FAHAD YAASIIN WAA NIN MUHIIM U AH QARANNIMADA SOOMAALIWEYN WAXAAN KA XUMAHAY KUWA SHEEGAY IN FAHAD YAASIIN IN UU KUBIIRAYO XISBIGA XASAN SHEEKH MADAXDA KA YAHAY.
“Asalaamu Calaykum “ War Fahad waad iska eedaynaysaan ee maad imraan kiiskeeda waydiisaa ROOBLE hadaad cadaalad taqaanaan!? Waayo Rooble isga ayaa afkiisa ka sheegay in uu og yahay cida dishay ikraan isagoo waliba sii raaciyay massage baan hayaa!!! Mise Fahad waxaa lagu cayrsan laangaannimo !? Gar ilaah bay leedahay!
fahad waqtigiisi wa dhamaaday malma dhoweed xoogaa wax soo qor qorey shukaasi u eg asagoo is leh meel aad dowlada kasoo gasho bal hel waa quustey marka qaab kale in aw u hadlo aw bilaabey waxna ka tari maayo dalxoreeye
Channelka Wa ka yaabey afsomali xumo Fahad oo dhulka ku jiideyna hebel Somalia oo La bahdiley Somalia aan qaab daran Waa sababta subscription kor ugu kici La, yahey
Somaliya Guul Madaxwaynaha profer Xasan Sheekh Maxamuud Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉 fahad umada inta wadaniyiinta buu hadlay xattaaanaa dacwad ka gudbin kahaa hadii aan qoraalda qori lahaa waayo 🎉🎉🎉
Xasan dhiiqo waa laqabandoonaa insha allaah qooray noqotaba wixii uuxadayna waa laga soo celinayaa 😂😂😂😂😂😂
🫵🌎🫵. Fahad yasiin ishooda carabkooda allaah haka qabto munaafiqiintaa beenaale yaasha ah ee xaaraan iyo xalaal iskugu midtahay 🫵😎🫵
🫏🫏🫏. Waa beenaalayaaal kuwa ikraam tahllil ku eedeynata roople yaa ku dhaaratey sida uu ogyahay inuu dhimanaayo baan u ogahay cidii ikraam dishay ee weydiiya munaafiqiineyd 🫏🫏🫏🫏
Haday Somalia maxkamad leedahay sharciga ilaalisa
Cidna qalad kuma dhacdeen
Naga aamusa xoolayahow !!!.
FAHAD YAASIIN WAA NIN MUHIIM U AH QARANNIMADA SOOMAALIWEYN
WAXAAN KA XUMAHAY KUWA SHEEGAY IN FAHAD YAASIIN IN UU KUBIIRAYO XISBIGA XASAN SHEEKH MADAXDA KA YAHAY.
Fahad iyo Farmaajo iyo in la xero weeye
Fahad warkiisu waa dhaar waana eedeeysanow waa lagu pgyahay waana lagu abaal marin meshaas waxaa ka cad inaan duqa laga hareeyn dadki wax gatayna belo ayaa heeysata waana lahubaa mar ineey cabaadi doonaan inshaa allaah
ASC HSN SHEIKH madaxweynahii xilka kala wareega maxuu kala wareegi wadanki wuu xaraashtey war miyuusan aaqiro kacab sanayn
“Asalaamu Calaykum “
War Fahad waad iska eedaynaysaan ee maad imraan kiiskeeda waydiisaa ROOBLE hadaad cadaalad taqaanaan!? Waayo Rooble isga ayaa afkiisa ka sheegay in uu og yahay cida dishay ikraan isagoo waliba sii raaciyay massage baan hayaa!!! Mise Fahad waxaa lagu cayrsan laangaannimo !? Gar ilaah bay leedahay!
Dalxoreeya Allaha xifdiyo ❤
Sida aan u fahmay hassan mahan lakin qof asiga og yahay waye
Dacwada waxay katurjumeysaa xasan inuu mudandoono maxkamada lasoosaaridoono
Laakiin wixiini udoonta qofki wax idinka qaatay Kan qarankaa iskale qof laga iibinayana majirtee rag leh ineey umadu yeelato ayaa macquul ah
Xasan xaraash haddii aan wadanka laga qaban, wax walba wuu gadan doonaa.
Dhulka waa uu gadan
Dadka waa uu gadi
Badda waa uu gadi,
Cirka waa uu gadi
Naagihiisa waa uu gadi
Caruurtii waa uu gadi.
Ar yaab badanaa maxay tahay soomaaliya waxa ka qaldan fahad sow Tay heshiiyeen xasan maxay tahay dacwada????
Tuug waa tuug dal xaraashe maxishoode aakhiraa war jiraa qabri labo mitir ah baa ku sugaysa Ikraan Xasan baa dilay waana la ogyahay
Yoow u dacwooday asaga madaxda oow udacwooday waa kuwee waa sheeko argagixiso fohaad asagaba dacweeysan ee tiisi hakagar baxo umada udhiban fohaad
Aamin maleh boobe dalka iyodadka
Guul daraysi uusankawaqsandoonin
Ikran tahliil yaa kucadayn Kara maxaase ragii shalay kukambayn garenaya ikran tahliil aawey maxay ooguso eedeyn waayen
fahad waqtigiisi wa dhamaaday malma dhoweed xoogaa wax soo qor qorey shukaasi u eg asagoo is leh meel aad dowlada kasoo gasho bal hel waa quustey marka qaab kale in aw u hadlo aw bilaabey waxna ka tari maayo dalxoreeye
Hawiye dad maaha Farmaajo
Fahad yaasiin Ayaaba xamar
Dhex jooga Guul Darro
Kkkk fahad bashiir ayaa wax ku leexinaayo isaga oo kaleexinaayo kooxda hada joogto xilka waxayna sameyeen kooxdan iyo rouble baahane in ay shirqool ku Dillan fahad yasiin
Fahad iska ayaana somaali imaan karin
Waa.labadalin.wAxaba.ismadhaman
Channelka Wa ka yaabey afsomali xumo
Fahad oo dhulka ku jiideyna hebel
Somalia oo La bahdiley
Somalia aan qaab daran
Waa sababta subscription kor ugu kici La, yahey
Fahad yuu yahay
Somaliya Guul Madaxwaynaha profer Xasan Sheekh Maxamuud Guul ❤❤❤❤❤❤❤