XARAF QABSO KU HEES CHALLENGE CAYDA VS KOKO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 267

  • @user-yu8oi2di6i
    @user-yu8oi2di6i 9 หลายเดือนก่อน +30

    Part two quraanka kariimka Ka dhiga

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 หลายเดือนก่อน +35

    inta aan waligood canada tagin ismujiya ismujiya 😢🤣🤣🤣❣ inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo faraxsan waan idin salaamay 👍❤️

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 9 หลายเดือนก่อน +26

    Asad iyo koko waa tom and Jerry 😂😂😂😂

    • @badribaari5772
      @badribaari5772 9 หลายเดือนก่อน +1

      Been maaha wlle Tom and Jerry isku yihiin dhibka😂

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 9 หลายเดือนก่อน +17

    Allah is one☝️Prophett mohamed Scw❤😊

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 9 หลายเดือนก่อน +15

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @user-sw1xw2be1v
    @user-sw1xw2be1v 9 หลายเดือนก่อน +9

    Kookoo cadeey waxaatahay gabadha ugu shidan tiim 27 sharaf iyo karaamo

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 9 หลายเดือนก่อน +39

    Kusaliya rasuulka scw❤❤❤❤❤❤

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 9 หลายเดือนก่อน +12

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

  • @hanadkingmd3758
    @hanadkingmd3758 9 หลายเดือนก่อน +11

    cayda isn't easy wow guuuul cwa koko iyo aptigeed asad meeel ayaad saartay 🎉🎉

  • @AishaHersi5577
    @AishaHersi5577 9 หลายเดือนก่อน +21

    4:15 😂😂😂 Wu saxanyey ceyda uurkaad ku taaliyo wuxu yiri bogaygani ubax baal gaduutiyo burjibaan kusii sudhay 😅

    • @zuhaipmohamed4728
      @zuhaipmohamed4728 9 หลายเดือนก่อน

      Qaafiyada heestu waa B Jamil weheliye hestisa weeyan Fahan mrka hore qaafiyada 😭😂 wax barta Laguma Karo

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@zuhaipmohamed4728qaafiyad Kuma qaadooyan fiiri erayga ugu horeeyo Lee qaadoyaan 😂

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz 9 หลายเดือนก่อน +12

    Caawa ceyda woo isa soo adkeeyay legend😂😂😂😂😂

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 9 หลายเดือนก่อน +8

    Koko iyo ceyda hesihi cadigy qadayan amiiira iyo asad rer xamar hesahoooga maba fahmin😂😂😂

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 9 หลายเดือนก่อน +8

    300k coming soon huno waxan kuleyhy congratulations waku hormarinaa❤

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci 9 หลายเดือนก่อน +15

    Ku sali nabigena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 9 หลายเดือนก่อน +15

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @NastehaMarwoZ
    @NastehaMarwoZ 9 หลายเดือนก่อน +8

    Koko keep going cawa team lucky tartamoyan ❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 9 หลายเดือนก่อน +7

    Caashaqu wuxuu yahy kulahaa waar kuwani waa funny abtigey bk Heestiisi way ku ciyaaren😅😅😅😅

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 9 หลายเดือนก่อน +8

    kusaliya rasuulka scw ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmanmuumin2417
    @cabdiraxmanmuumin2417 9 หลายเดือนก่อน +2

    Koko plz iyo do labo qof liskula jirayo kaso dhiga adi iyo cayda asad qof kenso hala dhaho

  • @user-em2tq9tw7y
    @user-em2tq9tw7y 9 หลายเดือนก่อน +2

    Koko adadayg iyo is adkayn baa loo nacayaa romantic iska dhig cayda waa ku jecelyahay anagaa aragnee

  • @AbdiRahman-ph5np
    @AbdiRahman-ph5np 9 หลายเดือนก่อน +9

    Koko is not easy

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 หลายเดือนก่อน +62

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

    • @Supr93
      @Supr93 9 หลายเดือนก่อน

      I’m i the so that my eyes 👀 I know stuff is wrong good😑 it’s me my who I

    • @zakariyea13
      @zakariyea13 9 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @princesshayaatiina7532
    @princesshayaatiina7532 9 หลายเดือนก่อน +7

    Shacaabaa la ruuxaa kulahaa😂😂

  • @JibarSamson
    @JibarSamson 9 หลายเดือนก่อน +4

    Uff Haben kasta kamerada nagadantii wah Nagaso garbax yaq wah

  • @xasfalydh2508
    @xasfalydh2508 9 หลายเดือนก่อน +6

    Koko way ku gaden s wad saxsaned samirkiyo dulqadkuba wasad laguducayste wa hees ubax fahmo qado😅😅😅

