Wararkii u danbeeyey Somaliland Beesha Garxajis oo U Hanjabtay Madaxweyne Biixi Shirka Duqa Jabuuti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 2 ปีที่แล้ว +3

    Viva garxajis 🦁🦁🦁

  • @siciidxiito3385
    @siciidxiito3385 2 ปีที่แล้ว

    Wararki ugu dabeyay

  • @xafiiska
    @xafiiska 2 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo Hanbalyo maayir Khadiija Axmed aadan

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaahanjabaad baa ka soo hadhay markaa warkoodu kuwa magaca garxajis ku shaqaysta waa kooto noo xidha shuruucda dalkana kumajirto kooto xisbi sidii dumarka ayey iska aamusi doonaan

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sidaaa gudidu sheegtay laangaabaw faankooda wax kaama galine si fiican warka u sheeg ha nacnaclayne

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 2 ปีที่แล้ว +3

    Waar niyaw waynu dhaafney rero hanjaba cidi hayday cirka hayso hasoo dayso ilaaah ayuunba awoooodddd uleh ibnu aadamka waxyeladiisa nin futo xumi waxba masaynkaro ama garxajis sheego ama jeegan sheego
    Ragaw kibirk waa lagu kufaaye kaana hala ogaaado

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 ปีที่แล้ว

    Oo wadani mareerbuu noqday
    Kk
    Kuwa xisbinimo ugu jira waxba uma yaalaan
    Ilaahoow qaadir

  • @hassanomar5242
    @hassanomar5242 2 ปีที่แล้ว

    it's now clear to all:waddani is a party for garxajis and others tribes has no role to play therein.... there for it's time to open more political party's.

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 2 ปีที่แล้ว +1

    Garxajis & hanjabaad mar uun aan madaxwayne noqono & shuruucda dalka somaliland maxa kala haysta.

  • @gavenblsn4753
    @gavenblsn4753 2 ปีที่แล้ว

    in dooraba waxaan is lahaa kani waa wariye reerkiisaa.

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

    Waa lafurayaa ururada wayo wakhtigii ayaa gaadhay lafurilahaa

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan layaabanahay beesha garxajis miyaanay ogayn in shirbeelaydkii wakh tigiisii la dhaafay mida kale marvel baa maanta somaliland wax kaqaadi karin garxajis haday ku hanjabayaan haddii ururada lafuro wax baanu samaynaynaa waa beentiin waxaad samayn kartaan majirto

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 2 ปีที่แล้ว

    Maxamedoiw ereyga Duqa Jabuti/Boohoodle
    Sookuma haboonayn Duqda

  • @cabdiraxmanmaxamed273
    @cabdiraxmanmaxamed273 2 ปีที่แล้ว +1

    War baala xooftada naga daaya. Dadka dhinac karaaca. Oowanaag kashaqeeya.

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 ปีที่แล้ว

    Garxajis oo marti mooday beelihii kale jam somaliland baahida kursina xaq u yeeshay

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 2 ปีที่แล้ว

    Mejaas iyo jablehe

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 ปีที่แล้ว +4

    Afartii haamaan ee waxaa ku shaqaysan jiray weeyaan ee ciro xaalufiyay imikana Xirsi Gaab ayay kaga liqliqaan yaahuu baanu idinleenahay

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 2 ปีที่แล้ว +1

    Umadani maxay iska xoreysey dadkani miyaaney wadanka lahayn walaahi soomaali. waa soomali waa isma dhaanto umadani xagey ka timid yaa dhalay dadkan yaa u aabo ah xagey ka soo farcantay ragan wadanka ku ciyaaryaa ee ay caruurtoodi wadamada shisheeye joogaan maxay umada u waalayaan shicibaw ka lagu ciyaarayaa waa idinka dheg ha u dhigina kwaasi walida qaawan isku raacay waa laga danbeeyaa

  • @caashajaamac9729
    @caashajaamac9729 2 ปีที่แล้ว

    Guruuje waxaa shaqadiisa yaqaan suldaan habaar

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 2 ปีที่แล้ว

    Ok so ucid iyo wadani maydaan qiran in ay laba xisbi qabiil yihiin.. hadaba doorasho way dhacaysaaye codka habar yoonis. Haku fadhiisiyo kursiga

