Muxaadaro Maalinta Qiyaamaha - Qeybtii 1 aad - Sh. Xasan Ibrahim Ciise

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1K

  • @ruunhilowle9085
    @ruunhilowle9085 6 ปีที่แล้ว +31

    😢😢allow qatimo wngsn nawafaji

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 2 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahow adunkan maalin un waaka tagi doonaa rabiyow adigoo raali iga ahayn ha iga kaxeynin maalinkas
    Ilaahow janatul firdowsa ban kaa barinaye na sii yaa Allah 😭😭😭😭

    • @maxamedabdiqadiraamiin5194
      @maxamedabdiqadiraamiin5194 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🥺😭

    • @ifraahadam8697
      @ifraahadam8697 2 หลายเดือนก่อน

      Sh xasan ibraahim cisse XafiduRabbi🤲🤲

  • @samiiraabdikarim9734
    @samiiraabdikarim9734 4 ปีที่แล้ว +8

    6 sano ka hor laso dhigay wacdigaan 1m veiws magarin hesahana 1 month dadow itaqullh😢😭😰😰

  • @coolestkid8744
    @coolestkid8744 5 ปีที่แล้ว +35

    Ilow noo naxariso adun iyo Aqiro Ameen 😭😭

  • @abdimalikhassan7835
    @abdimalikhassan7835 5 ปีที่แล้ว +4

    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR

  • @nimcaanyare1081
    @nimcaanyare1081 6 ปีที่แล้ว +55

    Allow qaatumada noo wanaaji😭😭sheikh Hassan ibraahim ciise mansha Allah

  • @sucadabdi518
    @sucadabdi518 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh shukran ilahey haaku xafiido 🌹💯💯💯🤲🤲

  • @fardowsahashi8913
    @fardowsahashi8913 8 ปีที่แล้ว +2

    masha alaah

  • @abdirizaqadan7944
    @abdirizaqadan7944 8 ปีที่แล้ว +6

    mashalah sheikh hasan ib rahim cise ilahey haku barakeyo adun iyo akiro allaw no gar gar qiyamaha ameen allow naga bad badi narta iyo sharta dunida ameen ya rahman

  • @sihammuhudin3683
    @sihammuhudin3683 5 ปีที่แล้ว +12

    Allahow tariiqa toozan nagu hanuuni

  • @cawodagan523
    @cawodagan523 4 ปีที่แล้ว +4

    شيخ جزاءك الله خيرا امين يا رب العالمين اللهم امين

  • @forgethungry
    @forgethungry 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah hafidhullah sheikh illahi fardowsul acla kuguxore illahow khatumada nowanaji amiin ya allah

  • @munaosman929
    @munaosman929 4 ปีที่แล้ว +11

    Yaa allaah balfiiri ilaah naxariirtiisa anaga oo bili aadan ahne isla weynin ayaa nadilayo warsidaa maahan aan kasoolabano walalayaal ilaah ku wi janadiisa ugu bishaareyo hanaga dhigo

  • @munaqali473
    @munaqali473 6 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi sh.xassan ilahy dartis ayan kujeclahy jazzakallah

  • @daudduceysane2762
    @daudduceysane2762 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭 yaa allah no naxariso adomadadii banahaye

  • @nuuradiinali2796
    @nuuradiinali2796 6 ปีที่แล้ว +1

    ILahY hakaa abaal mariYo sheikH

  • @mankaabuukar5002
    @mankaabuukar5002 8 ปีที่แล้ว +22

    waan jifanay waxa nasugoosa malin aan lahureenin allow naso hanuuni

  • @dhaymanluul154
    @dhaymanluul154 7 ปีที่แล้ว +29

    jasaa kumulaah shiikhunaa Alle daartiiyaan kuu jeeclhy Allow nookaa xafiid

  • @sadiayusuf7933
    @sadiayusuf7933 4 ปีที่แล้ว +1

    Yarxamukallah fid dunyaaa wal aaqirah yaaa sheeikh

  • @osmanmohammed9750
    @osmanmohammed9750 8 ปีที่แล้ว +2

    Amiin Illahey hainoo naxariisto amiib

  • @caishaabdiaziz9827
    @caishaabdiaziz9827 5 ปีที่แล้ว +54

    Jasaakallah qeer sheeq qaatumada Allaha noowanaajiyo

    • @naciimoxasan7629
      @naciimoxasan7629 3 ปีที่แล้ว

      MASHALLAAH

    • @aaminoaaden8734
      @aaminoaaden8734 2 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰🥰🥰😍😍💞💞💞💞🧡❤❤💞