  • @user-by2dn1fq9p
    @user-by2dn1fq9p 9 หลายเดือนก่อน +15

    hada balayo tahay sofadhiso
    teamlucky ootartamayo😊❤

  • @user-nc6md9gs4n
    @user-nc6md9gs4n 9 หลายเดือนก่อน +6

    Koko keep going 300k🎉 coming❤ soon

  • @Axmed_Indho_21
    @Axmed_Indho_21 9 หลายเดือนก่อน +8

    😂😂koko waad khiyaamaysaan dhibicdaa way lahayd heesta Ruuney Rux wey jirtaa😂😂

    • @CURIYE__CHANEL
      @CURIYE__CHANEL 9 หลายเดือนก่อน

      Waxa raran jecliyaa inee ku darto rabaan

  • @mushtaqabdulkarim4637
    @mushtaqabdulkarim4637 9 หลายเดือนก่อน +2

    Koko iyo king ceda ha isguursadAAN WAY ISkusobaxayaan xataa way isku wareegaan hhhhh🥰🥰🥰🥰

  • @Akash-Verma1886
    @Akash-Verma1886 9 หลายเดือนก่อน +3

    Xaraf raaca waa Xarafka uu heesta ku socoto example: heesta bk “Caw”Oo xarafka “C” ah. Sidoo kale heesta tusmo Oo “T” ah. Good game guys 👌🏽

  • @4xaaslesidiiaabihiisa
    @4xaaslesidiiaabihiisa 9 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo kooko pls abayo quraan kuyeela meesha heesta ku qaaaday siin❤❤

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koooke wwad sheegtay ,,,,Samir iyo dulqaaadkuba waaa sad lagu duceystaa heesihii hore way jirtaaaa qor

  • @Munishabdi
    @Munishabdi 9 หลายเดือนก่อน +6

    Koko 300k is come soon 🔜👏😮‍💨❤️🔥

  • @Fardowsa-rl6rc
    @Fardowsa-rl6rc 7 วันที่ผ่านมา +1

    Koko wanna ku salaamay

  • @XasanMaxamuud-sg4sp
    @XasanMaxamuud-sg4sp 9 หลายเดือนก่อน +9

    Ceyda waan ku wata haiceywayni Ceyda is not eszy ❤

  • @osmanmohamed5945
    @osmanmohamed5945 9 หลายเดือนก่อน +3

    7:31 calafkoo iskin daroo iyaah ❤

  • @user-fr4iy6ob7m
    @user-fr4iy6ob7m 9 หลายเดือนก่อน +8

    Asad wuu faanjecelyahay Hhhhhhh 😂😂😂😂

    • @warsameali3862
      @warsameali3862 9 หลายเดือนก่อน +1

      Isagoo fan jacel hadana maaha dadkii fanka loogu tala galay😅

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u 9 หลายเดือนก่อน +5

    Haa hadaa keentay waxa ladaawado😢😅😅😅

  • @LibanOmar-mj7hd
    @LibanOmar-mj7hd 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koko Firi wahatahey walashey marka Malaysia aya rawa lacag mahasta koko marka idooot ❤❤❤

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 9 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂koko hadalkaga iyo qoraalkada wa isku ekyihiin ilahay amarkiis 😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @user-fc6hf5hg5w
    @user-fc6hf5hg5w 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koko hambalyo ❤ 300k I.a waan soo hormariye caawo I.a

  • @QueenDagan248
    @QueenDagan248 9 หลายเดือนก่อน +6

    Asad waa dhibkiyo lugaynaya😂😂😂

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ta Cayda uu Qaaday way Jirtaa wllahi Jamiil weheliyaa qaadaa Uurkaad ku Taaliyo wuxu yidhi bogaygani ubax baal gadudiyo

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 9 หลายเดือนก่อน +1

    4:00
    ceyda heesto qaaday waa sax

  • @fartuunqrx3565
    @fartuunqrx3565 9 หลายเดือนก่อน +24

    Keep going koko 🎉🎉❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 9 หลายเดือนก่อน +4

    Beer xanuun hada udhinto asadaa kadanbeeyo shacabaa laruxaa kulahaa

  • @asmoabshirhassan5524
    @asmoabshirhassan5524 9 หลายเดือนก่อน +2

    13:36😂😂een een eenteydiyo ula jeedada aayar fahano😊aya igu so dhacday markiba heesti kiin jamac😂😂

  • @maahir_aadab123
    @maahir_aadab123 9 หลายเดือนก่อน +5

    300k Coming soon🎉🎉

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 9 หลายเดือนก่อน +10

    Inta ila aragtey cupcut ID:😂😂😂😂😂😂

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ceyda R rasamalka dunidiyo raaxada aduunyada r waa taa😂😂

