Deg Deg Turkiga Oo Somalia Kaga Digay Qiyaanada Itoobiya, Muuse Biixi Oo U Jawaabay Xasan Sh.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

ความคิดเห็น • 65

  • @jawaali4709
    @jawaali4709 23 วันที่ผ่านมา +20

    Waa. Runtiisa. Iska dhiciya. Ethiopia. Waa. yahuud. Come back. 1977 💪💪💪🇸🇴

  • @mohamedgoonijecle1153
    @mohamedgoonijecle1153 23 วันที่ผ่านมา +5

    Mr yaasir tar oglo gentleman traglo good man

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 23 วันที่ผ่านมา +4

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t 23 วันที่ผ่านมา +2

    Absolutely waa diblamaasi wax kalagaranayo oo kaxun in itoobiya aan gorgotan kalagalo badeen waana ceeb aysamaynaayso dawlada soomaaliyeed waan dadku kacaa oo hubka qaataa oo itoobiya lagu dareeraa

  • @suleimandaudchannel.5111
    @suleimandaudchannel.5111 23 วันที่ผ่านมา +3

    Ethoipian-ka waaa inooo dagaal.😡😡😡😡

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 23 วันที่ผ่านมา +3

    Turkiga labada Faras mid haka degto

  • @AbdiMohamed-zk3oz
    @AbdiMohamed-zk3oz 23 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuul iyo gobalnimo❤😂🎉😢😮😅😊

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 23 วันที่ผ่านมา +4

    Somalie 🇸🇴 wan isdifacayna

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 23 วันที่ผ่านมา +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁💪💪

  • @MohamedYusuf-wl9mg
    @MohamedYusuf-wl9mg 23 วันที่ผ่านมา +1

    Inkaa turkiga Ah baaiskudhaama somaliyodhan

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 23 วันที่ผ่านมา +4

    Turkey &Ethiopia waa Saaxiibbo waana wada shaqaynayaan!

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa. X. Sh. Dhaama. Ninkaa. Turkiga. Ah. Wuu. Asiibay. Markuu. Yiri. Waa. Wax. Laga yakhyakhsoodo. Wa dawlada. Soomaaliya. La galayso. Xasan sh. Laftiisa. Ayaa. Ah. Wax laga. Yakhyakhsoodo. Inuu. Mw ne soomaaliya. Sii. Ahaado hawiyow. Ee. Waxa. Inaga. Qabta. Soomaalidii. Wuu. Magacdilaye.

  • @MahamuudAhmed-h7c
    @MahamuudAhmed-h7c 23 วันที่ผ่านมา +2

    Ildheera garadkuu

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 23 วันที่ผ่านมา +4

    Alloow diblaasigaa noogu badala xasn iyo undugaan waan codkaygu soconayne amba waanogaa waana ka aragti dhiibtay koomantig a1riya dadkana maqashiiya

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 23 วันที่ผ่านมา +2

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @MaxamadDaahir-z4n
    @MaxamadDaahir-z4n 23 วันที่ผ่านมา +1

    💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdirisakosmanIndhayare
    @AbdirisakosmanIndhayare 23 วันที่ผ่านมา +1

    Sidee uh-huh but the way to get the feeling

  • @user-yk2it9nk7c
    @user-yk2it9nk7c 23 วันที่ผ่านมา +2

    Laaxda shalaalki ayi isdhikita aya lugu qoraacaa

    • @MahadMy
      @MahadMy 8 วันที่ผ่านมา

      Aad iyo aad bal maxan kuwada hadlna badba ma lihid

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 23 วันที่ผ่านมา +2

    Yaasirter:waa runtii,Intaas suu xasan sheikh garan waayey iyo inta lashaqeysaaba, waa waree, war hasan yaa nadhaafiya,😂 gablamaha baas caqli malaha ee,ciyaala suuqii Abieye ayaa kabadiyey,,😢.

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runti wana geesi. Xasan sheekhow wadanka ka daa cadaw u loogista oo dhis cidankaaga. Macawisle iyo wax liita ka bax.

