Cabdinuur Alaale & Rooda Axmed - Ugaaso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Ereyadii : Cabdi cali weyd
    Laxankii : Bashiir Xaddi
    Riwaayadii bandhigii jacaylka (1976)
    djibouti, jabuuti, somali

ความคิดเห็น • 69

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 ปีที่แล้ว +39

    ILWAAD QURUX ---- HO. CABDINUUR ALLAALE & ROODA AXMAD
    Curinta ?
    Ho. Cabdinuur Allaale Xirsi
    '' Geeluba Ugaasoy
    Markuu ayda miranaayo
    Abeerkiisa naxaariyo
    Hadduu aarankiisa waayo
    Isaguba ma kala aamusee
    Way isku ololaaye
    Aniguna ayaamahan
    Kumaan arag
    Umalkana daraaddaa asqoobee
    Maan ooyo mana aamusnaadee
    Naftu sow Ilwaad quruxey
    Aragaaga may jaman
    Ayaankay igama tagin e’
    Alle ma iskukeen simay
    ''
    Ho. Rooda Axmad
    '' Haddii ayro geel subax
    Ilmaha laga unuungooyo
    Oy igarka diidiyoy
    Maqaarna ogolaan waydo
    Miyay aamusnaataa
    Inay olosho mooyaane
    Anna urugataahiyo
    Ammuuraha ??????
    Afku hadalka diidyoo
    Aduunbay indhahaygu
    Eegmadaada doonaan
    Naftu sow Ilwaad quruxow
    Aragaaga may jaman
    Ayaankay igama tagin e’
    Alle ma iskukeen simay
    ''
    Ho. Cabdinuur Allaale Xirsi
    '' Indheergarataan dumar
    Ka rabay adiga weeyaane
    Aqoontaada wacan bay
    Naftuna ku istareexdaaye
    Oonka iyo gaajadaba
    Waan kugu illaawaaye
    Aniguna ayaamahan
    Kumaan arag
    Umalkana daraaddaa asqoobee
    Maan ooyo mana aamusnaadee
    Naftu sow Ilwaad quruxey
    Aragaaga may jaman
    Ayaankay igama tagin e’
    Alle ma iskukeen simay
    ''
    Ho. Rooda Axmad
    '' Abaandulahaan inan rag
    Rabay adiga weeyaane
    Ama kaa ilaashay intaa
    Wiil asaagaaga ahe
    Uurka iyo laabtiyo
    Qalbigaan kaa ilaashadaye
    Maxaan kugu ammaanaa
    Idhaahdaa ?
    Ambba kugu istaahileen
    Idhaahdaa ?
    Ashqaraarka eegmada
    ilmeeyee
    Naftu sow Ilwaad quruxow
    Aragaaga may jaman
    Ayaankay igama tagin e’
    Alle ma iskukeen simay
    ''
    Rabbiyow Janno ogu roonow Rooda Axmad, Allaalana ayaamaha u barakee. Mahadsanid Xasan Axmad.

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 ปีที่แล้ว +2

      Balaq Mahadsanid sxb. Mesha ad garan weyday waa:
      Abeerkiisa naaxiyo
      Hadduu aarankiisa waayo
      Waxaad kalo saxdaa sxb
      1) ummalkana daaradaa asqoobee (no asqoodee)
      2)Adaan kaa ilaashaday intaa
      Wiil asaagaayee
      Balaq walahi hees aad u adag ayaad nala wadaagtay qoraalkeedi. Gacan baan kuu taagay sxb

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 ปีที่แล้ว

      Qoraalkaaga la'aantii waan fahmi waayay sxb 👏👏👏

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 5 ปีที่แล้ว +2

      amareh adaweh walaal adigaa mudan. Marmarka qaar da’yarteenu waxay u baahan tahay in ay midhaha heesta hesho si ay u dhuuxi karta murtida oo ayna kaliya ku maddadaalaysan laxanka macaan. Waan kaaga mahadcelinayaa runtii sixitaanka walaakay.

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 ปีที่แล้ว +1

      @@xasan.jaamac adiga mudan walaalo ee dacaayada noo kala reeb sxb kklkkkkk

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣 Allaw na dil oo ha doorin dheh Amarrow.

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 7 วันที่ผ่านมา +1

    Alleh haw naxariisto ❤
    Hees wxani waa dhaafty🫡💔

  • @faktetuke7960
    @faktetuke7960 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ oooh mon vieux ma jeunesse dores A Djibouti..

