Hees Go-aan Farax Kaftan Official Video

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 400

  • @xapipzansomaligirl4919
    @xapipzansomaligirl4919 6 ปีที่แล้ว +104

    Hanka iyo qalbiga dagaalay
    Hoheey! Hoheey aniga is hiifay
    Haben qudha kuma rabe
    Naftan ka hadh bay tiraah
    ________
    Go'ankuna ma hirgalo
    Hadhaw ban raadiya
    Ilen indhahaw hiloobo
    Humaahisi inay arkan
    Ayeey u hamuun qabaan
    _______
    Hadan hadan hadaan
    Hadan hooban kalkacal
    Hagaag laysula guraynin
    Hintaaqo anay igaadhay
    Hawaawi muxu taraa
    ______
    Wadnaha i hogaaminaya
    Heshiis la gal buu yidhaah
    Jacaylka hab bu yidhaah
    Sidi hooyadi anqari
    ____
    Isna ima eego oo
    Ilmada iga hibiq tirah
    Ilen hawshisa mahe
    Aniga hurdadi ka quustay
    Qalbiga......❣️

    • @Yeboy344
      @Yeboy344 6 ปีที่แล้ว +1

      😍

    • @munamursalaxmed3835
      @munamursalaxmed3835 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢😢waa heesta aan ugu jecelhay heesaha farax kaftan

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta หลายเดือนก่อน

      Qalbiga Haar Baa Kutaal

  • @lollaa2198
    @lollaa2198 10 ปีที่แล้ว +18

    Qurux Iyo codba Allah ku siyey Qaali masha Allah ano qof dumar ahaa ku amaan ayaa

  • @abdirashidjama9762
    @abdirashidjama9762 5 ปีที่แล้ว +34

    2020 bilawgiisa yaa dhagaysanaya like ii saar

  • @zuuzanbbeqali6233
    @zuuzanbbeqali6233 6 ปีที่แล้ว +23

    Mnta Heesaha Farax Kaftan Soo Boqday Kama Xiiso Dhigo Dhagesiga Heestan I Like This Song 2018 😜😘❤🔥

  • @xamdacabdi7104
    @xamdacabdi7104 4 ปีที่แล้ว +17

    Woooow heestan markastoon dhagysto waxaan ka qaata marxlda kasta 😭😭😭😭😭😭😭

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 7 ปีที่แล้ว +20

    Heeestaaan farax kaftan way shidantahy waleee👏👏👏👏👏👏

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 6 ปีที่แล้ว +17

    Gabadhan codkeda aadban ugahelaa farax kaftan caadi matihid 😍
    2018 inta iladhagaysnaya ilmaderyal farta taga☝☝😂

  • @kiinabukarkiinabukar8216
    @kiinabukarkiinabukar8216 2 ปีที่แล้ว +5

    Maanta farax kaftan heeseheda an soo boqaday ya ila mid ah for bisha 12 2022

  • @irshaadfarah2811
    @irshaadfarah2811 9 ปีที่แล้ว +5

    inaba caadi ma aha farax kaftan heestaan waa hees jeceyl ah qofkii jacaylka wax kagaranaya way taabanaysaa waa hees markii aad dhageysatid xasuusanaysid qofkii aad beri jeclaan jirtay ama hada qofkaad jeceshahay waa gabar qurux iyo cod macaan leh

  • @abdullahimohamed24
    @abdullahimohamed24 10 ปีที่แล้ว +5

    waaaaaaaaaaaaw waa hees top ah farax kaftan fanaanad mustaqbal fiican ku leh fanka soomaaliyeed.oo dhinac walbo ka dhameystiran.

  • @A.seyiduna
    @A.seyiduna 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa heestii ugu wanaagsanayd ee reer xamar qaado ❤ big respect 🫡

  • @ibroqaysdamer3032
    @ibroqaysdamer3032 2 ปีที่แล้ว +6

    Laxankii daahir calasow legend
    From isaaq hargysa wan idin salaamy waaga cusub tv

  • @maryamakiin7333
    @maryamakiin7333 6 ปีที่แล้ว +33

    Heestan malinta so baxeysa marxalad adag ban ku sugna go.aan wan ka qaatey alx hada mid kle ba is gursadey aniga iyo carurta na jacel walow raga somalida damer iyo dhagti ay yihiin way kla qalbi fcnyhiin

