DHIIQADII RASMIGA UU DHEX GARIISTYA MW XASAN SHIIKH (4690)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 หลายเดือนก่อน +1

    Waarun sheekhow maashaa alaah tabaarakalaah allaha inoo xifdiyo macalin Adam asaga iyo inta wadaniyiinta ah waa kudiirsaney farmaajo markii nalaga tuurey wadna xanuunkii asagaa ilaahey inoosoodirey oo naga baa biyey thank you Adam cadawgaada hajabo guuleyso mundane ❤🎉❤❤❤

  • @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g
    @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g หลายเดือนก่อน +1

    Walee x sheekh waa tuug wadanka ha laga qabto viva walaalkey ❤❤❤❤❤

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 หลายเดือนก่อน

    Barakallahu khayr Adam Ingiriis Macalin ka Lugeeyah

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 หลายเดือนก่อน

    Adanow geesi baad tahay Booskii Axmed Gurey Sidii u badbaadiyey Somaliyia noolow Adanow guuleeyso

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 หลายเดือนก่อน

    Illahay hanaga qabto Ismaaciil Cumar’s geele Koofurgalbeedna maanta Somaliweybadbaadiyeen thank you All Digir Awmirifle guuleeysta wadaniyiin baad tahiin

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l หลายเดือนก่อน

    Magacaa ha jiro' Gabillay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Maashallah

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 หลายเดือนก่อน

    Abdillaahi bin Salool (San Balooshe )

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweynaha DFS Mr Musaylama binu Kaddaab .

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 หลายเดือนก่อน

      Ascw.macalinksclugeeyoow hassan sheikh waa ibliis soomaali loo soo diray waxaana diyaarsaday gaalo madow iyo gaalo cad adigana macalinka lugeeyow ilaahay hakaa badbaadiyo allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 หลายเดือนก่อน

    Walee kamisli musenabatu kathaab alxaqiiqah waaa runtii ooooooo caaaaaaaaaaaad SMC

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom หลายเดือนก่อน

    Illaah ahkudiro insha allaah damuljadiid iyo daljiir waa labo sheydaanah illaahey handbag diyo umada soomaaliyed xasan waa sheydaanah

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom หลายเดือนก่อน

    Xasan sheiq maxamuud maah. Somali waa xasan waa yahauud xasan sheiq maxamuud washeydaan oo illaah kafurtey xasan waxa uleyahay dhaqan yuahuud oo weyn xasan waa nin baqtiga usujuudey w oo sheydaanah xasan waxa daliluah waxau sameynayo waa waxayaalo dhaqnuah mujrimitah

  • @AliAbdullahi-z6i
    @AliAbdullahi-z6i หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 หลายเดือนก่อน

    walee xasan baan run sheegin, waa tuug raba in uu gato oo isaga ka soi maro. ee shul uu badbaadinayaa ma jiro.

  • @milgomohamed7514
    @milgomohamed7514 หลายเดือนก่อน

    Daarood iska daaya waa dadka wax walba udaayay somalinimo wax ay ku qabaan aanay jirin

  • @DanielSimiyu-ef4nv
    @DanielSimiyu-ef4nv หลายเดือนก่อน

    Heshiiskii sharma sheekh masar wuxuu kula kulmay mossad yahuud iyo wax kadaran weeye isagaaba la ogayn meel uu jiro ma muslim mise munaafaq ama gaal is qarinaya kolay jamacada uu kasobaxay waa cristian university

  • @milgomohamed7514
    @milgomohamed7514 หลายเดือนก่อน

    Somali waxay ubaahn tahay ninkii Ruwan da usoo baxay oo kale,intaad reer hebel wadaan way adag tahay say wax isu badalaan ,Alla haloo noqdo,tooba hala yidhaahdo

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 หลายเดือนก่อน

    Comments waxaa la soo ogaaday in aad ahayn nin Soomaali ah oo aad tagay Oromada maxaa ka jiro war kaas. Nin yahoo Oromo ha isku dirin shicibka Soomaaliyeed ee walaalaha ah hal af hal diin hal dhaqan. Adigu maalin iyo habeen jama daashid beenta iyo isku dirka adiga oo been sheegaayo wax aad hubina maalin kasto ku gadlaayo aaba ka wanna cast naayp kama cabsitid cadaabta allaah.

  • @sakariyecumarismail9027
    @sakariyecumarismail9027 หลายเดือนก่อน

    Wixiinu mucaarad wuudhaafay