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว +3

    Laxankan waxaan daawaday isagoo yiri anigaa leh Bashiir Xaddi, sidaas sheegteen riwaayadda waxaa allifay AHUN Cabdi Cali Weyd waxaa ku jirey 8 heesood oo uu y9ri dhammaantood alxaanta Bashiir ahaan anigaa curiyey. Hlkaas bal dib ugu noqda sxbayaal. Cabdiraxmaan Cali Xirsi waan aqaanaa waa laxameyste aad cajiib u ah oo inta badan heesaha jabuuti saaray codadka.

  • @mohamedmiguil7565
    @mohamedmiguil7565 6 ปีที่แล้ว +9

    Heesti ugu macaaned hees somaliya

  • @iliasismail6827
    @iliasismail6827 7 ปีที่แล้ว +3

    roda ahmed ilaahey naxaristii janno haka waraabiyo heeskan waxaan mar hore ku arkay iyagoo wada qaadayaa fanaankii mustafe abees AUN Iyo roda axmed waxaan raadiyay origanalkeedii haddaan se helay thank you Hassan ahmed

  • @MrWadhaf
    @MrWadhaf 7 ปีที่แล้ว +11

    Rooda Ahmed Rodal Ilaahay ha u naxariisto. Waxay ahayd fanaanad ku dhalatay Jibuuti oon weligeed geesna uga bixin. Iyadoo da'yar ayay hoyatay Rooda oo ahayd Fanaanad ilbax ah oo sharaf badan. Aabaheed Rodal wuxuu ahaa shaqaale Wasaarada Maaliyada (Contributions)

    • @mowliidhasan6614
      @mowliidhasan6614 7 ปีที่แล้ว

      heestaa waxa Wasa qaaday Abdi Nour alaleh iyo rooda Ahmed rooda waxay ahayd reer q6 ilahay ha naxariisto

    • @daheraden5087
      @daheraden5087 4 ปีที่แล้ว

      Allah u naxaaristo waxay ahayd reer jabuuti asal !!! xidigihi jabuutay ahayd!!

    • @zakariaali7664
      @zakariaali7664 2 ปีที่แล้ว

      Sanadke dhimatay wll

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 ปีที่แล้ว +6

    Hees macaan . Maan ogeyn in hoboladda AUN Roodo geeriyootay, Mahadsanid walaal.

  • @arafatfaisal4527
    @arafatfaisal4527 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesti ugu macaaned hees somaliya roda ahmed ilaahey naxaristii janno haka waraabiyo

  • @sheikisaak4771
    @sheikisaak4771 7 ปีที่แล้ว +6

    rooda axmed iyo cabdinuur alaale waa lengend gacan macaan rooda ale ha naxariisto

  • @yahyemoussa4964
    @yahyemoussa4964 4 ปีที่แล้ว +4

    Très belle chanson que j'écoute tout le temps 🆒🆗🌹♥️♥️♥️♥️♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 ปีที่แล้ว

    ALLAH HA U naxariisto Rooda gacanla Aamiin

  • @ADENSULDAN-rc7oz
    @ADENSULDAN-rc7oz 5 หลายเดือนก่อน

    Allahnaxaristo.RODA

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour9510 2 ปีที่แล้ว

    abwaanka iyo laxanka iyo ruwayada aad soo qorteen waa qalad warya dhaheen heestan kaligeed bay ahayd

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour9510 2 ปีที่แล้ว +1

    heesta marka uu nin garanaya uu sida kugu macneeya reer jibutow waan ku faani karna

  • @halyey
    @halyey 7 ปีที่แล้ว +4

    10000 ayaa kugu xidhay
    Waa GUUL

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 4 ปีที่แล้ว +4

    Ereyadii (AUN)abwaan Cabdi Cali Weyd iyo laxankii iyo musigii al ustaad Bashiir Xadi.

    • @DonKako
      @DonKako 4 ปีที่แล้ว +1

      Ka joog halkaa !!!!
      Heestan ereyadeeda waxaa lahaa Abwaan Xasan Cilmi Diiriye (AHN).

    • @charkodeqsalampeace1919
      @charkodeqsalampeace1919 4 ปีที่แล้ว +1

      @@DonKakoAbwaan Cabdi Cali Weyd Allaha u naxariisto ee adiguna hubso.

