XALFAD SOO DHAWEYN OO AY NOO SAMEYEEN REER NAIROBI ANIGA IYO WIILO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 433

  • @baabajeey
    @baabajeey  2 ปีที่แล้ว +141

    th-cam.com/video/C9xUpt0JZFA/w-d-xo.html

    • @faraxabdiahmed6819
      @faraxabdiahmed6819 2 ปีที่แล้ว +1

      Xasan gantaal fanaan qiimo badan aawey fanaaniintii kale ee reer Nairobi

    • @caaliyahasan1608
      @caaliyahasan1608 2 ปีที่แล้ว +2

      Joog gabadhaada wanaagsan oo nolosha kuugu soo samirtay yaan nafteeda waswaas la galin meesha aad joogto ayadaa ku geysay aduunka intaa jooto nafteeda ilaali waa iga talo

    • @arizonaaz2466
      @arizonaaz2466 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah 🥰

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 2 ปีที่แล้ว +1

      HADAL XUN OO NAXDIN LEH OO KA
      th-cam.com/video/NSxKQpJ4nC4/w-d-xo.html

    • @Ayubaliabdi
      @Ayubaliabdi 2 ปีที่แล้ว

      casuumada ugu shidan waxa ka sugna wa #shukri #masal

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle 2 ปีที่แล้ว +473

    Soo dhawoow walalkeen baabajey iyo walaasheen Wiilo idin rajeeyey hormar wacan 🎁

    • @faadumojaamac7291
      @faadumojaamac7291 2 ปีที่แล้ว +17

      Qurux ku dhiigle wll qalbi wanaagsan waxaa tahay Hormuudka youtuberada Reer nairobi waxaadan suurto galin ama qaabayn madhacaan Alle kasokow😍❤😘 mahadi hakaa gaadho😘

    • @susucadey8967
      @susucadey8967 2 ปีที่แล้ว

      Tuug yow arooskan oo benbenta ah waxaa ka ogtahy lkin allah ayaa ka jaasinayo adi iyo baaba jeey qaade iyo qariye tihiin lkin balan waaye inaa so faristo yuutube ka aana sirta dhan faafiyo😡😡

    • @haboondeeqa1697
      @haboondeeqa1697 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa waaye arooska been beenta mesha waaba xaflade hh war yaa xanta no sheeha

    • @nimcosiciid1104
      @nimcosiciid1104 2 ปีที่แล้ว +3

      Hargaysa maxad noogu iman wayday sidaa si kadaran baan kuugu soo dhawaynlayne wllo

    • @siidcali5147
      @siidcali5147 2 ปีที่แล้ว

      mahadi haka gaarto Qurux iyo marish
      Amin Dj ablinka dhamaan inta ka qeeb qaadatay sharaf iyo karaamo 💖💯🙏🏻😍

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 2 ปีที่แล้ว +5

    qurux kudhiigle wlhi waa nazab wligaa sidaaa ahow sxp nolosha waa malmo kalia farxda io dadnimada ban kugu ogahy sxp alle haku.dhowro boowe

  • @Shuaib-8
    @Shuaib-8 2 ปีที่แล้ว +53

    Waa xaflad qurux badan
    Lkn Alla ka cabsigii ayaa ka dhiman🤲

  • @ahmedabdiali1296
    @ahmedabdiali1296 2 ปีที่แล้ว +102

    Kusaliya Nabiga ( scw)🥺💌💯

    • @faaisonur1130
      @faaisonur1130 2 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw

    • @cebkasaliinabdi470
      @cebkasaliinabdi470 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @Shuaib-8
      @Shuaib-8 2 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw

    • @adoonti-Alle-12
      @adoonti-Alle-12 2 ปีที่แล้ว

      اللهم صلي وسلم وبارك على أشرف الأنبياء والمرسلين سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤

    • @asmaabdirahman1370
      @asmaabdirahman1370 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw

  • @princessabyaniitamoha7120
    @princessabyaniitamoha7120 2 ปีที่แล้ว +34

    Jack wiilkas aqon ma ulihi lkn farxada cawa Baabjey ka muqato Jack u sbb Ilahey wax walpo rajadada allaha ku rumeeyo Boowe 😭😭saxiib Adiga o kala Anaga oo dhan Hana siiyo 🥰🥰🥰

  • @xamaadaproductionstudio5883
    @xamaadaproductionstudio5883 2 ปีที่แล้ว +36

    Masha alaaah walkey baaba jeey farxadaada waa teyda ilahey kagu so nabad keyno
    magalada madaxda muqdisho minaankaaga
    adoo nabad qaba insha alaah wll jiro joog waligaaa