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem 23 วันที่ผ่านมา +2

    Waxan ku dhiiri gelin lahaa, ciddii soomali ah ee aftaqaanna Muuse Biixi in ay u cagliceliyaan ninkan waalan oo iyadoo la wada ogyahay soomaali maanta cadawga soomaaliyeed uu ummadda soomaaliyeed in uu qarankooga baabi'yo dhulkoogana la tirtiro, bal hadda ogow oo H. Awal waa isla soomali.
    Nabadeey

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 23 วันที่ผ่านมา

      Waa maxay danbiga u galay Farmaajo 4 dakadood ayuu Ethiopia siiyay ma kirayn 9 sagaal baan gaadhsiinaya haday Ethiopia u baahato Cid ka hadashay ama ka qaylisay midna ma jirin Marka Ninka Daarood dalka xaraashayo ama 40000 ciidan Ethiopiaan ah soo galinayo ee uu Shacabka Soomaaliyeed ku xasuuqayo maxaa looga hadli la yahay.Waxa meesha ka cad inaan wadaniyad wax la yidhaa jirin ee ay jirto isir nacayb la neceb yahay dad gaar ah.

  • @MahadMy
    @MahadMy 8 วันที่ผ่านมา

    Absolutely

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 23 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaandarro,horaa loo yidhi nin buka boqol u talisay,maanta xaalada somaliya waxay maraysaa in mara tirkigu dhegta wax u daaro,marna madaaridu dhegta wax u daarto iyada oo labadooduba danahooda ku dalaynayaan eax sheegisyooda,alla haw naxariisyo somaliya.

    • @CabdulaahiCali-wy8bw
      @CabdulaahiCali-wy8bw 23 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 21 วันที่ผ่านมา

    Soomaali iyo soomaalilan waa 2 ma soomaali waa caasimad soomaalilan waa kawal xaq uma lahaan

  • @AbdiMohamed-zk3oz
    @AbdiMohamed-zk3oz 23 วันที่ผ่านมา

    Hasan shekh

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 23 วันที่ผ่านมา

    Turkiga ayaa soomaaliya ( bohoshaan kuriday) sababtoo ah soomaaliya ayaa turkiga isku dhiibtay Waana qalad cad.

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 23 วันที่ผ่านมา

    Waquyiga.somaliya aya ladha haa

  • @HindoBare-ro9bx
    @HindoBare-ro9bx 23 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤💖💖💖💖💖💖❤

  • @MahadMy
    @MahadMy 23 วันที่ผ่านมา

    Richtig

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 23 วันที่ผ่านมา

    Wada hadalka waxa keenay kii wax ila lahaa oo la saftay kan damaca wata.

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 23 วันที่ผ่านมา +2

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 23 วันที่ผ่านมา

    Muuse juudan waxa heerkaa gadhsiyey waa xasan sheekh haduu talabo ka qaadi lahaa mar hore waxan ma dhaceen ee waa nin jiljilicsan xasan sheekh

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 23 วันที่ผ่านมา

    Ader XASSAN SHEIKOW hubka uu fidi AS, askarta, si ay ugaa hortagaan ithiopianka.
    Bada AWDAL, LUGHAYA, ZAYLAC somali bah leh ee ithiopianka ha lagubo

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 23 วันที่ผ่านมา

    CAJIIB AWALBA UMA JEEDIN MIYAA KHIYAANADA ABY
    WASIIRKA ARRIMAHA DIBADA TURKIGAHADA MUUSOOBARAARUGAY

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 21 วันที่ผ่านมา

    Warkaas waa war aaan soow afjarin wax gor gorton naga dhaxeeyo majiraa ileen bad nagumalah

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 23 วันที่ผ่านมา

    Asc Asxaabeey Turki waxiisa waa Cali Gar leh Ceydiid na Garleh itobia na waa Wallal keey Somaliya na waa Walaalaheey waxaas War maahan Ninkan Somaliyeey waa idinla had lay ee fadhiiga ka kaca itobia maanta tabar nama dhaan to Xasan Baahane Maaweelo ayuu wadaa iyo Shaaciro uu ku haayo Masaajid ka Aaqirka na itobia waxa aay rabto hadeey Doolar ka tusto waa Saxiixaa waa Fadlan ku shubo

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 23 วันที่ผ่านมา

    I believe that the Turkeye diplomat who said, that Somalia and Turkeye should be careful about the Ethiopian government which violated the sovereignty of Somalia is unacceptable because the Ethiopian has no maritime coast but willing to cheat the reality of the issue.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 23 วันที่ผ่านมา

    Suxaanakum

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 23 วันที่ผ่านมา

    Soomaali badan horay ey uga digtay lkn dadka talada ku fadhiyo wax aan la garaneyn aa u cad. Nasiib wanaag hadda xal aa la gaaray ee ma ku adkeysandoonnaa?

