Adnan Model Official wall macan waxaan kula dar daarmaayaa in aan xaaskaga baraha bulshada aadan keenin please waxaan jiro dad Cadoow ah o farxadiina dhibta ❤️❤️
Masha allah tabaraka Rahman Beautiful family, may allah subhana wa ta3ala bring your family back, There is no one perfect in this duniya surely we all make mistakes somehow surely every one deserves a second chance in life. May allah protect to you all.
Msha Allah walalyal waxan idinka codsan dad bahan aya jiro insha Allah ka warqaba if ka walal lagu yahy walalo bahan o melay ku hoydan ama waxy cunan hysan ba jira an isu naxno an ka war hyno
Nin model ah inuu sameeyey wey iska cadahay show upkan wan ka helay cadnaan model qaabka aad u sameysay thank you so much you make may day & Wishing you more years with full of happines 😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxan daawanoya marke kala tageen balse somaliyeey ogaada wax walpo oo wanagsan waxa ey ku wanaagsanyihin in laqarsado hadii saan oo kale loo soo banaan baxsho xasidka iyo isha oo ah mid xaq ah ayaa wax badan dudumi karaan marka ka fiirsada oo guryihina si hoose oo alle ka cabsi ku jirta u dhaqda
#evergreen ayaa la dhahaa wlhi wxn ku imid Tourki igu danbeeyay ee iskuulkeygii #CentralForiengLerns oo ki yala Townka hdne Xamar ku baashalayaa Alla Adun Wkasaa🙏🤲🙆♀️👨❤️💋👨✍️👩❤️💋👩🏅☝️
Jaceylka runta ah ma dhamaado lkn wada noolaanshaha iyo wada socodka ku dhisan ka helitaanka ama xiisaha ayaa dhamaado. Hadad aragto wax sidan oo kale too much ah wax baa qaldan oo labada qof midkood ku qarinayaa. In English they say “over compensation.” Labda qof midkood baa darensan inuu midka kale ka hooseeyo, inferiority, ama xitaa daremaya guilt. Marka dadka barta xiriirada way sadalin karaa in xiriir sidan oo kale ah uuna sii socon karin because of the too much show off which is a true red flag.
Aroska Qatar ayuu udac waxaan dawdi ayadoo Idle hees ka qadayan maa shaa Allah Ilahayow isku kin daay Kuwii isku sabro o qaladkoda siwanagsan iskula saxo Allaha idinka digo
Naga fisha hada kadib muqaal qurux badan sidaan oo kale insha allah dhamantiin waa idin jecelnahay one love
Insha allah keep going pro e🙏🙏🙏🙏🙏🙏
IlhaY FaRxadiiiNa ha waaTiYo my TeAm
Adnan Model Official wall macan waxaan kula dar daarmaayaa in aan xaaskaga baraha bulshada aadan keenin please waxaan jiro dad Cadoow ah o farxadiina dhibta ❤️❤️
Wll mcn xaskaaga astur bis balse sidaad rabtaan udabaal daga balse astur oo cawradeeda inoo qari abwe oo gabadha madaxa u qari abwe
Adnan Model Official hawaro jacaylka from America
Inta 2021 daawanaysaa iyagoo kala tagay farta taaga 😂😂😂
Aniii😅😅😅
Wa ikan yaap😂😂😂😂😂😂
Meel.xunjoog dheh🤣😂
May kla tageen😳 oo gabadhu waayo
O ma is turen
Markee kala tageen inta dawnoosa like isaar 😂🙏
Wll gormay kala tageeen
@@mohametfarah2026 1 month kahor
TH-cam baaro official kaso fiirso
Abayoo Mey Kala tagen dadkan
@@Abdisadik28774 haaa wll
Makal tageen
Markey is Fureen Ka dib Hada Daawtay Like Saar😂
Inta 2022 dawanay iygoo kla tagy ismuujiya😀😀
woow masha allah alle ha idin dhaafo walalayaaal
Ikraan ozil ninkeeda hhhhhhhh
Hhhhhj
Kkkkkkkk
@@adnanmodelofficial8242 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Allah jacelaa💔😥 xasuusahaan quruxda badan hadee dib umilicsadaan xanuun wye😥💔
Been maaaha kaladhantaaalnaaan ima fiicna ayaga iyo ubadkooosa
Hadey klatageeeen xitaaaa amusnaaaan ufiicneed so srry
Soomaha jaceelka waxa baad kataqaan wll
Inti uqirte inu Cadnan fashionka wax badan kayaqano like dac kasiya 😂
Masha allah tabaraka Rahman
Beautiful family, may allah subhana wa ta3ala bring your family back,
There is no one perfect in this duniya surely we all make mistakes somehow surely every one deserves a second chance in life. May allah protect to you all.
