"Khaladaadka ugu weyn ee aad ka galeyso noloshaada waxa ka mid ah inaad garab ka dhigato dad kale oo asaagaga ah ama aad aaminto inaadan la'aantood wax qabsan karin waxa iman doona waqti ay dhamaantooda kaa kala tagi doonaan, isku day inaad kaliga naftaada wax uqabato oo aad aaminto awoodaha uu ku siiyay Allah s.w." So dhawow wll..❣🙏
Asad Hagio waa TH-camrka kaliya ee aan prank iyo been, reaction iyo waxas aan views ku raadin you're talented person and genius bro keep going 1m soon incha Allh ❤🙏
4:30 wuuuu khalday arimaheena su,aashaas sababtoo ah Cabdiweli cali gaas musharax ma ahayn doorkan point na waa loo qoray😂😂😂😂Game ka abeera khalad baa lagu kiciyay 🅱️🐅
Asaadow Obeera, arimaheena,cumeer,socdaal wxy soo kaceen in ka bdn 4 jeer balse king cayda 2 Mar qudha sidn xaq maaha system-ka soo kicista wx halaga bedalo🙏🙏 Keep going my Pro A.Hajio🥰
Alhamdullilah for life..🥀 Alhamdulillah for islaM..🕋 Alhamdullilah for health..💊 Alhamdullilah for wealth..😍 Alhamdullilah for knowledgE..🖊 Alhamdullilah for every thing......🥰♥️❣🤲 Lagend always lagend asad keep up..........💪🩸🐐
arimaheena 3 dhibic boojo wataa inuu 3 mar istaago aheyd 1 cabdi wali gaas musharax ma aheyn 2 Ed Sheeran waa British ma ahn American 3 jeer ma ahn xayawanada dilaaga ah😊
Asad arimaheena 2 dhibcood ayaa si qaldan ku siisay waayoo suaasha musharaxiinta cabdi wali gaas kuma jirin musharaxiinta doorashadii lasoo dhaafay tan kale suaasha kale oo aheyd justin bieber wadanka uu u dhashay canada wadan o madax banaan Marka intaas laga soo tago waa ku mahadsantahay sida aad noogu soo gudbiso barnamijyada qurux badan habeen walbo anoo fiirsan ma jiifto thanks
Asad Haggio bro aad baan u xiiseeyaa program yadaada the best TH-camr ever an arko masha allaaah sxp aad ayan ugu faraxsanahay inan waxba laga qaban karin keep going
America iyo Canada waa labo wadan oo kala madax banaan kuwas oo ku yaal qaraada North America. America waa USA ama mareykanka. Sido kale Justin bieber waa Canadian maaha American. Dhibicdas waxa xaq u leh Abeera.
@@sakisaeed641 Wlalo America wxaa la isku dhaha qaarada oo dhan Kadib way sii kala baxaan Oo wxay dhahan north America and south America. Marka hadii sual ahaan laguu waydiyo qof american ah sheeg oo aana laguu kala saarin su,ashas Waa sheegi kartaa Sida justin bieber oo kale Waana american Canadian ah Sidaad adiga gaba utahay nin african ah Oo hadane somali ah.
ArimaHeena walagu GaFe Canada america ayay ka Tirsan tahy Like Hadii la dhaHo fanaan african sheega Waxa kamida sharma Boy Diomond sas caadi waaye Asad.