  • @calibare1641
    @calibare1641 23 วันที่ผ่านมา

    Xasansh baasomaaliya godka kuridaydheh waayo xasan sh waakiiyiri itoobiya lahadlimayno ilaa aykatanaasusho bada somaaliyawarcad hadanwaa isbadalaybadeenaageliyay gorgortan itoobiya mabadbaa na gadhexaysa sideeloogala hadlaabad waayaabe

  • @cabdirisaaqabdullahi27
    @cabdirisaaqabdullahi27 23 วันที่ผ่านมา

    Hakan fidaan waa inuu ogaadaa ineeysan ittoobiya bad lahaayn xaqna eeysan eheeyn in turkigu Naga codsado inaan badeena Kala hadalno itoobiya oo xoog wax ku dooneeysa

  • @user-ec7rv2mh8g
    @user-ec7rv2mh8g 23 วันที่ผ่านมา

    Dumlaaasi si sharci ah uhadlay

  • @AbdiirahmanTooni8
    @AbdiirahmanTooni8 23 วันที่ผ่านมา +2

    😂

  • @LuulLuulmohamed
    @LuulLuulmohamed 23 วันที่ผ่านมา

    Maamulada kale Maxaad dheertihiin Dani sinsibaar hunguri weynan ayaad dheertihiin

  • @LuulLuulmohamed
    @LuulLuulmohamed 23 วันที่ผ่านมา

    Adaakufiican inlagugoogooyo qaainka Bada gatey muuse juudaan

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 23 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi iyo Dani waa Niman Boob ka Dad kooda illaaheey ugu Maciinay Muuse biixi waxa uu Difaac u noqday itobia dhul oo dhan na waa Xagiisa Dadkiisana waa Aqoon siga waa dhaw yahay iyo Dagaal Dani na hadal kiisa waa Dastuur kii ayaa la gu tuntay Shacab kiisuna waa Xaraash ka Xeebaha iyo lacag ta Puntiland kaash hana looku soo shibo si aan ugu daneeyto Dadna wax igama galin iyo Tunku ha i buurto Shacab kuna dhibaatada Dowlad nimo ha ku qanco Shaqaan haayaa itobia ayeey Somalia neceb tahaye aan soo dhaweey sano Maamul Gobaleed na waan ka baxay Dowlad ayaan nahay Maxaa Dastuurkii Faroole Qoray loo tabtay Puntiland waxay tiri ku dayo Somaliland waxa aay sameey so Koobi yeey

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 23 วันที่ผ่านมา

    Ici c’est Somalie Land et FR

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k 20 วันที่ผ่านมา

    Waaa nin siyasi ruug cadaaa ah weligeeeeed madhacdo waaaaaye goka wshaqo kmlhbxn mwd

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 23 วันที่ผ่านมา

    Soomali ya hagulaysato

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 23 วันที่ผ่านมา

    Muuse tuug

  • @Abdifatah__7
    @Abdifatah__7 23 วันที่ผ่านมา

    Hadalka sida ninkas turkiga cml aya lo cadeya why bad an leyahay ay ithopian igu hadla war waxas wa sharaf dhac ee nacaladan ithopian an is ka dhicino

    • @MahadMy
      @MahadMy 8 วันที่ผ่านมา

      Aad iyo aad wlhi

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 23 วันที่ผ่านมา

    😂😂qadaad weynaa hadlaayoow afnooli wuuhalaa eyna wuuciyaa maxaad haysataa iska aamus dameeryaw 🦍🦍🦍🗣️🗣️🗣️🤑🤑🤑🤑👣👣🤫🤫🤫

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 23 วันที่ผ่านมา

    😂😂🦍🦍🦍🦍🤫🤫dhulka SLND lamasheegankaro turki yoow uraaye iskadhuuq dhuka faqashta oo edaab yeelo🦍🦍🦍🤫🤫🤑🤑👣👣👣🤫🤫🤫

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 23 วันที่ผ่านมา

    Beenay burbur

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 23 วันที่ผ่านมา

    Waar beenta kadaaya dadka

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 23 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sh iyo budhcada uu wato alla ha inaga qabto

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 23 วันที่ผ่านมา

    C’est mort pour toi

  • @MaxamadDaahir-z4n
    @MaxamadDaahir-z4n 23 วันที่ผ่านมา

    💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