Wararkii ugu Danbeeyey Shirka lagu kala iibsanayo Badda Soomaaliya ee ka socda Turkiga Qorshe Halisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 163

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน +16

    Dagaal ayaan ka xignaa Soomaaliyeey Xabashi Baddeena Qaadata oon Hoos nimaado Beri......Subxaanalaah

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 2 หลายเดือนก่อน

      War kan hanagay san

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 หลายเดือนก่อน +7

    XASAN. SH WUU GATAY. BADEEDII CID. KADHIIDHIYAYSANA MAHAYNO

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 หลายเดือนก่อน +10

    Subxaanallaah Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadan Annagaba Halis Ku Sugan Soomaali Hadaan Nahey Ayadoo Laga Faaideystey Shacabka Madaxa Leysu Geliyey Reer Koonfur Iyo Reer Waqooyi Madaxdiina Dhulkii Iyo Badiiba Xaraashatey Alloow Shacabka Soomaaliyeed Maskaxda U Soo Celi Si Ay U Fahmaan Halista Kusoo Wajahan 😭😭😭😭🙏🇸🇴

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masibo allahkurido xasan shiiqa dalki wugatay

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +8

    💔😭🇸🇴Ma laga Qabto Xasan iyo kooxdiisa wadanka 😭💔Hadii kale aan iska Amusno 😭💔 Xasan Xaraash Qaran 😭💔💔💔

  • @AhmedAliJibriil-tj8ni
    @AhmedAliJibriil-tj8ni 2 หลายเดือนก่อน +4

    waa lama Huraan midnimada dhuleed iyo tan Badeed ee dhull waynaha shacabka Umada Somaaliyeed wxna Khasabaa Huritaanka Mid Nafeed Iyo Mid Maaliyadeedba

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +6

    MUCAARADKII QEYLAN JIRAY AAWAY....WAR DALKA WA LA IIBSADAY.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ergo majirto meeshee eeyaa jira Ethiopia waa wasaq awalba soomaalida iskudirijirtay markii gibigooda hub uwada doonteen walaalkood aykudilaan natiijadeeda waxey dhashay waakaas dalkii wahala iibsaday beenta siyaasiga soomaaliyeed waakaas shacabkuse wali qabiil ayey kumashquulsanyihiin

  • @feysalkhalif8366
    @feysalkhalif8366 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheekh WA khaain wadan waa in ladilaa oo la khaarijiyaa

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 หลายเดือนก่อน

    waa guul guul ethiopia iyo D jubuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 หลายเดือนก่อน +1

    umada Somaliyeed halo bandhigo sheekada bada Somaliyeed xasan shiek iyo asxaabtiisa iyo turkiya ee raban in Ethiopia loo saxiixo

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 หลายเดือนก่อน

      Hadii lasaxeexaayo maxaa soomaliland loogu diidanaa waa daalimiin koonfurtu😂😂

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaalaay halla kaco dhammaan meel kasta hajoogtee xasan ayax baddiibuu xaraashayaaye hubka halla qaato hallaga hortago iimaanka allaha ka qaadee wax kaluu wadaa xasan tuug

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ina lilaahi wa ina ileehi raajicuun Somalia 🇸🇴 waku deysay halaqo dhan aya waqtigan xarasha 😢😢

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +3

    XASSAN SHEKH, WA BURCAD IIBINAYA BAD IYO BARRI, BAARLAMANKANA, WAXA LAGU OG YAHAY, IN AY BARKOIDBA YIHIIN, JAAJUS KENYA IYO ITOONIYA.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa darameyna in qatar soo socoto dhibkan waxaa ka taliyey muuse juudan oo warqad xun ogoladey qayanole muuse juudan

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 2 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo 4 dakadood ayuu u saxeexay ilaa 9 ayaan diyaar ula ahay ayuu afkiisa ka yidhi marka nin Daarood ahi Dhulka Soomalida Xaraasho waa Xalaal marka Hawiye Ama Isaaq Heshiis la galo cid kale waa khaain ul wadan.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ILLAHAYOW REER FALASTIIN U GARGAAR YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @HawaShacir
    @HawaShacir 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤macalin soomaaliya hadaa nahay yaa naxawaarey soomaalliyaa❤❤❤❤

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 2 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @muhanadmustafa87
    @muhanadmustafa87 2 หลายเดือนก่อน

    Siyasi isku shega somaliya ka ganacsanayo badan ayaga malaha qoladan aborka ah badas somaliya shacabkeda aya isleh kurkiyana wa qaldan yahay wana kuceb sharafta somaliya uheysay ninka sharkisa lagula dagalamayo waa wax inoo dhiman

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

    L'oumo e deciso,altrimente non E' un oumo, nin aan go'aan lahayne nin rag ah maa aha,Xasan Gurguurte go'aan maa laha, daqiiqo daqiiqo ayuu is beddelaa,Ilaahoow naga soo gaar,Kani meel xun ayuu dalka ku wadaa.

