"Madaxweyne Masjidka ha kasoo wacdinin adiga ah in laguu Wacdiyo oo wax laguu sheego"Mustaf Dhuxulow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • "Madaxweyne Masjidka ha kasoo wacdinin adiga ah in laguu Wacdiyo oo wax laguu sheego ay tahay Talabada aad isku koobtay dhulka dhig Madaxweyne "Xildhibaan Mustaf Dhuxulow

ความคิดเห็น • 35

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allaah Si hufan baad runta ugu sheegtay, * Runtaa Isagii baa in la wacdiyo u baahan,tukhun-tukhiya.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +3

    xildimaandi way soo toosen maasha allaah

    • @abdurahmanmohamoud7280
      @abdurahmanmohamoud7280 2 หลายเดือนก่อน

      Ama toosa Ama hurda waxa aad qaadi kartaan malahan kuwait 🇰🇼 caadi iska dhiga masaakiinyahey

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaan wali ma tagtay deegankii lagaa soo dortay ,,Mida kale moqdisho nabad matahay mase nabad ma ahan ,,,Qeelada naga daaya ee wadanka horay u wada

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 2 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu khasaarey kan. Dadki soo saarey iyo dadki u ololeeyey iyo dadki codkooga siiyey maanta qof kasta qoomamo iyo ayaa u yimid. Waa nin aan caqli iyo abaal iyo xishood midna laheyn. Waa MW dal xiiska iyo dhul boobka.

  • @maxamedmaxx
    @maxamedmaxx 2 หลายเดือนก่อน

    You said the truth, he is funny too 🤣

  • @Allah_is_Alone
    @Allah_is_Alone 2 หลายเดือนก่อน

    Laaluushka teamka madaxweynaha iyo laaluushka baarlamaanka walee qiyaamaha xisaabaa taabo

  • @nurmohafarey1971
    @nurmohafarey1971 2 หลายเดือนก่อน

    Nin ay horay u yaqaaneen maxay mar labaad u doorteen,
    Lacagta waa cunis intey ka cunaan may dhahaan tag.
    Shalay hadaad codkaada siisay oo aad ku dooratay sidaan maxaad la calaacalee xilka iskaga tag kuna wareeji qofkale. Adoo dhahaaya xilkaan waan iskaga tanaasulay xasan sheekh dartiis.

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 2 หลายเดือนก่อน +1

    xildhibaanada maxay intaas la aamusnaayeen shacabku mar horey arkeene

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mac ayay kugu tahay dhuxuloow 😅😅😅.

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 2 หลายเดือนก่อน

    Curudkow Mr Dhuxulow.
    Farmaajo iyo Deni baa mid imaanayaa ee yaan lagu arag adigoo Guul Wade ah.

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dhuxulow markaad leedahay madaxweynaha dadkii soo dhisay.banaankay taagan yihiin.ma waxaad rabtay inuu gurya kuu dhisa oo uu lacag ku siiya mustafa dhuxulow waad ceebowday ee marka hore timaha soo jara oo inta aad baarlamaanka ka qaadata haku deeqda

    • @osmanmohamed4760
      @osmanmohamed4760 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xildhibaanku xor buu uyahay hadalkiisa, jooji ficilka xun eed abuurayso! ( Cidna kama xigtid XShM waa MW somaliyeed waana lasheegi dhaliishiisa Xun!!!

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 หลายเดือนก่อน

    Saxafaadna laama taashado 😂😂😂😂😂

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 2 หลายเดือนก่อน

    Bilaash uguma aydaan shaqayn , lacagtii uu idinku laaluushay ayaa weli idinku maqan .

  • @mohamedaden6181
    @mohamedaden6181 2 หลายเดือนก่อน

    Oooyaa intaan Ayan idinka rabnay

  • @abdimohamed-td9fx
    @abdimohamed-td9fx 2 หลายเดือนก่อน

    Mac sonkor

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 หลายเดือนก่อน

    Bal waxuu ku hadlaayo ma dantiisaa mise dan dadweeyne shaqo doon qaraarayo

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 หลายเดือนก่อน

    0:41 2012😂

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan xaraashe lacagati aad ka qaadateen ayuu rabaa in uu Soo ceshato 5 jibaarakeeda laakiin dal iyo dad midana ka ma maqanaa

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan iimaanlaaweah ayaadtahay

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhyoow noogu shibi ayaa maqli jiray mustaf busaarad ayaa boorsada ag dhigaty

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    laakin meeshu shaqo tag maaha war muxu kuhadlaya ilaahow hadi in yar dowdnimo uu waxa kayaqaan wa eber

    • @osmanmohamed4760
      @osmanmohamed4760 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa siday kula tahay saaxiib! Adigu ma, waxaad leedahay ha, hadlin Xildhibaanka!?

  • @abdimohamed-td9fx
    @abdimohamed-td9fx 2 หลายเดือนก่อน

    Ooyinta jooji namas yahay is adkee

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugo lacagtii imaraad ka idin siyey way sodhamatay qofkaan idinka aya lacag ku dorateen tuug iyo tuug kale ayaad kala tihiin

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 หลายเดือนก่อน

    Umad wada xil rabta yaa idiin dharjin karo gaajo yahay

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka aniga ma wax leysiiyo miyaa warkaaga.

    • @osmanmohamed4760
      @osmanmohamed4760 2 หลายเดือนก่อน +1

      Si xun baad ufikirtay! Waxba kama taqaanid dawladnimo dameerahaad taqaan sida loo raaco!!!

  • @DejMdne
    @DejMdne 2 หลายเดือนก่อน

    Mustaf waa usoo cayilay Dhaylo miyu badsaday mustaf waa xil doon marka fiiriya kkkkk waku wataaa Mustaf Qanjo😂😂

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha hadaadan lashaqeyneynina waa inuu kaligii shaqeeyaa adinkaana ku qasbay ee udaaya arimihiisa oo kusima waqtigiisa.

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 หลายเดือนก่อน

    Nin walbo markuu waayay laaluush buu afka furtaa war naga aamusa dowladeena waay shaqeeyneeysaa Xasan Shiiq Maxamuud President waligiis jir oo joog

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekoy ku nacey 😂 qoomkii hotel jasiira miyaa calacal bilabey inkaarti shacabka idinku dhacdey 😂😂

  • @himiloqatan4992
    @himiloqatan4992 2 หลายเดือนก่อน

    Waatan sirta kaaqarsan omaar barbarth-cam.com/video/hbrHMHcteo4/w-d-xo.htmlsi=VCg5hQ4HR2oAymxV