    • @inaahmed2719
      @inaahmed2719 5 ปีที่แล้ว +1

      Taaasaan kaaala mid ahay

    • @xamdacabdi7104
      @xamdacabdi7104 4 ปีที่แล้ว +2

      waa runtaa qali

    • @alimadamenuur3150
      @alimadamenuur3150 4 ปีที่แล้ว

      Kly wlloH mxaa kugu Dhcey miyeynu is furneypa😂

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 5 ปีที่แล้ว +10

    2019 dhageysanayaa waan jclhy heestaan

  • @cqaadirshiineqahnuuni9829
    @cqaadirshiineqahnuuni9829 6 ปีที่แล้ว +11

    Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww Hees Shidan 2018/11/8/..9:11 Like ii Saar Farax kaftan ,the best songs

  • @idiristempo
    @idiristempo 10 ปีที่แล้ว +12

    Wwwwwwww farah kaftan
    Waad ka baxsatay walee
    Lagu holin waayey fanaanad
    Buuxda iga dheh ma ma mia

  • @princesantana261
    @princesantana261 10 ปีที่แล้ว +31

    jiif in lagu heeso jaceylka lee keenay next hees video clip ana kula jilayo kali kuma nureesid kun karoon a tahe fofo

  • @foowsiyodaqare5193
    @foowsiyodaqare5193 10 ปีที่แล้ว +2

    Hees aad u macaan iyo gabar somaliyeed oo qurxoon dadkan qabadha waxka shegaya waa qaldantihiin waa heli weyseen waxa qurxoon ee ale siyay

  • @ahmedxuseen190
    @ahmedxuseen190 10 ปีที่แล้ว +4

    Majiro fanaan heestaan hees ka macaan qaadi lahaa

  • @saciidoahmedd1403
    @saciidoahmedd1403 8 ปีที่แล้ว +13

    axyaa erayo. naftan ka harbay tiraahda. go.aankuna ma hirgaloo hadhoowban ku raadiya wwwwwwwww 😴😴😴😴😴😴😱😱😱😭😭😭😭😭 hadaan hobaan kal gacal
    hagaag laysul Gurayn.
    hantaaqo anay igaartay
    hawaawi muxuu taraa
    ax yaa hees waanku haysaa mugo ani

  • @cumarcade5095
    @cumarcade5095 3 ปีที่แล้ว +1

    Cawa wxn so boqday hesah farax kaftan kama xiso wlhi🥀taqirda 5 ,4,2021

  • @gorgorchannel8898
    @gorgorchannel8898 หลายเดือนก่อน +1

    16 December 2024 😢😢😢

  • @abdikadirahmed5694
    @abdikadirahmed5694 8 วันที่ผ่านมา

    Hadan hoban kalgacal hagag laisula gureinin Anay Anay hantaqo aney igaday I love this song

  • @daahirfarhan7662
    @daahirfarhan7662 7 ปีที่แล้ว +7

    heestan waan kuhiistaa waaaw 2018

  • @samiromaxamed5416
    @samiromaxamed5416 4 ปีที่แล้ว +4

    Farax kaftan the one only heestan waa iska jeclhy 2020 dec 17

  • @fartuncghubane9643
    @fartuncghubane9643 10 ปีที่แล้ว +1

    Isna ima eego ilmadaa iga hubaqtiraah ileen hooshisa ma ahoo ana hurdadii kaqustay esh calaa hees

  • @sundusladan7971
    @sundusladan7971 2 ปีที่แล้ว +2

    2022😭baa dhagaysanayaa

  • @SiyadIsak
    @SiyadIsak 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wn Ku heysta Ani heestan😢

  • @deeqaroodaofficial8859
    @deeqaroodaofficial8859 10 ปีที่แล้ว +16

    woooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow beatiful song fanaanad aad u cid macaan abayo ilahay ha ku xafido

    • @deeqaroodaofficial8859
      @deeqaroodaofficial8859 10 ปีที่แล้ว +2

      Yusuf Cali haa wlhi caadi ma ahan so mcn waye lolz

    • @sakariemahmoud3216
      @sakariemahmoud3216 9 ปีที่แล้ว

      Deeqo Rooda Nice == goood fanaanad i lik =e=----=== here ,,,,,B,..... ]