  • @user-Iskufilan
    @user-Iskufilan 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabka somaliyed wuxu u badan yahay umiyiin waana kuwa ku taagerayo xasan sh iyo muuse wax walbo ay sameynayan ogowse dhibko dhan iyagu soo gaaraya Qarax, Gaajo iyo Canshuur aan wax loogu qaban. Shacabku marku xumaado Allana wuxu ku salidaa Niman sidaan oo kale ah. Somalia shacab malaha😊😊😊

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 2 หลายเดือนก่อน

    Guul ayuu gadhay Aby ahmed mar hadii somalilya u ogolaatay bad

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh bada laka iibsanayo imisaa ayaa kaaa soo adaaay bro adaaa nosheektaay in laka iibsadaay badda

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    XASSAN SHEKH, ISAGA KA DALBADAY ON UU ITOOBIYA LA FARIISTO, TURKINA WEY KA OGOLAATAY MADAXWEYNE XASSAN UU DOONAYO IN UU ITOOBIYA LACAG KA QAADANAYO SIINAYANA BAD IYO BARRI.

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      Fidaan dilaal mise wasiir faragalintaa fidaan yur yur baan nidhi

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 2 หลายเดือนก่อน

    Bada la iibinayo ee aan cidi deganayn waa xagee meelkasta dad ayaa degan mana ogola in dhulkooda taako laga bixiyo waayo dadka maaha sida xasan dulli iyo kooxdiisa khaayinu wadanka ah ee dabadhilifka ah ee aan sharafta lahayn

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

    Somali haddii ay tashan weydo waa loo talin doonaa. Xasan Dameer halkaa ayuu dhigay Somalia.nimaan talin jirin hadduu taliyo..,...

  • @Siciidbadal-pl2wj
    @Siciidbadal-pl2wj 2 หลายเดือนก่อน

    Ruuntiii. Warbixitatu. Waa xaqiiqo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    DADKA KHAN YOONIS, LAGA KICINAYA AMA DEGMA KASTO KA BAXA LA YIRA, HALOO DIGO IN AYSAN HAL MEEL WADA DAGIN EE QAZA HA KU FIRDHADAAN.

  • @mahamoudali
    @mahamoudali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan waalahay asaan reerka leeyahay see laygeli uselessness

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley ilahay haydin xifdiyo adduun iyo aakhiraba aamiin

  • @WaailAnwar
    @WaailAnwar 2 หลายเดือนก่อน

    Walaalaha soomaaliyeed waxaa u sheegayaa Hal hadaanan Naga Hari ineynu ogolaanin xabi shidu soo Habana soomaaliya

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    WAA. NU OGNAHAY WAXAA U IDHI MW HASSAN SHEIKH.MAANTANA SOWKAAN JU DHAWAAQAY EE YIDHI NA DHEXDHEXAADI ERDOOGAAN.OO U YAABEN ETDOGAAN SIDEE NIN BADADA KUU SHEEKTAY AAD ULA SHIRI.WAAR HADALKA NAGA DHAAFA OO HADA MAXAA LALEYAHAY MIYUU SAXEEXAY WALI.NACAAM.WAA RUUN.HADA WAA MAXAY OON SAMEYNAA YA ALLAH

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 หลายเดือนก่อน

    Heshiiskii ahaa Turkey ayaa ina difaacaya halkee ayuu ku dambeeyey ilayn caqligeena in la caayo ma fiicnee. Suaashan noo waydiiya madaxdii heshiiskii Turkey u dabaaldegaysay ee na lahayd badeenu amni ayay noqonaysaa

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 หลายเดือนก่อน

    Waa xaasidnimo cad tasi oo ah waxba hanoqon aniga itobiya siinaya bade adigu haysiinin ayay somaliya wadaa

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bad baad ka had lat saane dalka oo dhan ayaa khatar ku jiro in ta xasan sh uu kursiga ku fadhiyo ee Aloow dalka
    Iyo dad ka somaliyed u gar gaar

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheydaan nin ilmihiisii xaaraan inuu cunsiiyo ku qanacsan maxoow ka naxaa 🎉

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarooy dadkeena diinteena aynu difaacano war anu baraha bulshada iska abaabulo oo kuwa dibada jirana dhaqaalaha kaqaano kuwa dadka joogana haka horyimaadeen dowlad iyo dowlad goboleed yaan lakala qabin diinteena dadkeena dalkeena qabiilnakuna inadifaaci mayo ee wuu inakala qaybin ee ogaada