  • @museali4725
    @museali4725 8 ปีที่แล้ว +9

    illahay ha noo maxriisto alloow waxaan ka barayay cibado suban iyo cimri dheer iyo cafimaad illoow janada igee anigo shaqaystay oo aad ii fududaysay illoow qalbigayga cabsidada ku waynee

  • @amaalyaasiin5055
    @amaalyaasiin5055 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnzhaaaala h muxaadaro qimo badan allahayoow nagu anfaac

  • @doolxaaji8176
    @doolxaaji8176 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah sh xasan ibraahim jazaakallah qayr allow dariiqa toosan nagu hades

  • @nasramohamed1993
    @nasramohamed1993 8 ปีที่แล้ว +34

    mashaAllah.azakhalah sheikh kuwi qaato Allah hanaga dhigo

    • @jvyhgtgd7493
      @jvyhgtgd7493 4 ปีที่แล้ว

      Nasra Mohamed 3🌿🌷🌷🌷🌷🌷🌷

    • @husseinabdi7546
      @husseinabdi7546 4 ปีที่แล้ว

      Vvbcdkkddbd ddkjd ddkeixbdsdksdjbxdnd ddvdhddbdddbneendheoeoege has to come two bebdspddnvcndbshnnz dsbb in sbeoeoeueheh world 🌍 bbjjssvwwwxiofdfqtuiugndffffdjvelhdpdhdbddbdndlhuwwttyaspwouwywihvfssshvssossihcwsbbyuigfdffgghwokeebd snzcssssysyaisjgwrfsvdndkeiejdvddnxnxdbddeiewiwiweuuqtttuiietqwfvsxmjxzcxndjdhiweurfwspsfcznsdbdvddkpwyadgghkeeleexeiee I egeejegg J wxekeecxbeebii Ho ieeieuegeheheeecfev ssn
      ssbsjskvebeeenejekebejeohwvnsj

    • @abdullahihassan8412
      @abdullahihassan8412 3 ปีที่แล้ว

      M.a

    • @muniirosuleiman4101
      @muniirosuleiman4101 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rabi 🤲

  • @tayotravel6803
    @tayotravel6803 7 ปีที่แล้ว +11

    mashalllah sheikh Hasan Ibrahim ciiise kitabkada gacata midigtaa Allah haka siiyo allow nasohanin amin allow wadad saxdaa ah naa tus ya raabi

  • @sagalmohamed2189
    @sagalmohamed2189 8 ปีที่แล้ว +2

    Lailahaa ilalah mohamedu rasululaah Csw War alle ka cabsada
    Mash allah
    allah kheyr haku siiyo sh.
    ♥♥♥♥♥

  • @fatimahfatimah4728
    @fatimahfatimah4728 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahow qaatimada nagu dil yaarabi

  • @amiasil988
    @amiasil988 5 ปีที่แล้ว +51

    Laailaha ilalah muxamadu rasulilaah 😭😭

    • @siciidboos3841
      @siciidboos3841 4 ปีที่แล้ว +1

      Re

    • @siciidboos3841
      @siciidboos3841 4 ปีที่แล้ว

      Type of work and the rest of your life, I will be able the bear 21st century

    • @siciidboos3841
      @siciidboos3841 4 ปีที่แล้ว +1

      Sahra the bear af carab to be a problem with the same as the other day and the 5th and I am not able to do with a few minutes walk sumyaa to be a problem with this, I have to be the first one

    • @mustafeuk2844
      @mustafeuk2844 3 ปีที่แล้ว

      ↪↪

    • @mustafeuk2844
      @mustafeuk2844 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭

  • @abdixasiibmohamed6818
    @abdixasiibmohamed6818 7 ปีที่แล้ว +3

    alx alx alx wayo jaaanis waxan u helay inaan dhagysto muxaadaradaan qaaaaliga ah
    jazakallah sheikh hasan Ibrahim ciise
    wllhyga muslimiinta ah dhamntin allha idin bad baadiyo
    wa maaalin mudan in LA xasuusto

  • @hamdimohamed8917
    @hamdimohamed8917 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shekhow ilahey qeer haku siyo janada kuwada kulmi Dona daman musliminta i.a inti meshan Dann kujirto