    • @khadarhassan7179
      @khadarhassan7179 9 ปีที่แล้ว

      cadi mahan

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 6 ปีที่แล้ว

      Aduuu fananimo maka qNacday facebook ka dhexboodaa wali kkk

  • @yacuubmoha4276
    @yacuubmoha4276 9 ปีที่แล้ว +3

    cabdi good kulaha kaas yaa yaqaano horta alkooliistahahadalkiisaba ma kontorolna viva reer xmar iyo intii samaha jecel

  • @shafihussein7357
    @shafihussein7357 10 ปีที่แล้ว +2

    run ahaan anigu waxay ku heesaysaba 50% ayaanan fahmaynba lkn waxaan ku haystaa music ga CUJEERI........AXSAN MUSICIAN

  • @wadanidhabtaah2160
    @wadanidhabtaah2160 10 ปีที่แล้ว +28

    qurux iyo qab illah wu ku dhames tire sis balse illah ha kugu dubo in aa is astur to insha allah

  • @axmedxayoow972
    @axmedxayoow972 3 ปีที่แล้ว +3

    Wadnahaa i hoogaa minaaya heshiis la gal buu i yiraaa still waiting 2016😭🤔

  • @muztaliphahassan1434
    @muztaliphahassan1434 5 ปีที่แล้ว +5

    Heestani wlhy aniga xasuus ayay iledahay
    Aniga iyo wlkyga qli guiled Hassan Abubakar FaaraH😢

  • @mohameda8106
    @mohameda8106 9 ปีที่แล้ว +2

    hees qurux badan oo dareen ka sheekaynayso farah kaftan wad ka baxsatay.

  • @jesto12
    @jesto12 10 ปีที่แล้ว +12

    I love this songg Woooooooooof Wooooof Farax Kaftan Keep it up Bby Gril Xigidta Holland

    • @dalla112
      @dalla112 10 ปีที่แล้ว

      jamaad jeesto
      sanadka fanaaninta wa bateen lakiin adna goormee heesee lolz

    • @alimaxamed5635
      @alimaxamed5635 7 ปีที่แล้ว

      jamaad jeesto cqtvbzrqXfokmc

  • @cmshaalchannel5800
    @cmshaalchannel5800 9 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay aniga heesta sideeda kale marka laga yimaado cokanaaba i dilay hhhh
    alloow kuu daa codkaagan macaan

  • @muhammedsabbimusah2848
    @muhammedsabbimusah2848 5 ปีที่แล้ว +18

    what a very nice beautiful sweet voice i love that keep it up. i was searching for something a i mistakenly type your name and your music came when i started hearing it the music i was wow what a sweet voice of melody pure and true. i love you so much all the way from Ghana

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 ปีที่แล้ว +4

    2020 heestan ayaa laa socda cadii mahaa

  • @xaliimoxaamid-yy5ts
    @xaliimoxaamid-yy5ts ปีที่แล้ว +1

    6 /1/2024 l like this song ❤❤❤

  • @elijahdilaurentis4115
    @elijahdilaurentis4115 10 ปีที่แล้ว +32

    An adorable lady with an incredible voice, lv the way u sing this song.. Don't know what else to say but Lv u all from Sweden..
    Xoxo-::/Gossip-Guy!!!!.....

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 9 ปีที่แล้ว +2

      That's right bro, we all lv her ass well..😊😊😊
      Xoxo-::/Gossip-boys!!!....

