Muxaadaro Cusub ┇► Sh Husen Ali Jabuuti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2018
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @mahdiahmedsamatar996
    @mahdiahmedsamatar996 5 ปีที่แล้ว +15

    Mansh Allah sheekh Xussen Cali jzkh Allah ku xafiido adiga iyo reer kaga dar Allah ku jacelahay . Misaanka xasanaadka Alaha kusaaro

  • @ibraahincali2498
    @ibraahincali2498 3 ปีที่แล้ว +10

    Maanshallah sh xuseen Ali jabuutaawi Allah habarakeeyo walahi waa ilmeeyaa muxadaraadkiisa Allah janada haynagu kulmiyo

  • @nasibtravel4315
    @nasibtravel4315 5 ปีที่แล้ว +10

    masha allah sheikh hussein ali jabuuti allah ku naxriiisto ankhiro iyo aduunyo janada allah nagu kulmiye allah ka awal mariyo qudbadada markan dhagesto naxriiis an daremaa jazakalah shugran

  • @hamdiaabdullahi6381
    @hamdiaabdullahi6381 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah sh Husein ali jabuti dambigaaga ale hadafo

  • @rashkarashkareerbeyz3944
    @rashkarashkareerbeyz3944 5 ปีที่แล้ว +8

    Sheekh ali jabuti illahayow ajiir iyo xasanaad ka siii amiin amiin yaaa rabii

  • @xaawoiftiinfaraxxaawoiftii5565
    @xaawoiftiinfaraxxaawoiftii5565 3 ปีที่แล้ว +10

    masha allaah sheeq xuseen cali jabuuti ilaahay hakuu naxriisto aqiro iyo aduunba

  • @Bashkaari1
    @Bashkaari1 5 ปีที่แล้ว +8

    sheikha Allaha inoo barakeeyo ajir iyo khayr badan Allaha siiyo..aaamiin aamiin

  • @dulmidiidgirlwadani9195
    @dulmidiidgirlwadani9195 5 ปีที่แล้ว +9

    Maasha Allaah sheekhoow kheer ilaah haku siiyo Aamiin muxadarada aad ayan u dhageysta kheer badan aan ka faidey Allaahu Akbar

  • @khadaraminismailismail9111
    @khadaraminismailismail9111 3 ปีที่แล้ว +9

    Allahu akbar allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar sheek xusen Cali aKhiro iyo aduunba alle hakarali noqdo wll dar alle ayaan kuu jeclahay aad ugu faraxsanhay inaan muuqaaga

  • @haboonadan
    @haboonadan 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allaah tabarakallaah sheekh xuseen Allow noo xifdi culimada yaa Allaah 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @sacdiyaaxmed9836
      @sacdiyaaxmed9836 2 ปีที่แล้ว +1

      aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin🖤♥️🤍💚🤲🤲👍🤲🤲🤲🤲

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazaka Allah may Allah grant you janatalfirdouss.

  • @mohammedmaxamed9195
    @mohammedmaxamed9195 3 ปีที่แล้ว +11

    Maasha allaah sheeq xuseen Ali jabuuti 1000

  • @hantiwadaagmedia677
    @hantiwadaagmedia677 4 ปีที่แล้ว +7

    Allow ku barakeey shiikheyga Allah janada hanagu kulmiyo Allah dartiis baan kuu jeclaaday aqoon kale kuuma lihi muuqaal iyo cod mooyee wiligey kumaan arag Allahu Akbar.

  • @faraxcaydiid6413
    @faraxcaydiid6413 4 ปีที่แล้ว +3

    mnsha allaah.sheekh xuseen alle hakarlinoqdo

  • @abdihakimmohamed5383
    @abdihakimmohamed5383 5 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh xussen jabutiyow rabi hailakaakulmiyo inshaAllah

  • @gurhancarraaabe611
    @gurhancarraaabe611 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheekhan wlhi qalbiga ayuu idhaqaajiyay khayr allah hasiiyo

  • @babunuur9779
    @babunuur9779 5 ปีที่แล้ว +9

    maan shaa alh alha barakeeyo anagana alha awoodaleh hanagu anfaco

  • @farhaanmohammed4863
    @farhaanmohammed4863 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah Allaha habarkeeyo sheekha xuseen cali

  • @ayaancumar5097
    @ayaancumar5097 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Allow sheekhan cimrigiisa u barakee🥰🥰

  • @anfalmahamud9188
    @anfalmahamud9188 3 ปีที่แล้ว +6

    Allawoow janandaada naga waraabi Aamiin

  • @sahalspa3397
    @sahalspa3397 3 ปีที่แล้ว +9

    ilaahay darti ayan ku jeclahy shikh xuseen ali jubuuti inan ku ;la kulmo ayan rabaa waxn jooga muqdisho banaadir

