Noolada waaa I kaafiseeene haweeku ha sareeyo ha ka sareeyaaan aqlixumada raga iyo jaahilimada 100 qarni oo la so dhaaafay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Hala xidho laga roonaha xun ee hablihii aan ku faani jirnay caayey, ayga xun ee daaci isku sheega ah daaci maaha waa jaahil aan aqoon xaqa haweenka, Daaci saalax ❎️ Daciif Saalax✅️
Wa daalim xun oo aan wax akhlaaq ah laheyn waana ku daawanay hooyinkenna iyo gabdhahenni ninkaas halka uu ku nool yahay maamulka ka jira waa waajib in aay ka qabta dumarka
ManshaAllh ilahay haydiin xafiido dumarka ka dulmayana waa ladawanaya kelmedi mamad ee ahayd ha gursanina niin faqira ragayagi wakuwa deegdeega raligelinta ku kelifay marka daaci salax waad ku garaab joogtan wuxu ku hadlaayo ee geefka ku aah diinta islamka
Diinta aad ku Daba dhumanaysan joojiya adiga iyo kuwa kula midkaa Diintu ma waxay Tidhi dumarka Caya Oo waxyalo Xun ku Tilmama Horta Diinta Baro aduu afka uun Ha ka odhan diinta barte
Ninkaas yari dumarka kibir buu ku hayaa ee maxkamad ha la soo saaro diintana meel buu kaga dhacaa had iyo jeer dumaroow idinkuna dad laga badan yahay ma tihidin ee hooyo , walaalo , gabadh , inan , iyo wax wal oo fiican ee is dajiya
Dadkan dharka reer magalka uun bay iska sitaan wax denbiya may sheegin ku lahaa kk irsaqada ilahay ayaa haya gurkuna waa barako ilahay ayaa wax siin kara ka faqriga ah Mida kale kan dumarka wax ka shegayaa waa doqon kkk
@@abdillahinuux7583dee ninka lacagtale waa nin sidada shaqaystaye oradoo shaqayso waxba Dumarka Caydooda Meelha Ha ku soo qorine Ilaaahay ka xishoo aakhiro way damabysaye waxad ilawday inuu ilaaahay ku xisabinayo malin ayay laga Darantay ayaa iman doonta
Nacalaa ku yaalo maradiina madow ee gumeesihii carbta ayaa ku qasbay qarniyo hore Damiirka ayaad ka dhimateen ee waxbarta oo dharkii dhaqankeena qata Hadii kale nimanku habeenkii haniwasaan malintiina hanicaayan Mradan madoo ku lahaaba weey iska tuureen ee tuura
Anaa idinka celinaya qofkaas ,isoo taageera dumarow ,waan garaacayaa bastarka
😂😂😂😂😂
Wad iga qoslisay wllhi waad mahadsantahy wllo❤😂😂
Hooyo Hooyo Hooyo. Bal eeg Ragaad Xanbaartay siday kuu cayeen? Hooyo😭mee Ragii Damirkood fiicnaa? Hooyo somaaliyeed ayaan daranaa waayo wilasheedi baa cayaaya😭😭😭🙏
Waad I daweysen Hablahygi👸🏻👸🏻❤
Wow MashaAllah👏🏻👏🏻👏🏻💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Mnsha alh habluhu way sax sanyihin halosoqabto dumarka somaliyed ninkasi uu ku gafay
Ninkaa gabdhaha 25 jirka ku tilmaamay expired, sow ma oga in khadija radiya allahu canha iyadoo afartan jira 40 jir ah oo waliba garoob ah rasuulka salalahu calayhi wa salim oo aduunka ugu khayr badan uu guursaday. Daaci haacoo wa in lasoo qasbaa in uu aboolijiis ka bixiyo.
@@Remember1977 oo markaa adigu iyo khadija ma iska mid ayaad tihii walal ?
@@xamsemahdi3861
Idinka iyo rasuulka salalahu calayhi wa salim ma isku mid baa tihiin?
