DHAANTO CUSUB QUSHIGAAGA BY ABWAAN NUUR GOOSAAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 843

  • @maaful
    @maaful ปีที่แล้ว +120

    Qoob= Cagta
    Qabira= lugaha oo la isku xiro.
    Qardoof=khilaaf.
    Qaryaan=Gabyaa
    Qafaal=Afduub.
    Quud=Cunto.
    Qawaar=Weyn ama balaaran.
    Qoonsi= Dhibsi.
    Qushigaa= "Adiga bay kuu taal"

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 ปีที่แล้ว +150

    Waxa aad cajiib u ah
    Oon uga helay una jeclaystay
    Dhaanta inta qalowka Eebe
    Quraanka iyo xadiiska
    lagu sheegayo
    In muusiga laga reebay
    Mashaa Allah

    • @CabdiQani-wo9nh
      @CabdiQani-wo9nh ปีที่แล้ว +13

      Wxgarad baa thy walal meel fogbaad wxka eegtay

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 ปีที่แล้ว +6

      @@CabdiQani-wo9nh Mahadsanid wll waxa aad ugu farxay inaynu nahay dad diintoda xushmeya oy aad ugu weyntahay

    • @jamelidris2686
      @jamelidris2686 ปีที่แล้ว +4

      Mash allaah walaalka aad ban ula dhacay aragaaga dheer imaankaga buuxa

    • @baarliin527
      @baarliin527 ปีที่แล้ว +1

      Masha alaah😢

    • @HuseinAbdulahi-k9s
      @HuseinAbdulahi-k9s 10 หลายเดือนก่อน +2

      Waa sax

  • @alidekinho
    @alidekinho ปีที่แล้ว +16

    Dhaantadii ugu horeysay bil gudaheeda 1 milyan ku gaadho ninkaan sarbeebta aad ugu dheereeya caadi maahan dhantaalan qolo gaar ah ku garbaashooyaa lkn dadka badankoodu jeceyl u maleeyaan horuu socod wanaagsan abwaan Aan taageero wixii aad shuqul qumo dadka ula imaada soo Garbaash 🥰👏👏

    • @Updirizak7
      @Updirizak7 7 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk aad iyo aad laandhere

    • @Mohabluez
      @Mohabluez 18 วันที่ผ่านมา

      😂

  • @ciilmisaid1686
    @ciilmisaid1686 ปีที่แล้ว +68

    Ogaden cidi naceb qushigoda reer tolkey waxan idinka so salamaya mombasa kenya❤❤❤

    • @abdullahimahamed1988
      @abdullahimahamed1988 ปีที่แล้ว +7

      Suuganta kadaf qurunka.. cid qabil neceb majirta somalinimada na deeqda

    • @hani7940
      @hani7940 ปีที่แล้ว

      Alaha ku cafiyo ada iska hadlaye

    • @abdikalaakbarre2623
      @abdikalaakbarre2623 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaan Ogaden ba ma ahee waa Ree galmudug

    • @spongebobsquarepants4079
      @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว

      ​@@abdikalaakbarre2623😂😂😂

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

      wll wax Na neceb maba jiran Anagana somalida dhan waan jecelnahay dadkeena

  • @callyxashy1607
    @callyxashy1607 ปีที่แล้ว +16

    Q du waa xarfaha eey abwaanadu waaweyn ka leex leexdaan adna ma sidaan baad ugu baashaaleysaa😊 cimaamadaaada lama heysan karo🖐️

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 ปีที่แล้ว +17

    Ninkaan dhaantoyinkisa ima dhaafaan waa superstar halistiisa wata 👏❤qofkasta ma fahmi karo erayadaan

  • @Ahmeyowjubaa
    @Ahmeyowjubaa ปีที่แล้ว +19

    Cajaib wlhi taani serbeb wa dhaftay inta fahamka isaxibka ah lee fahmi kara
    ManshaAllah ♥️ abwaan

