่อน

      course dii wali mala so bandhigin miya shrfy

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar Allahu Akbar
    isaa Allah waxa soo dhawatay baabibidi Yuhuuda nacalad ha ku dhacdee

  • @solarenergy324
    @solarenergy324 4 หลายเดือนก่อน

    In Sha Allah falastin guul

  • @sumayahuseinjamac5433
    @sumayahuseinjamac5433 4 หลายเดือนก่อน

    ألهم ردي المسلمين الي دينك مردا جميله

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 4 หลายเดือนก่อน

    Aawey wixii aa tiri waa idin bara intee ka Baxeen ❤

  • @aasiyamuuse4568
    @aasiyamuuse4568 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahay hajebiyo yuhuud

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 4 หลายเดือนก่อน

    Illaahay guul asiiyo palestine cadowgoga a jabiyo

  • @afeeyoffacialchenall611
    @afeeyoffacialchenall611 4 หลายเดือนก่อน

    Alle waxan ka baryaa in uu kudhaco gantaalku meesha uu yaalo nukliyeerka insha allah

  • @mustafajeiylanymohamedmust7427
    @mustafajeiylanymohamedmust7427 4 หลายเดือนก่อน

    Bacdul.salaad.da maqribka.kadib.walal.kiyaal.insha.alah❤❤❤❤❤

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 4 หลายเดือนก่อน

    Sax waan ku farxay dhibatada guumaysiga cadawga

  • @aasiyamuuse4568
    @aasiyamuuse4568 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @MuhimaBile-ob4mj
    @MuhimaBile-ob4mj 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah allaahu akbar

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 4 หลายเดือนก่อน

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله