Sh.Maxamed Aadan : Duco Aad u Fiican oo Dheer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ธ.ค. 2011
  • Ducadan Waa Sheekh Maxamed Aadan Oo Ah Imaamka Masjidka Weyn Ee Cali Mataan Oo Ku Yaala Suuqa Hoose Ee Hargeisa .
    Illaahay Ha Inaga Aqbalo Ducadan
    Aaamiin Aaamiiin Aaamiin
    Love This Dua' !!!
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @aadanmaxamedcigaal5930
    @aadanmaxamedcigaal5930 5 ปีที่แล้ว +24

    Illaahay Sheekh Maxamed oo kale haynaga dhigo

    • @BilkhayrKhadar-jh7xx
      @BilkhayrKhadar-jh7xx 10 หลายเดือนก่อน

      Aamin aamin aamin yaa allah aamin yaa rabi Illahow na xafid dhanteena❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @channelducoyinka2816
    @channelducoyinka2816 3 ปีที่แล้ว +11

    😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲qalbiga i oyaay wlhi yarabi 🤲 allow aqiiro iyo adun ku xifdi shekhanow

  • @yahyeyusuf8753
    @yahyeyusuf8753 2 ปีที่แล้ว +10

    Amin yaa rabi, asc qof walbo soomaliya wan xanusanaya iso duceya inu ilhyay caafimad isiiyo ❤️

    • @hibaaqahmed7506
      @hibaaqahmed7506 ปีที่แล้ว +2

      allah ha ku cafiyo amin inshallah

    • @user-qk8bq3ko3n
      @user-qk8bq3ko3n 6 หลายเดือนก่อน +1

      ilaahey haku caafiyo

    • @safiyoaadan1759
      @safiyoaadan1759 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allah ku cafiyo wll

  • @abdilahihusein9542
    @abdilahihusein9542 7 ปีที่แล้ว +22

    Aamiin,mnsha allaaah,sh,maxamed aadan malinwalba masjidkaa waan ku tukadaa

  • @xayatmaxamed6123
    @xayatmaxamed6123 5 ปีที่แล้ว +15

    Qof walbo ducadan dhageysanaya wxnka codsanayaa habaryartey ayaa iga dhimatey plz iigu Soo duceeya inu ilahay u naxaristo Marti la jecelyhyna ka dhigo

    • @gobaadkaliil1614
      @gobaadkaliil1614 5 ปีที่แล้ว +1

      Rabi naxariis jano ha ugu deqo albaabada janada ha u balaqo iilka neecaw qabo iyo haku siiyo naruuro idinka samir iyo iiman sadiqa ha idinka siiyo aamiin

    • @samamali4133
      @samamali4133 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilahey hau naxariisto

    • @abuukarlakiboy7626
      @abuukarlakiboy7626 4 ปีที่แล้ว +1

      Allh u nxrsto

    • @fartunnur2656
      @fartunnur2656 2 ปีที่แล้ว

      Illahey ha unaxariisto habaryar kitabkedana midigta Allaha kasiiyo

  • @abdiwelimohamed9919
    @abdiwelimohamed9919 7 ปีที่แล้ว +9

    Allah.hano.aqbalo.allow.noo ajib
    Aamiin Aameeeeeen

  • @abdirahmanatom7959
    @abdirahmanatom7959 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah waa duco qalbigayga taabata ilaahaw ducada naga aqbal

  • @jiijojaamac3744
    @jiijojaamac3744 2 ปีที่แล้ว +5

    masha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ intii muraadleh muraadkooda allaah ha usahlo😊😊🎉❤❤

    • @BilkhayrKhadar-jh7xx
      @BilkhayrKhadar-jh7xx 10 หลายเดือนก่อน

      Aamin aamin aamin yaa allah aamin yaa rabi 🤲 ♥️

  • @MsFkanu
    @MsFkanu ปีที่แล้ว +7

    I love this Dua his voice is so beautiful l always listen to this Dua every day please keep up the good work for Allah thanks may Allah guide and protect all of us including our children 🙏 Ameen

  • @zuperstar6650
    @zuperstar6650 4 ปีที่แล้ว +4

    sheikh maxamed alle haka jazaa i ziiyo anagana alle hanoo naxarizto 😭😭😭😭😭

  • @funwithhodan6674
    @funwithhodan6674 9 ปีที่แล้ว +13

    The most beautiful Quran recitation I have ever heard. Beautiful voice. Well done

  • @deggandahir3660
    @deggandahir3660 5 ปีที่แล้ว +22

    Amiin Amiin Amiin yaa Allah. Walaalahayga ducadaan dhagaysta waxaan ilaahay dartiis idiinkacodsanayaa inaad iisooducaysaan muraad ayaan leeyahaye. Jasakumalah.