@@Remember1977 gabdha 25 dhaaftay cidan waxba kama fasho marka laga hadalyaa suuqa gurka inder warka oo cad
@@xamsemahdi3861
Taa adaa yidhi oo kugu kooban tahay, Allah ayaa calafkeena haya. Taas ogow
Hhhhhhhh
Waaw mashallah. Hadal karnimo 🎉🎉
masha allh allha idin xafido dhamntin
.. Ilaahay, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee, wuxuu yidhi : U guuriya gabdhaha idinka mid ah iyo kuwa dhawrsada oo addoommadiinna ah oo lab iyo dhedig ah, hadday faqiir yihiin, Eebbe wuu ka hodmin doonaa fadligiisa . 32]
masha allah waxaan rajaynaya in ay sida ugu dhakhsaha badan in looso qabto ninkaas
حسبنا الله ونعم الوكيل
حسبنا الله ونعم الوكيل
24 sacadood
24..................
Balaayo dhicimayso inshAllah
Noolada waaa I kaafiseeene haweeku ha sareeyo ha ka sareeyaaan aqlixumada raga iyo jaahilimada 100 qarni oo la so dhaaafay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Wan idin garabtaaganahay ninkaana halasoo xidho
Orda iska soo dhiiba 😂😂😂
Wasakhaa hablaha caayay hala soo xidho
Mansha Allah
Waa ceeb in hablaheena sharafta leh in la caayo. Ninkii caaya waa nacas daciif ah. Soomaaliya lama arkeen, haddii aanay dumar jirin.
Guulaysta wl
Ordoo guryihiinii qabta xishoodoo
Xaq ayay ku taaganyihiin hablahaasi waryaa.
Waaa in ninkaaa wajibkiisa lamariya xaqiiqatan
Wlhi hooyodiii sheik Salah suqaa Djibouti bey fadhisataaa isagaa hoyadiii war uheynbaa
Waan kanaxay caydaa habluhu shegeen
Hala xidho laga roonaha xun ee hablihii aan ku faani jirnay caayey, ayga xun ee daaci isku sheega ah daaci maaha waa jaahil aan aqoon xaqa haweenka,
Daaci saalax ❎️
Daciif Saalax✅️
Naagahan waashay ragii qabay mee
Daaci saalax noo soo xidha kulahaa
Naa guryihiina ku ekaataa nimankiinana raali galiya
( Naaqisatul caqli waa diin weeyaan )
Aderr ninkas gaf ku gestey waa inu rali galin ka bixiya waxba ninmnkina rali galiya hala so ordine😂😂
Subxaanallah Wllhi waqtigii la sheegay ayaa taagan
Illahay halaga cabsado
😂😂😂😂😂😂😂 oo maxa lugu soo xidhayaa daaci salax
Waad qaldantihiin
Gabdhahan waaruntood
Asc
Xaaladu farahay ka baxday
War nio dadkan may qayilqan😂😂😂
Nagahan ma xishoodan miya 😅😅
Mise qooq baa hayo😂😂😂😂😂😂
Dhileybaatahay
@@umalkhayromar8253 adiga miya ku was*y wll
Mise dubes baad rabta
Wa daalim xun oo aan wax akhlaaq ah laheyn waana ku daawanay hooyinkenna iyo gabdhahenni ninkaas halka uu ku nool yahay maamulka ka jira waa waajib in aay ka qabta dumarka
Nayada dacish dumarka walan ayu shagay 👋
Naa waynu qaraacayna isasoo diyaariya
Ilaahay ha barakeeyo hablaha way xanaaq hadleen lkn inay culimada afka ku taagto may ahayn
Maxay doqon oo dhami sida tvga sida loo soo istaago barteen😂
Dhiley
Dameer saalax inuu mashruucyadah nooguh soo qaata y ma hadalbaaka taagan hablihii hargeysah haynuh isdifaacnoh wllyaal ragg ma jiree😢
WAA AYO DACI SALAAX ????? SHEIKH DIRIR MUXUU KA QABAA ????????? FROM SAYLAC
Shaydaan saalax
Dhagax lagu arjumacayaa wxa zo bixi doona hablo ah araweelo anuh kaw ka ahey daaci yalidh halked gashey
Ninkaa halasoo xidho waanin xun waana inlaxukumo ninkaa
ManshaAllh ilahay haydiin xafiido dumarka ka dulmayana waa ladawanaya kelmedi mamad ee ahayd ha gursanina niin faqira ragayagi wakuwa deegdeega raligelinta ku kelifay marka daaci salax waad ku garaab joogtan wuxu ku hadlaayo ee geefka ku aah diinta islamka