    • @yare6620
      @yare6620 7 ปีที่แล้ว

      elijah dilaurentis Aaaa

    • @yare6620
      @yare6620 7 ปีที่แล้ว

      elijah dilaurentis All the

    • @bisharaaxmedadan4560
      @bisharaaxmedadan4560 7 ปีที่แล้ว

      +نوال ya

    • @sofiaomar2
      @sofiaomar2 7 ปีที่แล้ว

      elijah dilaurentis hxhhxugzhbzjhJhHHhhhhahhhhahhshahjjsuiijojso

  • @mohaab5148
    @mohaab5148 8 ปีที่แล้ว +10

    masha Allah kugu haystaa Farax 😍😂😂😂😂😍❤ I like you

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 10 ปีที่แล้ว +5

    Caadhi mahan heestan cod waakugu dhamaatay fanaanada qarniga ❤️

    • @c.c.g.1464
      @c.c.g.1464 9 ปีที่แล้ว

      Woooow waxasaa heesa noolow farxaan

    • @mssdimple925
      @mssdimple925 2 ปีที่แล้ว

      Ma noshahay abayo comment Gan waqti fog ba so qortee🥺❤

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 2 ปีที่แล้ว

      @@mssdimple925 haa abaayo Alhamdulilah lol daacad u qoslay wlh 😘😂😂😂😂😂

    • @mssdimple925
      @mssdimple925 2 ปีที่แล้ว +1

      @@haniya_5600 de waku murgay nooh maha inaa qososho😂😂😂😂

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 2 ปีที่แล้ว

      @@mssdimple925 hhhh hye sistareey 😅😂😅😂😂

  • @adamibnuadam7894
    @adamibnuadam7894 4 ปีที่แล้ว +5

    05/08/2020 wali wa xiseeYa Hestan Ya ila mida🤞

  • @sosoahmed8475
    @sosoahmed8475 10 ปีที่แล้ว +3

    Waah Waah wax baa ka dhacay eesh calaa hees wow 💕💕💕💕💕💕

  • @shueibahmednour
    @shueibahmednour 2 ปีที่แล้ว +2

    2022
    Habeen 2:00 dhagaysanay
    😰😰😰😰😰

  • @dajiyecabdulaahicali9618
    @dajiyecabdulaahicali9618 6 ปีที่แล้ว +5

    say u macaantahay ka garo laxankii daahir calasow

  • @youngrudboy2791
    @youngrudboy2791 10 ปีที่แล้ว +2

    manshallah waaye qoftaan illahay waa udhiibay waxan ogahay

  • @deeqaduni835
    @deeqaduni835 2 ปีที่แล้ว +2

    2023😥😴🦋🦅

    • @deeqaduni835
      @deeqaduni835 2 หลายเดือนก่อน

      Cawa waan so labtay😢

  • @bilecabdul
    @bilecabdul 10 ปีที่แล้ว +9

    Allayacizak hees iyo badh Top10 Farah kaftan %

  • @realmadridfootballclub-od4hj
    @realmadridfootballclub-od4hj หลายเดือนก่อน +1

    2025 yaa dhagysanaya😂

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 9 ปีที่แล้ว +3

    wow awesome song, rly Farah joke is my favorite singer lady.

  • @omarmohamud8800
    @omarmohamud8800 10 ปีที่แล้ว +1

    dhaqan xumo tiii ugu xumeyd dahir calasow gabadhaa walashaa sidaan miyaa ladoneysaa gabdhaha masaakinta sidaan ha uga faideysan

  • @sowdosagal5102
    @sowdosagal5102 2 ปีที่แล้ว

    Wadnaha I hogaminayo hishiii hishii sagal but yiraaa wwwwwwwwww hadhiw ba radiyaa😢😭😭😢

  • @abuukarsaalax9394
    @abuukarsaalax9394 8 ปีที่แล้ว +2

    Bbb masha allah ish calaa hees afkaga caano qawow lagu.qabay

  • @themadengineer8601
    @themadengineer8601 9 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkk
    Gabadhu naaso waa weyna maasha allaah

  • @cabeats3628
    @cabeats3628 10 ปีที่แล้ว +1

    We love yuh farax masha allah qurux iyo cod yur ma bestie hore usocod ku rajenah

  • @kingmoha6328
    @kingmoha6328 10 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaw caadi ma ahan weeeeeef

  • @layladooxajoog9807
    @layladooxajoog9807 10 ปีที่แล้ว +2

    sida kale waad fiicantahey xaga codka waa super laakiin mid baan wataa oo ah in aad xaga laabtada in aad maro saar satid sida beejka aad sariirta ku jeefo oo kale wllo

  • @sakixiis
    @sakixiis 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰 my favourite song 🎵 ❤ 💕 hanka iyo qalpigaa dagaalay h...........

  • @ifkanoloshawahoyomcn7213
    @ifkanoloshawahoyomcn7213 7 ปีที่แล้ว +23

    2018 who is watching?