  • @anfacyare
    @anfacyare ปีที่แล้ว +41

    Omg This is another level 😂😂
    Erayadu iyo laxanku waa fadhiyaan
    Music 100%

  • @bahjayarisayoffice9659
    @bahjayarisayoffice9659 ปีที่แล้ว +12

    mashaaa allaaah marka kobaad marka labaad dhaanto xul ah wax walbo qushigeena isoo duceeyo my dhiigayga somali weyn❤

  • @roodamohamet8281
    @roodamohamet8281 ปีที่แล้ว +8

    Qofaan OGAADEEN AHAYNI qushigiisa❤

    • @mohamedsalah9186
      @mohamedsalah9186 ปีที่แล้ว

      Laakiin anaga waan fahmaynaa waayo dariskeena waayo ogaadeen

    • @Shafi-n5m
      @Shafi-n5m 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedsalah9186 adigoo ah

  • @JaalleFaarah
    @JaalleFaarah ปีที่แล้ว +5

    dhaanto jin la hadlaysa,,, abwaankii iigu horeeyey ee jinka iyo qoomamka qarsoon la hadla

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 3 หลายเดือนก่อน

      War heedhe wax ila fahmay adaa ka jiro kuwaan MA SHA ALLAAH haaya waxba ma fahmin. Qoonka nala noole indhuhu qaban waa *JINNI*

    • @abdirahmanmohamud9082
      @abdirahmanmohamud9082 2 หลายเดือนก่อน

      JIN ma ahane waa siyaasad dhaantada. Itoobiya iyo damaceeda buu ka dhaanteenayaa abwaanka isagoo u duur xulaayo siyaasiyiinta soomaalida. Runtii waxa soo socdo buu ogaa baad is dhihi kartaa. Cajiib

  • @hanadRached1
    @hanadRached1 ปีที่แล้ว +9

    Abwanka io fananka gacanbaa utaagay waliba sida fanaanka isugu laray jilinka io erayada🥺 wax kale😮🎉❤

    • @abdullahicumar3176
      @abdullahicumar3176 ปีที่แล้ว

      Ereyada fanaankaa iska leh laxankana sidoo kale

  • @yusufibrahim4518
    @yusufibrahim4518 ปีที่แล้ว +8

    Dhaantadan jacayl ma aha waa siyaasad ✅✅siyasiyinta intaan jeclano markan aragno shaqo xumadooda aan nacayno lkn iyagu Wali taageero inagasii raadinaya

  • @OmarAbdiMohamed-d9b
    @OmarAbdiMohamed-d9b ปีที่แล้ว +40

    OGADENIA never disappoint, God bless u guys.

  • @cabdiDhuubow
    @cabdiDhuubow 9 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم صلِّ على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، وبارك على محمد وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد.
    اللهم إني أسألك الثباتَ في الأمر، والعزيمة على الرُّشد، وأسألك شُكْر نعمتك، وحُسْن عبادتك، وأسألك لسانًا صادقًا، وقلبًا سليمًا، وأسألك من خير ما تَعلَم، وأعوذ بك من شرِّ ما تعلم، وأستغفرك لما تعلم، إنك أنت علام الغيوب.
    🌿 الورد المسائى اليومى 🌿

    • @cabdiDhuubow
      @cabdiDhuubow 9 หลายเดือนก่อน

      ما أجمل هذا الصوت وما أعذبه ♥️
      ‏حفظ الله إمام كعّبَتَنا د. ⁧‫#ماهر_المعيقلي‬⁩♥️

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 ปีที่แล้ว +20

    Ogaadeenow dhaqankii soomaali idinka ayu idinku danbeeyaa ee Halkaas kaga Haya.❤

    • @naimaabdi3876
      @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว +1

      😅😁Keewaaye kaasne 🤨🤔🧐😂

    • @asmarshow2400
      @asmarshow2400 ปีที่แล้ว

      @@naimaabdi3876 OG Dee 😂😂

  • @mohamedgoogooye979
    @mohamedgoogooye979 ปีที่แล้ว +13

    golden voice talent waa inaan ku faanaa my somali language.