  • @bishaarobarre9705
    @bishaarobarre9705 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Allah ajir haku siyo shiiq xusen🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xaalifaarah3084
    @xaalifaarah3084 2 ปีที่แล้ว +3

    Mazhalah Allah haparakeyo zheekh xuzen cali japuti

  • @maxamuudmaxamuud8658
    @maxamuudmaxamuud8658 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allha Alaha kuxafido sheikh xuseen cali

  • @fatimamahmed2633
    @fatimamahmed2633 5 ปีที่แล้ว +6

    Allha ku barakeyo ma sha allha sheeq cali jabuuti

  • @user-bj9gl2hf3k
    @user-bj9gl2hf3k 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah ilahow janatul fardows nagu wada kulmee amiin ya rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdifataxmohamed7763
    @abdifataxmohamed7763 5 ปีที่แล้ว +6

    wlhi bilahi am greatly supporter of sheikh husen djbouti

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif6933 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashaallah illahey hanooxafiido sheeqeena qaaliiigabadan shekh xussein jabuuti 😍😍🙏🙏

  • @Ahmedhassan-sc5jt
    @Ahmedhassan-sc5jt 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah it’s true wallah marka Kaliya ee aan dareemo daganasho dareemo wa marki tokado o aan ilahey laxajodo Alhamdulilah ilahey hano siyadiyo kheyr ka☪️❤️🥰🤲

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahu khayraa sh. Xusen cali

  • @mawlidgaydh8098
    @mawlidgaydh8098 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin illaahaw naga yeel kuwa qalbigoodu xasilo

  • @wadaniga
    @wadaniga 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha ku xafido sheekh xuseen.

  • @zackyofficial5924
    @zackyofficial5924 3 ปีที่แล้ว +2

    Moncha allaH IlaHY aPaL BuXa Haka siyo sheikh dadkana dhamn alle haku anfqcoH
    Ilahay jannada inuu inagu kulmiyo ka rajaynayaH incha allaH

  • @xaawaxuseen7913
    @xaawaxuseen7913 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah illahay cilmiga iyo caqliba hakuu barakeeyo

  • @samiyoMahdi
    @samiyoMahdi 8 หลายเดือนก่อน +8

    Ilahow janada Nagu wada kulmeee🥺😭🤲🤲🤲🤲

  • @abdirahmanxaraf1413
    @abdirahmanxaraf1413 3 ปีที่แล้ว +3

    Allha inoo xifdiyo calimkeena weyn

  • @abdirahmanqorane2858
    @abdirahmanqorane2858 5 ปีที่แล้ว +7

    M.a sh xusen ali jabuuti wlhi waxaan ku jeclahay alle darte alle haku xafido jazakumulah

  • @mariamruun4274
    @mariamruun4274 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah.
    Ilaahayow Nasug

  • @fatuushcarab9959
    @fatuushcarab9959 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow no naxariiiso allow no dambi dhaaf amiiin jazakallah sheikh xuseen

  • @xamsemaxamedbashiir5132
    @xamsemaxamedbashiir5132 3 ปีที่แล้ว +16

    Mashallah tabarakallah ilaahay gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo 🤲🤲

  • @shakiibyare9519
    @shakiibyare9519 5 ปีที่แล้ว +19

    Alle haku xifdiyo sheikh Hussein ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallaah kheyr Shiikh Xuseen

    • @user-qo6er5kz5m
      @user-qo6er5kz5m 2 หลายเดือนก่อน

      U,xuy8xydt78tyyyyt78cddttsdd5d54se1e7r5eryuiooofgtyjiieikieie8
      😅😊😊

  • @TijaboTijabo-oo3qy
    @TijaboTijabo-oo3qy 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ilahy haku barakeyo sheeq jasa kumulahu qeyran

  • @leosadaam4292
    @leosadaam4292 5 ปีที่แล้ว +34

    SH jabuuti ilaahay cimriga haku dhereyo❤️❤️❤️

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 5 ปีที่แล้ว +8

    Sh xuseen cali❤
    Allha kuxifdiYo sheikhii
    Wlhi Quluubteena kubarbaartaY dhigaysigaaga allaha kudhowro
    Sheikh❤

  • @jiijocadey1425
    @jiijocadey1425 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah shiikheena ilaahow cimrigaa dheeree

