TEAM AFKA CALI VS TEAM XAYAAT PRETTY || CAAGA TOOSI QOF KA SAAR CIYARTA || KU GUULEYSO LACAG..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 754,535
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 90

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  5 หลายเดือนก่อน +21

    Wa kan chanell ka nasteeho th-cam.com/video/ro4tRdmFCSI/w-d-xo.htmlsi=6mgC9202KC8WHwxk

    • @MaryanQuruxsan
      @MaryanQuruxsan 5 หลายเดือนก่อน +2

      Qaylada Wuu uga nixinayaa Gabdhaha kadaaya Yaxye Hay😢

    • @Cabdiqanidiin
      @Cabdiqanidiin 5 หลายเดือนก่อน

      MARYAN

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 5 หลายเดือนก่อน +30

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤

  • @MutoAsli
    @MutoAsli 5 หลายเดือนก่อน +15

    Runtii team xaliimo guulaysty yaxye qaladaa sameysay nio😮😮 sharing Kala sameysaty wlhi wxz xaqmahan ,,,, run Tay mohoo guys

    • @cimranjoker4948
      @cimranjoker4948 5 หลายเดือนก่อน +1

      Qaladka majiro sharci waye in wilasha qofka u dambeyo bis uu is badbadin karo ciyarihii hore xitaa saas ayey eheed masoo daaawan miyaa😂

    • @MutoAsli
      @MutoAsli 5 หลายเดือนก่อน

      @@cimranjoker4948 sharciga hada Lee la smeeyey sharici lama dhihi karo Mr joker😉😉😉

  • @AxmadCade-s5b
    @AxmadCade-s5b 5 หลายเดือนก่อน +12

    Team 27 wan Idin salamay

  • @sayid5352
    @sayid5352 5 หลายเดือนก่อน +4

    ciyartann gabdhaha badiyay bilawgi

  • @Mudysaransoor
    @Mudysaransoor 5 หลายเดือนก่อน +8

    Yahyow inaantas xalimo youtube halofurooo

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cayaarta mar horee dhamatay

  • @HaragoCadey-be8gv
    @HaragoCadey-be8gv 5 หลายเดือนก่อน +6

    Gabdhaha rayen yaxye mxa laqarare wilasha lajirta ciyarta kudhelosa

    • @cimranjoker4948
      @cimranjoker4948 5 หลายเดือนก่อน +1

      Malaha ciyarihii hore masoo daawan xaliimo 😂😂

  • @yussufhussein260
    @yussufhussein260 5 หลายเดือนก่อน +3

    The ladies have won the match Yahye that is unfair Indeed.... congratulations Ladies

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ciyaarta qeeylada halaga joojiyo afka cali mar kasta gabdhaha qeeylo uga badiyaa laga bilaabo Ciyaarta soo socoto qeeylo waa ku celis

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 5 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdhaha aya badiyay runti

  • @TutorVlogs
    @TutorVlogs 5 หลายเดือนก่อน +1

    Team gabdhaha Guulestay

  • @AbdihafidMohamed-kbbb
    @AbdihafidMohamed-kbbb 5 หลายเดือนก่อน +3

    Yahya iyo hayaat ma isla dhasheen❤

  • @Omarabdulaahimaxamuud
    @Omarabdulaahimaxamuud 5 หลายเดือนก่อน +5

    Big legend legend

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 5 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢😢

  • @mahamedabdullahisheekh6846
    @mahamedabdullahisheekh6846 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaxye waa qayaano gabdhaha guuleysteen waad ka qaldan tihiin

  • @Eprahim_1
    @Eprahim_1 5 หลายเดือนก่อน +4

    First comment like dhac kusii 😂❤

    • @FadumoMaxamud-wu7lr
      @FadumoMaxamud-wu7lr 5 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂 vaar ka an so qaban lahaye😂

    • @Eprahim_1
      @Eprahim_1 5 หลายเดือนก่อน

      @@FadumoMaxamud-wu7lr ha so qaban is dhaaf 😂

  • @HabonMaxamed-f4e
    @HabonMaxamed-f4e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha maxaa uceeyiisiin faarax lagu baasto yaal yahow

  • @MunoCqaadir-z9x
    @MunoCqaadir-z9x 5 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa ila arkay in hal haween toban video ee duubaan😂😂😂

  • @NageleNagele
    @NageleNagele 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yahya am your big fans from gareee plz take my comment

