Gorgorka - Shimbirka ugu awoodda badan shimbiraha | Boqorka shimbiraha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Gorgorka - Shimbirka ugu awoodda badan shimbiraha | Boqorka shimbiraha

ความคิดเห็น • 117

  • @urguutmohamed8429
    @urguutmohamed8429 ปีที่แล้ว +10

    Sxp shimbirka ugu dereeya wa geleyrka maahan gorgorka

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa zxp galaydh baa layidhaa, gorgorka, galaydh iyo kuwa kale oo magacyo dhowr ah leh ayaa laysku yidhaa haad, shimbiruhuna waa kuwa yaryar

    • @AbshirAded
      @AbshirAded 3 หลายเดือนก่อน

      Ha sxb wa waruntaa walipa galayrka nooca loo yaqaano pregrine falcon

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  ปีที่แล้ว +18

    Sixid - xayawaanka aan u jeedo shabeel maahan waa harimcad.

    • @mohamedcawil7591
      @mohamedcawil7591 ปีที่แล้ว +2

      Waxan u soo galay in aan intaas kuu soo qoro ❤

    • @Shamcuun
      @Shamcuun ปีที่แล้ว +1

      Sax❤

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

    • @mohamedcarab6826
      @mohamedcarab6826 ปีที่แล้ว

      Waa isku mid

    • @hmzeahmd
      @hmzeahmd ปีที่แล้ว

      ​@@cabdicasiismaxamud6728 leopard waa harimac isagana. Harimacadka ilaa sagaal noocc ayaa jira, waxayna ku xidhan tahay qaarada uu ku kala nool yahay (jaguar, leopard, cheetah) sadex ayaana ugu caansan ayaan jecrlahay.

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa-Allaah,Walaal A/rahmaan Waad ku Mahad-santahay Barnaamijyadada,Aqoonta Cilimiga Diiniga,Midaa Maadiga,Taariiqaha & Culuumta Koonka.Hooyga Aqoon Kororsiga, Waaberi Media.

  • @Tillawah8
    @Tillawah8 ปีที่แล้ว +10

    Kusalliya Nabiga ‏ ﷺ

    • @Cazzaam
      @Cazzaam ปีที่แล้ว

  • @raxmomaxamed9374
    @raxmomaxamed9374 ปีที่แล้ว +1

    Shabeel ma’ahan ee Waa cheetah ama harmacad

  • @YaasiRCumaR111
    @YaasiRCumaR111 ปีที่แล้ว +4

    Waa boqorka baalalayda oo dhan

  • @عبدالرحمانعبدالله-ز5ر
    @عبدالرحمانعبدالله-ز5ر ปีที่แล้ว +6

    صلو على النبي❤❤❤

  • @Munasar_
    @Munasar_ ปีที่แล้ว +4

    522 iyadoo daawatay baan daawaday adigana✋😁

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว +3

    Gor gorka waa shimbirka ugu qatarsan

  • @Abdalla-oe5kf
    @Abdalla-oe5kf ปีที่แล้ว +6

    Well shabeel ma ahan ee waa haramacadka ayaa ah xayawaanka dhulka ugu orodka badan

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdicasiismaxamud6728
      Harima cadku wa léopard Jaguar kuna harima cadka iyu uu eegyay lakin wa ka dheereya wana ka yara dhudhuban yay labada indhoodna laba diilin oo madow iyu ku leeyay Ama léopard Ama harima cadka wa ka dhulka somalida jooga tigarkuna wabu ka wada weeynyay kuwaso dhan dulimo madow iyu leeyay afrikana kuma noola wana qatar libaxa xita wa ka qatar badanyay

  • @qorshemedia8571
    @qorshemedia8571 ปีที่แล้ว +4

    Shabeelka waxaan filayaa inaad ku qaldatso harimacadka
    Waan lab xaywaan oo aad u kala duwan shabeelku ma laha xawaare badan
    Balse harimacadu waa xaywaanka ugu dheereeya xaywaanada orodka sameeya

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Sida caadiga ah kabaraha madow waa shabeel ka baraha dhaadheer lehna waa tiger micno soomaali ah maleh tiger ku lkn haramacadka waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard

  • @Kabtansuleimaan-kv1lz
    @Kabtansuleimaan-kv1lz ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Waabari media Abriska kobraha layidhaahdo isagana kasoo hadal hadaad haysid wax macluumaada OO ku saabsan