  • @hassankhadar4794
    @hassankhadar4794 2 ปีที่แล้ว +44

    Team three lions 🦁
    Qurux Ku dhigle
    Marish
    Amiin way Ka walan is muujiya 💯

  • @faadumojaamac7291
    @faadumojaamac7291 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah . WElcome to Nairobi baaba jeey an wiilo . Hadaa nahay Team Waayaab😍❤.
    Xafladan quruxda iyo qiimaha badan waxaa qaabeeyay Team waayaab Oo uu hogaaminayo Qurux ku dhiigle mariish iyo Aamiin Tube Mahadi haka gaadho wllo qalbi wanaagsan masha Allah .
    Waa Xaflad aad uqurux badan run ahaantii lama xaqirikaro😍❤😍😘

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 ปีที่แล้ว +13

    Wax ilahay ka rali yahay mesha kama dhicin waxan wa fusqi ilahay u laabta mel an inta laysugu yimaday ilahay lagu xusin mel mahan wlhy

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 2 ปีที่แล้ว +11

    Team quryxkudhiigle liketa saara boqorka medhiha

    • @gabardagan6188
      @gabardagan6188 2 ปีที่แล้ว +2

      Haaa walahi qurux kudhiigle waa takera ani xitaa 🦁❤🤴💋

    • @afjanoabdilahi6458
      @afjanoabdilahi6458 2 ปีที่แล้ว +1

      @@gabardagan6188 quena🤟🤟👌

    • @gabardagan6188
      @gabardagan6188 2 ปีที่แล้ว +2

      @@afjanoabdilahi6458 tanks wll qali❤🤗✌

  • @siidcali5147
    @siidcali5147 2 ปีที่แล้ว +14

    Sharaf iyo karaama baaba jeey
    iyo Queen wiilo hambalyo
    Sodhawentiina afka laguma soo kobi karo
    Legend Qurux ku dhiigle kaalintada
    Waa kuu qirnay hada anahy team kaaga
    Thanks wll ku dayasho mudan 💯🎂💥💖

  • @amalsuldaan7305
    @amalsuldaan7305 2 ปีที่แล้ว +2

    I’m from burco Tagero buxda Walal 🙏🙏🙏❤️❤️❤️

  • @abdibarre8889
    @abdibarre8889 2 ปีที่แล้ว +17

    Heesaha iyo is dhex galka raga iyo Dumarka Waa laba Danbi Alla haydin danbi dhaafo

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 ปีที่แล้ว

      Dabcasar o shegay inu beebe kudilay dad habargidir ah,th-cam.com/video/X6FebgZGh3Q/w-d-xo.html

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +1

    Hassan gantaal my Fanaan wan Ku wata deyniile kaso Salamaya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🙏

  • @jamiilaabdullahiali4192
    @jamiilaabdullahiali4192 2 ปีที่แล้ว +3

    Xamar muunad wacaneey❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰u xiisay xamarteydi

  • @DIINIVLOGS
    @DIINIVLOGS 2 ปีที่แล้ว +29

    Cawada nabigeena kusaliya ❣❣❣❣❣

    • @faaisonur1130
      @faaisonur1130 2 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw

    • @adoonti-Alle-12
      @adoonti-Alle-12 2 ปีที่แล้ว

      اللهم صلي وسلم وزد وبارك على أشرف الأنبياء والمرسلين سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم❤❤❤❤

    • @suleqoabukaraxmedsuleqoabu8069
      @suleqoabukaraxmedsuleqoabu8069 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @kaafiyocismaan8653
      @kaafiyocismaan8653 2 ปีที่แล้ว

      salaalahu calayhi wasalam

  • @marianhalane4927
    @marianhalane4927 2 ปีที่แล้ว +16

    Msha allh babajey iyo willo walo shide Kenya wll qurux ku dhigle iyo teamkisa wey idin kle kiciyen wllhi

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 ปีที่แล้ว

      Dabcasar o shegay inu beebe kudilay dad habargidir ah,th-cam.com/video/X6FebgZGh3Q/w-d-xo.html

  • @Abdullahi5186
    @Abdullahi5186 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah waad u qalanta inta io in kabadan baba jey ku so dhawaw Nairobi my prother🤴adi io walashay wiilo welcome Nairobi kenya🇰🇪🎂🍷🎉🎈🎊🎁🧨