  • @Siaparda
    @Siaparda ปีที่แล้ว +4

    Keep going lipaax from team kaazow 💪💪💪💪🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @abdeqfathi6839
    @abdeqfathi6839 ปีที่แล้ว +23

    Dhaqan 💯
    Xigmad 💯
    Cod 💯
    Hore usoco…Somali lay hadad heshiin waydaan . Xushigiina. Xarkiinbaynu ka hadhi. Qushigiina 😢

  • @khaliilofficiall9834
    @khaliilofficiall9834 ปีที่แล้ว +4

    Marka qabatan quruxleyda qabkii dumarba quwadsiiyee inaad qasabtaan qalad weyee xubigan igu qaaray uqeexa ❤❤❤❤❤❤❤❤ 😢

  • @mubashirofficial3097
    @mubashirofficial3097 ปีที่แล้ว +14

    Abwaan Nuur Gosaar❤
    Xawaare sare baad ku socotaa
    Dhaantolowga Qarniga Keep Going

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +3

    Qomiyada somali haday israci weydo qushigeda qeyrkodba ku qosli qushigoda

  • @abdikariinomarhaji4800
    @abdikariinomarhaji4800 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waxa uu taganyahay booskii hadraawi iyo cabdi qees xiliga dowladii kacanka bal dib ufiiri erayada maldahan
    Tankle galinka shanad hadii ay hadaf hayaan haka soo jawaban dhantadan
    Abwaan nuur Alle Haku dhowro

    • @ahmedadanhassan5718
      @ahmedadanhassan5718 ปีที่แล้ว +1

      Koley silsilad furanto waan sugeynaa
      Waxansa kasugi inaanay sidi tii Ali dhanto fashil iyo caay ku dhamanin

    • @abdikariinomarhaji4800
      @abdikariinomarhaji4800 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedadanhassan5718 ok wll wan arkaynaa inshlh kolba abwaan wa uu dhaafay ninkii ka jawabo dhiga booskeeda oo ah itoopiya ka har oo madax banaanow labada dhante ee udanbeeday jawabtan sugaa inshlh

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv ปีที่แล้ว +29

    The word play is amazing, i really love old somali way of talking, we have a way of describing things

  • @hooyomcn5006
    @hooyomcn5006 2 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka dhaantada dhageystaa 100% waa reer miyi because video ga 3.4m aa daawatay 10k bis aa like saartay spp😢

    • @abdirahmanmohamud9082
      @abdirahmanmohamud9082 หลายเดือนก่อน

      Jabhad beey u badanyihiin ina adeer. Jabhadkana dareenkiisa ma muujiyo. Marka Liketa oo la saar waa dareen muujin😂

  • @ab456z
    @ab456z ปีที่แล้ว +9

    Ogadeeniya ❤❤❤❤

  • @KingLOA-oz1mn
    @KingLOA-oz1mn ปีที่แล้ว +5

    Waxaan salaamaya abwaanka ereyada heesta sameeyay Next Camerma manka lsta fanaanka codkiisa waa iga gadan yahay dhammaan heesta waa 100% in kasto aan fahmin meelaha qaar 🤣🙆🤸‍♀️

    • @axmed4362
      @axmed4362 ปีที่แล้ว +2

      Nin gob ah baad tahay walaal. Waan dhiirigelinaynaa wiilka.
      Meelaha aad fahmi wayday soo qor Inta aan kugu dhaamo waan Kuu faa’iidayn. Mahadsanid walaal.