  • @zakariyequmbe1970
    @zakariyequmbe1970 5 หลายเดือนก่อน +1

    Manta shilfan und manta way u fadhida

  • @BisharoAbdiMohamed
    @BisharoAbdiMohamed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha waa qayatay waxa guuystay gabdhaha

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 5 หลายเดือนก่อน +3

    Team Dumarland 🎉❤🦾💪

  • @ibrahimaadamabdi635
    @ibrahimaadamabdi635 5 หลายเดือนก่อน +2

    yaxye sxb barnaamij.kan in an ka mid noqdo rabaa xfd buula.xubey jogaa mel aan kala so xariiro wan wayay ila so xarir haday macqul tahy

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xayaad iyo teamkeda aya badiyay waa qayaanten gabdhaha

  • @diriwadnekaape89
    @diriwadnekaape89 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horta dhuubo dhex yar ma alpha ayaa dhahay iska daa team kaas😂😂😂

  • @siyaadchannel1439
    @siyaadchannel1439 5 หลายเดือนก่อน +1

    Game qiyaano waayo gabdhaha ayaa badiyay

  • @baashiqaran7280
    @baashiqaran7280 5 หลายเดือนก่อน +1

    Team dumarland cadaalad daraa la idinku sameeyay
    Washamsi ku qaada awoodiina tusa ilaa gabdhaha lacagtooda ay ka helayaan

  • @Keif49
    @Keif49 5 หลายเดือนก่อน +1

    Marwo buldhuq kabtan kadhig

  • @zadaamahmedabdirahmaan6862
    @zadaamahmedabdirahmaan6862 5 หลายเดือนก่อน +1

    Var waxa lagabafiyaya waaa team afka cali❤❤❤😂

  • @ShucaybxasanIbnujidaal
    @ShucaybxasanIbnujidaal 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha ayaa gùulaystay

  • @RaxmoRuuxi75
    @RaxmoRuuxi75 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fiva Xaliimo😂❤

  • @XaawoAbigail
    @XaawoAbigail 5 หลายเดือนก่อน +1

    team xayaat

  • @CabdiqaniMuumin-i1w
    @CabdiqaniMuumin-i1w 5 หลายเดือนก่อน +1

    Badhao afka cali guul dumar kama badinayan❤

  • @MohamedHasan-k4x
    @MohamedHasan-k4x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Afkacali waa ku wataa😂

  • @Mubaarikismailmohamoud-u4l
    @Mubaarikismailmohamoud-u4l 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaxyow xayaat iyi sayga wayku xanteen wlhi videoga daawo markuu baxay saygu 😂😂😂😂

  • @Abdiwhaab-e7p
    @Abdiwhaab-e7p 5 หลายเดือนก่อน

    Afka cali legend waa kuwataa ani

  • @Shamnaz608
    @Shamnaz608 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horey usoco wll❤

  • @Sqez907
    @Sqez907 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maalin kaste waa la khiyaama Masaakiinta 😂💔

  • @OsmanAbdulkadir-j4k
    @OsmanAbdulkadir-j4k 5 หลายเดือนก่อน +1

    Team xayaat are the winners it's not fair

  • @dalmarabdallah544
    @dalmarabdallah544 5 หลายเดือนก่อน +1

    Axadkaan kalsoonida xumada heesa mexe tahay uu la qeelinayo

  • @IlyaasAhmed-eq9xm
    @IlyaasAhmed-eq9xm 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xlimooyik walagaday

  • @AliyareLove
    @AliyareLove 5 หลายเดือนก่อน

    Legend king yaxye Hunter 😂😂😂❤❤

  • @kunmahdideblacksnake1487
    @kunmahdideblacksnake1487 5 หลายเดือนก่อน

    bagdaha badiye

  • @Barroow77
    @Barroow77 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xalimo wataa aniga😂

  • @mohamedyousuf-e1z
    @mohamedyousuf-e1z 5 หลายเดือนก่อน

    WIILASHU IS BAD`BAADIN MALAHAYN, WAA LA KHIYAAMAY HABLAHA RUNTII

  • @Barroow77
    @Barroow77 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kabtan marwa buldhuq ka dhig