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow Runtii Waa Soo Dhaweyn La Maamuusay Legend Baabajey iyo Boqorad Wiillo Reer Nairobi Runtii Waa Dad Gob Ah Oo Ku Fiican Soo Dhaweynta Balse Waxaa Mahad oo dhani iska leh Qurux Ku Dhiiglle iyo Team Kiisa Legend Baabajey Dhex Dadkaaga Waan Ku jecelnahay Baa.Baa

  • @simanxaaji9174
    @simanxaaji9174 2 ปีที่แล้ว +13

    Thank you my team quruxku dhiigle

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 2 ปีที่แล้ว +10

    Dadka sas isu Jecel Bay dad ka qaar qabyalad la dhex waregayan iskudubnada waligiin 💞💞💞💞👑👑👑👑🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saacidmaxamed47
    @saacidmaxamed47 2 ปีที่แล้ว +6

    Www m.a baba and wiilo hore usocda sido kale
    Reer Nairobi waa dad fiicn aygana qeer allaha siiyo❤❤❤

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +25

    Manshalah baabajeey N wiiLo ❤🥰
    Welcome to Nairobi ❤🥰
    Dad nasaba baa jooga Nairobi manshalah 😊

  • @elbimbodiyoora8821
    @elbimbodiyoora8821 2 ปีที่แล้ว +5

    Welcome baabajey mesha aad ka dhigten waxa ku ficnaan laheyd inaa dhahdaan
    Soo dhawaaw baabajey

  • @yasminosman1359
    @yasminosman1359 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah babajey reer Nairobi si wanagsan ayee idiin martisooreen Adi iyo willo specially team Waa yaab 👏🏻

  • @bintusadiaabdi1321
    @bintusadiaabdi1321 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal nimada iyo xishmada laysku hayo ayaa wax walba ka wayn wlhi m.a baba jey aniga waligayba waa tageersana waxana ii farxada dadka dhan inay jecel yihiin wiilana sido kale madaxiina kor magaciin ha araago🥰🥰🥰

  • @qaliladan3838
    @qaliladan3838 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow baba jey wad uqalanta intan iyo inkabadan iyo willo gawar qalbi wanagsan hormar wacan

  • @princessabyaniitamoha7120
    @princessabyaniitamoha7120 2 ปีที่แล้ว +3

    Xamar Munat wacaneey 🇸🇴🥰🥰🥰

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 2 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwww waa another level sodhoweyn wacan maasha allah Somalia weyn kuwa leyga berow

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw m.a xaflad iga dhex Jack qalbi wanaagaga isoojiity runtii m.a Saanley kusoco wll qali 🥰🥰🥰

  • @94lyrics15
    @94lyrics15 2 ปีที่แล้ว +19

    Subxanallah fisqi halki ugu danbeyse waye waxani wlhi Allow umadada so hadye Allow Amiin

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 ปีที่แล้ว +8

    Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +9

    U Deserve More Baaba Iyo Wiilo👏💖🙏

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 ปีที่แล้ว

    keeping bro baaba jeey iyo wlshy wiilo from qadar dooha

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah welcome to neyrobi baba jeey and wiilo

  • @taatiko9183
    @taatiko9183 2 ปีที่แล้ว +3

    Camera man farta ka xiran AMIIN TUBE🐏✅

  • @roodacabdirahman5354
    @roodacabdirahman5354 2 ปีที่แล้ว +6

    Baaba waad na waalosaa qofka kaliyee qosolka ii qabilsan hore usoco

  • @hamseilyas1300
    @hamseilyas1300 2 ปีที่แล้ว +5

    From Qurux Ku Dhiigle pro Keep Going

  • @moubarakmahad6979
    @moubarakmahad6979 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah baba jey from jabuuti 🇩🇯🇩🇯

  • @warsanmahamud4773
    @warsanmahamud4773 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah babajay so dhawow. Team wayab waa team sharaf leh allow idin dhowr

  • @dihnimahadnuur1128
    @dihnimahadnuur1128 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alah hadan nahay team wa yaab qalbiga inka so dhawenay wllken baba jey io wlshyn wiilo farxadina wa farxadena

  • @libaaxodarwiish1
    @libaaxodarwiish1 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll gabadhaada aad qabtay meeday alla Raga soomaali khayaamo badana

  • @abdiwelidaud7130
    @abdiwelidaud7130 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah intan dhan somalinimo iskukenteey qabiiil iskumaa keniiin