Canada 🇨🇦 is Part of America Maxaa Yeelay America Maaha Waddan Ee Waa Qaarad Weliba Laba Qaarad South America iyo North America Markaa Arimaheena Ayaa Saxan 👍
Yes you're right man dadkan kala saari lah USA iyo America, America waa qaarad ,USA waa dal ka tirsan qaaradaa America layidhaahdo Arimaheena waxa lawaydiiyey American singers Markaa people from Canada also called north Americans Marka qaarada laga eego Marka dalkooda Canada laga eegana waxay noqonayaan Canadians
2:23 arimaheena wuxuu u eegyahay in uu socdaal u naxariistay ileen 5magalo oo malaysia ku yaalo iyo 5 magaalo oo somalia ku yaala isku mid ma ahan isaguna in uu bareejo ka dhigay cayaarta jaanis u siiyay #legendarimahena✌️
Asad hagio System kaan wax ka badal ceyda marka laga reebo dhamntood 3jeer kabadan ayay soo kaceen laaakin ceyda 2 mar oo keliya ayu soo kacay cadaaladna ma ahan saan oo wuu adag yahay bey idhaahan wax kabadal qaabkan please. Ceyda always winner 💕💪
14:01 uu saxsanyahay arimahena waayo america dal maaha wa qarad markaa dalaka waxa la dhaha USA lkn hadda xataa haduu sheegi lahaa qaar Brazilian ah u saxsananla waayo Brazil wa america 📍👍🏽
Keliya somaliduuu waxay is cawiyaan markay caan noqdaan somalida caanka ah maha dad fican anigu qisooyin soo godbiyaaa cidna ima dawato wayna ii wada dideen kuwo caanka ah🥺💔 hadeer Mar short video ah soo dhiga oon tiktok kasoo qaado iyo qisooyinkaygiina waan ku dhex wata Ala dadkeenu maha dad wanaagsan💔😭 xitaa share aan ku sameyne lacag keen igu dhehen qaar.
Inkasto uu arimahena uu farqi badan ku qaday. Suaasha qabka u waydisay qaldaned America wa qaarad xita kuwo brazil yahan ama colombian hadu ku diri laha wa ku qadan lahyd wayo wa American canadana wa wadan ku yala qarada America 🥰 Hada marekanka ka rabtay neh waxa fcned inaa dhahdo US ama Dalka mareekan ka Guuleysta dhamaantin Bros🥰❤️🙏🙏
Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna
Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋
salalaahu caalayxi wasalam
Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰
Salalaahu Calayhi Wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯
Salallahu caleyhi wasalam
Scw scw scw
faa,iidada saliga napiga waxa kakid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhamanten kuwada salino xapiipkeena scw scw scw❤❤❤
Marwalba an dawado asad hajio barnamijyadisa farxad daremaya m.a 🥰
Hye
Maxa iga galay
"Khaladaadka ugu weyn ee aad ka galeyso noloshaada waxa ka mid ah inaad garab ka dhigato dad kale oo asaagaga ah ama aad aaminto inaadan la'aantood wax qabsan karin waxa iman doona waqti ay dhamaantooda kaa kala tagi doonaan, isku day inaad kaliga naftaada wax uqabato oo aad aaminto awoodaha uu ku siiyay Allah s.w."
So dhawow wll..❣🙏
Oo shaley ma adaa wax ladubyey waxey laduban waa bilhan ayakaan faido ku qabo xasiid nimda jogi😏😏
Wllhi ani sidaan aaminsanhy Asad 80% asxaabta social-ka kula jirta ayagaa faa iido ku qaba
Waa nin wax qabadkiisabiyo figradihiisa aysan dhamaaneen mashaa Allaah illaahy ha u barakeeyo maskaxdiisa
Wa xaqiiq wale ManshaAllah
❤❤❤❤❤
Ceyda waa laga baqooyaa wllhi asaga dhanba lasoo kici maayo Keep going🥰😥❤🖤
Marki laga cabsi qabo wa iska saas team ceyda marnaba noo hoos ma niyad jabno mr wlba kula jirnaa anaga ismujiya team ceyda🥺❤🤴🏻💪💪💪
Asad Hagio waa TH-camrka kaliya ee aan prank iyo been, reaction iyo waxas aan views ku raadin you're talented person and genius bro keep going 1m soon incha Allh ❤🙏
Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰
Waa run wlahi youtuberka labaad Hal million iyo wax ka badan gadhayo ayu noqonaya inshallah
Kuligod King ceyda wekabaqayan inuu winerka meesha yahay ogyihin lkn dhibmlhn our King ceyda marwalbo guleso allaha kulajiro 🥺🤲🔥🥰
Arimaheena😮
ABEERA ALWAYS Makes the Game Fun 😂😂🙏 never Boring.
