Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @sudan976
    @sudan976 3 ปีที่แล้ว +7

    احب جدا اغاني هذه الفنانة الرائعة ... من هنا احي الشعب الصومالي الشقيق لكم التحايا النواضر من السودان

  • @Jeneyi
    @Jeneyi ปีที่แล้ว +4

    أحبت السودان واحبها أهله رحم الله الحنجرة الذهبية مغول.

  • @عبدالعزيزحامدعبدالعزيز
    @عبدالعزيزحامدعبدالعزيز 7 ปีที่แล้ว +50

    حليمة خليفة عمر بعوووول
    فنانة كبيره في الصومال
    تحية طيبة الي الصومال وشعبها نحن في السودان نحبكم

    • @mohamedabdihafidissak4759
      @mohamedabdihafidissak4759 7 ปีที่แล้ว +3

      عبدالعزيز حامد عبدالعزيز
      شكرا حبيبنا....
      وكلنا إخوان....
      وحقيقة الحكومه السودانيه و شعبها م قصرو معانا!!
      شكرا جزيلا لكل السودان!!

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 4 ปีที่แล้ว

      بس ماتت من زمان الله يرحمها

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 9 ปีที่แล้ว +20

    allow kuu naxariiso eedo macaan janadii rabbi kuugu deeq aaaaaaaaaaaaaaamin

  • @jeneralsooyaal3447
    @jeneralsooyaal3447 11 ปีที่แล้ว +12

    maasha allaah sudanta waagi hore soomalida markay arkaan waxay ugu yeeeri jireen naas xaliima

  • @cumarcirrodirie8148
    @cumarcirrodirie8148 6 ปีที่แล้ว +9

    I'm daarood and I love magool because she is the symbol of all Somali people ... big respect for what you done Somali music .... we can't still find another magool, precious .

    • @siradm
      @siradm 4 ปีที่แล้ว +3

      Say I am Soomaali

    • @abdimohamed8013
      @abdimohamed8013 ปีที่แล้ว

      Who cares about ur tribe u fucking piece of a shit I'm daroods as if daroods is something to be proud of

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 ปีที่แล้ว

      Foolxumadeenii miyaad calamku af uugu fahmaayo ugu sheegee rabi ayaa kaa dhigay alxamdulilah dheh ku qanac inaad somali tahay

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

      Daarood waa gudaafad

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      @@dalaisacgibril5899 sxb intaadan qabiilka dhan ee sumcada iyo sharafta ku dhax leh ummada aadan af lagaadayn maad isaga caydid horta kow

  • @ahmed-bi4yb
    @ahmed-bi4yb 5 ปีที่แล้ว +3

    Dabcan cawa anaa Khartoum dhex fadhiya.
    Dhul fanku qiimo ka leeyahay
    Dhul aad kala garanaysid waxa heesaya kombutar iyo qof midkuu yahay.
    Codkaas dananka iyo naxariistu ku jirto ku raaxaysta.
    Eebe naxariistiisa haku galado abwaaniintii iyo akhyaartii ka danbaysay miraha iyo codkaba

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +2

    A U N, boqoradii codka xaliimo khalif cumar(magool).

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว +9

    جمال واناقه تتميز بيه فنانتنا الملكه حليمه ذات حنجره دهبيه واحساس

  • @عبدالرشيدسانتيس
    @عبدالرشيدسانتيس 4 ปีที่แล้ว +3

    Lagoste Kartoum
    Ka shidneeyd fanka somaliga awgii
    27 sep 2020

  • @warsameamalle8831
    @warsameamalle8831 6 ปีที่แล้ว +8

    Magool waa hargaanti weyn oo fanka Soomaalyeed meel aad ugu weyn uga jirtey. Allaha uu naxariisto: Ereyaddii abwaan Abdulkhadir Ali Igal iyo muusikaddii Cabdulqaadir Muuse lugey.

  • @youshikh1315
    @youshikh1315 10 ปีที่แล้ว +22

    wow ilee carabigana waa ku dhereysay edadeeey viva magool

    • @MohyadinSheikhAbdi-n3m
      @MohyadinSheikhAbdi-n3m ปีที่แล้ว

      100% weliba heer ragga ugu taajirsan soodaan soo doonteen baa la gaarey ayadana waxa ay ku jawaabtey nin aan somali aheyn nin uma aqaan.