  • @fardowzasalah7865
    @fardowzasalah7865 2 ปีที่แล้ว +1

    Baabajey keep going legend legend dhalay batahay

  • @cabdilaahiyuusuf2392
    @cabdilaahiyuusuf2392 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah reer neyroobi sodhowen wcn baaba jeey iyo wiilo

  • @abdallacaaqilka1266
    @abdallacaaqilka1266 2 ปีที่แล้ว

    Waaw lph iga dheh bapa xasan gantal waan ku wataa lph ♥️♥️♥️

  • @xaliimosacdiyo5250
    @xaliimosacdiyo5250 2 ปีที่แล้ว +1

    M abaaba jey wuu istaahilaa waan ku salaamay jack🙏🙏🙏🙏

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 2 ปีที่แล้ว

    Babajey waxaa tahay qof iska farxad badan masha allah

  • @raxmamuhumad6868
    @raxmamuhumad6868 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaaah xalfad aad uquruxbadan bey aheed

  • @huskapoi3944
    @huskapoi3944 2 ปีที่แล้ว +3

    Welcome our brother babajey & our sister Wiilo welcome once again I wish you for long life

  • @abassmaalim5557
    @abassmaalim5557 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations @babajay welcome to Nairobi

  • @yuusufcabdulaahi2014
    @yuusufcabdulaahi2014 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a welcome to Nairobi ✌✌Pack In muqdisho 🔙🔙🔙✌🙏❤

  • @duniyalayla567
    @duniyalayla567 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, waxaan arka umad somaliyeed oo is jecel, runti qabiil iskala sociid waxan ka aheen, runti dad waxaan nahay qalbiga iskajecel. Masha Allah wa wax indhaha ku nuursadan markaan arko dadkeeyga sidaan isku jecel.
    Xaflad qurux badan waye.

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว

    Baaba caafimad noguso laabo xamar waa Ku tabte meesha tagtana rabi dadkaada hku jeclaysiyo♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah somali baanhy sankasa ka hadlna alle ha idin dhoro dhamantiin

  • @somalilanddhulkayga8491
    @somalilanddhulkayga8491 2 ปีที่แล้ว

    MASha alllah sodhoweyn tii ugu quruxda badnayd weeye dad qalpi wacan ba ku helay wlhy oo qurux ku dhiigle ugu horeeyo iyo quen marish iyo abaliga laanga 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakalah wallaalnimo qiimale wataa soomalay🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💞💞💞💞💞💞

  • @anababshir946
    @anababshir946 2 ปีที่แล้ว

    Www reer keyna waa dad wngsan wiilo iyo baba jey horumar wcn aan idiin rajeynaaa

  • @muhanadckariin9042
    @muhanadckariin9042 2 ปีที่แล้ว +4

    Welcome baba jey lrgend 💯💯❤️👈👉 masha allah

  • @farhaanss1114
    @farhaanss1114 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh reer Nairobi waa shidan yahiin maanshallah

  • @updoolupdy5639
    @updoolupdy5639 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome you deserve more than this baba jey and willow

  • @ikandakane8299
    @ikandakane8299 2 ปีที่แล้ว +2

    Celebration baba jey guul wacan😍🥰🥰🥰

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah gob iyo nasab reer Nairobi

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim4035 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww mnshallh baba iyo wiilo farxsanada❤❤✔✔

  • @yuusufshobaro2675
    @yuusufshobaro2675 2 ปีที่แล้ว +2

    Amazing thanks

  • @ciisesiyadmaxmadciiseamoor2442
    @ciisesiyadmaxmadciiseamoor2442 2 ปีที่แล้ว

    Baaba jeey legend ILAAHEY HAKU samakeeno farxad wacan WLL

  • @mohamedyaaziin9217
    @mohamedyaaziin9217 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll masha aalh lkn waxaso cunta ah sow ma ogid masakiin u baahan inay jiraan

  • @fazuugardici6782
    @fazuugardici6782 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baaba jeey farxadaada ayaa jecelnahay wlh

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi dadka reer islii waa dad qalbi furan waxaa marqaati nool ah qurux ku dhiigle oo dhafar ka muuqdo ayan dawatay wan ilmeeye allow babajey meel walpa tago sharaf ku taalo keep going

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah odaygii baabaje waa laga tumay reer nairobi waxaan leeyahay waad mahadsantihiin waxaad tihiin dad soodhaweeynta kufiican

  • @cumarmohamuthmohameth3954
    @cumarmohamuthmohameth3954 2 ปีที่แล้ว

    baba Alle haku Siyaadiyo Farxadada From Hargeisa

  • @deeqhassanofficial5681
    @deeqhassanofficial5681 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah baaba jeey waa istaahishaa farxada