  • @ladantoxow5967
    @ladantoxow5967 8 ปีที่แล้ว +2

    JAZAKALLAHU KHEYR SHEIKH

  • @yussufbashir9399
    @yussufbashir9399 7 ปีที่แล้ว +15

    mansha allah ilahay Haku xafido shekh xasan ibrahim cisa jacakumalahi kheyr

  • @abdulket6897
    @abdulket6897 5 ปีที่แล้ว +5

    Illahayow Nacafi Manshallah sheikh Illahi hakubarakeyo

  • @afarefitness4682
    @afarefitness4682 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh allow ku dhowr

  • @abdisadiqadan3025
    @abdisadiqadan3025 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah shiiq ajar ilaaheey ha kasiiyo aamiin

  • @arwoibrahim3693
    @arwoibrahim3693 5 ปีที่แล้ว +9

    Subxanalaha ilaahaw khaatimda khayr noogu khayim👏👏👏

  • @252hybridpubg2
    @252hybridpubg2 8 ปีที่แล้ว +57

    Allah hanaga digo kuwa kuwaana qaatan. amiin amiin

    • @safiyoxasan1350
      @safiyoxasan1350 4 ปีที่แล้ว

      Aammin yaaa rabii

    • @khadromuuse927
      @khadromuuse927 4 ปีที่แล้ว +1

      shiqa ilhy janatul fardawsa haku arsaaqo liban.adun.iyo.mid.aqiro.alaha.ku arsaaqo

    • @xaawocabdi2555
      @xaawocabdi2555 4 ปีที่แล้ว

      @@safiyoxasan1350 0

    • @nasrasaciid613
      @nasrasaciid613 3 ปีที่แล้ว +1

      M.a safiyo naabi Mohammed sAw

    • @nasrasaciid613
      @nasrasaciid613 3 ปีที่แล้ว +1

      🕌🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @mohamedhassan7589
    @mohamedhassan7589 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaaaah

  • @mohamedabdullahiabdirahman288
    @mohamedabdullahiabdirahman288 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow nuunaxariiso aduun iyo aaqiroba insha allha

  • @youngcr7905
    @youngcr7905 7 ปีที่แล้ว +8

    manshallah sh.xasan ibrahim ciise

  • @mohamedmohamud3343
    @mohamedmohamud3343 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah qatumada hanoo hakjiyo

  • @afmohamed8994
    @afmohamed8994 5 ปีที่แล้ว +2

    Jizakallah kheer

  • @maahirsalaad6774
    @maahirsalaad6774 8 ปีที่แล้ว +2

    allah hanoo naxariito illah naxariistisa ayaa ina badbaadinkaree illah noo naxariiso illah hana soo hanuuniyo amin aamin

  • @mohamedamin5806
    @mohamedamin5806 7 ปีที่แล้ว +8

    manshallah sheikh Hassan Ibrahim ciise

  • @remaAhmed222
    @remaAhmed222 5 ปีที่แล้ว +8

    mansha Allah muxaadaro wngsn 😍😍😍

  • @ruunmarwan451
    @ruunmarwan451 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow athaa mahad iskaleh oo diinta nafahansiiiyay allow inta quraanka iyo dinta jeceeel kitabkootha gacanta mithigta kasiii...Allahuma amiin thuma aaaamin

  • @mohammedinaugas431
    @mohammedinaugas431 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheeq xasan allaha ku xafido

  • @abdifatahadan8829
    @abdifatahadan8829 8 ปีที่แล้ว +8

    ilahayo kuwa kuwana kato amin amin

  • @amiasil988
    @amiasil988 5 ปีที่แล้ว +8

    Ilahow na cafi umaadan nahaye

  • @asiyajamacmaxamud3051
    @asiyajamacmaxamud3051 8 ปีที่แล้ว +2

    جزءك الله خيرااا

  • @yusufc7537
    @yusufc7537 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah wll kheyr Allah haku siyoo

  • @user-pe7cn7vg5g
    @user-pe7cn7vg5g 7 ปีที่แล้ว +26

    masha allaha sh xasan ibraahim

  • @cadawesiciid8562
    @cadawesiciid8562 6 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah ilaahey hanoo naxariisto Aaamin

    • @gfthh133
      @gfthh133 4 ปีที่แล้ว

      Aaamni

  • @dalmarsalad2406
    @dalmarsalad2406 9 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh xasan ibraahim ciise ilaahey haku xifdiyo

  • @tayloralbertson2057
    @tayloralbertson2057 6 ปีที่แล้ว +58

    wallhi yaa sheikh i love to listen this muxaadaro because when i ear about your muxaadaro i more scared Allah.