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    ILLAHAY ISRAIL HA ISKA HOORKEYNO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan dulli waxa gaarey hadafkiisii ahaa inuu Somalia guud ahaan burburiyo isagoo taageero buuxda ka helay muqdisho shacabka kala duwan ee ku nool kala qaybinta umada somaliyeed iyo dhulxaraashka iyo in ay mardambe Somalia dib laysugu imaan,isagoo ilaashanaya sidii aan loo helin dawlad daba gasha maadaama uu yahay dambile khaayin wadan ah

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAH HASSAN SHEIKH MIYU SAXEYRAYA WAA YAABE.SOMALIYEY KAQA OO KA HOORTAGA OO QAILYA OO KA HORTAGA SOMALIYEYE TANOO KALEE LAMA ARKIIN KA DHACAYSA DOWLADA SOMALIYA.ILLAYOW NAGA QABOO YA RA'BBY

  • @AbdirisakosmanIndhayare
    @AbdirisakosmanIndhayare 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan guurguurte gacantuu ku bixilahaa waa tayda

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 หลายเดือนก่อน

    Ex ex alle ciil badanaaa somaliyeeey

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴 allah uu maqan xata imika marag siyassin kahadashay oo camberaysay waxa ka socda Ankara malaha maa abiy axmed ayeey kabaqayan 😢 mise waxay aminen dawlada turkiga oo dano gaarah kaleh arimahena missirigah

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 หลายเดือนก่อน

    Alx weye mar hadi anaga itoopiya lana dhaafiyo

  • @cabduqaadiraxmed4546
    @cabduqaadiraxmed4546 2 หลายเดือนก่อน

    Daroodka usheegay wariya nimankii meelaha ugadhacdey xaashiyow

  • @dekaabdisalam2497
    @dekaabdisalam2497 2 หลายเดือนก่อน

    Nin xanuunsan hadii uuwadanka nin daarooda uusan madax weyne ka ahayn wadanka mala iibiyey. Kkkkkkkkk

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 2 หลายเดือนก่อน

    Asc umada soomaaliyeed alle baa umaqan

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliya 💔😭 Masiibo ayaa ku dhacday 💔🇸🇴😭 Xasan Waa 💯 Qof Hadalkiisa Wax ka so Qaad ma laha 😭💔💔💔💔💔 Xasan Wadanka ha laga Qabto 😭💔 🇸🇴

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      NIN AAN MUQDISHO XUKUMIN UU YIDHAA DAWLAD XORA AYAAN XUKUMAA WAA BEENTII LAAKIIN DAWLADAHA AAN OGAYN LABADA WADAN EE BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT AND FAILED SOMALIA ITALIYA BETWEEN BORDERS AFRIKA XATAA SOOMALI ITAALIYA MAXUKUMO SOMALIA ITALIYA FARAGALINTA EDABDARADA AH HAJOOJIYAAN MA OGA XASAN DAMEER SOOMALILAND BADEEDA WAXA JOOGA CIIDANKEEDII CIDA AY LAJECLAATO SOOMALILAND HUNGURI WAYNAN TA XASAN DAMEER LABADA DAWLADOOD ITOOBIYA IYO SOOMALILAND GOVERNMENT BETWEEN BORDERS AFRIKA

  • @AbdirisakosmanIndhayare
    @AbdirisakosmanIndhayare 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi iyagaaleh inta harday haloogu daro😢

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaali waa sixrantay qabyaalada ayaa lagu sixray 😭😭😭

  • @snw9257
    @snw9257 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waxa dabada ka wada imaradka Xasan sheekh waxa uu kamar qaata Imaaraad. Maraka warku wacadyahay ee dhalinyaro kakaca fadhiga

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay damùljaðiid dhulka halajaro xasan xaraashna wadnaha ilaahay hafadhiisiyo ilaahayoow farmaajo noosoo celi cadawga hanaga dhiciyee

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 2 หลายเดือนก่อน

    War ninyohow isxayeeshiin baad warka intabadan kuqaadataa iyo:tirabeel,gaankagaan ,wararka iyo wacaalaha ,warar muhiim,ah, ee warka kaliya noosheeg

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan munaafaq waa dalka qabta
    Subxaanalaah

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 หลายเดือนก่อน

    Turki dantena noma wodo wayo in uu tago ethoipia uu ka hadlo hantida ummada soomaaliyeed waa qalad