  • @maxamedqoslaaye81
    @maxamedqoslaaye81 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah dad qalbi fican rer neyrobi

  • @alivicjr1852
    @alivicjr1852 2 ปีที่แล้ว

    Mnshlh wa xafld qurux bdn welcome 2 nairobi wlhii wan imanii lahaa xfldaa lkn mombSa ayn jga nasib xumii caguu

  • @ikrancisman1ikrancisman18
    @ikrancisman1ikrancisman18 2 ปีที่แล้ว +4

    Team waa yaaab dad nool

  • @jowharjesto9344
    @jowharjesto9344 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi dadkada waxa walgu yahay ben mahan keep going bbjey

  • @abdoulayeabshir4093
    @abdoulayeabshir4093 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw wlhi muuqaalka goorta uu dhamaaday aan garan waaye
    Baaba sidaan si ka sareysa waat uqalantaaa ❤❤💯

  • @buraqasaid1400
    @buraqasaid1400 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allaah wlky babajey iyo wiilo cadey

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 2 ปีที่แล้ว

    Maaaa shaaa allaah Soomaaliya 🇸🇴. dhaqaaaqday Horay u socatay no more isbaaaro iyo biliqo Waakaaaa Soomaali is ku tureeysa Ax yaaaa waddaniiiiiii

  • @sumayoxasan7700
    @sumayoxasan7700 2 ปีที่แล้ว +2

    From qurux kudhiigle

  • @muunamustafe9811
    @muunamustafe9811 2 ปีที่แล้ว +1

    waaw masha allh

  • @hiboahmedyazin9660
    @hiboahmedyazin9660 2 ปีที่แล้ว +6

    Ciyaalkaga hooyadood 😇🤲

  • @ciiltireproduction1622
    @ciiltireproduction1622 2 ปีที่แล้ว +2

    Baba jeey quruxda waa qalbiga
    walshey wiilo farxadiida waa ii farxad

  • @ikranmuhumed9239
    @ikranmuhumed9239 2 ปีที่แล้ว

    Welcome to Nairobi sodhaweyna qurxda badn babjey wilo qurxkudhigle marish Hasan amin dhmn🥰

  • @nimcosiciid1104
    @nimcosiciid1104 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wllky hargaysa kugu sugaynaa insha Allah

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 2 ปีที่แล้ว +1

    wow congratulations to your wedding I am proud of you love to my brother keep it forward ❤️👍

  • @onlyziizey3979
    @onlyziizey3979 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga iyo wlsheena wilow happy

  • @sumayaaxmed5514
    @sumayaaxmed5514 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah so dhoweyn aad u qurux bdn❤

  • @updoolupdy5639
    @updoolupdy5639 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome 🤗 baba jey and willow

  • @niciimaahmed1157
    @niciimaahmed1157 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow way xafladdhaaftay

  • @mustafaabdirahmaan7720
    @mustafaabdirahmaan7720 2 ปีที่แล้ว +1

    Soodhawaada

  • @bisharaibrahim2277
    @bisharaibrahim2277 2 ปีที่แล้ว

    Baba jey iyo wiillo sodawow Kenya 🇰🇪

  • @xamdayahye9884
    @xamdayahye9884 2 ปีที่แล้ว +1

    Woooooow...cadi maha xaflada sodhawaaynta niliqabty😍😍😍

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 ปีที่แล้ว

      Dabcasar o shegay inu beebe kudilay dad habargidir ah,th-cam.com/video/X6FebgZGh3Q/w-d-xo.html

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwww mashaallah congratulations And keep going

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo io baby jay miyey izqaapan mize azaxp wye🤷‍♀️🥰👍😂

  • @Wadajirfilims
    @Wadajirfilims 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome babajey iyo willo❤❤

  • @ashamaxamed3397
    @ashamaxamed3397 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sodhweyn fcn Alugu so dhaweyey babajey inti ku sharaftay allaha sharfo lkn sidanwax kabadala oo gabdhaha iyo wilash kala saara ittaqulla☝️
    wiilo abayo yakula taliyey inat shelada sodhikto igana raali ohow ☝️

  • @walalmelo9034
    @walalmelo9034 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah xaflad qurux badan baaba jeey

  • @amira1438
    @amira1438 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiilo quruxdeda waxa qarshay cayilka abayo wad yarthy is catey hilibka waa cadow ee is ka jar calosha xida jar gym aad sory🙏 is astur asturnata ku qurux badantahy