    • @hanadaadan5435
      @hanadaadan5435 10 หลายเดือนก่อน

      Maxaa 100% hadad meelaha qaar aadan fahmin

  • @AbwaanDhuxul
    @AbwaanDhuxul 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adaa quqanaye qushiga

    • @AbwaanDhuxul
      @AbwaanDhuxul 8 หลายเดือนก่อน

      Adaa isqasbaye qushigaga

  • @axmedabdirashid2530
    @axmedabdirashid2530 ปีที่แล้ว +1

    mzha allh ninkani wa an other level dds ilhy ha la garab galo halgn baa sugayee

  • @upditaajir9210
    @upditaajir9210 ปีที่แล้ว +2

    Markaad qabataan quruxlayda qabki dumar baa quwad siiyee inaad qasabtaan qalad weeyee xubigan igu qaadhay u qeex
    Abawan nuur kosara Wlhi wa erayadan wa mid hikmadasan

  • @shakuurwehliye8444
    @shakuurwehliye8444 ปีที่แล้ว +8

    Madaxda somalida oo dhan qushugooda😮😊

  • @oamaer
    @oamaer วันที่ผ่านมา

    Salaam sare from Bocame SSC❤️

  • @CabdillahiCali
    @CabdillahiCali ปีที่แล้ว +25

    Pure talent 👏

  • @AbshirDanab
    @AbshirDanab ปีที่แล้ว +6

    Anu waan famey intaan famineey qushigiina 😂😂😂

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan ปีที่แล้ว +1

    War tani dhaanto waa dhaaftey waa wada murti ❤❤🎉

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan nuur goosaar. Ugu dambayn Qoftiisii wuu helay

  • @abdirizakabdikadir1964
    @abdirizakabdikadir1964 ปีที่แล้ว +4

    Very sweet❤❤❤❤❤❤ and legendary dhanto❤❤❤❤❤❤. Our culture always possess the best dialogues in the whole of the universe.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suleimanhassan3095
    @suleimanhassan3095 ปีที่แล้ว

    Abwaan Nuur Goosaar Xaqiiqdii Waa abwaan Cabqari ah, Af-Soomaaligana Qani ku ah Oo Farta ka xidhan.
    Raggii buraanburi jiray waa loo yaabaa

  • @FarhiadayibFarah
    @FarhiadayibFarah ปีที่แล้ว +1

    Runtii aaad baa ku jeclhyy abwaan jigjiga hada imaaad nin waaa raaaadimyaaaa way aad u tagare abwan hore u soco

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 3 หลายเดือนก่อน +1

    Viva Ogadenia Somali Galbeed ❤somalia 🇸🇴 🎉

  • @mohamedabdulahi6021
    @mohamedabdulahi6021 ปีที่แล้ว +4

    Walahi dhaaanto waa dhaftay waxaan 🙌🙌🙌🔥🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊👊👊👊

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b ปีที่แล้ว +1

    I love it 💕 and it will ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ i like bag xageed uuu socto

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 ปีที่แล้ว

    Nuur Koosaar waa abwaanka iyo fannaanka sannadka. Eeshcalaa dhaanto!

  • @ZakiMaxamuud-q3q
    @ZakiMaxamuud-q3q ปีที่แล้ว +1

    Ninkan yari wa mustaqbal ifaya horay usuco abwaankeena❤😮

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 หลายเดือนก่อน +1

    JIGJIGA OF SOMALIA GUUUUUL 🇸🇴 ♥️ JIGJIGA OF SOMALIA 🇸🇴 Abwaan NUUUR 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤OF SOMALIA SOMALIA 🇸🇴 JIGJIGA OF SOMALIA 🇸🇴

    • @farhadanolasha9761
      @farhadanolasha9761 2 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🔒🔒🔒🔒🔒🔒🔒🔒🔒🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedadam6563
    @axmedadam6563 ปีที่แล้ว

    Waa siyaasad dhaantadani qushugiisa weeye musetafe cagkar

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +3

    Ragi dhantada tumijirey ninkan aya Mel ku xidhey

  • @akdream5313
    @akdream5313 ปีที่แล้ว +2

    Qashin maxaa laga wadaa

  • @iilyas.maxamaed2893
    @iilyas.maxamaed2893 9 หลายเดือนก่อน +1

    Inta ogaaden naceb kushigaaga😂😊

  • @MCM1916
    @MCM1916 ปีที่แล้ว

    Adaa qooqna ma qabto mesha inta kale waa 🔝

  • @Silentbwoi2122
    @Silentbwoi2122 หลายเดือนก่อน

    Manshaalh intaa quranka ayuu music 🎶 karebay

  • @ishoafro763
    @ishoafro763 ปีที่แล้ว +3

    Legend 😂 qushigaga caadimahan heesta 👍

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 ปีที่แล้ว +13

    Wr wiilkan Yari Waa masha AllaH
    Alla maxaa Meesha Erayo SARBEEB AH Ku jira 💥💥💥👌👌👌👌👌👌