Comenti ku dhigle
😁😁😁😁😆 Xaqiiq
Waa qalbi fiicanyahay
D
What Thank you sir No❤❤❤😂😂😂
comments kasto makujirtaa adi layab waaye😂😂😂😂
king 🤴 cayda legend of the season 🙌 👏 ❤
4:30 wuuuu khalday arimaheena su,aashaas sababtoo ah Cabdiweli cali gaas musharax ma ahayn doorkan point na waa loo qoray😂😂😂😂Game ka abeera khalad baa lagu kiciyay 🅱️🐅
Wsax anaba yabay
Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰
Sax Gaas musharax maba eheenee 😂
Waa runtaa asad ku laabo meeshaas .
Ad aad
asad ceyda ciyadha kasr waalga cabsanoya mla soo kacsanayabo Strong man ceyda🦁❤✌
Asaadow Obeera, arimaheena,cumeer,socdaal wxy soo kaceen in ka bdn 4 jeer balse king cayda 2 Mar qudha sidn xaq maaha system-ka soo kicista wx halaga bedalo🙏🙏
Keep going my Pro A.Hajio🥰
Saa fiican qofwalba qofkii jilicsan hasoo kacsado game saasu xaraarad kuleeyhy
Because king of game
@@abdirihmaanmajidho3458 marka wxy noqonaysa inan game-ka lagu soo darin cos maso kacsanayan
Waa run
Cayda way kabaqayaan😅😅🤣🤣
king ceyda guul inaad marlwba badinayso way kaa baqayaan inay ku soo kicsadaan ragani lkn ha niyad jabin keep going isku kalsoonaw👍👍🙏🙏
Sidaas ma fcna wa in aad isku kalsoontahy ceyda guuleso wallkey
💯
arimaheena ayow soo kacsadee maxa karaacay 😂😂😂😂
😂big nin aajoogo arimaheenalegend😂
Congratulations 🎈 Ardayda Dugsiga Sare Dhameysatay
Insha alLH NasiiB wcn idin Rajenaa io Natiijo Aad kuwada Farxadaan❤🙌
AAAMIIN WLL MCN 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻 MHDZANID
Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰
Meesha ck na waad kasoo dhex hadashay
Aamiin will insha allaah
@@shafinho1775 ok
Asad ceyda ka saar ciyarta swbto ah 😌 qof dhan maba kacsAnoyso cabsi cabsi wye wllhi king ceyda❤️🥀🌸 dadka dhan weyka cabsanoyan
Ceyda weee buuseen cabsi cabsi ka qabaan legend king ceyda
Team Ceyda marnba no hoos😍🥰😚
Obera kulaha adi maxa rabatay
Asad:americo
Obera:kac
Armahena:wahwah se u kacaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
Abeera funny waaye 😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Daacad uqosley wlhi garac weeye arimahena inuu is dhaafiyo buu rabey😭😭😂💀💀😂
ceyda is soooooo cute wallhi ❤️🤗🥰
Ceyda chance malasiiyo xitaa. I don’t know why everyone is afraid of Ceyda
Anba Wakayabe Wlh😌
Ciil aye igu dilen anibo
@TOP 10 THINGS wuu ka cabsanaa asi xita halmar makicinayo asina halki mar lasoo galshe wuu kiciyay arimaheyna
@TOP 10 THINGS arimaheyna xita ceyda ayuu ka cabsada qof walba oo nasiib badan waa qasab waad ka cabsaneysaa mrkaad game ciyaareyso safiican u daawo arimaheyna ceyda haljeer ayuu uyeeray halka abeera socdal cumeyr uu dhowr jeer uyeeray
Asadow next time cayda janis hala siiyo halmar kaliya laso kiciyey xaq maha justice for ceyda 🖐😀😀
Team ceyda marnabo no hoos🤴🥰
Lkn Asad gemka labada qof aad kubilawdid leee guusha racdhaa mostly marka taas wax kabadal yacni qofka haduu gafo oo uu kaco qof kle eey fadiyo haqaato suasha xigto
Keep going Asad hagio wll qali coming soon 1M I.a🥰🤴