  • @capdiafqoray3721
    @capdiafqoray3721 8 หลายเดือนก่อน +3

    Anaa idin kala shegaya inta aan lakala garan
    Geeltoosiye
    Gorgor
    Galaydh
    Baqaye
    Hadka adag
    Kulanbay
    Dafo
    Waxana ugu xoog wayn bahalka sida diyarada ukaca waa geeltoosiye
    Waxa ku xiga baqaye oo wuu hoos cadyahay

  • @XasanC.raxmaan
    @XasanC.raxmaan 7 หลายเดือนก่อน

    Xawaamka ugu dheereeya dhulka waa faras baroora

  • @baastoowali5038
    @baastoowali5038 ปีที่แล้ว +7

    Team waabari media like isaara manta aan 100 like aan gaaree

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsanid sida qurxoon barnamijyada nagu tawiso 🙏🙏🙏

  • @kamaalhassan2123
    @kamaalhassan2123 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll
    Shabeel ma ahan! Ee Haramcad dheh, mahad sanid 🙏🏼

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac ปีที่แล้ว

      Haa nio (Harimacad) baa la yidhaa

    • @hmzeahmd
      @hmzeahmd ปีที่แล้ว

      Haa waa run

  • @SaadDias-s8d
    @SaadDias-s8d หลายเดือนก่อน

    Merci pour l'information

  • @zamiirbeegsi123
    @zamiirbeegsi123 ปีที่แล้ว

    Shabeelka maha xayawaanka ugu dheereya dhulka ee waa harimacadka xayawaanka ugu dheereya dhulka wuxuna jara sacadii 70 mayl halka iska sax zhp

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

    • @zamiirbeegsi123
      @zamiirbeegsi123 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiismaxamud6728 intanad aflagado bilabin google waydii cheetah ayuu zol saraya wana harimacadka

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      @@zamiirbeegsi123 haramacadka horta keebad utaqaana

  • @mohamoudsadik7924
    @mohamoudsadik7924 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waberi media

  • @xaliimoxalimoyarey1109
    @xaliimoxalimoyarey1109 ปีที่แล้ว

    fav channel🔥🇸🇴❤️

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +2

    Wayka khaldantahay zhp
    Harimacadka ayaa ugu dhereeya xaywaanada dhulka waxana ku xiga faraska iyo deerada

  • @cabdiqani7624
    @cabdiqani7624 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother inoo soo badi

  • @Ahmed-wl4xs
    @Ahmed-wl4xs ปีที่แล้ว +2

    Shabeel❌
    HARIMACAD✅

  • @princeilyaden9068
    @princeilyaden9068 ปีที่แล้ว

    Je suis le 3ème a commenter 🥰

  • @cabdulahiaxmed4987
    @cabdulahiaxmed4987 ปีที่แล้ว

    Waa shibir khtara

  • @nasriina3355
    @nasriina3355 ปีที่แล้ว +2

    Walaal soo dhameystir QISOOYINKA NABIYADA, dhex ayaa uga tagtay

  • @mohamedhassan02
    @mohamedhassan02 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka Hawada Sare

  • @c.raxmanc.kariin3878
    @c.raxmanc.kariin3878 ปีที่แล้ว +2

    𝚜𝚑𝚊𝚋𝚎𝚎𝚕 𝚖𝚊𝚊𝚑𝚊 𝚎𝚎 𝚠𝚊𝚊 𝚑𝚊𝚛𝚊𝚖𝚌𝚊𝚍 👍

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว +1

      LEOPARD= SHABEEL
      Cheetah=Hari macad
      Tiger=Tiger
      Sxp shabeel sida caadiga ah waa ka baraha madow lkn Kan kale ee baraha dhaadher leh waa tiger somaali ahaan wax lagu dhaho ma jiro