  • @IbrahimAli-tg8sk
    @IbrahimAli-tg8sk 9 หลายเดือนก่อน +2

    KOKO the best 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @salmanura6026
    @salmanura6026 9 หลายเดือนก่อน +11

    Teamku heestaa cisi iyo wanaagbaan wayba xif disan yihiine 😂

  • @AishaHersi5577
    @AishaHersi5577 9 หลายเดือนก่อน +5

    9:23 😂😂😂 aar asada dhib badna

  • @user-il9jx5ss6t
    @user-il9jx5ss6t 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koko keep going 300k🎉coming❤soon

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 9 หลายเดือนก่อน +12

    inta ila aragtay inee is fahmeen koko io cayda
    team qapqap hada ma u dhamaan raptaa? 😢😢

    • @ramlaaziiz
      @ramlaaziiz 9 หลายเดือนก่อน +3

      Masso conayso😂😂😂

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y 9 หลายเดือนก่อน +2

      amiro dhex suran naso marka😂😂😂😂waxba hano qabqab leyne😂😂😂

    • @qaalihassan4312
      @qaalihassan4312 9 หลายเดือนก่อน

      @@hayat-q8ysomahan naga naso dheh caykooo ❤❤❤

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 9 หลายเดือนก่อน +4

      @@hayat-q8y ma idinka yeeleeno zxp caymir/qapqap/for ever☝😳😚😂

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 9 หลายเดือนก่อน

      @@ramlaaziiz zoomahn😳😭😂

  • @walal.deqsi12
    @walal.deqsi12 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaaga talent waa dhaafay koko Arimaheena igu salaan

  • @user-vp6sc3wp6f
    @user-vp6sc3wp6f 9 หลายเดือนก่อน +3

    Koko wankutageera wllshy

  • @AdanYussuf-lp7bq
    @AdanYussuf-lp7bq 9 หลายเดือนก่อน +4

    Koko 300k waay so carfi haysa❤

  • @raxmo687
    @raxmo687 9 หลายเดือนก่อน +2

    Manoli 😂😂😂😂😂😂😂 kulaha yaa la ruxa 😂😂 asad shacabka laruxa kulaha 😂ceyda kulaha runey rux inte kaketay 😂😂😂 waxa loo farxayo wa rag 😂 istaqfurulaah

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 9 หลายเดือนก่อน +11

    Next ceyda iyo Amiroo plz koko😂😂😂

    • @user-em2tq9tw7y
      @user-em2tq9tw7y 9 หลายเดือนก่อน

      Maskaxdaa taagan woftaase

  • @sahrishsahrish
    @sahrishsahrish 9 หลายเดือนก่อน +4

    Koko boqoradA time 27 ka tageero ❤❤❤

  • @zuhaipmohamed4728
    @zuhaipmohamed4728 9 หลายเดือนก่อน +4

    Azad Hajio wax baro laguma Karo Qaafiyadii ayaanu fahansanyn wllken Heezta hooyo qaafiyadedu waa J 😭😂

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 9 หลายเดือนก่อน +4

    REER XAMARKU FANKII WAY KU CIYAAREEN HEESTA HOOYO XARAF RAACEEDU WAA "J" LKN "H" AYAY KA DHIGEEN INTA KALE XITAA BADANKA MA SIXIN😂

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhhh sdaa uso qoslaayo waa daalay😂😂😂bc erayga laqabsanayo bilaawga bis Malaga rabo ee sadar kasto in Xarafka laga helo la rabaa

  • @aliyare228
    @aliyare228 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koko always queen❤❤❤

  • @shaymaalrisakmohamed2555
    @shaymaalrisakmohamed2555 9 หลายเดือนก่อน +2

    Faduma qurux wanaageey quraystii haweenkaay Bk😅

  • @zashachannel
    @zashachannel 9 หลายเดือนก่อน +1

    War kuwaan maxaa waaye heesta xarafkee ku soco la rabay waxee sheegooyaan xarafka u horeeyo oo kaliya

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 9 หลายเดือนก่อน +1

    R riyadii xalay baan rumeestoo run baan moodo waan riyaaqay heestii AUN maxamed saleebaan tubeec❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 9 หลายเดือนก่อน +3

    koko wa ta u xarfsn team 27 ❤❤

  • @RahmaMaxamud-iz2kk
    @RahmaMaxamud-iz2kk 5 หลายเดือนก่อน +1

    Koko is not easy❤❤

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 9 หลายเดือนก่อน +3

    Samirkiyo dulqaad kuba
    Waa sad lagu ducaystee
    Heesta ubax fahmo qaado
    Koko intay soo qabatay ayey Ka laabatay hhhhhh

