HADALKA DUNIDANA HESHIISLA AH MARKUU SOO DHIGTAY BAARLAMAANKA SOOMAALIYA INTII GARATAY WAY GARATAY OO WAXAY AHAAYEEN 114 KII FARMAAJO DOORTAY UMADA SOOMAALIYEED EE AAN KA MIDKA AHAANA CODBAYNA LAHAYNE WAY GARATAY BALSE KUWA DOORTAY WAXAY AHAAYEEN XABASHIDII CEELQALAW LAGA SOO DOORTAY IYO INTII NACASKA SOO HADHAY.
xawaadle ayuu ku caasiyey abgaal awalba ma aqoon ee jiro xaalo nafsiya ah ayuu waxba ku kala garan yahay soomaalida qabiilka khalad ayey u fahmeen ruux bani aadamka ah waxaa dadkiisa ah meeshuu ku dhashey kuna barbaarey taas ayaa sax aha xasan meel cidlo ah ayuu taagan yahay ciidanka farmaajo ayaa yiri hanaga baxaan ciidan ayaan sameysano ciidankii horey u joogey iyo 5000 ee ertatreyo la keeno ciidana noomaqanyahay gudahana turki ciidanmonsoo saaraya wey nagu filanyihiin hadaan helno hogaan daacad ah ma aha inaan ciidanki8 ajinabi bixino oon kuwa kale keeno ciidamo badan oo kuwii ertareya ku jiraan hadii lakeeni lahaa hogaan daacadaha heysano shabaab mar hore ayuu dhamaan lahaa xasan shabaab mashruuc u socda ayuu u heystaa
Wassirkani meel kakee ayuu u socdaa. Madaxweynaha A. ABABA wa lagu dili gaadhey ee maxaad ka wadda wey ka laabatey maxaa ku xaqiijineysa in ey xeelaad lagu seexiyo soomaalida aaney ahayn mauqifkeedu.
Kan beenbadanaa heshiski ankara iyo dagalka itobiya iyo dolow heshiska horeyey markas bu been no shegayaa kwrn wariye ma beentaa qudataa mad qawatid axadkaan duliga ah
Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid xasan waa tuug waa tuug waa shaydaan mahadsenid xasan allow nadhaafi aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤
Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka meel Walna Oo Ka Mid Ah Yaa Allaah🇸🇴🙏🇸🇴🙏
Kan miyuusan ahayn kii Jubaland ka dhax qaylinaayay
ASC viva7up waaaaaaa
Sax
Xilldhibanka Cana nuug ❤
Kani waakuwa ay kadhex hadlayso itoobiya waar yaanaga aamusiiyo qofka
Xayaaw waalan baa tahaye xishoo
Qabiil aa kan waalay waa la racdeey hugurigiis ubartay waay ooooh oooooh🤣🤣🤣🤣🤣
Wariyihii ugu smdiqin sanaa ee aan ebid arko waa kaan
Dabodhiif ka Ethiopië 🇪🇹 Khaniis waxan wasiir mah yahuu 😮😮
Kuwan waa kuwa itoobiya tageersan ba e
Kuwaan waa Munaafaqiin xayawaaniin ah oo Gaalo u shaqeeyah Allah ayaa kà qabankarah Dawladaan barakeeysan. Nabadeey Allah hanna hannaga qabato kuwa dabadhilifka ah Aamiin Yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Wabillahi Tawfiiq
Caaq , qabiilista, caado qaate oo fuley ah wakaas meel kale haka raadinin.
Waraa adaa tolkiis ah,naga qabo,70jir qaatimo xumo
HADALKA DUNIDANA HESHIISLA AH MARKUU SOO DHIGTAY BAARLAMAANKA SOOMAALIYA INTII GARATAY WAY GARATAY OO WAXAY AHAAYEEN 114 KII FARMAAJO DOORTAY UMADA SOOMAALIYEED EE AAN KA MIDKA AHAANA CODBAYNA LAHAYNE WAY GARATAY BALSE KUWA DOORTAY WAXAY AHAAYEEN XABASHIDII CEELQALAW LAGA SOO DOORTAY IYO INTII NACASKA SOO HADHAY.
xawaadle ayuu ku caasiyey abgaal awalba ma aqoon ee jiro xaalo nafsiya ah ayuu waxba ku kala garan yahay soomaalida qabiilka khalad ayey u fahmeen ruux bani aadamka ah waxaa dadkiisa ah meeshuu ku dhashey kuna barbaarey taas ayaa sax aha xasan meel cidlo ah ayuu taagan yahay ciidanka farmaajo ayaa yiri hanaga baxaan ciidan ayaan sameysano ciidankii horey u joogey iyo 5000 ee ertatreyo la keeno ciidana noomaqanyahay gudahana turki ciidanmonsoo saaraya wey nagu filanyihiin hadaan helno hogaan daacad ah ma aha inaan ciidanki8 ajinabi bixino oon kuwa kale keeno ciidamo badan oo kuwii ertareya ku jiraan hadii lakeeni lahaa hogaan daacadaha heysano shabaab mar hore ayuu dhamaan lahaa xasan shabaab mashruuc u socda ayuu u heystaa
walahi wa sax gurgurti wa.masibo.
Kani Xitaa Caqliguu Baantuu ka yahay.
Kan caqli ma leh, Zero waaye CBB
war cunagaan caano siiya oo afka ayey uga soo hartay,
Kan ugu horeeyo la wareysanaayo kaas caqli meesha kuma haayo ciidamada gaalada ayuu rabaa shabaab ma la dagaalaan, fisqi ayeey dumarkaaga ku haayaan, cuduro halis ahna wey faafiyaan Dalkaagana inuu dego ma rabaan lacag ayeey kaa sameeyaan waa ayaan daro iyo caqli xumo ku hsysato.👎
Shabaab nabad'diid uma'aqaano ayuu yiri.
Wasiirada dowlada marne waxa eey dhahaayaan alshabaab waa nabad diid.
Marne waxa eey dhahaayaan alshabaab uma'aqaani nabad diid.
Dowlada maxeey shacbiga u wareerinee oo marba hadal u dhaheeysaa.
Dowlada meel looraaco malaha.
Tol maxaa kagalay somalia dhan ayeey dooratay
Beenaleyaal jaajusiin
Team ka xasan sheekh dhisay waakee
Ma badbaado qaranbaa
Badbaado qaran waxaa kumidaysna midowgii musharixiinta oo kala watay musharax
1. xasan sheekh maxamud
2.musharax Sheekh shariif sh axmed
2.musharax c/c/raxman cabdi Shakur
3. Musharax c/lahi siciid deni
4.musharax khayre
5. Iyo qaarkaloo badan
neef
KHALAD CABDOO HHHHH
Adiga talo maaheysaa?kkkkkkkkkk,
Wassirkani meel kakee ayuu u socdaa. Madaxweynaha A. ABABA wa lagu dili gaadhey ee maxaad ka wadda wey ka laabatey maxaa ku xaqiijineysa in ey xeelaad lagu seexiyo soomaalida aaney ahayn mauqifkeedu.
Culusoow, Balcad iyo Sanbaloolshe waa jawaasiis Itoobiya!
Xasan culusow ceebtiisu wali waa dambeesaa xasan tuug xukun jecel hadana cuqdad qaba qabiilada soomaalida
Kuwa xasan culusow taageera qabyaalad ayay kutaa geeraan dal iyo dad midna dan kama laha
Kan beenbadanaa heshiski ankara iyo dagalka itobiya iyo dolow heshiska horeyey markas bu been no shegayaa kwrn wariye ma beentaa qudataa mad qawatid axadkaan duliga ah