    • @fddfgvdzs9324
      @fddfgvdzs9324 7 ปีที่แล้ว +1

      aniga waaye 🖕🖕🖕🖕🖕

    • @iloveyouallah4713
      @iloveyouallah4713 6 ปีที่แล้ว +1

      🤚

    • @myamuze469
      @myamuze469 6 ปีที่แล้ว +1

      Markan isdhaho waxan kaliga ayuuba dhagsinayo ileen waa wakhti hora laqaday nasib rux sideda okalan arkaa nasiib wanaag and why aniga kula jira beerta☝️☝️☝️☝️

    • @ifkanoloshawahoyomcn7213
      @ifkanoloshawahoyomcn7213 6 ปีที่แล้ว

      Nafiisa Muuse kkk beerta lagu wada jiraa

    • @myamuze469
      @myamuze469 6 ปีที่แล้ว

      Kaaska xaaji hhhhh haa inader ano isle kaliga ayaad garkutahy ayubn arkya rux igasi horeyay

  • @ubaxqalanjo1255
    @ubaxqalanjo1255 10 ปีที่แล้ว +6

    wooooooooooooow i love this song but this song talking about true love keep it up farax

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 4 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa ila fiirsanaayo🤣🤞🔥

  • @ayubcoutinho6329
    @ayubcoutinho6329 6 ปีที่แล้ว +2

    Who is wtching 4 november 2018🔥👑✋❤

  • @nimcainashiiqlajeceley3444
    @nimcainashiiqlajeceley3444 8 ปีที่แล้ว +3

    heestan xageyga waka gadantahay😴😴😴😚

  • @maxamedsomli6331
    @maxamedsomli6331 9 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww farx kftan nice huno

  • @cadnaanmumin4230
    @cadnaanmumin4230 10 ปีที่แล้ว +1

    Caadi ma ahan waan ka helay xawad oo caadi eheyn ayaa ku xeran

  • @G_Garad
    @G_Garad 4 ปีที่แล้ว

    Daahir calasow amarka ilaahey laxamadiisu waa classic , si kasta oon siyaasada kaaga aragti duwanahy heesahaaga iyo laxamadaada laygama maro

  • @canbuuleeste4152
    @canbuuleeste4152 9 ปีที่แล้ว +10

    jeclaan lahaayaa inaa sariitaa kugu wehliyo dhageesto codkaaga macaan.. kumis kuugu dilaa markastoo erayadaada qalibigeega kudhacaan.

    • @nimconuursomaliland6894
      @nimconuursomaliland6894 9 ปีที่แล้ว +1

      hankiyo qalbiga
      is hifay !!!!

    • @dahirali2342
      @dahirali2342 9 ปีที่แล้ว +1

      ahahahahahaahah ayada cml maa dhamaad tahay qoftaan horay aa loola soo seexdee waa laga weeneeyay holof waaye LoL

    • @canbuuleeste4152
      @canbuuleeste4152 9 ปีที่แล้ว

      +Dahir Ali saaxib waxaas nafaqo lee waaye nooh iyo sida loo dhuudhuuqaayay qaro noqdeen lol. labadoo bari hadaa holofka iska ga sii haasankaro maxaa ku diiidaa..

  • @naajicade8646
    @naajicade8646 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilove this song so hit deliciose laxanka daahir calasow waxkale weeyaan

  • @MohamedHassan-ep4pi
    @MohamedHassan-ep4pi 10 ปีที่แล้ว +1

    farax kaftan cod macaan muqaalo cajiib ah magarankaro fanaanad ubabac dhigi karta
    noolow farax

  • @lindadahir1637
    @lindadahir1637 9 ปีที่แล้ว +2

    Wàaaaaw nice gril aaaaaaaaaaaaaaaaa thay all song I like you I love you farax kaftan waa nadar ahmed mohamed oo ku leh hormar wcn oo wangsan my sweet

  • @samiraahmed2042
    @samiraahmed2042 9 ปีที่แล้ว +5

    naftaan ka har bay tiraa wow

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 10 ปีที่แล้ว +2

    SARIIRTAAN , eey Nagkasta ku riyooneysaa- ma sarertii Deyl iyo Ceyn( iska faxma/ am garta) baa , Sawirna meesha waan iga jeedaa , jeeda jeedaaa