Msha Allah walalyal waxan idinka codsan dad bahan aya jiro insha Allah ka warqaba if ka walal lagu yahy walalo bahan o melay ku hoydan ama waxy cunan hysan ba jira an isu naxno an ka war hyno
Masha allah
My brother ❤my sister
Noqo family ku dayasho mudan
Oo lugu farxo
Keep going ❤👸🤴💋🥀❤
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽⚘⚘⚘⚘👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽⚘👍🏽👍🏽👍🏽👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋
❤❤💋
inta daawanysa 2022 ismuujiya 🤣🤣
Waa AniGA hadA yaPAN 😂
Inta daawanayso farmaajo xilka isku dhajinaayo like saar
Nin model ah inuu sameeyey wey iska cadahay show upkan wan ka helay cadnaan model qaabka aad u sameysay thank you so much you make may day &
Wishing you more years with full of happines 😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
16/9/2022 inta iga danbeeyso waad salamaantihiin✋
Waqati qurux badan waa sowada qadateen wlhi ilhy ha iskukiin soceliyo
Amiiin
Amiin
Ilahow dad ben badnaa way isfuriin ayay dha ahyeen allha idilka haayo cadowgiuna❤❤❤❤💋💋💋
Hada xaaskiisa dhaheyso nolosha iskaabulo wax ka macaan malaha snapchatka marka ilaahaa og ee rabi ha isku barakeyo
Mashallh guuleysta taliye💯🤴👸🙌💯
Nimanka somaliyed guurka qimihiisa ayeey kuciyareen 😢😢😢 gabdhihi oo dhan waxey ka dhigen mid lafuro iyo mid lagursado SubxanAllah war gabdha u naxariista oo u sabra orod in haku jirina
😭😭😭😭😭
23/ march 2021 ayan nasiib u helay inan dawado video gan 😭💔
Nasiib wacan wll adnan
MY LOVELY FAMILY 2023
Maan shaa allah video gani waa iga gadanyahay esh calaa lamaane allaa yaa cisak ilhay ha idin xifdiyo nuureysaan wlhi m.a
Waxan daawanoya marke kala tageen balse somaliyeey ogaada wax walpo oo wanagsan waxa ey ku wanaagsanyihin in laqarsado hadii saan oo kale loo soo banaan baxsho xasidka iyo isha oo ah mid xaq ah ayaa wax badan dudumi karaan marka ka fiirsada oo guryihina si hoose oo alle ka cabsi ku jirta u dhaqda
Saxiix🥰
Masha allah famlyga kaliya somali katageero ilxun alle idinma tuso❤😘
Alla jecliyaa wada jirkina my family isha xasidka Allaha nigahaayo
Isku waara wllky nd my dmshi, dad bdn ayu nabar ku noqon doonaa wadajirkiinu🙈 from puntlnd💚
Hadaa daawatay 2021 aygoo kalatagay like isaar😂😂😂✌️
M.a cadnan mooye qofkale kumaso baxayso baaro❤❤
Mansha Allah hanbalyo hanbalyo, 🌹🌹👨👩👦💕💕💕💕🥀♥️♥️Wwwwwww
Allow reer kooda soo celi aamiin
Axx dad saan isujcl mxaleysku diraaa
Mansha Allah sanada guuro wacan my brother my sister ❤️ ❤️❤️❤️❤️ ilaahay haykiin barakeeyo keep going ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
#evergreen ayaa la dhahaa wlhi wxn ku imid Tourki igu danbeeyay ee iskuulkeygii #CentralForiengLerns oo ki yala Townka hdne Xamar ku baashalayaa Alla Adun Wkasaa🙏🤲🙆♀️👨❤️💋👨✍️👩❤️💋👩🏅☝️
Ma meel fogbaa mise waa dhawdahy macnaha gobalada miyaa jwb
Mashalllh mashalllh allllha isku kiiin barakeeeyo ❤️❤️❤️ lovely couple
I like this wlhi saas ayaa xaas kayga u sameen doonaa insha allaah
😭😭😭😭😭xiriir walbo oo qurux bdn maxuu uburburaaa sorry 😭😭😭😭😭
😭😭😭😭😭🤔🤔🤔 wlhi waa runtaa ah 😪😪😪😪