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwww IGA gadan wlllle

  • @abdullahicumar3176
    @abdullahicumar3176 ปีที่แล้ว

    Abwaan fanaan laxamiiste m.a wa nin aad u da yar hiba leh

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 ปีที่แล้ว +78

    I don’t completely understand but I am vibing with it 😂

    • @ab456z
      @ab456z ปีที่แล้ว +13

      Somali is a beautiful language

    • @moha.boy.official2734
      @moha.boy.official2734 ปีที่แล้ว +3

      LOST LOVE😢

    • @KOTO-cod
      @KOTO-cod ปีที่แล้ว +4

      same but i understand little bit

    • @NimcaanAbdi-f9k
      @NimcaanAbdi-f9k ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @mussehassan2255
      @mussehassan2255 ปีที่แล้ว +3

      The song is about a lost love; his love left him and he says, please help me find it, if she is lost. But if she left willingly and objectively, I don’t care!

  • @abdirashidhashi5955
    @abdirashidhashi5955 ปีที่แล้ว +8

    Dhaantasa erayada laxan ka waxaa kasii cajiibsan wiilka oo ay ka muuqato degenaan iyo inuu si dabiici ah u samaynayo xarakaadka ❤

    • @abdullahicumar3176
      @abdullahicumar3176 ปีที่แล้ว +1

      Kuna darso waxaas oo dhan waxa kasii cajiibsan laxanka iyo ereyada asagaa iska leh

  • @kulucyare
    @kulucyare ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤ abwaan dhaantadan qalbigayga ayey kadhax qeylinaysa ❤❤❤ sarbeebtan qushigooda 😂

    • @hanisodog3970
      @hanisodog3970 ปีที่แล้ว

      Abowe ado xuman I arkin qushigaaga maxa laga wada wan fahmi wayey

    • @face_king1
      @face_king1 ปีที่แล้ว

      @@hanisodog3970yeelkada😂😁

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 ปีที่แล้ว

      Yeelkada weeyo

  • @zakariamuse1000
    @zakariamuse1000 ปีที่แล้ว +19

    This man is legend really no doubt

    • @AxmedIssaq
      @AxmedIssaq ปีที่แล้ว +3

      Dhanto

    • @faadumoguray6183
      @faadumoguray6183 ปีที่แล้ว +1

      🙁 and give feeble the following condition is the following pairs in your order ⚄ the order was placed in 3rd class 3rd of the each in and to complete the order and of to the order following keda kale I the 🕗 8th my wife on is

    • @Sucdiclraxmaansh-vw9qp
      @Sucdiclraxmaansh-vw9qp ปีที่แล้ว

      ​@@AxmedIssaq😅😅😅😅😊😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว +1

      His dhaanto is a massage to ku socta isaaq

  • @cabdiqaadir-wu1ob
    @cabdiqaadir-wu1ob ปีที่แล้ว

    Walahi Dhantadaan waa qaniinti aan Inaba cadi ahayn iyada Lafteeda qushigeeda

  • @Abdiqanisuleiman
    @Abdiqanisuleiman 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yadaa qooqanayde qushigeeda😢😂😂

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 ปีที่แล้ว +1

    Amazing dhanto ..true story by a good friend of nuur.. MMSH.