  • @cabdiraxmaanallaale6977
    @cabdiraxmaanallaale6977 2 ปีที่แล้ว

    Waxyeelada halaga daayo dalka odayadana hala ixtiraamo dalku boqortooyadii reer alasucuud ayaan looqaadan kibirka iyo guulwadeynta cadaalad darrada halajoojo

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 ปีที่แล้ว +3

    HUF iyo been waa shaqadoodii iyo afku wuxuu la xoogyahay magliga xawda kaajara Ri na gees kama ridaan afdheerrna ma daayaan iyo faataabakh

  • @ismailawdal2661
    @ismailawdal2661 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 2 ปีที่แล้ว

    SIYAASADDA XISBIYO AYEYNNU U SAMAYSANNAY, BEELAHA UMA TAALLO E HAKA WAANTOOBAAN....XISBIYADA SAQIIRAYNA HA OGAADAAN IN IYAGU FASHILMEEN E SYASIYIIN KA ARAGTI ROONI SOO BIXI DOONAAN....

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 2 ปีที่แล้ว

    Waxa layidhada Garxajis majiro iyaga is Babi iyey laba xusbi markay firteen run madonay naa Cidagale iyo Harayunis isma ogala. Waxay ukala dhuntan kumiyey

  • @mkl9038
    @mkl9038 2 ปีที่แล้ว

    Waad iska badhacinaysa warna garanmayside iska fadhiso garxajis iyaga wadanka colaad iyo nabadba u haya marba ka la tosnada bay ku tujinayan

  • @gudcuuromedia180
    @gudcuuromedia180 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk fatal bad tahay ee warka ka daa ciyaarta

  • @hoodoabdi2860
    @hoodoabdi2860 2 ปีที่แล้ว

    Horta asc ciwankin waa galaa oga muusa wana nicbahaya lakina markan ta maqlo dhiga igu kaca muusa uma an jabi karan balaa loo hajaban kamu dhalaan tarikhda diba ha uraca jabanis aya laa yidha

  • @khadranur3973
    @khadranur3973 2 ปีที่แล้ว

    Markii gaani sigaarka idiink bakhatinaya hargeysa badhatankeeda
    Ee uu lahaa tolayaya ay reer sheekhi
    ISaxaaq xaage joogteena inta maanta
    dadka cayaasan

  • @MireFmire
    @MireFmire 2 ปีที่แล้ว

    quail is

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 2 ปีที่แล้ว

    Odayasha iyo inta danta danta lehey garxajis iyo dadka kale e caruray korsanayan dhibtad kashaqay nasan uajedan tolay waxna tarimayo ka lodhinta

  • @maxamedbashiircabdi8399
    @maxamedbashiircabdi8399 2 ปีที่แล้ว

    MaMaran maxaa yaala

  • @sheekooysheeko7122
    @sheekooysheeko7122 2 ปีที่แล้ว

    Warkaa ma bao
    Waari maynee waayo joog
    Wiilka wiilkiisu kuu waran
    Anagu intaana ma hayno

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 2 ปีที่แล้ว

    Habqryoonis caqli xumqantoodwa halkaa duigtey. Bal maxay SIILAANYO u taageeri waayeen halkqy RIYAALE ka taageerayeen CIRO maanta halkaa MUUSE iwqgaa ku jiri lahaa. Xorsi Gaab wyey dantu maanta baday iyo HABARJECLO AAN LA HESHIINO. SIILAANYO ayey riideen XIRSI GAAB ayey yeeleen. Reerka Habaryoonis yeey talo siyaqwadeed ka qaataan?.

  • @nimcomohameddahir3689
    @nimcomohameddahir3689 2 ปีที่แล้ว

    Garxajis dagal ka ay ku baaqayan miyuu ka ayaan badnaanayaa kii 94 kii dhacay

  • @IsmaaciilWaraabe
    @IsmaaciilWaraabe 2 ปีที่แล้ว

    Adigu qabyalad iyo qollo ayad ku hadaqaysa ee wax ka bedel dhaqan kaga

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 2 ปีที่แล้ว

    War kursiga labiga garxaji lagu madhafayo wa laguciboba un iyo xan waxbay cunen wa intasun