    • @mataanyare611
      @mataanyare611 7 หลายเดือนก่อน

      @@MohyadinSheikhAbdi-n3msiyaad bare xataa wuu udiidan iney guursato ninkiina waxaa lagu qanciyay iney clanka wadanka lamid tahay

  • @Xodayo
    @Xodayo 15 ปีที่แล้ว +4

    Wonderful Magoooooooooool, You will always be in our heart. May Allah take your soul to Jannah, what GREAT singer you were.

  • @knowledgewisdomchannel615
    @knowledgewisdomchannel615 8 ปีที่แล้ว +4

    I couldn't agree with you more, Mohammed Nur Hashi. so well done for being honest and telling how it is for those of us, who do not appreciate what one of the greatest Somalian singers had done in their time for both their country and people. I don't really know what Magool had done wrong, but I know that she had even represented Somalia with another singer Tubeec in Nigerian in the 1970s or there about.

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء لله احيا صوت الجميل الفنان حليمة خليفة الصومالية الله يرحم

  • @AhmedAli-ic1xf
    @AhmedAli-ic1xf 3 ปีที่แล้ว

    Xaliimooyinkii hore aqoonbay lahaayeen Alle hawnaxariiste kuwan iminka aqoon daro akhlaaq daro

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 3 ปีที่แล้ว

    Halima omar khalif magol waxay ahayd marka laga soo tago codkeeda iyo hal abuurnimada inay ahayd qof aqoonta ama luuqada qalaad ku hadli taqaan
    Alle ha u naxariisto habaryartey mcn iyo intii dhimatey

  • @Faaizza
    @Faaizza 11 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Alah cod wacaneey Boqoradii codkaay Magool ilaahoow janadi Fardoowza kaa waraabi qaladkii kaa yara dhacay ee somaalida qaarkood kugu maagayaan ilaaho kaa cafi ilaah umbaan qaldamin bini aadam waa qaldamaa adigu afka umbaad wax ka tiri dad baa dad dilay Boqorad codka somalia baa tahay ilaahoow kuu dembi dhaaf mid adoo kale ah maba jirto ALaha Raxma Raaximiin My Queen Magool

  • @mysalah06
    @mysalah06 15 ปีที่แล้ว +4

    I love you Xaliima Khaliif Magool my Allah forgive all your sins and grant you Janatual Fardus.

  • @felisabdi766
    @felisabdi766 6 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaah, Allaah kuu naxariisto

  • @SiciidMaxamuudsiraadley
    @SiciidMaxamuudsiraadley 7 ปีที่แล้ว +17

    Taageerada ugu weyn magool waxay ku leedahay Somaliland aad baa looga dhegeystaa, radio hargeysa kayd badan buu ka hayaa, Magool Allah dembigaaga ha dhaaho

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 ปีที่แล้ว +2

      Halyey Qaran ilaahay NAXARIISTII janatul fardaws ha ka waraabiyo iyadiyo wixii muslim ah ee DHINTAY fanaanad cajiib ah oo qalbiga dadka in badan ku wayn bay ahayd aun xaliimo khaliif cumar magool

  • @rashiid187
    @rashiid187 6 ปีที่แล้ว +2

    R.I.P Magool. You had the most beautiful song.

  • @jinniekercheval3845
    @jinniekercheval3845 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla yaa raxma maamo magool best of best

  • @omarislow7391
    @omarislow7391 8 ปีที่แล้ว +9

    magool waxey aheyd mid kamid ah fanaanita utaagna inaey somali iyo sudan walaalobaan.

  • @abdurahamninjira1288
    @abdurahamninjira1288 8 ปีที่แล้ว +16

    waligay maan maqlin xaliimo khaliif magool oo qabiilka hadlaysa ama lagu xamanayo waayaab
    mam xaliimo waxay ahayd calaamadii umada soomaliyed aadna waa loo wada jeclaa
    somali oodhan
    alle haw naxariisto
    anigu waxaan ahayn nin reer hargeisa ama somaliland maamo xaliman somaliyad qaaliya ayaan u aqaanay
    una aqoosanahay alle kuu danbi dhaaf