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 ปีที่แล้ว

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 ปีที่แล้ว +1

    Tamam

  • @SOM.CARTOON
    @SOM.CARTOON ปีที่แล้ว

    Sxp xayawaanka ugu dhereeya adduunka waa peregrine falcon ee gor gorka ma,aha

  • @anwarmoktar3621
    @anwarmoktar3621 ปีที่แล้ว

    Bro Shabeel mahan ee waa Haramacad

  • @cabdiwalimuse1561
    @cabdiwalimuse1561 ปีที่แล้ว

    Shabeel ma’ahan
    Haramcad baq la dhahaa

  • @ahmedseidhassan5147
    @ahmedseidhassan5147 ปีที่แล้ว

    Ustaad haadka ugu dheererya waxa ladhaha pelegrin felcano

  • @philipemohamet6625
    @philipemohamet6625 ปีที่แล้ว +1

    Shimbirka ugu dheereya waa falcon sido kalana boqorka shimbiraha waa iska asi ee kulaabo walal

    • @Maguuraan
      @Maguuraan 9 หลายเดือนก่อน

      Falcon wuu ugu xawaare dheereeyaa lakn boqorka shinbiraha maaha falcon afsomali ahaan wxaa lagu yiraahdaa Galaydh.
      Sababta boqorka shinbiraha gorgorka looga dhigay waxay tahay gorgorku waa midka ugu xajmiga weyn miisaankiisa waxay ku qiyaasaan illaa 90kg mar marka qaarna wxuu gaadhaa 100 , siddoo kale shinbirkani wxuu isaga kala gooshaa wadamada aduunka isagoo mudo bilooyin ah hawada ku jiri Kara daruuraha dushiisa ayuuna ku duulaa markaa sabbtas ayaa loo yiri boqorka shinbiraha.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kan ka sii wayn ayaa gorgor la dhahaa
    Kani waa galaydh

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu ปีที่แล้ว +2

    scw

  • @mhassan3385
    @mhassan3385 ปีที่แล้ว

    Kib going waberi

  • @KiinMaxamed-r1c
    @KiinMaxamed-r1c 13 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid camaraderie??????

  • @SaidoAbduljabbar
    @SaidoAbduljabbar วันที่ผ่านมา

    noloow abduraxman

  • @Maguuraan
    @Maguuraan 9 หลายเดือนก่อน

    Sixid sxp abdirihman Omar waxan kuu saxaya gorgorku iguma dheereeyo shinbiraha hawada iyo guud ahaan nafleyda oo idil balse shinbirka ugu dheereeye waa Galaydha loona yaqaano (Falcon). Waa shinbirka diyaaradaha miiga Laga meteley marka lasameynayey
    Xawaarihiisuna wxuu gaadhaa 350 km per /hour.

  • @jamacnuuh9473
    @jamacnuuh9473 ปีที่แล้ว

    Sixid kan ugu dhereya wa harimcadka masuul 😢

  • @ahmedabdimahad6849
    @ahmedabdimahad6849 ปีที่แล้ว

    Gorgor

  • @capdiafqoray3721
    @capdiafqoray3721 8 หลายเดือนก่อน

    War waa qaqaye war ninwaynbatahaye beebta iska da

  • @Bunna_4K
    @Bunna_4K ปีที่แล้ว

    Waberi media sxb wad khalday xayawanka shabel maha ee wa harmacad

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

  • @Abdikarm
    @Abdikarm ปีที่แล้ว

    Guleyso 😊

  • @luulibrahim9813
    @luulibrahim9813 ปีที่แล้ว +2

    Shabeel ma aha waa haramacad

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

  • @YahyeAdam-li8ig
    @YahyeAdam-li8ig 9 หลายเดือนก่อน

    Walaal iska sax magaca baadiye waligaa maadan tagin miyaa harmacad weeye xayawaankan xayawaanka aduunka ugu dheereeyana girgor maaha waa galayr shaahiin la yiraahdo

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show ปีที่แล้ว +1

    Horta gorgorka iyo galaydhka ma isku midbaa

  • @bakayleali6219
    @bakayleali6219 ปีที่แล้ว

    Waa galadhka madaw englishlana waa loyaqaan black falcon

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 ปีที่แล้ว +3

    wllo shabeelka maaha ee waa harimacadka iska hubi halkaasi oo ku nqo

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiismaxamud6728 horta wax soo baro wllo ma hadaad isku qaldi xayawaan dhulka ugu orodka badan malaa 2000 wixxii ka fdanbeeyay baad dhalatey nio haracad iyo shabeel orod soo kala baro cheetah aad shegayso google ku raadi iyo tigerka

  • @MakacabdiAbiikar-ph6bk
    @MakacabdiAbiikar-ph6bk ปีที่แล้ว

    Masha

  • @capdiafqoray3721
    @capdiafqoray3721 8 หลายเดือนก่อน

    Badawnimaa ku haysa hadhimacadka ayaa waxa dhulka ugu dhereya

  • @Mimycute12
    @Mimycute12 ปีที่แล้ว

    wll soo badi xalqadadihii minxooyinka

  • @happyumu_cubeid3554
    @happyumu_cubeid3554 ปีที่แล้ว

    Kan dhadiga magagii?!