  • @nuurapacket4019
    @nuurapacket4019 5 ปีที่แล้ว +8

    Jzkalaahu khayr sheekh

  • @abdiazizali1045
    @abdiazizali1045 5 ปีที่แล้ว +10

    Jazzakallahu khayr

  • @sahraosman5125
    @sahraosman5125 2 ปีที่แล้ว +6

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹 illaah ha ku xafido

  • @naasirshiine7263
    @naasirshiine7263 5 ปีที่แล้ว +2

    sheeq huseen ali jabuuti aduun iyo aaqiraba janada allah ka thawaabiya

  • @enggoomeyenggoomey9592
    @enggoomeyenggoomey9592 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah jasakalah Sheikh xuseen cali

  • @inakaariyemuumin1787
    @inakaariyemuumin1787 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle ajiir iyo xasanad badan alle haka siiyo shiqoow

  • @nasraweheliye5466
    @nasraweheliye5466 3 ปีที่แล้ว +6

    jiza kalah kheyr Sheekh Xuseen Allaha ku xafido Allaha ku darajeeyo Sheekhoow🙏🙏🙏🙏

  • @ahmednassir4543
    @ahmednassir4543 5 ปีที่แล้ว +15

    Illahayo sheqhan dambigisa daaf aduun iyo aqhira na unaxariso. Adunka wacdhigiisa waan ku dageystee aqhiradana nasiib igu yeel in uu I gu wacdiyo. Amiin amiin amiin

  • @abdifatahyusuf4454
    @abdifatahyusuf4454 5 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh xuseen ali ilahay haku karameyo jazakalah

  • @yusraabdi7841
    @yusraabdi7841 2 ปีที่แล้ว +11

    May allah protect 🙏 you 🙏 💖 ❤ manshallah

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 5 ปีที่แล้ว +61

    Sheekha Xuseen Dembigaaga & ka waalidkaa & dhamaan muslimiinta Allaah ha dhaafo.

    • @mascudsalad7092
      @mascudsalad7092 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed Mohamed Aamiin Aamiin Aamiin adna sidokale

    • @yahyehussein6790
      @yahyehussein6790 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed Mohamed Hgu

    • @AhmedMohamed-qf9zh
      @AhmedMohamed-qf9zh 5 ปีที่แล้ว

      @@yahyehussein6790 beedeee

    • @strayboyz3014
      @strayboyz3014 3 ปีที่แล้ว

      اللهم امين يارب العالمين

  • @mouktarabdi6733
    @mouktarabdi6733 3 ปีที่แล้ว +1

    Machaallah Allah yajzik cheik Houssein Ali

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 4 ปีที่แล้ว +2

    Alllaha ku xifdiyo

  • @xabiibo2244
    @xabiibo2244 3 ปีที่แล้ว +7

    Yaa rabi janada nagu kulan sii ❤❤❤❤

  • @ismacabdikhasim6130
    @ismacabdikhasim6130 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah wll qeyr

  • @hannahahmed504
    @hannahahmed504 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الله sheekha ilaahey khayr ha siiyo wlaahi waan jecley

  • @miskimohumedmohumed2700
    @miskimohumedmohumed2700 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheik ajir Allah kasiyo anlasokobikarin anagana kuwiku camal qato Alow nagadig Amiin

  • @mohamedkofiyad2807
    @mohamedkofiyad2807 3 ปีที่แล้ว +3

    allah haku xifdiyo shiikhunaa

  • @muhidiinofficial3565
    @muhidiinofficial3565 4 ปีที่แล้ว +8

    Msha allh shekh xussen ali jabuti allle haku xafido ❤❤❤

  • @fahmomaow2523
    @fahmomaow2523 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheik jaskala qeer

  • @nimcokadar2304
    @nimcokadar2304 3 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤❤❤🥺ilaahay dartii kuu jecelahy sheeikh

    • @candy_landy
      @candy_landy 3 ปีที่แล้ว

      Maashaa Allah Allahs ku xifdiyo sheekh

  • @abdullahishurie8965
    @abdullahishurie8965 5 ปีที่แล้ว +4

    sheekhunaaaa allh ku xafido alle dartiiii baan kiuu jeclahay❤❤😍😍😍😍

  • @halimashire9630
    @halimashire9630 5 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah sheikh xusen cali

  • @amaalcumar1226
    @amaalcumar1226 5 ปีที่แล้ว +2

    Shiekh ilahy ha kaa abaal mariyo

  • @husseinsheikh8074
    @husseinsheikh8074 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Sheikh Hussein Jazaka Allahu kheyra, Allahuma mamfacana bima calimna wacalimna mayanfacuna azidna cilman.Amin.

