War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @itsanything3353
    @itsanything3353 หลายเดือนก่อน +6

    Mansh allah harware insha allah we will united soon

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 หลายเดือนก่อน +4

    Wa..sax ✅✅✅
    Mashaallah .. guul somaliland ❤️💚

  • @IsmaciilXasan-t6r
    @IsmaciilXasan-t6r หลายเดือนก่อน +1

    Sc boqor wax run baad sheegaysa waa sida aad sheegtay wana kugu raacsanahay boqorow guul guul baan ku rajeen

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 หลายเดือนก่อน +3

    Gul Kulmiye AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰

  • @Jawahi-os5yy
    @Jawahi-os5yy หลายเดือนก่อน +3

    Muuse biixi guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Jawahi-os5yy
      @Jawahi-os5yy หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SARAHSGAMIIEZZ
    @SARAHSGAMIIEZZ หลายเดือนก่อน +7

    GUUSHU WAA MUUSE BIIXI NOOLOW MADAXWEYNE WAXAADKADHALATEY BADWEYN GEESI LALOODINWAAYEY FROM NUUX ISMAACIIL SULDAAN BAASTO SULDAAN INOOMA AHA ❤❤❤❤❤❤ GUUSHU WAA KULMIYE IYO HORSEED

    • @hamdaelmi
      @hamdaelmi หลายเดือนก่อน +2

      Inaader Macaan Wa sul daan keeniiye Iska daaya lakala tagi maayo

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Bogor axmad ❤❤❤❤

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 หลายเดือนก่อน +1

    Booqorka badmadaaw wa ruunta xaqiiq geesi guul kulmiye again Aboo Muse bixi abdi xildidi Roble kooshiin geesiga tager guul xukumada Somaliland guul inshallah amiin 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XaliimoDaahur
    @XaliimoDaahur 2 วันที่ผ่านมา

    💪💪💪💪💪💪💪

  • @umomarhussen3240
    @umomarhussen3240 หลายเดือนก่อน

    ‏‪26:12‬‏

  • @AXMEDCali-v7l
    @AXMEDCali-v7l หลายเดือนก่อน +1

    Bogor axmed nolow

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 หลายเดือนก่อน

    War kursi ha iyo habar awal maxaa isu keenay.

  • @aichadjama3711
    @aichadjama3711 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂😂

  • @safiawarischannel1240
    @safiawarischannel1240 หลายเดือนก่อน

    Kudos Boqor Amed ❤❤❤❤❤❤
    The interviewer couldn't get anything out of him Somaliland is an existing government with a constitutional role of law. You tried very hard to pull him into wrong calling but Boqor Ahmed out smart you. Honestly, I used to respect this channel but not any more. Your shift of opinion is pretty obvious and loud. Be honest and fear Allah today is Dunia and tomorrow is akhira.

  • @fatoumaabdi8723
    @fatoumaabdi8723 หลายเดือนก่อน +1

    Gusha muuse haka masugina

  • @umomarhussen3240
    @umomarhussen3240 หลายเดือนก่อน

    Waxa aan aad UGA xumahay in la waayo cid usu taagta walaalanta isaag inaga daaya qabyaalada iyo xumaanata

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 หลายเดือนก่อน

    Jeegaan.habarjeclo.haku.xisaabtamin
    Maxamed.abokor.iyosacad.muuse.kuekaada..xukumadan.aad.fashiliseen

  • @محمدسليمان-ح9د8و
    @محمدسليمان-ح9د8و หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah 🙏🙏 BOQOR AXMED A TRUE LEADER WITH A GREAT SENSE 🎉. THERE ARE NO COMPARISONS WITH OUR SO-CALLED BUUR BEEN MADOW WHICH IS CREATING AN IMMENSE DIVISION IN HABARJECLO AND SUPPORTING THE THIEVES & TRAITORS OF SOMALILAND 👎👎 I THANK YOU AGAIN.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 หลายเดือนก่อน

    Saa maxay ahad mayasan qabiil ahaan jirin

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada หลายเดือนก่อน

    Ninkan yidhahadan hadanu dhacno yaa noo sheegayaa xusbigoodi iyaga oo aan doorasho la gaadhin ayuu dhacayo waanu ogyahayi liibaan sacsac xisbiga habryoonstana isaga cadawada u sameeyeyi liibaan sacsac iyo babsakhraan

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 หลายเดือนก่อน

    Hadaanu.nahay.reer barina.dhulbahante.warsangeli.garxejisbari.iyohabarjeclobari .waxbaanu.wada.dhisan.hadaad..modern.. inakaahin.inuu.xukumo.habarjeclo

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 หลายเดือนก่อน

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    markih horaybah qabil bad Ahayden waxaa idin wanagsan in aad qabil walbah dhulkisah mamul kah sameystoh

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 หลายเดือนก่อน

    Ninki madiku kadhacay wuxuyidhi hadusiigo ayayi

  • @mohamedelmi6669
    @mohamedelmi6669 หลายเดือนก่อน

    Mohamed abdillahi omar cisho kasta Nairobi buu joogaa iska qabta iska qabta. Cirro passport buu haystaa mohamed cabdillaahi cumar waa ingriis. Idinku maydaan doonayn inaad lamaid noqotaan.

  • @IsmaciilXasan-t6r
    @IsmaciilXasan-t6r หลายเดือนก่อน

    Hadal waad dhameeseen sidaasi ayaa noo balan hadii aan subeer awal nahay wana ku mahad sanyahay boqorka iyo suladaanka guud ee yuurub wana garab taaganahay taaganahay hadii aynu nahay dhalanyarada subeer awal

  • @ahmedosman4825
    @ahmedosman4825 หลายเดือนก่อน

    Indho adagaa ma bacaadaa wuxuu leeyey muuse waa madaxwaynihii jamhuuriyada hadana wuxuu leeyey hadii laga badiyo reer baa laga badiyey subxanallah

  • @Abdulkga
    @Abdulkga หลายเดือนก่อน

    Ubaxle waa kaas ceeboobay haduu Qaaqlahaas ku dhiiraday inuu waraysto. HABAR Jeclooy Muse waa kaas! Somaliland waa dal goblan ah oo aan is dhaamin. Ka warama ninka maanta shacabka lasoo hor fadhiista waxaan waraysanaya Boqor Raabi - sow laguma qosleen?

  • @abdilahihassan2611
    @abdilahihassan2611 หลายเดือนก่อน

    WAAR ILAAHAY KAYAABA OO XISHOODA HADAL RAG WAAWAYN KU HADLIMAYSAANE

  • @ahmedosman4825
    @ahmedosman4825 หลายเดือนก่อน

    Waar xoolahan yaa dadka ka aamusiiya ee jaahilka ah

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa aad baad u sheeko xuntahay.
    2.0. Waxad sheegtaa warar been ah oo iskhilaafsan waxayna tahay been abuur caddaan ah.

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 หลายเดือนก่อน

    Habarjeclo aqoon baa idiinku laaban waa reer toban wejile waligaa hasku haleeyn sacad muuse hurdaayow wax reer u cadow ah inaadeer yidhaaah waa idinka

    • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
      @AbdicasiisMohamed-pr7tu หลายเดือนก่อน

      Hj maniikiso wax kayaal xisbikale waa dabo dhaq😂😂😂