  • @HakiimeNuur
    @HakiimeNuur 5 หลายเดือนก่อน

    Afka

  • @muhanadsantos4156
    @muhanadsantos4156 5 หลายเดือนก่อน

    Cadaalad ma aha wlhi ragaa la jirta zhp ciyaarta cadaalad ka dhig

  • @mohamedahmed152
    @mohamedahmed152 5 หลายเดือนก่อน

    Ciyartan gabdhaha aya reyay yahya cadalad ma jirto miya

  • @MohaaJunior-l5z
    @MohaaJunior-l5z 5 หลายเดือนก่อน

    Awiiin kedsane

  • @Cabdiqanidiin
    @Cabdiqanidiin 5 หลายเดือนก่อน

    AFKA ALI GULGUL

  • @ilkacase0000
    @ilkacase0000 5 หลายเดือนก่อน

    Faarx gul

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 5 หลายเดือนก่อน

    Team afka cali saar like

  • @istahilali
    @istahilali 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alaa yamesha ikenaa afka Ali ka cilbixilaha

  • @AhmedSulaiman-yf6ns
    @AhmedSulaiman-yf6ns 5 หลายเดือนก่อน

    Afka cali wlhy caadi maaha😅😅😅

  • @nadiiraxaamud9232
    @nadiiraxaamud9232 5 หลายเดือนก่อน

    Team xaliimo no hooz😂❤❤❤

  • @Alfredo-v7i
    @Alfredo-v7i 5 หลายเดือนก่อน

    Afka cali ghabdah ka xhiisho niyoho waxaga kftan rer badiyo mesha la imadaye

  • @ZakariyeCabaas
    @ZakariyeCabaas 5 หลายเดือนก่อน

    Indho iyo buldhuq maisladhashten

  • @AbdiAbdille-u2n
    @AbdiAbdille-u2n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhaha aya badiyay runti

  • @Najuuomar418
    @Najuuomar418 5 หลายเดือนก่อน

    Afka cali sharciga ciyaarta uu ku dhelay shurud ka mid ahna jabiyay wayo qalada mamnuc

  • @T.cabdala
    @T.cabdala 5 หลายเดือนก่อน

    @❤❤❤😮

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye plz marwalba ciyaarahan okale xayaat kaso qeybgali wlh wey shidaa ciyaartaaan ,gabdhaha kale dhan markey kabtanka yihin wey dansanyihin sida marwabuldhuq,xaliimo iyo kuli lkn xayaat gobta dhan shactire kadhigta nosoo wad plz

  • @KhalifElmi-g2z
    @KhalifElmi-g2z 5 หลายเดือนก่อน

    Qiyana wlhi afka Ali wuqiriri

  • @sihamcilmi1957
    @sihamcilmi1957 5 หลายเดือนก่อน

    The game is over yahye 12:08.what is this? Isn’t fair brother the girls won.

    • @2daysago_
      @2daysago_ 5 หลายเดือนก่อน

      Final nimanka isbadbaadis ayey leeyihiin maadama hal qof soo haray. Gameka sax waye mise caawo ayaa kugu horeeso wll. Sidaas ayaa lagu dheeli jiray video yadii hore soo daawo

  • @AnwarinaHire-vv1ju
    @AnwarinaHire-vv1ju 5 หลายเดือนก่อน

    𝗛𝗮𝗹𝗶𝗺𝗼 𝗯𝗲𝘀𝘁 𝗽𝗹𝗮𝘆𝗲𝗿 𝗰𝗮𝘄𝗮 𝗿𝘂𝗻𝘁𝗶𝗶

  • @IfaaxNuur-kp5lo
    @IfaaxNuur-kp5lo 5 หลายเดือนก่อน

    Xayaad

  • @shukriadansalaat
    @shukriadansalaat 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkk

  • @clsalaansiciid6095
    @clsalaansiciid6095 5 หลายเดือนก่อน

    Ragland😂

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye gabdhaha ayaga badiyay wa laqayaanay sorry

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @FatumaDakat
    @FatumaDakat 5 หลายเดือนก่อน

    Qiyanolow😅😅😅

  • @KhadijoCilmi-k7v
    @KhadijoCilmi-k7v หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂kk

  • @galadyare620
    @galadyare620 5 หลายเดือนก่อน

    Dacad wilsha waa laga badiyay ciyata qayano wye

    • @2daysago_
      @2daysago_ 5 หลายเดือนก่อน

      Finalka wiilasha isbadbaadis ayey leeyihiin qiyaano ma ahan sax waye

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 5 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم عل نبيا محمد ❤

    • @Sucdiqurux81
      @Sucdiqurux81 5 หลายเดือนก่อน +2

      Scw❤ scw❤ scw ❤