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว

    Waad hirudaaye 8bisha ahayd

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 ปีที่แล้ว

    HhhhhhhhhhhhhhhGarxajis batookh wayn laydin baray

  • @nuurhassannuur4643
    @nuurhassannuur4643 2 ปีที่แล้ว

    Warka sidu yahay u sheg hadi kale aderow afkaga hayso inay fanan iyo in kale la arki doneye

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk maxay sheegi ee kale faan mooyee

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 2 ปีที่แล้ว

    Warmus taqbal kidalka sofalyeshaye hayna walina

  • @mohamedjibril4657
    @mohamedjibril4657 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk libaax

  • @maxameddeeq5485
    @maxameddeeq5485 2 ปีที่แล้ว

    Digniiin Haddad jojin waydiid waxan isjkir

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 ปีที่แล้ว

    Futo Xun
    Waa Dawladii Oo Qabyaalad Kuwaalatey

  • @aadanraasto9610
    @aadanraasto9610 2 ปีที่แล้ว

    Ey ka mida eyda heego ayaad noqotay nacdalyey nacdashu
    Dhashay

  • @ahmedilmi2633
    @ahmedilmi2633 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @diamond1091
    @diamond1091 2 ปีที่แล้ว

    😂😁😂🤣😁

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 2 ปีที่แล้ว

    Taar tv dhinaca xukumada kulmiye ayaad u janjeedha ee dhex kanoqo xisbiyada qaranka

  • @koosaaryare8395
    @koosaaryare8395 2 ปีที่แล้ว

    .

  • @bootanmaxamed8741
    @bootanmaxamed8741 2 ปีที่แล้ว

    Waar Kan taar tv wuxuu noqday ey

  • @mahamedmahamud4924
    @mahamedmahamud4924 2 ปีที่แล้ว

    Waar nagu raajisay mudane

  • @cabdidahiraxmed7134
    @cabdidahiraxmed7134 2 ปีที่แล้ว

    Waar buubuunita kadaa warkii oo saxaa la hayaaye

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣

  • @zainabmohamed4922
    @zainabmohamed4922 2 ปีที่แล้ว

    Waana iyo talo
    Wanaag iyo talo
    Kaala waakaday anoon waayine
    Waa su,aalee labadeenna reerka yaa u waynoo
    U ah waayeeeeel?aar nagadaaya toodhi kawda.hhhh

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 2 ปีที่แล้ว

    Ina Aadan Dirir, waan kula talinayaa afkan Daydaynimada aad ku soo qaadaysid beelaha jooji waa iga naseexo, nin wariye ayaat tahay ha kabadbadin...

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 ปีที่แล้ว

    Oo jeegaantii cusbayd ma waxa looga baqayaa in ay soo saari kari waayaan wadani xisbinimo

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      Garxajis haku khaldamin cidna ma magansado guul iyo guuldaraba keligiisaa goosta waana mansha allah meel uu jooga garxajis

    • @abdirisakkahen
      @abdirisakkahen 2 ปีที่แล้ว

      @@saynabSr kkk inader hala sheekaysay. Ciro dhaartii uun baa hadhsane

  • @siciidmaxamedyaasinsiciidy778
    @siciidmaxamedyaasinsiciidy778 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay abtiyaashay garxajis kuwo is fahma haka dhigo talada lamaanayn oo mid qudha isu arka

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว +1

    Garxajis sidoodii iyagaa iska tegi dadka intooda kale waa muwaadiniin waa waslad xaaraan ah oo soomaaliland ku taal kkkkkkkkk

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      Sug way iska tegeyaane meesha hadii waxkuuyaalaan hore u sii qaado sidii hore ha moodine sodon sano ayay khibrad, dhaqaale,ciidamo,iyo saaxiibaba samaysanayeene

  • @hirsiaid9758
    @hirsiaid9758 2 ปีที่แล้ว

    Beenaale

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 ปีที่แล้ว

    CAAQIL MUUSE MEESHII UU U CARARI LAHAA AYUU SII RAADSANAYAA MARKA LA GAADHO 13NOVEMBER

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 ปีที่แล้ว

    MOHAMED ADEN WAAD AAF XUUNTAHAAY GARXAAGIIS AAF KAA GAA XUUN KAALA BAAX SUSCRIBE DAANBEE KUU SIIN MEEYNO🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🐷🐷🔥🐷🐷🔥🔥🔥