  • @shiilowsheikh3205
    @shiilowsheikh3205 8 ปีที่แล้ว +40

    mashaa alaah ilaah haxafido sheikhena

  • @khadraabdullahi2385
    @khadraabdullahi2385 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow qiymaamha nagaa dhig kuwa jidka toosan racaa Amiin yaa allah 😓😓😓🤲

  • @faizaahmed3287
    @faizaahmed3287 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow sakaraadka noo dhibyareee yaa rabi ilahayow naga dhiig kuwa malinta qiyaamaha xabiibkena uuu shafeca qaaado yaaa raabi 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdirahmanmusa1800
    @abdirahmanmusa1800 7 ปีที่แล้ว +8

    mashallaah ramdan kareem asxby

  • @ayaanleqaysqaysqurbaawi3247
    @ayaanleqaysqaysqurbaawi3247 8 ปีที่แล้ว +13

    maalintA qiyaamuhuna waa maalin adag Alle swt ha inaga dhigo ku ushaqaysta Insha allaah allow wadada wanagaasan nagu hanuuni Insha allaah

  • @muuseafraxofficial
    @muuseafraxofficial 8 ปีที่แล้ว +14

    subxanallah ilah adun iyo akhiraba hanonaxarista amin amin

  • @idmanguled2214
    @idmanguled2214 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah sheikh ibraahim jazzaakuma laahu khayr

  • @aishaciise4117
    @aishaciise4117 7 ปีที่แล้ว +2

    sheekh ilaahey haku daayo

  • @queenhayaat2883
    @queenhayaat2883 6 ปีที่แล้ว +6

    أللهم إننا ظلمنا أنفسنا وإن لم تغفر لنا و ترحمنا لكونن من الخاسرين

  • @munajaamac737
    @munajaamac737 8 ปีที่แล้ว +22

    ilahay ajarhaku siyk

  • @hibakmohmoud3513
    @hibakmohmoud3513 5 ปีที่แล้ว +1

    الله اكبر yaa rapi khatumo xumo hanagu dilin😭😭😭😓

  • @fardowsabeddel6868
    @fardowsabeddel6868 9 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allaah sheikh Allaah ajar hakaasiiyo inshaa Allaah

  • @ubahahmed3738
    @ubahahmed3738 9 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah jazakal Allahu kheyr shikh

  • @zakiirali577
    @zakiirali577 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh hassan ibraahin jizaakalaahu kheeyran jizaaaa

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil7613 6 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu khayree shekhuna alalhu yaxfadak fitdunya walakhira insha alalh

  • @abdisadiqadan3025
    @abdisadiqadan3025 6 ปีที่แล้ว +6

    jazakumu allah sheyr

  • @ramlosomali8563
    @ramlosomali8563 7 ปีที่แล้ว +41

    Aamiin aamiin yaa allah allow nasoo hanuni allow nosoo hanuni walalheen oo tusi jidka toosaan sh xassan Ibrahim ciisa alle hakuu dhooro

  • @laylaahmed8962
    @laylaahmed8962 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheekh jasakallah ilahow ino naxariiso yaa rabi yaa Allah 😢😢

  • @munajaamac737
    @munajaamac737 8 ปีที่แล้ว +1

    jasa kalahu khayr ilahay dan bigaga iyo danbigawalidiintaa

  • @jamalyare1960
    @jamalyare1960 9 ปีที่แล้ว +47

    Mash Allah sheikh Ibrahim jezaa kumullaha keyraan plus every muslim who listens to this waccady barakala fiikumah ...insha Allah

  • @user-yr4nk9bb4o
    @user-yr4nk9bb4o 8 ปีที่แล้ว +2

    jazakallahu kheyran

  • @mohamedsom866
    @mohamedsom866 8 ปีที่แล้ว +1

    JazakaAllah shekhana Alle hanaga dhigo kuwii ku camal Fala

  • @saidaabdi9548
    @saidaabdi9548 7 ปีที่แล้ว +4

    jazaka llahu khayran sh/xassan Ibrahim ciise

  • @fardosomohamedmaxamud1075
    @fardosomohamedmaxamud1075 8 ปีที่แล้ว +38

    Mansha allah ilaahow khatumada noo hagaji shiekhana ilaahow qayr siii abalkisa ilaahow janada kadhiig anagana ilaahow kuwi kuwantoba oo qalbikoda kujilco nagadhiig anaga iyo inti muslim ahbaaa amiin yaa raabi.