    • @jibojibo7499
      @jibojibo7499 6 ปีที่แล้ว

      Abduraham Ninjira12 runta ka hadashay prd magoool

    • @abdikanimuse2715
      @abdikanimuse2715 5 ปีที่แล้ว +1

      waxaan filaa dagaalada sokeeye markay socdeen maadan dhalan

    • @adenismail6487
      @adenismail6487 5 ปีที่แล้ว

      Xaliima khaliif way kaqeyb qaadatay dagaaladii sokeeye USC bayna lasocotay muuqaaladda waa lahayaa

    • @dhababanemoore1171
      @dhababanemoore1171 5 ปีที่แล้ว

      @@adenismail6487 haaa iyadoo leh faqashta cayriya
      Lkn iminka marxumad weye
      Allaha qabriga u nuuriyo

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 4 ปีที่แล้ว

      @@dhababanemoore1171 erayga faqashta maxaa laga wadaa asxaabta haley sheego meelo bdn ne waan ku arkay

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +11

    Allah kunaxariisto Sorry Magooley Dowlad kameysan dambeyn Baqti iyo dad qabiilka Dhuuxa iyo lafaha kadagay ayuu dalkii uxayiranyahay..
    Allah kunaxariisto Habo

  • @hasanalgatra734
    @hasanalgatra734 ปีที่แล้ว

    رحمهم الله رحمه واسعه الأستاذ محمد سليمان وحليمه خليف مغول

  • @warsameahmedamalle6284
    @warsameahmedamalle6284 9 ปีที่แล้ว +5

    Forever MAGOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

  • @muminusleye1652
    @muminusleye1652 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah alwo u naxariso wabari

  • @maxamedofficial8990
    @maxamedofficial8990 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy ha unaxariisto fanaanada

  • @jibojibo7499
    @jibojibo7499 6 ปีที่แล้ว +4

    Magoool maba amiin sani inay jirto fananad lamida alle ha Ku naxaristo

  • @mohamednoor8209
    @mohamednoor8209 7 ปีที่แล้ว +20

    daarood waxay ka dhintaan qof hawiye ah taariikh meel fican kagala marka iska daaya sayraban ha u had lane

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 7 ปีที่แล้ว +7

      mohamed noor ka daa ina adeerow saas ha u dhigin walalo ayaan nahay idilkeen gabadhaana allaha u naxriisto abaal weeyn iyo duco ayeey ku leedahay muwaadin kastoo soomalia walal macaan waan jecelnahay dhamaan fanaaniinteena

  • @amiirshekh7292
    @amiirshekh7292 5 ปีที่แล้ว +2

    الله يرحمها ويغفرها يا بنت بلادي

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 ปีที่แล้ว +1

    MAgool jano gal.... legend.

  • @dhababanemoore1171
    @dhababanemoore1171 5 ปีที่แล้ว +1

    This song was preformed in African Union in moqdisho
    With other singer mr mohamed saleeban tubeec

  • @hanadhari6062
    @hanadhari6062 7 ปีที่แล้ว +9

    jecliyaa jabka daarood faanbadne
    viva hawiye

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 3 ปีที่แล้ว +1

    Kulmiye kheyre warsame medical education africa

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo yaasalam

  • @khadarcismaan1347
    @khadarcismaan1347 7 ปีที่แล้ว +1

    ala maxay dunuub shaqaysdeen ilaahay khayr ha ugu badalo

  • @Zeygedi
    @Zeygedi 7 ปีที่แล้ว

    War marxummada iska daaya. Allow u naxariiso dhamaan intii dhimatay.

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 5 ปีที่แล้ว

    Ala yaraxma habyar am still love you

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 4 ปีที่แล้ว

    Magool waa ku jecelnahay Alaha qabrigada kuu waa siiciyo.
    Ma gafe waa Alah.

  • @jinniekercheval3845
    @jinniekercheval3845 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaas been waaye qabiil iyo qurun weyka sarreeysaa halyeey sharaf baddan Magool khaliif waa calaamadda isku duubni Soomaali qof kale oo sikale dhaho wwaa jaahil cudur qabiil u dhimanddoono waxaas waa been sharafta maamo Magool soomaali waa tan ugu sarreysa Alla yaa raxma

  • @ugaasbadri5265
    @ugaasbadri5265 3 ปีที่แล้ว

    Marxuumada ka daaya waaxa aad daba wadan ilaaahay ka baqa ilaahay janatul firdowsa hageeyo

