Xamza beenaale sida aad warka kus heegeysaan waa sida aad jeclaan laheydeen ama aad rabi laheydeen in ay wax udhacaan balse Faano waa BUUNSHO hal tuulo xitaa kama taliso waxooduna waa un ku dhufo oo ka dhaqaaq Addis Ababa ama Finfinne riyo xitaa kuma imaan karto Faano xitaa hadii aad lasoo safataan kkk
Itoobiya waxaa la odhanjiray 4 qolo oo kaliya xiligii lasameeyay waxayna ahaayeen 1eritrea 2amhara 3tigay 4 iyo bariga itoopiya dadka daga ama somalida buuga ay ku qoran tahayna wuxuuyaalaa aqalka gaarka ah ee looga taliyo ethiopia thank you
Itoobiya sirdoonkeeda waxay iska horkeeneen qabiilada soomaalida
Itoobiya iyo Shabaab waa iskumid
Cajiib
Asc cabdulaahi hadaanu nahay somalia waan kufaraxsanahay iney kadhex dhalato dhexdooda aniga waxan idinleeyahay itoobia lagama yaabo iney dagaal kusooqaado wadankeena hooyo waxay dooneysaa iney kadhex abuurto colaad boqolkun askari waa Marin habaabis
Jecliya jabkaaga Ethiopia qurmoon 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