  • @hassansadaaq4988
    @hassansadaaq4988 2 หลายเดือนก่อน

    Waa mooryaan wax meesha dowlada majiro

  • @noorabdi2683
    @noorabdi2683 2 หลายเดือนก่อน

    War dadyahow hadey noogu dhowdahaye kacdoon aan sameyno ka dhan ah musiibadaan Barlamaanow ha aamusnaan ee mooshin Keena waxba kama jiran ku tilmaama heshiisyahan wareersan

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan marwalbo waxow dahaa somalia waa duntay waa duntay subxanallah

    • @begreatfulleverythinguhave7966
      @begreatfulleverythinguhave7966 2 หลายเดือนก่อน

      O.o soomali disan ba aragta dalki laga qadyee😂

    • @CbdleSahal
      @CbdleSahal 2 หลายเดือนก่อน

      soomaliya xageed utaqaan ma dowlad muqdisho soo dhaafi la ee dumarkii hawiye amisom ku gal galanayso madax wayne qaadwale ah dhulkii hantida guudna iibsadey kalab kalab dhalay iyo inaan ki weeye dhiiqo dumarki qaybna sucuudigu booyeys ahaan ugu diray

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam50 2 หลายเดือนก่อน

    Qaybi oo xukun. Allow soomali u gargar quloobtodna isu jeedi. Maalin LA doortay Hasan baan dalka ogaday inuu kudhci doono ceel dheer

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalkii waziirka turkey ma jacelusanin aniga in ay itobiya u xaglineyso ayey umuqatay turkey

  • @SalahMohamedHussein-h6g
    @SalahMohamedHussein-h6g 2 หลายเดือนก่อน

    Wadanka Xasan iyo kooxdiisa inta aay goori goor tahay wadanka halaga qabto.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Mucaradki qaylin jirey xili Nabad iyo nolol away , waxay raben inay dalka ibsadan

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan nahay dad la maxlalay bad iyo beriba cod aan isku difaacno ma lihin waxaan idinka codsaneynaa inaad noogu dagaalantaan warbaahinta

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa.dalkeena..iyo.bade ena
    Iibinaya.aynu..iska.erino..

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan si buuxda uu didanahay in Ethiopia arimo bade lagala shiro wayo xeebaha somali baa leh markas dawlada federalku haka taxadiran damaca xabishida iyo shirqolka oo turkigu mesha kawado besha calamka iyo dawlada maraykanku waa iney cambereyan wayo Somalia 🇸🇴 waxey uu bahnatahay sanado badan iney cageheda isku tagto 😢 allaha nagabto kuwa badena naga xarashaya 😮

  • @BashirAhmed-qg8ht
    @BashirAhmed-qg8ht 2 หลายเดือนก่อน

    Ethopian kan somaliga iskagakandhigayo ayaan layabay waxaan kulayabay waxan sal iyo radlaheen oo islaxijinayo

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 หลายเดือนก่อน

    Ku abshir in soomalidu tahay qawmiyad ka mida qawmiyadaha itopia

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 2 หลายเดือนก่อน

    Ciil iyo xadho weynaa

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa cad xasan dulli iyo kooxdiisa inaysan diinta islamka aysan wax luga ku lahayn, waxa la hayaa cadaymo xasan uu kaga baxay diinta muslimka

  • @burhanabdulahihasan
    @burhanabdulahihasan 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkk wlhi qabyaldu wa macan tahay

    • @YAQUBPRO1
      @YAQUBPRO1 2 หลายเดือนก่อน

      War ninkaan dadka yaa ka qabta been ayo ka buxe yaye 😅😅😅😅

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

      Ooynaye ​@@YAQUBPRO1

  • @nibo5707
    @nibo5707 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 2 หลายเดือนก่อน

    Xashiyow maanba ku biirno itoobiya

  • @umumohammed6310
    @umumohammed6310 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi waa heshiis xaaran ah dalka xasan iyo muuse malahan aaway soomaali weeyn yaa soomaaliya itoobiya naga qabta

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaa dalki waa xaraash

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 2 หลายเดือนก่อน

    Turkey wa jaajus itoobiya bada ayuu iib geyay masa iskaleh Alaaha naga qabto

  • @hodanegal3022
    @hodanegal3022 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa madexdda ah waaba barereen in ay waddanka iibiyaan Somalideena kale maxaan dawadayaal ugu noqaneynaa?Soomaliyee hadal haan ma buuxsho ee asnu ka kacno for bad iyo gudaba meel aanu joognaba yaan hortayada gumeysi nagu qabsan dhulkayaga

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan shiiq waa nin fulay ah oon dawladnimo waxba ka aqoon itoobiyana jaanis ayey u aragtaa waqtigaan soomaali wax jira ma ahan iska warkooda suleymaanow