  • @mumtazthedimond7666
    @mumtazthedimond7666 10 ปีที่แล้ว +2

    Umwaah my darling nyc song kaftan 🌹🌹🌹

  • @mahammudyonis9382
    @mahammudyonis9382 6 ปีที่แล้ว

    wwwwwwwwwww inama cadii maha hubaaal jidhakaaga aya baa laga helay

  • @SOMALINEWSTAR
    @SOMALINEWSTAR 10 ปีที่แล้ว +9

    FARAX KAFTAN WAAW GO AAN CAADI MAHAN

  • @sallomohaofficial411
    @sallomohaofficial411 3 ปีที่แล้ว

    Heestan ilaa 2016 kii waagui jacaylka ba ani ku qasayey waanba iska dhegeystaa hada oo ay tahay 2021

  • @SacidoSaafi-jr7bf
    @SacidoSaafi-jr7bf ปีที่แล้ว

    10:15..fridday :march :24 ...2023 hepnki lapad ramadan cawa 3 noqona inshllh ...illhow no danpi dhafmmm

  • @malyuunahmed8700
    @malyuunahmed8700 ปีที่แล้ว +4

    5/2/2024 still my song🎉

  • @irshaadfarah2811
    @irshaadfarah2811 9 ปีที่แล้ว

    caadi maaha farax kafta jir oo joog waa fanaaninta aad ugu jeclahay fanaaninta dada yar 2015 farax kaftan ugu kacsan sida fanaaniinta iqra yareey qaali ladan liibaan jigjiga yurub bella maxamed galayr maxamed carabeey waa xidigaha fanka soomaalida fanaaniintaan

  • @ApdihafidHamari
    @ApdihafidHamari ปีที่แล้ว

    Ho hay ho hay aniga ishifay go ankuna ma hirgalo tarikh danbo wcn

  • @abdullahicade9063
    @abdullahicade9063 8 ปีที่แล้ว +2

    Wooow mooi muziek zegen 😉😉😉😉😉😙😙😗😗😗

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN 3 ปีที่แล้ว +1

    Qoftaan waan ba iska jeclahay.

  • @aishahussein4229
    @aishahussein4229 5 ปีที่แล้ว +1

    Wa masha allah tima kugu dahacay farax kaftan

  • @hawdsprofile2993
    @hawdsprofile2993 2 ปีที่แล้ว +1

    farakaftan oo lagu madh madhay

  • @daudsecure308
    @daudsecure308 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 stiil i love this song

  • @funnyanimalslife333
    @funnyanimalslife333 6 ปีที่แล้ว +2

    she is so cute

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 2 ปีที่แล้ว +1

    Farax kaftan 5 Sano ayaan jeclahay imana oga e mxaan sameyaaaa 🤩

  • @yanibashar176
    @yanibashar176 9 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah keep it up sweety don't let them haters stop u from ur career

  • @mustafakhalid5455
    @mustafakhalid5455 10 ปีที่แล้ว +5

    waw i like the style and every .........

  • @hayatmohamud6044
    @hayatmohamud6044 2 ปีที่แล้ว +2

    Wadnaha i hogaaminaya heshiis lagal buu yiraahda 💔💔😥😥

  • @xamdacabdi7104
    @xamdacabdi7104 4 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪😪😢😢😢😓 heesa qiiro jacayl wadta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ismahaanmooto
    @ismahaanmooto 8 ปีที่แล้ว +1

    wwww i like farax kaftan cod iyo erayo qalbiga tabanayo ayaa ku jecladay

  • @Ayuub567
    @Ayuub567 3 หลายเดือนก่อน

    Ya iga danbeyaaa 2024✌️😅

  • @abdifatah1939
    @abdifatah1939 8 ปีที่แล้ว +8

    Frx Kftan heesaha Hindigaa nooso qaad pliz Somali laga xisa dhacye

  • @malyuunaismaiil1983
    @malyuunaismaiil1983 9 ปีที่แล้ว +4

    laxanka heesta aad uga helay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    WAA SHARMUUTO DAAROOD FAQASH OO UREYSA WAA XAAR IYO DIGIR CAMBUULO QURMUUN WAA FAQASH DAAROOD AYAA JECEL TANI

  • @SomalilandChannel
    @SomalilandChannel 2 ปีที่แล้ว

    markad heesaysao codkaaga la eega inantani kuma fiicna hees codkeeda ayan u saamaxayn ha iska cibaadaysato

  • @malyunali3942
    @malyunali3942 9 ปีที่แล้ว +4

    Keep it up Babe girl 💞❤️