Markaan Alle ka cabsan weyno oo diinta ku dhaqmi weyno wax hagaagaya majiraan
Isha waaye dadka, oo masha allah isku quurin cadow isku ah
M.a inbadan wan jeclaa inaa isku noqotan lkn hda ahii ad dib umidowden wan ku farxsanhy mahadana all le🤲🤲❤
Masha alah family qurux badan io muqal quruxbadan isha xazidka idinma aragto ❤💓
M.a Qofki ugu horeeye ahay galabty ilahayow isku kiiin daaay waligiin intii single eh sideedo kle 🤣 nh allah nolol fcn oo jecel iyo faraxd ku dhisan hanasiiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤
Ducadan ma aqbalmin kkkkk
Mnsha alh wllky iyo dumaashi sanad guuro wacan 👌♥️♥️🇸🇱🙏
From rashka boy❣
Familkaan qurxoon hadda baan kusoo biiray✌
Videyowgan wlahi kama dalo dawashadis mareey kala tagen loo igu baxoya aniga nice
Masha alah ilaahy waxan kabaryaya farxadiina iny siyaado moyee. Alle nusqan idin kama galsho lamaneheena
Waaw m.a famliy qurux badan rabow idin dhowr ilxaasid allha idinka haayo wllkey iyo wlshey ❤💖💕🌹♥️💝💕💯
M.a bro 😅wan nag masersin wlhi hadan iskabulo nahay lkn m.a family qurux badan an jeclahay a tihin isku wara abid keep going hor mar wacan ❤❤❤❤❤✅
😂😂😂😁😁
hadan dadaka maka tagee jacel nacalaa kugu talo💔💔
Haa abyo nolosha xaasid ma weyso
Jaceylka runta ah ma dhamaado lkn wada noolaanshaha iyo wada socodka ku dhisan ka helitaanka ama xiisaha ayaa dhamaado. Hadad aragto wax sidan oo kale too much ah wax baa qaldan oo labada qof midkood ku qarinayaa. In English they say “over compensation.” Labda qof midkood baa darensan inuu midka kale ka hooseeyo, inferiority, ama xitaa daremaya guilt. Marka dadka barta xiriirada way sadalin karaa in xiriir sidan oo kale ah uuna sii socon karin because of the too much show off which is a true red flag.
Mash allah lamane qurux badan allah idin dhawro meshan magaced igu cawiya plz
Masha allh jaceylka ha waaro. Congratulation both of u ❤
Muqaaal qurux badan alle kasii fcn haku sahlo sis
Walal timaha qarso hosta iyo timaha waxaa dambe badan timaha
Manshaallah fav couples Nolosha idinmacisho❤❤❤🙏
Thanks lamanahayga 😘😘😘
@@adnanmodelofficial8242Farxad warto inshaallah💕💕💕
Markii ay kala tageen inta dawanaysa like
Waaaaaw wax kale
Keep going brother
My favorite song now days!
Masha allaah lamanaheygi wntagera allaha idayo aamiin aamiin yarabi❤❤💯💯🌹🌹🌹👏👏👏
wooow maashall All ❤❤❤❤
Aroska Qatar ayuu udac waxaan dawdi ayadoo Idle hees ka qadayan maa shaa Allah Ilahayow isku kin daay Kuwii isku sabro o qaladkoda siwanagsan iskula saxo Allaha idinka digo
Waxaan ka jeclaan lahaa sooryo wadareed inaad samaysaan oo aad quudisaan Hal maalin dhamaan intaad ku tuhmaysaan ineeysan waxba haysan idinkoo gacmihiina ugu guraya cunada anyway qof walba meel buu ka galaa Dabaal deggu alle ha isku kiin barakeeyo reerkiinana ku mataaniya sadaqadda iyo Alla bariga waqtiyadaan oo kale wll zamzam iyo Cadnaan
Msha allah wa runta abyo
Manshaa Allaah tabarakalah ilaahay hà idin xafido Röyal Family
Model pro. Keep going
masha allah isku waara baaro waa naag adag snapka kala socdaaa keep going ❣️
This is what happens when you choose to live fake life, it crushes down at the end.