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 2 หลายเดือนก่อน

    War wadankaan odoyashaan gurasta fadhiyaan maleh soomaali oo dhan aya leh war aangacno😢😢😢😢😅😅😅

  • @haras2143
    @haras2143 2 หลายเดือนก่อน

    Lagu kala iibsanayo kulhaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 2 หลายเดือนก่อน

    OMG 😂😂😂 ma somalia ayaa madaxbanan

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 หลายเดือนก่อน

    Hayaay, siyasiyiiney kaca, shacabaw kaca dhallinyaraw kaca, war xasn beenaale wa tuug dhulkeeni iibinaya, ku kaca o madxtoyada ugu daatey, Ilahaw naga qab khaai'nkan

  • @mohamedShiiqey-j7j
    @mohamedShiiqey-j7j 2 หลายเดือนก่อน

    Itopia markey sameysaneysey cidan ka bada & marakib somalia sheko keliya ayalagadhihey marka hadal ee waa waxlaysla ogaa ee hurdada qabilka aankunoqono

  • @garissamedia9616
    @garissamedia9616 2 หลายเดือนก่อน

    Mayeelayno mana aqbalikaro in ay itobia intay dhulkaanaga nagu qabsato hadana lagala hadlo somaaliyey ethoipia dhul ayey naga haysataaye bad miyaan ogu daraa no yeeli mayno. Xassan dhiiqo dalka halaga qabto😢😢

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan madaxa halaga soo qaado assagaa istoogannaaya soomaalaay qabiil aasa oo soomaalina udagaalama waqooyi iyo koonfur soomaaliyey hurda noomataato waa inaad iska qabataan wargodaad qota udagaalama jiritaanka umaada soomaaliyeed kaca kaca dhalinta soomaaliyey kaca

  • @liiyow8880
    @liiyow8880 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh bada mabixinaye beenta warejinid caamada haku qaldin xita hado ethopia bada galangal rabto u ogaldo wa dariskena wax dhib ah kuma jabna

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan u maleynayaa in odagii Hassan shiikh lagu badaley nin al shabaab ah oo la barey sidii Hassan u hadli jirey waayo qofkaan hada jooga uma eka nin soomaali ah?

  • @sadiaabdulahi6311
    @sadiaabdulahi6311 2 หลายเดือนก่อน

    Warka inta aan iska dayno aan ol,ole bilowno inta aan wax heshiis ah lagaarin hadii kale meel aanaan kasoo laaban karin baan gaari doonaa

  • @AbdirashiidCali-h5s
    @AbdirashiidCali-h5s 2 หลายเดือนก่อน

    Baddi somaliya cidwlaba ka hadalya

  • @TALYERamole
    @TALYERamole 2 หลายเดือนก่อน

    Hala qato dhaf mar hore ayey sharaftena dhimatay

  • @AbdiGacal-nl8dd
    @AbdiGacal-nl8dd 2 หลายเดือนก่อน

    Warya qabiil aya ka guxaya

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 หลายเดือนก่อน +2

    XASANDAMEER IYO WAXII LASOCDAYBA ALLAAH UMADA HAKA QABTO QAWLAYSATADA TAGAN ILLAHAY IMAANKA ALAAH CIRKA HAKAAGEEYEE

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 หลายเดือนก่อน

    Erdogan iyo geele iyo abdifatax sisi way jabi donan insha allah 😂😂😂

  • @mjkassim8756
    @mjkassim8756 2 หลายเดือนก่อน

    Where are the Somali,young and old, while their country is being sold or getting claimed by another country. ARE YOU ALL DEAD??

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan awalba waxa keensaday reer galbeed Xassan waa qainul wadan qayaano qaran bu sameyay waxa dabada ka riixaaya waa reer galbeed ee dalka gaal cad iyo gaal madow halaga difaaco

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya ma bad baan isku haysanaa

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaba adigu mid aad leedahay xasanow sii tan anagaa lahe

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 หลายเดือนก่อน

    Victory Ethiopia

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

      Insha Allaah Waad heele dhiibka

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia dal madax banan inanu ahayn waxa kucadayn marku wasirka turkiga ab boqday adisababa ee dalkisa kulabatay muxu muqdusho utagi wayay ma wakiil ka aha somalia manu dhex ahayn in ethopia lagu qasbo inay aqoonsato hada somalia oo lagu baryayo taa wa cadayn kugu filan inaanu dalku xor ahayn

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan oo dhanba waxa kadanbeeya imaaraadka

  • @Abdiqanimahadgureey
    @Abdiqanimahadgureey 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga qufki waxa ka dhagesta aya ka waalan