Waa kuwii dada 25 dhaafay 😢😢😢😢😢
Doqon allhow yaa og sidaad u fadhiday futda ku jilicday orod shaqayso dumarka intad cayeeysid
MAXAD UGU DOODAYSAN GABADHA BENTA SHEGTAY NABIGU SOWKII YIDHI BUSARADA KAGURSADA XAGAY KA KENTAY DALIILKA AYSHEGAYSO ORDOO GURYIHINA KU NOQDA
Naa diinta Barta oo nacasnimada Kala tag oo guryihiina ku ekaada
Diinta aad ku Daba dhumanaysan joojiya adiga iyo kuwa kula midkaa Diintu ma waxay Tidhi dumarka Caya Oo waxyalo Xun ku Tilmama Horta Diinta Baro aduu afka uun Ha ka odhan diinta barte
Ninkaas yari dumarka kibir buu ku hayaa ee maxkamad ha la soo saaro diintana meel buu kaga dhacaa had iyo jeer dumaroow idinkuna dad laga badan yahay ma tihidin ee hooyo , walaalo , gabadh , inan , iyo wax wal oo fiican ee is dajiya
Walaalculumo majirto waa waxa culuma inta eebe ka cabsooto ayaa culima kadalika inamaa yakhsha lahu min cibaadihi culumaa oo macnaheedu tahay kii kacabsoodo adoomihiisa culuma ah
Waar. Hablaha. Ka daaya. Cayda. Iyo. Af. Xumada
Waxan dawlad lama urankarro
Dumarka muslimka ah ilaahey ayaa sheeygay in gurigiina aad jooktaan oo raga muslimka ah aad hor cararina afkana aad la soo galina diinta islaamka iyo raga muslimka ah maxaa yeelay ilaahey ayaa masuul idinkaga dhigay raga in aad adeecdaan oo amarkiisa aad qaadataan sidaasi ayaa ilaahey idin faray hadaad Dumarka muslimka ah aad tihiin ee iska daaya dhaqanka reer galbeeydka iyo gaalada macsalama
Oo dumarkii minority group miyaa
Yaaa maxay culimo tirisay lkn 😂
Naagan.waashay yaa ka masuula😂😂😂😂😂😂
Naagoo cid idin tixgilinaysa ma jirtee meelfariista Nimanku diinta Ragaa iskaleh
Waligiin baroorta
Dee adeero aayad quraanay ka hortimid
Allahu akbar. Dadkii sowkuwan wareeray. Dadku ma bilaa camal baa ?
Ninkan cayay Dumarka Ee Wax ka sheegayaa Camal manu lahayn wllo
Wll habluHuu miyaanay xishooonayn
Adigu adaba bilaa dhaqane xijaab soo xidho
Dhiley baatahay yadaah kaasharaf badan
Faarx luga baasto akhlaaqda laguna barayaa
#Daaci saalax waxa uu idinku guubaabiyey kuwiina 30jirka , 35 iwm inaad hore ka guursataan oo aan waqtigu idinkaga dhicin nin lacag leh raadintii .
Wllo guurkii Sawta laga dhigay waxa uu qofku gacanta ku Haysto maad ilawday inuu guurku yahay arsaqad uu ilaaahay bixiyo
@@hoodoayaansacad1153 haa runtaa weeye wllo mahadsanid 👋
Stay home 😂
Hhhhhhhhhhh Waala Wareeray Xataa Diintii Rag iyo Dumar baa Lookala Saftay
Loma kala Bixin Ee Wax yalaha qaldan in la iska qabto maha in la kala safty
Anoogo Dhan waan waalaney ayaa idiin baxaysa 😂
Hadii sharaf leedahy ma muraayada ayd is hortaagi lahayd
shadhaab 😤
Runtaa weeye guryohooda ayay joogi lahaayeen
@@abdillahinuux7583 shadhaab adiguna
Daci salax mise doqon salax
Taani waa duliyad
Orod shaqayso fadhiga ayad ku raagtay ee
Horta ninkan daaciga sheeganayay wuu qaldan yahay markastaba lkn gabadhii hadashay yana way qadldanayd oo xadiiskay daliilka usoo qaadatay iyo waxay ka hadlaysay iskuma dhawayn lkn raali galinbay kabixisay ninkana waa la idinka qabanayaa wasaaradii diinta iyo awqaaftu way seexatay shaqadooda way gabeen qaylada dadkay kutoosan
Ninka waaa lagu kacay kkkkkk dumarland fadhiista waaa laydin layn doona
Kir waryaa😂😂😂😂
HAWEENKAN. IYO. RAGAN. DAACIYADA. SHEEGANAYA. MA. WOWMULUUDKII. BAA. WAAR. WAA. WAA. MASHRUU QALAADE. GACAN. BIRA. HALAGU. QABTO. DHAMAANTOOD.