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 5 ปีที่แล้ว +30

    Jazakllho qeyra shiqena qaaliga ALLHA kudheereyo cimriga cilmigane kusiyaadiyo adinko inosogudbiyayane ALLHA idinka abalmariyo sida wanagsan oo an kheyrka inoso garsiisaaan

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว +12

    mash allah sheekh xusen alle ha ino xafido😍

  • @abdikade8509
    @abdikade8509 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu khyiran sh barklhufiik ❤️❤️☺️🌹🌹

  • @alliabatt9867
    @alliabatt9867 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha ALLAH ilaahay ha noo kaa daayo aduunka iyo aakhiraba sheikh dar alaan kuu jclahay

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 ปีที่แล้ว +4

    mashAllah sh xusen ilaheey haa ku xifdiyo Allah dartisa aan u jeclahay ilahyow xaqa nagu sug

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 3 ปีที่แล้ว +6

    Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo 😍

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi muxaadaradan qalbigeyga sameen bay kuyeelaty 😭😭😭
    Anoo dhunsan ban wacdigan iska dhagestay kadip illahy ba igusoo hanuumiyey Illahow inta haboowsana soo hanuuni Yaa Rapi Yaa Rahmaan😭😭😭

  • @canabmohamed8022
    @canabmohamed8022 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a kheekh xuusen ilahy haa nokadayo intey nolow jurto waxbadan baan kafa idnee ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 4 ปีที่แล้ว +14

    Illahey dartis ayan ku jeclhy sheikh xuseen Cali jabuut🇩🇯🇸🇴 illahey jannatul firdowsa hakugeeyo❤❤❤❤😭😭😭😭

  • @KhadijoIbrahim-yr5zt
    @KhadijoIbrahim-yr5zt 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allown qalbigena ku sug dintena wnngsan😢❤sheikh jazakumu allahu khayr❤

  • @farxiyaismaaciil6182
    @farxiyaismaaciil6182 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay darti ayaan Ku jecelahay sh cali jabuutawi ilahay janada haynugu kulmiyo inzha allh

  • @maxamedshukri8979
    @maxamedshukri8979 5 ปีที่แล้ว +44

    Mashaa allah sheekh xussen cali
    Allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba

  • @aminahussein7205
    @aminahussein7205 5 ปีที่แล้ว +3

    Jizakalahu khyr yasheikh

  • @fatumakassim1669
    @fatumakassim1669 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheikh Allah janna hakugaliyo

  • @khadarcumarjaamac7982
    @khadarcumarjaamac7982 5 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allah sheikh ilaahay khar hasiiyo waa daaciwayne waan kuraxaystaa bayanadiisa waxaanan nasiib u helay in mararbadan toosa aan uga qayb galay bayanadiisa waxbadana waan kafaidaystay maansha allah

  • @canabcisman4437
    @canabcisman4437 4 ปีที่แล้ว +2

    M•a allh Haku xafido🙏🙏🙏🙏

  • @ritaajchannel7035
    @ritaajchannel7035 5 ปีที่แล้ว +10

    alw cim rigaga nodheree wani muhim ilxun kuma argto kamadalo codkaga man iyo cilmigaga sheekh amin amin amin

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 5 ปีที่แล้ว +2

    Msh allh allaha kubarakeeyo sheekh

  • @rengoku560
    @rengoku560 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah ilahay. Hakuxafdiyo. Akhiriyo aadunba

  • @abdiazizaden8405
    @abdiazizaden8405 5 ปีที่แล้ว +9

    Aduun Markii uu ii Hilaaco. Sheikh Xuseen cali ayaan dhagaystaa. Ilaahay Ajar iyo Xasaanad Hakasiiyo. Janada Nagu Kulansiiyo..

  • @barashadaquraankaonline9387
    @barashadaquraankaonline9387 5 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allaaah tabarakallaaah shekh Hussen Ali alle haku xafido

  • @zackcade7479
    @zackcade7479 5 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah allow sheekh yada abalkoda janadul fardows ugu badal amiiin

  • @maxamednugel1503
    @maxamednugel1503 5 ปีที่แล้ว +6

    mash Allah ilaahy ha ku xifdiyo

  • @gardalejunioryussuf6597
    @gardalejunioryussuf6597 5 ปีที่แล้ว +7

    Allah xafid sheeqena

  • @abshir1233
    @abshir1233 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah khayr allah ku siiyo shekh xuseen cali

  • @safiyaadem7330
    @safiyaadem7330 5 ปีที่แล้ว +24

    Jazaka Allah khayr sheekh. Allah haa Nagu Anfaco Amiin.

  • @mohamedfarah3633
    @mohamedfarah3633 5 ปีที่แล้ว +23

    Masha'allah Ilaahay haku barakeeyo

  • @gaboose114
    @gaboose114 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah sheekh xuseen waxaan ku faraxsanahay inaan mar kulanay

  • @nourahaji362
    @nourahaji362 5 ปีที่แล้ว

    Jazaakumalaahi qayr walhi markaan cariiri dareemo mararka qaar oo aan daciifnimo isku arko ayaan isku daweyaaa masha allh kariim