I think it was not fake lkn ilbaa jirta hailaabin dua ubaahnaayeen
Looks very fake on his side. The girl looks very much in love with him.
Maasha Allah tabarakallah alle ha isku kiin daayo barakooba qoys quruxbadan
Who watch 2021😂💔💔
waaaw masha Allah wiilsheena yaa kabadiya jclk
😭😭😭😭😭😭😭😭 Nin iyo calafka qoran islanacay wlhi
Wlhy waxaatahy nin aad uqalbi wanaag san aniga waxaan dawanayaa markaad kalatagteen sori
Mnzhalllah qurux isha xasidk illlhy ha idinka hayo isla jira abidkin❤️🥰arooskina aroos lamid ah waligay ma arkin hadana dabal daga sanad gurada aroskina ma arkin mnshalllah
Sorry laakiin way kala tageen hada laakiin cunug ayey isku dhaleen intaasaa faaiida ah
@@queenikran1591 ad io ad wan ka xumahay lkn Waxa kastaa calafka ka weyn😢🤦🏼♀️
Masha alaaah alaha iskuka barakaya ❤️❤️❤️❤️💔💔💔😍💋💋💯💯🥰
M.a wall allaha idin siyadiyo😘😘😘 farxadiina kuwa aann haysan na allaha siiya
Ever green ahaa meshaan markaste aan streas aaan adaa wlh waa jawi dagan
MashaAllah 😍😍😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹
Inta daawaneyso 2023 markey isku labten kdip 😂❤hamplyo
Happy anniversary to both of you 💝💝💝💝💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
M.a family qurux bdn hormar wcn idin rajeynaa
2021 markay kala tagen inta dawanaysa like😂
masha allah
Masha allah was iga gadanyahay videogame waa sanad guuro wacan iskuwaara abid insha allah
2021😭😂🥺
Jacaylki inti leeka 2 bilod kadib maxa helay ? ilahow reeraha no xasili
Wa yaab mauxu xidhidh kasta oo quxux badani u burbura ma isha somalida isha kale ka duwan
Markee Kala tagteen ka Dib e iyada niin aroostay inta dabsneyso subscribe I sara
Mash allh hamblyo isku waarah video nice
Masha allaah lamanaha qarniga waligeyga ma idin dawan lkn muqalkan waan ladhacay allaah cadawka ha idin kaqabto amiin yarabi ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️
Inaa isku solabatan jareyna i.Allah 🥺♥️
Waraa waxabo idhafe imin hore nice
2023 ya dawanaya ayako isku laabtay
Wey latagen 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilhy sku celiyow 😭😭
M.a best couples in de world 🥰🥰🥰
Wsc war matulahi wabarakad my Dhumashi mcn And my sister beautiful romantic iga dah manshaalah keep going ❤️
Wwwww my ilmaheyga love you keep going nolasha nima cumeyso
Habarirtayda aduunka u jeclahay thank you hano
Masha aallah💖💖💖💚💚💚💚👨👩👧👧👨👩👧👧👨👩👧👧
M.a pro
ما شاء الله ما شاء الله ما شاء الله تبارك الله عين الحبارى ربنا يحفظه ان شاء الله الف مبروك💞❣💟💞💝❣😘
Oh nasiibka nasadkan jira wa sidan wiilkan iyo gabadhan maka yaaceen
Waaaw I like it
lam.first person
M.a family diyaarsan WADA jira wada jooga waligiina❣❣❣❣🔥😱😱🔥❣❣🔥🔥🔥
Cadnan mowdal way igawaaleysaa zxb horay usocu hmblyo