  • @abdi7079
    @abdi7079 7 ปีที่แล้ว +2

    waxaan la yaabaayee Kuwait cuqdada qaba ee leh magool waa qabiil dad Bay afkeeda ku dishay war som maahayn ninkii markii 1991 guubaabada ku dhaanteynaayey mu alifka weyn ama abwaan mohmud abdullahi isse sangub ee uu lahaa waa adigaan saliga iyo sariiraha watee xaggee baad ku seexan doontaa

  • @maryanmohamud2541
    @maryanmohamud2541 11 ปีที่แล้ว +2

    ♥♥

  • @gobaadgaridumar2730
    @gobaadgaridumar2730 4 ปีที่แล้ว

    Ilheyow janadii kugu bisharey

  • @abdi7079
    @abdi7079 7 ปีที่แล้ว +1

    cuqdada iska daayo dad wada dhashay waa dagaalaa idmo hooyo wada dhashay oo Guri wada jooga ayaa maalin walba dagaalla wax wayn maaha waa tas sanguba muqdisho fadhiya bal car arka qof wax ka sheegaysa wallahi reer muqdisho waa dad hore u maray oo wax badan idinka horeey war qabiil aya goo fanaanka u caynaaya ma arragteen

  • @jabraanaa768
    @jabraanaa768 8 ปีที่แล้ว +1

    haaaa qatar

  • @Mustafayare
    @Mustafayare 11 ปีที่แล้ว +12

    maamulkii siyaad bare waxuu ka hor yimaado ma qabiiliiste, Magool dad ayay u tahay Mujaahidid, ee wax ka dhaha.. kkkkkkkk

    • @kushish2749
      @kushish2749 6 ปีที่แล้ว +1

      Nasab habargidiriya al caraboya khaliifatu daarood kkkkkkk dameerada daaroodka waa cirdeeysey ciil urabaan dhagahooda hal ii and ka baqaan

    • @dardaahassen5696
      @dardaahassen5696 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk
      Habargidir miyay u datay
      Lkn dagaal ku ma dhiman

    • @gobaadgaridumar2730
      @gobaadgaridumar2730 4 ปีที่แล้ว

      Maskiba tahaye e alha ku cafiyo wad bugtahe

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

      @@kushish2749
      Akhas horta dadka aad ka dhalatay waxay taariikdoodu bilaabatay 1991 iyo dagaalkii ahliga. Habartaan Maxamed Siyaad ayaa ka dhigay Fanaanad Qaran. Kadib sharaftii ayey iska qaaday waayo qof markiisii hore cuqdad qabay oo aan sharaf lahayn waa sidaas. Waxay mudatay sidii ay u dhaqantay oo cidlo ayey ku dhimatay ayadoo ganlan ah. Halka Fanaaniintii Qarnka ee ayada la ayniga ahaa ay markay arken masiibadii dalka ka dhacday ay ayagoo walaalaa iska kaashadeen inay ka baxaan. Iyadu mooryaantii cideeda ahayd ayeey hubka u qaaday.

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 5 ปีที่แล้ว

    Boqorada codka somaliyed Aun

  • @abdi7079
    @abdi7079 7 ปีที่แล้ว +9

    dagaalna way yaqaannaan nabad waa yaqaanaan ee wasaq iyo cuqdad qabiil kuma jirto mana ka samaysna ee iska illooba oo qayrkiin la jaanqaada

  • @abdimajidmohamed4067
    @abdimajidmohamed4067 7 ปีที่แล้ว

    asc sxbyaal ma arkaysaa ax yaa qaraami ax wan ilmeeyay iswaraysi sxbyal me bro zaki diini 4475289 hargaysa.

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 7 ปีที่แล้ว +3

    Xaliima Khaliif Magool (A.U.N)waxaa ALLE hibbo u siiyey,in ay noqoto,boqorada codka ee Qowmiyadda Soomaaliyeed.Shacabka Soomaaliyeed way ay jecelyihiin fanaanada leh codka iyo masraxiyadda ,abid la xasuusan doono.

  • @ramlocabdi3635
    @ramlocabdi3635 6 ปีที่แล้ว +1

    Bakh bakh'daa haya adeer haday qarankii ay magool ahayd yaa ku cayaaray? Oo u madii qabiil u xasuuqay waa siyaad barre! Marka magool ma waxaad rabteen inay u heesto siyaad bare waa maya ma dhacayso taasi marka sheekada raqiiskaa adeer meelahaa la aada pooool shiiit!!