Haaaa aniga xitaa wankuracsanahay fikirkaas wayo suasha xadey kusocoto saar wax macqul ax qof walbo aqontisa inuu kubaadhiyo lkn xada ladaxo qof qofkaa kaa adhagtahay soo saar mishaa waxaa kulumaayo daadka aadaag intaaas waa igafikir sxb sare team hajio keep going bro
Gameka magaciiisa aaba ah qofkaa ka adgthy soo kacso soo marka saas uu usameeyaa
ABEERA is so funny and he always makes the game interesting.. Big respect to all Team 27 including ASAD HAGIO 💪
Game ka cayda wayi ka baqayan mid soo kicinaya maleh kasaara king ceyda wn wata ani saas halagaga baqo team ceyda from hargysa❤🤍💚✌
Somaha wlh cwa anu cil iqabte qofkste wu Kabodaya Any way Game wye Ninba Wamarkisa
Ha wllhi lph wye ceyda wey kbaqan keep going bro ceyda
@@simanabdullahi5620 Haa hno waan ka yaabayi so maaha
@@qeysinhoofficial7454 ma ila aragtaa wllo
Tartanka xaq mahan De arimahena jawabtu bixiyey qalad bee aheyd nio American io America same mahan sxbow🥰❤🖤
TH-camka kaliya aan farxad iyo qosol aan ka soo raadiyo 💯😂😂💪#Team Asad Hagio For ever 💯💪
Game kan Cayda Wuula Dagay
Cayda Waa ka baqayaan raganiye doorta Oo libintiisa siya Plz
Team cayda✌️
Siil ka kaawasaa kadibna lacag kugu farjinaa caano nuugyhy
Abeera always funny man 😂😃
Yeah man😋
I agreed you
Ceyda Jaanis lamasiiyoba Sababto ah waykabaqaan wiilka guulayso Markasta garabkaaga nahay💪
Geedbo geedbaa ka weyn ilmona abahodaa ka weyn isdaji shupah ku dhasheeh the king arimaheena 🥰🤫🤫🤫🤫 cago dhigo nin baa hely 11-4 omg😱😱😱😱😱
Alhamdullilah for life..🥀
Alhamdulillah for islaM..🕋
Alhamdullilah for health..💊
Alhamdullilah for wealth..😍
Alhamdullilah for knowledgE..🖊
Alhamdullilah for every thing......🥰♥️❣🤲
Lagend always lagend asad keep up..........💪🩸🐐
Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰
Alxadulimaah
M.a
Asad please socdaal u samey you tube waa miskin wiilkas inta igu raacsan like saar
arimaheena 3 dhibic boojo wataa inuu 3 mar istaago aheyd
1 cabdi wali gaas musharax ma aheyn
2 Ed Sheeran waa British ma ahn American
3 jeer ma ahn xayawanada dilaaga ah😊
Kugu racsanahay
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ed sheeran waa British
Jeer waa xayawaanada dilaaga waxayna kunooshahy wabiyada anaa aqaan wiil ay jajabisay intey wabiga kasoo baxday xaasidad waaye hhh
Jeer xayawan dilaa maahan kulaha 😂😂😂iskaamus
Parnaaij oo apeera ku jirin qosol la an waye apeera always is funny 😄 😆 🤣
Abeera always makes game more interested we love you bro
Qofkan waynee arimeheena la leeyahay ciyaalka mardanbe hakuso fasaxinina Asadow😁😁😁😁
Arimaheena always is legend 🙌 ❤
War abeera game danbe yanan laga soo tagin walahka qof ee markuu dheelaayo iga qosliyo wn wataa nin zxp. Keep giong
Asad arimaheena 2 dhibcood ayaa si qaldan ku siisay waayoo suaasha musharaxiinta cabdi wali gaas kuma jirin musharaxiinta doorashadii lasoo dhaafay tan kale suaasha kale oo aheyd justin bieber wadanka uu u dhashay canada wadan o madax banaan
Marka intaas laga soo tago waa ku mahadsantahay sida aad noogu soo gudbiso barnamijyada qurux badan habeen walbo anoo fiirsan ma jiifto thanks
Cayda +socdaal+Abeera+cumeer 11 dhibic
Arimaheen kaligii 10 another liver 👏