  • @fatimamoumin5689
    @fatimamoumin5689 ปีที่แล้ว

    Af Soomaaliga Asalka Ahaa
    Dhaanto siyaasad xabaarsan
    Qolyahan qaradaha nala jogee
    Qarsoonee indhuhu qabanayn
    waa maamul goboleedyada tirada bdn
    Qof waayay qofkii uu jeclaaday
    La qaatay miyaad qaabishaan
    waa Qaranka Somalia qofka maqan
    All somalia people we love Qaran io nbd
    Hadana baalayaa isku dirkooda lacag ku bixiso
    ilaahow nabad Adi naxariistada Ahatay nasii🤲

  • @karinaali63
    @karinaali63 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaha wa dhanto aad iyo aad u macan keep going brother

  • @cassuusdabeecad7516
    @cassuusdabeecad7516 ปีที่แล้ว

    Yartan ku qancee ku qaboobay dhawaan qobka meeley u qaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinmahamedcali9847
    @husseinmahamedcali9847 ปีที่แล้ว

    Wow dhaanto wey dhaaf Tay inta xun Somali qushigiina

  • @abdifatahibrahim-wh3wv
    @abdifatahibrahim-wh3wv ปีที่แล้ว

    Abwaan nuur koosaar hees waxa uu usoo qaday madaxawaynaha umada somali galbeed madaxwaynaha cagajar

  • @qadanmahamed4844
    @qadanmahamed4844 ปีที่แล้ว +3

    Sarbeeb wa hees ku socota ethopia laguna dhiiri galinayo somali ethopia 😢😢😢

  • @DeeqSln
    @DeeqSln 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaantadan dhageysigeeda ka ma dhargo

  • @daahirnunow9990
    @daahirnunow9990 ปีที่แล้ว +4

    Adiga dhaantada qadaye qushgaga😂😂😂

    • @mohameddek1437
      @mohameddek1437 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @engkamilabdirahman7925
    @engkamilabdirahman7925 11 หลายเดือนก่อน

    2.1 million iyadoo maraysaan dib u daawadaay markii 4aad. waxani dhaanto lama odhankaree cilmi aynaan gaadhin baa kudhexjira

  • @osman__bakar
    @osman__bakar ปีที่แล้ว +1

    Somaaliyey haddaan nabad qaadan weydan qushiigiina
    Haddaad is qadarin weydan qushigiina 😂😊

  • @abdisamedhassan1975
    @abdisamedhassan1975 ปีที่แล้ว +1

    Wxaan dhaanto way dhaaftay runtii waxaan TH-cam karaadiyay muddo kabdn 10mar saan u helo video oo dhamaystirqn
    Abwaan nuur koosaar guuleyso

  • @khadarayooza4599
    @khadarayooza4599 ปีที่แล้ว +4

    Dhaantadan wali ma dhamesan oo ma dhagesan lkn aadbaan u jeclahay
    Waligaaa qof dartiis hees ama dhaanto ma u jeclaatay
    Udug ❤️🌏🫂🙏

  • @duule77
    @duule77 ปีที่แล้ว +2

    Adaa qaylinaayee qushigaaga
    Waxaan dhaanto waa dhaaftay❤
    30/8/2023

  • @siciidleo1014
    @siciidleo1014 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qushigaaga😂

  • @deeqaluul3463
    @deeqaluul3463 ปีที่แล้ว +2

    Jah yarkan iiraadiya 🥰🥰😘😘😘😘😘😘

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 3 หลายเดือนก่อน

    Adaa qooqanaaye qushigaaga qarniga soo socdana qushigoda qarsona. Indhuhu qabaneene. Qof wayay qofki ujeclaayey dadqatay miyed. Qabishan. Yartan. Kuqance kuqbabobo alwayo qabka meeley uqaado qatila 😢😢

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 ปีที่แล้ว

    😍😍😍Qatar wa ka helay 😎😎😎😎😎

  • @Jantebijanta
    @Jantebijanta ปีที่แล้ว +1

    Abwaanku soo dhigay heeskan

  • @IsakMohamed-rn7ze
    @IsakMohamed-rn7ze 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qatar