  • @sharmaakedhaarte6088
    @sharmaakedhaarte6088 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh sheikh alaha ku xafido

  • @aminasalawaadmumin4169
    @aminasalawaadmumin4169 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah barakallaah sheq alaha naku kulansiiyo janatull fardows

  • @zamzammohamed5478
    @zamzammohamed5478 6 ปีที่แล้ว +14

    Mashallah sheikh Hassan issa may Allah give u reward jazakallah

    • @qadhijabintshariff585
      @qadhijabintshariff585 4 ปีที่แล้ว

      manshaAllah kubii waanadha qaata Allah hanagadigo,Aamiin

  • @2woreason286
    @2woreason286 7 ปีที่แล้ว +29

    mcha allah sheikh hassan ibrahin alle ha ka ajarsiyo

    • @cawomuumin7228
      @cawomuumin7228 4 ปีที่แล้ว

      Aaamn

    • @Mohaiq7
      @Mohaiq7 2 ปีที่แล้ว

      Amiin 🤲🏾❤️‍🔥

  • @asmaali9472
    @asmaali9472 6 ปีที่แล้ว +2

    Naag waa laga fiicanyahay xagayaga

  • @hamzedugsie4086
    @hamzedugsie4086 5 ปีที่แล้ว +8

    wllhi baan ku dhaartee waa maalin xaalkeedu adag yhy allow khaatumada khyr nooga dhig 😢😢

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 3 ปีที่แล้ว

      Ya rapi noo naxaristo😭

    • @sihaamabdi4031
      @sihaamabdi4031 ปีที่แล้ว

      Ilahayow jidka toosan nagu hanuuni😭🤲

  • @ayannura3179
    @ayannura3179 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank you Shekh Hassan allah haku naxaristo adun iyo aqiro 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @foosali8214
    @foosali8214 8 ปีที่แล้ว +1

    jasaka laah qer sheq

  • @dahirmehamed636
    @dahirmehamed636 8 ปีที่แล้ว +21

    Allah ow no sahal sakardka aamin

  • @setgrups4706
    @setgrups4706 7 ปีที่แล้ว +29

    ilahayoow janada fardowsa naga warabi

  • @munaibi4390
    @munaibi4390 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allh shikh xasan Ibrahim jasakumu llah

  • @ibrahimjibril2524
    @ibrahimjibril2524 8 ปีที่แล้ว +1

    Man sha alah sheik Hussein xafidulah

  • @haniciid6580
    @haniciid6580 8 ปีที่แล้ว +7

    masha allah jazakallahu kheyra sheekh

  • @haniyuusufhaniyuusuf6284
    @haniyuusufhaniyuusuf6284 8 ปีที่แล้ว +14

    Masha allaah

  • @abbaliabbaali6010
    @abbaliabbaali6010 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaa hoo noo naxariiso adoomadaada ayaan nahay

  • @hasanaminali1131
    @hasanaminali1131 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah sheikh xasan allaa kudhooro allaa hana badbaadiyo amiin amiin amiin

  • @amiasil988
    @amiasil988 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilahow no naxariso walidkanagana unaxariso

  • @ayaanamale4400
    @ayaanamale4400 8 ปีที่แล้ว +4

    illahayow na soo hanuuni oo noo naxariso oo wadada too San nagu hanuuni amiiiiiiiiiiiiin

  • @sucdisiyaad4061
    @sucdisiyaad4061 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha'allah Allaha ku xifdiyo Aduun & Aa khiro shekh xasan ibrahim ciise

    • @saydnuur1239
      @saydnuur1239 5 ปีที่แล้ว

      Mansha allaah allow khaatumada noowanaaji allayaa rabi alle kuudonaayuu xigmad siiya kudonuu kaqataa sheikh xsn ibraahim ciise

  • @ahmeddayib6816
    @ahmeddayib6816 8 ปีที่แล้ว +1

    jazaaka llaah khyr