    • @xuseenibrahim217xuseen7
      @xuseenibrahim217xuseen7 3 ปีที่แล้ว

      @@DonKako HA SAX LAKIIN DADKA QAR AYAAN KARANININ ANIGA WAAN AQANA

  • @user-wo3kk5ud2b
    @user-wo3kk5ud2b ปีที่แล้ว

    Bashir xadi maaleh laaxinka Waa beenti
    Abdirahman caali xirsi ayaa iska leh

  • @warsi2009
    @warsi2009 7 ปีที่แล้ว +4

    Waa murtidii abwaan Xasan cilmi ( AHUN )

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 ปีที่แล้ว +1

      Asc warsama hassan AUN abwaan Xasan cilmi. Waxaan kaa codsanayaa wll hadaad hayso qoraalka heesaha u curiyay aabo inaan nosoo dhigto youtube waayo waa dhaxal reeb. Thx

    • @salanegal9529
      @salanegal9529 5 ปีที่แล้ว

      Rooda Ahmed (Rodal) I personally know her. She was an amazing person

    • @charkodeqsalampeace1919
      @charkodeqsalampeace1919 4 ปีที่แล้ว

      Il y a erreur sur l'origine de l'œuvre.

    • @hoodougaas7845
      @hoodougaas7845 2 ปีที่แล้ว

      Waa Gabaygi Raage Ugaas oo Biyo ismarin

  • @abdirazakhoussein5385
    @abdirazakhoussein5385 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @mahamedroblehliban9405
    @mahamedroblehliban9405 7 ปีที่แล้ว +2

    Wad mahadsanthy hassan Ahmed

  • @omarali7921
    @omarali7921 4 ปีที่แล้ว +2

    Bonne e très belle chanson parmi le le chanson du siècle

    • @niin128
      @niin128 ปีที่แล้ว

      Md fhmysa yakhiyow

  • @abdirazakhoussein5385
    @abdirazakhoussein5385 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤👍👍🤲🤲

  • @hoodougaas7845
    @hoodougaas7845 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabaygi Raage Ugaas music la saaray

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

    midhahan yaa sameeyay reer jabuti geel waxba kama yaqaanaane

  • @ksdablh1964
    @ksdablh1964 ปีที่แล้ว

    Allha unaxariste roda axmad iyo cabdi nuur

  • @ahmedhussein243
    @ahmedhussein243 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees ajibaa waana ereydii abdi cali waayd allah ha unaxarito

  • @ismailibrahim5633
    @ismailibrahim5633 3 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus Heesters 24.06.2021 05:45 aroornimo ayaamo xusid mudan

  • @adengims3501
    @adengims3501 ปีที่แล้ว

    Que Allah Azawajal Accueil au Paradi Eternel Roda Ahmed Amine

  • @ubaxshire5720
    @ubaxshire5720 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees macan weye

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

    abeerkiisa naaxiyo markuu aarankiiisa waayo isaguba makala aamusee waysku ololaaye (olol )waa cida geela

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 9 หลายเดือนก่อน

  • @aidaroussaouled1059
    @aidaroussaouled1059 2 ปีที่แล้ว

    Aidarouss aouled

  • @aliaden491
    @aliaden491 4 ปีที่แล้ว +2

    asc. quelqu'un peut nous donner l'ecris de cette chanson.merci

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  4 ปีที่แล้ว

      c'est deja dans les commentaires ( voir balaq )

  • @zahraqani1058
    @zahraqani1058 2 ปีที่แล้ว

    Afar sano ka hor baan jecla heestan

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 6 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi nuur alaale oon ishelnayiska aragnay biyo hoostoo rabo baruu iyo baasuuke igu baadi goobaayo ana gudunta iyo waranka uafestay kana fogaaday kan ìiqaŕiyay kuwa qorshohooda qarsh yahay ee qayaanay qarankeena uqaraabta qabiilka waa qoon saday qadar maxaa yeelay waxay qorsheysay qas iyo qalalaase eey wax kukala qeeybineyso duulkey qaabishaa wuu qasmaa mamid dadka qabri geesaa oo wax qaainta maxaa keena qalalaasaha

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 2 ปีที่แล้ว

    Tv djibouti sxb heestan midhaheeda aya sameeyay..Ibrahim gaydh le ? Mise xassan cilmi ? Alaha u naxariisto 2doodaba

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi cali weyd

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 2 ปีที่แล้ว

      @@JabuutiTV thank you wll

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 2 ปีที่แล้ว

      @@JabuutiTV Walaal erayada waxaa lasoo dheegtay gabaygii Ilo biya leh Ee Raage Ugaas Ee halkaas iga sax ‼️

  • @abdirazakhoussein5385
    @abdirazakhoussein5385 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤👍👍👍👍👍