😂😂😂😂😂
Naa Rag ayaa idin qabee ka xishooda wax kale ayd wadaan
Damiirku markuu kaa guura wax kasta waa kula caadi adigu xishood huuno
Maxaa i toobiyaan nabaday laba dumaraa ku filan maxaa sinjigeena jaahil ugu badalyaa shanteena farood baa ku filan haduu sharci qaban waayo waa lagu tuurayaa jileec meel inaga dhiha alx haday diin igaga badin hadan diin la aan nahay lahayd mata adoomo baa jiri lahaaa
Dadkan dharka reer magalka uun bay iska sitaan wax denbiya may sheegin ku lahaa kk irsaqada ilahay ayaa haya gurkuna waa barako ilahay ayaa wax siin kara ka faqriga ah
Mida kale kan dumarka wax ka shegayaa waa doqon kkk
Gabdha way qaldanay wayo isaaqada ma iyadaa uhaysa fiqiirka sow ilahaay ma bixiyo
Waad ku qaldan tahay saas maxaa yaalay raali baad ka ahayeen doondiisa side uga caban kartaan dood aad raali ka tihiin
Dhillo casar ayd tihiin waa cajiib naa guryihiina ku ekaada naagta diin sheeganeysa ee leh nin lacag leh guursada ee California iyo dabeecad iyo diinba aqoon waa cajiib waliba waxay dhahdey sadar diiniya ayn hayaa waa cajiib naa ka fariista reer abaarso ayd tihiine
Hooyada ba dhilo ah garac meherka horti dhashay baad thy
Dhilay khaniisah ayaa tahay oo xaaran laguh dhalay abaah wase
Waan idin taageeraynaa wallahi dumarka somaaliyeed waa kuwa ugu xruxbadan ugu karti badan ugu dulqaad badan 9 sagaal ciyaala koriso waa gabadh somaaliyeed
Dumarka ha loo hiluyo
Waxaan beri hore maqli jiray aduunyadan Dumar ayaa rogaya, waa Run , maanta ayay taasu taagan tahay.
Waa hablihii daaci saalax ka hadlin jirey ee Guurka ka raagey siday nin lacag leh usugayeen .
@@abdillahinuux7583dee ninka lacagtale waa nin sidada shaqaystaye oradoo shaqayso waxba Dumarka Caydooda Meelha Ha ku soo qorine Ilaaahay ka xishoo aakhiro way damabysaye waxad ilawday inuu ilaaahay ku xisabinayo malin ayay laga Darantay ayaa iman doonta
Naagaha la kufsanaayo ha joogaan guryahooda
illhay gafka u ka yadhsiya lkn kagama tago
Sax
Raaliyo maqayliso
Naa oromo ayd tihiine order taga
Daaci saalaxi miyaad guulaysaan.?
Daaci saalax ma Iphonekiiniibaa u iibiseen si aad uguursataan afar afar😂😂😂😂😂
Now now now waxba lamaydan shir imane ordoo guryaha fadhiista
Allah ka cabsata sharciga rabbi ha khilaafina dumarow hano qonina dumarkii reer bini isra iil ku cadabay fitnada
Waxayadan garanayn ha dhexdabaalanina
Ninkas wxu dumarka kulaha wku saxna miya ader ninkas ku so dheh ilaahay ka cabso
Inagaa xidhanayna shaydaan saalax
Dumar laanow waa inoo dagaale kaas aan iska celino shaydaan saalax
Been been weeye xaqiiqada ayay diidan yihiin yaa igu raacsan
Shaqayso dulayste aya tahay jilicsan
Cadee wuxuu yidhi Daaci Saalax, hooyo wasaarad iyo baarlamaan raali-galin ku qasbay ma jirto...
Kkkkkkk
Kkkkkkkk
Nacalaa ku yaalo maradiina madow ee gumeesihii carbta ayaa ku qasbay qarniyo hore
Damiirka ayaad ka dhimateen ee waxbarta oo dharkii dhaqankeena qata
Hadii kale nimanku habeenkii haniwasaan malintiina hanicaayan
Mradan madoo ku lahaaba weey iska tuureen ee tuura
Cheap and clear aamusa dunida oo dhan ayaa idin oge
Dhilahow yohow khaniiskii nolosha dhacay aamus
Waarunti