lkn walaga fcnyhy ina abeera niyad jabisan ood kujesjestan dhibcahaa kugu badsana ayad ledinin hdalada qar kftnka lodhaho waxa kujira hdalo qof qalbigisa dhawaca mrka wilka qalbigisa ilaliya plz isku daygu wa muhim asagaba aqon la,an mahesa qof aan wax isku dayen ayu dhamaa
Asad Haggio bro aad baan u xiiseeyaa program yadaada the best TH-camr ever an arko masha allaaah sxp aad ayan ugu faraxsanahay inan waxba laga qaban karin keep going
Why CAYDA loga jakira ...xaq u uleyhy inu ciyaro...system ka wax halaga badalo please 😪
U r not getting me bro🙃
When I so sad If I watch Asad hagio videos I will become happy
adi maxaa rabtay ameerikaana? haa haye arimeheyna kac hee😂 abeera funny waa wllhi 😁
Abeera ninka kaliya aankatagero teamka😫😅❤❤
America iyo Canada waa labo wadan oo kala madax banaan kuwas oo ku yaal qaraada North America.
America waa USA ama mareykanka.
Sido kale Justin bieber waa Canadian maaha American.
Dhibicdas waxa xaq u leh Abeera.
Maha wll qaradu dhan waa america mrka waa fanan rer amarica justin
@@fahiimafilsan2837 yaan lagu qoslin google gali america waa waddan ka tirsan qarada north america sidaa waye
@@sakisaeed641
Wlalo
America wxaa la isku dhaha qaarada oo dhan
Kadib way sii kala baxaan
Oo wxay dhahan north America and south America.
Marka hadii sual ahaan laguu waydiyo qof american ah sheeg oo aana laguu kala saarin su,ashas
Waa sheegi kartaa
Sida justin bieber oo kale
Waana american Canadian ah
Sidaad adiga gaba utahay nin african ah
Oo hadane somali ah.
@@sakisaeed641 oo mxa leigu qoslayaa wxi an oghy ban shgye so fahan wx mrks qosol aduu inta cid kle qoslinba
@@kimeyno6294 excatly wllo fahan guud bad bixisey
waxaa uu cadeeyey jiidhka somalinimada saxda ah waana dhiirigalin iyo farxad
aad iyo aad ayaa loogufarxay allah kubarakeeyo asad xaajina waxa uusameeyey gobonimo sxb
Socdaal qof qalbib wngsan waaye oo maskiin ah plz yutube u sameeya oo caawiya plz asad io arimaheena plz wiilkaas garab siiya💯😘
Let's Go Asad Hagio for 800k Insha allah Walal Qali 💪 🙌
ABEERA the funniest man on planet 🥰🥰
Team ceyda Guul inshallah 🙏💯
Sida loo kala weyn yahy aya loo kala horeyaa arimahena the legend 👏👏👏
Canada 🇨🇦 Waxay ku Tala Waqoyiga America Arimaheena Waa Saxsan Yahay Asadow☝️🤗
lkn wllo america waa wadan qarada waa north america markaa arimaheena waxaa la weydiyey america oo ah USA
Wlh ceyda legen weyan sawabtoah ayag dhan weysokacsan weyan owey kacabsaden xita arimhena marku fursad ouhelyna wuxu dorty arimahena dad kii wax fahmi karo aya fahmayo ceyda lovo you my bro
Abera funniest man keep going wll 😄
Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰
Asad way saxsanyihiin cayda IYo Aimeena canad waa America🖐️
Arimahena legend always legend🔥
Wow wow keep going aboowe asad hajio keep going
Team 27 musasalkeni uu soo dhacay😅😅walhi si aan musasalkaa aan usugin ayan kuu sugaa wallkay Asad keep going pro 💪 👏 ♥
ArimaHeena walagu GaFe Canada america ayay ka Tirsan tahy Like Hadii la dhaHo fanaan african sheega Waxa kamida sharma Boy Diomond sas caadi waaye Asad.