  • @indhadeeqsofia3575
    @indhadeeqsofia3575 11 ปีที่แล้ว +4

    war shaqa yeesha afkinana kala baxa mogool somalida dhan aa wado dagalo ugayaal ah iyada maxa niitusay uf

  • @imanbadawi2826
    @imanbadawi2826 3 ปีที่แล้ว

    شوف الجمال والاناقة زمان ...الحين بلادنا تشوف المراة تمشي في الشارع لبس في منتهى القبح و البهدلة ..زمان الناس تلبس و تهتم بمضهرها

  • @ahmedabdi9379
    @ahmedabdi9379 8 ปีที่แล้ว +1

    +Moha Abdi hahahaha abow somali waa somali malay katimidbo ee si cabsi ilahi iyo cadaaladi ku jirto u hadal wax kale sheeg lkn dadka walaalaha ah waliga hakala soocin maskaxda balaari cudurkana iska bix

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 8 ปีที่แล้ว +1

    dad badan ayay afkeeda ku dishey laakiin ilaah baa kala xisaabtami waxay ahaydba waase gabadh soomaaliyeed , seben xumaaday bay la kulantay

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +6

      AWAYS GEEDOOW LAMADEY
      Koley Cabdulahi yusuf iyo Siyad bare intey dileen kabadan meysan dilin Ayadu. ...So That Halka iyaga lagawaraabiyo unbaa lagawarabin Shut uuuup😈

    • @ismailmohamed8548
      @ismailmohamed8548 7 ปีที่แล้ว

      Dr_ Sihaam kkkkkkkk waa sidaa.

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 6 ปีที่แล้ว

      @@dr-sihaam1041 ninkaan ama naagtaan jiran magacyo bedelka badan waa iska hadlee.. Xaliimo aun caydiid kii bay u heestaa la yiri laakin hees isaga lid ku ah bay ahayd. Muqdisho wax dhoof ku yimid iskuma dhex haysan 😂😂😂😂😂. Wagaa ciyaal baa aha aad baan se u qoslay

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว

      @@qalbihodon721 looooolz allaha kacafiyo Gedo xataa wey uracday Caydiid, heeso badana qaaday waana mesha my mum kunacday Magool ayado her biggest fan ahayd looool, balse laga yaabo iney sikale wax u aragtay waqtigas ee ayka qomamaysay waayo 1992 gii shirkii Addis watii xasan aadan diiday inu salaamo magool anyways let allah be the judge soomaali qof dhintay iskadaya inad dhahdan alla uma naxaristo

  • @ShortmanShortman-wo6jv
    @ShortmanShortman-wo6jv 7 ปีที่แล้ว

    naa taada ka wal wal ilaah baa kula xisaab tami doona. qof waa hore dhimatay ayaad xamanay saa
    magool. AUN

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 ปีที่แล้ว

    People used to talk arabic but when they decided writing in latin Somali lost Arabic country

    • @mohamedhassen3958
      @mohamedhassen3958 5 ปีที่แล้ว

      Kushi sh, you are trying to make us among Arabic speakers, we are not Arab, and here’s the reality we are an unique nation pertaining our own language, history, culture, and distinct features.

    • @laanaa26
      @laanaa26 5 ปีที่แล้ว +2

      we never wrote in Arabic! even if our ancestors were Arabs they had to talk the original Somali language and then write it in Latin letters. by the way who ever says Somalis are not Arabs we are not fully Arab but we have Arabian blood in us doe! one of the biggest clan in Somalia like Darood and Isaaq are are Arab! and there is many more as well!

    • @adamali1196
      @adamali1196 5 ปีที่แล้ว

      @@laanaa26 hhhhh sheekoy ku nacay ordaha ada carbtii aad adoomaha u ahaydeen hadaydan soomali ahayn inleen laba qawmiyadood layskuma ahaado e

    • @laanaa26
      @laanaa26 5 ปีที่แล้ว +1

      @@adamali1196 You are ignorant for real! Go and do DNA test then don't be surprised, we all know that majority of Somali people have Arab background like DAAROODD,ISAAQ,ASHRAAF AND MANY MORE! don't chat shit unless you are stinky OROMO who calming us Somali by using kushik and many more stupid words to claim our land.