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

    Waaberi media❤❤❤

  • @capdiafqoray3721
    @capdiafqoray3721 8 หลายเดือนก่อน

    Bahalkani waa baqaye

  • @cabdiqanifarxaangaas794
    @cabdiqanifarxaangaas794 ปีที่แล้ว +3

    Gorgorku maaha noolaha ugu dheereeya ama ugu xawaaraha badan aduunka waxa jira shimbir ka dheereeya waana ka ugu waxaaraha badan aduunka. Magaciisa waxa la dhahaa baas oo luuqda qalaad ku ah falcon.

    • @sayiidqalliwalli1035
      @sayiidqalliwalli1035 ปีที่แล้ว +1

      Haa warunta falcon ayaa ugu xaware dereeyo

    • @Maguuraan
      @Maguuraan 9 หลายเดือนก่อน

      Baas maaha shinbirkaasi waa Galaydh kelmada baas waa erey afcarabi ah oo macnihiisu yahay Galaydh markaa sida u ogow shp

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 ปีที่แล้ว

    Sxb shinida ayaa oogu dheereeya ee sidaa ogow.

  • @SaaqeyHaaji
    @SaaqeyHaaji 24 วันที่ผ่านมา

    390 waa falcon mahan eagle ka

  • @AhmedHashi-n3k
    @AhmedHashi-n3k 9 หลายเดือนก่อน

    Aan kuu saxo waxyaabo badan oo qaldan:
    1.Gorgorku ma aha midka ugu xawaaro dheereya shinbiraha duula, Waxaa ka dheereeya oo aan waxba u ogeyn Galleyrka oo afka ingiriiska la yiraahdo (Pregrine falcon, Hawk)
    2.Shabeelku ma aha kan ugu orodka badan, Xayaanka ugu orodka badan kuwa dhulka kurt ordo waa Haramacadka oo afka ingiriiska la yiraahdo(Cheetah),
    Mida kale shabeelku ma orod badna oo waxaaba ka xawaaro badan libaaxa,
    Waxaan kugula talinayaa wax marka aad soo gubineysid in aad sifiican u soo baartid una soo kala baratid,
    Mahadsanid.

  • @cabdiraxmaanmaxamed5701
    @cabdiraxmaanmaxamed5701 ปีที่แล้ว

    Asc wll cabdiraxmaan cumar
    Dowladaha sidee hubka ukala iibsadaan
    Dowlada hubka iibsatay sidee loo gaarsiiyaa hubkeeda
    Lacagta xagee loo marsiiyaa dowlada hubka laga iibsaday

  • @Ustaadka09
    @Ustaadka09 ปีที่แล้ว

    Shabeel ha oran ee haramcad dhe. 80km/h xawaarihiisa.

  • @AllaNaagaa
    @AllaNaagaa ปีที่แล้ว

    Maxaa dhacaayo hadaanan dhulka Ku aadin

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 6 หลายเดือนก่อน

    Shimbirkan gorgor maaha ee waa Baqay. Gorgorku ma ugaadhsado ee neef bakhtiyay ma sii bakhtiyaya ayuu cunaa.
    Gorgor = vulture
    Baqay = eagle
    Galaydh = falcon

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 ปีที่แล้ว

    Shinbirkan mrkan arko waxa maankayga ku soo deg dega dawladii salaajiqada

  • @ICE_EMPEROR2561d
    @ICE_EMPEROR2561d ปีที่แล้ว

    Xayawaanka ugu dheereeya dhulka
    Waa haramcad(cheetah) not shabeel.