Abeera is funny legend 🥰🦁
Cumer legend waye wllhi😄😂
asad hagio su,aalaha qalad badan ayaa ku jiro sida midii aad arimaheena weydiisay ee musharaxiinta madaxweynaha jawabta cabdi wali gaas ayuu ku daray cabdi wali gaas musharax ma aheyn kumana jirin musharaxiinta marka melaha qaladka ka jiro inaa naga saxdo ayaa rajeynaa 👍
Canada 🇨🇦 is Part of America Maxaa Yeelay America Maaha Waddan Ee Waa Qaarad Weliba Laba Qaarad South America iyo North America Markaa Arimaheena Ayaa Saxan 👍
waddan io qaar kala saar labbo kala yihiin wadddan aa la weydiye ee qaarad lama weydiin 👏
@@Sulieman24 America waa qaarad wll USA waaye wadanka so arimaheena saxan
Waxba kaa qaldam america 🇺🇸 waa maraykanka qaarada waa North America
@@k9football634 may walal america 🇺🇸 wa dal sida canada Sweden Norway laakin qaarada ay ku taal waa North America
Yes you're right man dadkan kala saari lah USA iyo America,
America waa qaarad ,USA waa dal ka tirsan qaaradaa America layidhaahdo
Arimaheena waxa lawaydiiyey American singers
Markaa people from Canada also called north Americans
Marka qaarada laga eego
Marka dalkooda Canada laga eegana waxay noqonayaan Canadians
Abeera wa Nika noo maceyo ciyarta abeera always king of the funny 😄
Game-kan isku dhexyaac waye qaabka lagu wado halaga badalo mideda kle qofka asago dhibco badan heesto ayuu sii kaca hadana qof walba su'ashiisa hala weydiiyo kafa'ideesiga mesha halaga saaro.wa iga talo
#Guulesta
Asad adi arimaheena wa saxsan yahay sababto ah america ayad waydisay canada america ayay ka tirsan tahy
masha Allah dad laga daalayo ama laga xiisa dhacaayo maba tihiin masha Allah
asad iyo asxaabtiisa😂
Dadka qaar kalsooni dara heyso darteed ceyda ka cabsanayaan lkn isaga dadka isaga okale adag soo kacsadaa ragnimo💪
Congratulations dhamaan ardeyda maan examku isuu dhamaaday
Dhamaantiin waxaan idiin rajeynaa najiido fiican
Aamin brother
Aaamin insha Allah
Socdaal is the best wlhi humble daacad guulyso boowe
Socdaal waan ku wataa laandheere❤💯🤞🏻
Hhh🤣🤣🤣🤣walee meshana kachee kulaaha see uu kaca cml waalee Arimahena legend❤❤😍👍🤣
Asad 1m aan gaarsiino wuu u qalmaa ani mobile kasto xafada yaala subscribers ayan uga saara🥰i.allh wllkei hormarkisa wa jeclhy🤴👏
Arimaheeena Always Legend we love you brother🥰
Azad 1= arimaheena khalad ku jiraa america waa wadan iyo canada qarada waa north america lkn america waa usa
2= abdiwali ali gaas ma aheen musharax
Waaruntaa
Anso0p
2:23 arimaheena wuxuu u eegyahay in uu socdaal u naxariistay ileen 5magalo oo malaysia ku yaalo iyo 5 magaalo oo somalia ku yaala isku mid ma ahan isaguna in uu bareejo ka dhigay cayaarta jaanis u siiyay #legendarimahena✌️
Halka nin ee social media igu haayo keep going wllkey asad hagio
Asad hagio
System kaan wax ka badal ceyda marka laga reebo dhamntood 3jeer kabadan ayay soo kaceen laaakin ceyda 2 mar oo keliya ayu soo kacay cadaaladna ma ahan saan oo wuu adag yahay bey idhaahan wax kabadal qaabkan please.