  • @AhmedmohamedKawadan
    @AhmedmohamedKawadan ปีที่แล้ว +1

    Anigu ma fahmine intii fahanteey qushigiina ⚔️

    • @MariamMuse
      @MariamMuse 10 หลายเดือนก่อน

      Hadaadan fahmin qushigaaga 😂

  • @AdanMohamed-i9v
    @AdanMohamed-i9v 10 หลายเดือนก่อน +1

    Talented young man

  • @XassanMandiid
    @XassanMandiid ปีที่แล้ว +1

    inaad qasabtaan khalad weyee hee ❤

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 ปีที่แล้ว +1

    Been ma ahan qof dhib kula magan haduu inta ku qoslay aad dacad modo waa dhib ee inti dhib nala magan alaha naga qabto

  • @SamatarOmarmahamuud68-ce5ry
    @SamatarOmarmahamuud68-ce5ry ปีที่แล้ว +1

    Walee waa dhantadi igu horeysay e deeqda bila caleyk hore usoco pro

  • @sankaofficialtube
    @sankaofficialtube ปีที่แล้ว +1

    At somaligan adeg badana

  • @hopmusicsomalia
    @hopmusicsomalia ปีที่แล้ว +1

    WamkuDh

  • @NFDMEDIAPRODUCTION
    @NFDMEDIAPRODUCTION 5 หลายเดือนก่อน

    The man speaks about aliens.. this man is super bright...

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 ปีที่แล้ว

    Qushigaaga=yeelkadaaa, yeelkaa, it‘s up to you. Waa erey kamida erayadda lumaya ee afka somaliga.

  • @AxmedMoola
    @AxmedMoola ปีที่แล้ว +1

    Wow hestan marke kala kacdo haleso qabto wani sugaa😂😂😂

  • @YussufRoble-i1i
    @YussufRoble-i1i ปีที่แล้ว

    Waxan ahay will udhashay somalia oo kunool wadanka Kenya balse waxan jeclaan lahaa Inan lajoogo nuur koosaar marwalba sababtoo ah madaxa ayuu isaran yahay wa dowlad madaxa banaaaaaaaaan

  • @axmadsaacidcabdulqadir7689
    @axmadsaacidcabdulqadir7689 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw war xaan dhanto waa dhaftay maxa serbeb ku jiraa dhantadan micna weyn ayey xambarsan tahy abwan nuur gosar waa nin tagay ruuntii waxaba lagama qabankaro horay usoco sxb

  • @m.shiineofficial
    @m.shiineofficial 11 หลายเดือนก่อน

    Eryada aniga leha waa laga xaday mid maanka gali

  • @SahroSiciis
    @SahroSiciis 10 หลายเดือนก่อน

    Wan kuwata abwaan nuur gosar

  • @fadximacalin540
    @fadximacalin540 ปีที่แล้ว +3

    Malaha dhaantada jinni baa is kaleh😅😂

  • @FarhanNuur-gt1fb
    @FarhanNuur-gt1fb ปีที่แล้ว +2

    Somali culture

  • @dholaminahmed636
    @dholaminahmed636 10 หลายเดือนก่อน +2

    Full talent❤😂😂😂😂 best song

  • @Maxamudibraahim-hc1by
    @Maxamudibraahim-hc1by ปีที่แล้ว +1

    Anwaan nuur goosar wowo guul iyo gobonimo insha'Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xamdamaxamud6257
    @xamdamaxamud6257 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaantadan anaa soo raadiyey maanta inan baan isbaranay habeen habeenda ka mid ah beenkasaa iguu horasay iiguna danbasay😢inkastoonu saacado kaaban wada joognay hadana sidaanu isku fahany waxaad moodaysay dad sando wada noolaa makii igu dabasay erydanu qaadayey yartaan kuqanceen ku qaboobay lawaa qoobka meelay uqadee qiysoo ku eega qalbkiina❤mo ogi halkaad joogto lakin marwalba farxad waarata kuu raynayaa❤

    • @MiyaaAwga
      @MiyaaAwga 7 หลายเดือนก่อน

      1😊