  • @XasanC.raxmaan
    @XasanC.raxmaan 7 หลายเดือนก่อน

    Alla maxay somali dhan walba ka baa ba,day waar waxaad doontaad ku shakynaysaa adeer maaha shinbirkani gorgor ee waa galaydh adeer nin miyi iyo haad dhamaantii yaqaana ayaa wax sheegi kara

  • @GuuleedibraahimDaahir
    @GuuleedibraahimDaahir ปีที่แล้ว

    Soobadi

  • @wiilkareerxaaji8577
    @wiilkareerxaaji8577 ปีที่แล้ว

    GOR GOR iyo GALAYR mxay ku kala duwanyihin anigu kan qoorta cad GALAYR u aqaanay

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 ปีที่แล้ว

    Shimbirkan Haat ayan u aqaanaa
    Gorgor kana waa kan baqtiga cuna

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac ปีที่แล้ว

      Baalayda ayaa zxp shimbir iyo Haad u kala baxda, shimbiruhu waa kuwa yaryar se lkn Haadka waa kuwa waaweyn sida gorgorka

  • @raxmomaxamed9374
    @raxmomaxamed9374 ปีที่แล้ว

    Falcon

  • @tayos6070
    @tayos6070 ปีที่แล้ว

    Galaydh ka baa ka dheereeya gorgorku 70km/h galayrkuna 300km/h

  • @yussufhassan8533
    @yussufhassan8533 ปีที่แล้ว +2

    Acs

  • @capdiafqoray3721
    @capdiafqoray3721 8 หลายเดือนก่อน

    War waxad kashekaynaysid kalala baro

  • @aslimmohamed6891
    @aslimmohamed6891 ปีที่แล้ว

    0:08 taasi waa daffo ee mahan gorgor

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 ปีที่แล้ว

    Wa qalad haramacadku wuxu jara saacadii 85 KLM 130 KLM ma ahan

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

    • @koombokooficali7085
      @koombokooficali7085 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiismaxamud6728 shabeelku nuucyo badan buu leeyahy kan baraha madow oo kaliya ma aha reer baadiye baad tahy adeer shabeelka magacyo badan bu leeyahe sida leapard jaguar tiger iyo snow leapord iyo kuwa kale oo badan qoyska shabeelka waxa ugu weyn tiger ugu awooda badan leapord iyo jaguar dhamaantod waxey ka tisan yihiin qoyska shabeelka waxa dhan wa shabeel balse wey kala magac iyo muuqal duwan kan baraha madow waxa layirahda tiger sido kale mid waxa u eg haramacadka laakin in badan ka weyn kana xoog badan kaas ba la yirada leapord leapord wa laba nuuc snow leapord iyo kan caadiga oo duurka ku nool snow leopord wuxu ku nool yahay dhulalka barafka wuxu leeyahay midab cad iyo baro mado iyo orange isku jiro haramcadku wa kan ugu yar qoyska bisadaha waaweyn ee dilaaga ah waana xayawaanka ugu xawaaraha badan xayawaanka bariga ku nool wuxu leeyahay baro madow oo bal balaaran waaana mid ka xajmi yar bisadaha kale ee waawen badiba dadku wey isku qaldan cheetah iyo leapord leapord tiger snow leapord wa isku wada mid dhamaantod wa shabeel haramacadka iyo shabeelka labo bey kala yihiin shaqo isku malahan

  • @Amonsak19
    @Amonsak19 ปีที่แล้ว

    war haramcad dheh shabeel hadhihine

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

  • @cabdibasiddaahir4774
    @cabdibasiddaahir4774 ปีที่แล้ว

    War ma Shakeel ba dhereya bad na ledahay mise haramacd bad ka wada

    • @cabdicasiismaxamud6728
      @cabdicasiismaxamud6728 ปีที่แล้ว

      Haramacad waxa ladhaha cheetah shabeelna waa leopard lkn tiger macno somaali ah male ee shabeelku waa ka baraha madow ciyaal imika dhasha tahee

  • @Cabdirisaaq-dq7ek
    @Cabdirisaaq-dq7ek ปีที่แล้ว

    War shabeelka malahan orad dheh harmacadka mase shabeel iyo haramacadka ayad kala aqanin neefow

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 8 วันที่ผ่านมา

    IS NOT GOR GOR BRO

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 18 วันที่ผ่านมา

    Sow faqash baad tahay, somaliland in ay calaamad u tahay sheegi mayside.

  • @amiinmoha2270
    @amiinmoha2270 ปีที่แล้ว

    asc wll aad ayaan kuu salaamay wll abdirahman en.wikipedia.org/wiki/List_of_birds_by_flight_speed