Ceyda always winner 💕💪
arimahena is back + asad salaan sare ❤️✌️
Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰
14:01 uu saxsanyahay arimahena waayo america dal maaha wa qarad markaa dalaka waxa la dhaha USA lkn hadda xataa haduu sheegi lahaa qaar Brazilian ah u saxsananla waayo Brazil wa america 📍👍🏽
Arimaheena legend ❤👑🥰
Cayda Jaaaanis ha siiiyaan wiilashaan u sheeeg ama geemka ka saasra waaa cadaalad xumee
Asad hagio wllkey wan ku salaameyaa Lkn
Su’aalo diini ah kusoo dar aboowe waayo waa faaido wayn dadbadana way kudaawadaan
From Belgium 🇧🇪
Ka halkee belgium
Chanell ku xawli ayuu ku socdaa mnchllh dadaalkaga aad dadkga uhyso hanpleyo fikurdaha cusup 1m kugu si hanbelyeynyayaa wallky 🥳❤
Dadka guriga ila jooga way yaabanyiin qosolka tii way waalatay isleeyihiin😇🤣🤣
I always watching asad hajio his programs feel happy m.s
legend keep going ....I always watch your videos b4 I sleep keep going❤❤
Asc Asad hagio arimaheena cabdi weli gaas musharixiinta kuma jirin mida kale 2aad America qaarad waaye Canada waa qaarada kaliya Example Africa waa qaarad Fanaan Kenyan Somali manoqan karaa Captan
Haa wlh wey kabaqayan damantodi😅😅😅
Keep going my brother ceyda❤🤴🏻🤴🏻🤴🏻💯💯❤🇸🇴
Keliya somaliduuu waxay is cawiyaan markay caan noqdaan somalida caanka ah maha dad fican anigu qisooyin soo godbiyaaa cidna ima dawato wayna ii wada dideen kuwo caanka ah🥺💔 hadeer Mar short video ah soo dhiga oon tiktok kasoo qaado iyo qisooyinkaygiina waan ku dhex wata Ala dadkeenu maha dad wanaagsan💔😭 xitaa share aan ku sameyne lacag keen igu dhehen qaar.
Ceyda waa laga baqanaya game walba hore looma soo kicinaayo hore usoco ceyda
Nin ka weynaa joogo abyo the legend arimaheena😎😱🖕🖕🖕
Nin ka weynaa joogo abyo the legend arimaheena😎😱🖕🖕🖕
Cawa anaa uhoreeyo
Masha allah keep going my team an jeclhy
Arimahena in lagu sodaro wan sugayay hormar wcn idin rajenaa dhamantiin
Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰
Nimcaan hilaac waa reer Borama iska ilaaliya
Asad hagio best TH-camr 👌 🤗❤
Inkasto uu arimahena uu farqi badan ku qaday.
Suaasha qabka u waydisay qaldaned America wa qaarad xita kuwo brazil yahan ama colombian hadu ku diri laha wa ku qadan lahyd wayo wa American canadana wa wadan ku yala qarada America 🥰
Hada marekanka ka rabtay neh waxa fcned inaa dhahdo US ama Dalka mareekan ka
Guuleysta dhamaantin Bros🥰❤️🙏🙏
17:30
Arimaheena = Arimaheenu Saalax😅🤣🤣🤣
Nio asad saani simaaha wlhi qofka sadex wixii kabadan yaan la soo kicin king 🤴 way kabaqeen wlhi😂🤣😅😅
Abeero waa so funny wlhi amercan ayaad doonysa soomah kaca hadab ah 🤣🤣🤣🤣
Wn furay wlhi markan meshas garay
Asalamu calaykum alle ha idin xifdiyo asad iyo dhmn tiim 27 waxan daawanaa barnaamuj yadada aad soo deyso aadna waano u jecelnahay lkn waxan dareemayaa iney su aalaha diiniga ah aad iyo aad ugu yar yihiin waan jeclaan ahaa inaad noogu soo darto su aalo badan oo diini ah si anaga iyo ka qayb galayaashaba uga faa idno adna aad ajar badan uga hesho insha aallaahu