  • @AhmedDeeqsuldan
    @AhmedDeeqsuldan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Fantastic calafkos iskeen baro heesta waa la keentey

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wow amazing keep going koko🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koko bulle keep going

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 9 หลายเดือนก่อน +1

    koko waa ku wadanaa hawsha wada

  • @CURIYE__CHANEL
    @CURIYE__CHANEL 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxa raran jecliyaa inee ku darto rabaan kwrn😂

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koko waa lagu qayamay asad ruuney kulaha shacaba laruxaa

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ar asad dhib badnaa waxa loo ordaayo rag lay ma ahoo kulahaa wuu hoos geliyey wlhi😂😂😂😂

  • @user-nz5gx7lk8e
    @user-nz5gx7lk8e 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kokooooooo keep going❤🎉

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ko Ko in the building 👷‍♀️ 🎉🎉🎉

  • @abdullahihassanmohamed8091
    @abdullahihassanmohamed8091 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah walashey mcn horey Usoco ❤❤❤

  • @AishaHersi5577
    @AishaHersi5577 9 หลายเดือนก่อน +2

    13:40 idiley idiley ayaan idiley idiley ugbaad 😂

  • @XamsekhadarCabdulaahi
    @XamsekhadarCabdulaahi 9 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going❤❤

  • @shunkuluxaseirali7732
    @shunkuluxaseirali7732 9 หลายเดือนก่อน +4

    @kokobulle Heesti "C" oo Musalsalki caawa u yeeli doonta dhadahn Tiktok urad ku Gaara 😅😅😅😂😂😂😂😂😂

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 9 หลายเดือนก่อน +2

    Coming soon 300K🎉🎉

  • @SaharaHassan-io5ki
    @SaharaHassan-io5ki 9 หลายเดือนก่อน +5

    Koko m.a❤💋💋💋

  • @user-he8ni4jd2g
    @user-he8ni4jd2g 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wxaan idiin rajeyna inad wxaan ilahay dartiis iskaga deysaan khasatan Koko raga ka dhexbax raali gali allaah

  • @mizaaqurux
    @mizaaqurux 9 หลายเดือนก่อน +6

    Koko ❤❤❤

  • @user-hk8il3mo9l
    @user-hk8il3mo9l 8 หลายเดือนก่อน

    Farxiyay hadheeran haiga dheran ❤days dalnurshe ayaa Quade runti

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 9 หลายเดือนก่อน +4

    Heesta cisi iyo wanaag mrkay qadeen ana wan la qaday wlhi san la joogo ana isku qoslay 🤣🤣🤣 k hbeen kasta waa gran waydeene xgee ku ilawdeen heestii kaabay garabkaga kun jeer niyadayda iyo Q iyana heestii raxma xasan qofba waa qofkiisee qofkygu waa qaali qudhba waa qudheedee qudhiisu igu qanacsan iga muuqa sariyo dokho waa qudbasamii xul 🤣🤣 iga soo dhisa hbeen dambe idinkoo gafaya yaan idin arkin🤣🤣

  • @mahameddahir2343
    @mahameddahir2343 9 หลายเดือนก่อน +2

    Koko bulle gueen of gueens 👑🥰

  • @CURIYE__CHANEL
    @CURIYE__CHANEL 9 หลายเดือนก่อน +3

    Hada waxa raanta lo feeraya wa rag heesta xarafka w miyaa loo saariyay kuwaanaaa😂

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 9 หลายเดือนก่อน +2

    Rooney shacab kaada rux😂😂😂

  • @Malak_nazir
    @Malak_nazir 9 หลายเดือนก่อน +2

    jah ceyda hestayduu i qadybee🤤😂

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 9 หลายเดือนก่อน +1

    Queen of TH-cam waakusalaami

  • @user-cu5kl9jn8o
    @user-cu5kl9jn8o 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ceyko caawo hdii aad dhihi Lahey muna inta aa. Kaa soobixi lahaayi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @deeqomaxamedcali5834
    @deeqomaxamedcali5834 9 หลายเดือนก่อน +1

    uuka kutaaliyo waxa uuyiri bogeeygani ubax taalguutiyp burjibaan kusiisuray❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiasiisRooble
    @AbdiasiisRooble 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koko caydaa wasa wale

  • @ibrahimfabdullahi9204
    @ibrahimfabdullahi9204 9 หลายเดือนก่อน +1

    Koko bulle ♥️♥️