    • @hamdiali8238
      @hamdiali8238 5 ปีที่แล้ว

      Deggan Dahir abaaayo muraadkaga alla haku sahlo insha allaaah

    • @ahmedmohamedhassan6702
      @ahmedmohamedhassan6702 2 ปีที่แล้ว

      Allaha muradkaga kusiyo

    • @Faadumohussein-fu4yl
      @Faadumohussein-fu4yl ปีที่แล้ว

      abayo ilahay ha ku siiyo muradka aaledahay insha allh

    • @abdifitah.23
      @abdifitah.23 9 หลายเดือนก่อน

      Allaha muraadkada ku sahlo anaga no Allaha no sahlo

    • @queenmaria1183
      @queenmaria1183 2 หลายเดือนก่อน

      Ilahay muradkaga o khayra hakusahlo io waxkasta. O khayra

  • @maryanmuqtar7116
    @maryanmuqtar7116 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah shukran sheikh nolow 🌼 🌼 ya rabi 🙏 🙏😍 😍🕋 ⚖️✔️

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 4 ปีที่แล้ว +3

    Aaaaaamin aaaamin yaarabi allow hamigeyga ii rumee qof walboo muslim ah allow hamigooda usahal

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 ปีที่แล้ว +1

    الهم امين يارب 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲جزاك الله خير جزاء

  • @yasminmuse4349
    @yasminmuse4349 ปีที่แล้ว +1

    Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin
    Yarabi
    Mnsha allah
    Ilaahow xifti

  • @hilaawlekastay9719
    @hilaawlekastay9719 5 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah duco qiimo leh iyo sheekh cod mcn alle ha ku xafido

  • @NVALI999
    @NVALI999 11 ปีที่แล้ว +44

    i listen to this everymorning because it is so good for a morning

  • @SA-xp1tw
    @SA-xp1tw 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiin yaa Rabi 🙏🙏🙏🙏🙏Ilahow no aqbal Jisakullah Qayr Sh

  • @kingalet7816
    @kingalet7816 7 ปีที่แล้ว +66

    Aamiin yaa rabi qof walbo oducadan dhageysaneyo waxa ka codsana gabadheyda curuda iga xanunsan igu duceya in ilahay icaafiyo

    • @zainabzuzuoffcial3732
      @zainabzuzuoffcial3732 6 ปีที่แล้ว +2

      Alllah no cafiyo

    • @nimcodaud5140
      @nimcodaud5140 6 ปีที่แล้ว +1

      Alle hakuu cafiyo

    • @ishwaqahmed900
      @ishwaqahmed900 5 ปีที่แล้ว +3

      Kin gabadhada ilahay hakuu cafiyoh oo cudurka cafimaad haugu badaloh salatu layl baan tukanayaah sigooniyah ayaan ugu ducaynayah akhiih fil islam wafil somali

    • @abdimuse5311
      @abdimuse5311 5 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku caafiYo wll

    • @somcafimad1933
      @somcafimad1933 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay haku cafiyo amin

  • @hamdasheikhabdi7115
    @hamdasheikhabdi7115 7 ปีที่แล้ว +12

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa daljalaali wal ikraam

  • @hassanomar5572
    @hassanomar5572 ปีที่แล้ว +5

    I used to hear this dua in my 1st grade (cassette) in Ramadan months. I have never heard it since then, yesterday (9-04-2023) while I was traveling from the construction site I heard it from the driver that was driving the car & found the sheik's name. I remember the dua since my childhood as it was like yesterday. love it wallahi, may Allah bless the sheik.

    • @MaryanRuun-cz3xl
      @MaryanRuun-cz3xl ปีที่แล้ว

      Af.somali.nagu.shegtid.jcla.laha

    • @hassanomar5572
      @hassanomar5572 ปีที่แล้ว

      ​@@MaryanRuun-cz3xl Waxaan ahaan jirey mid maqla ducadaan ama ducadaan waxaan dhageysan jiray markaan ahaa fasalka 1aad (Iyadoo cajalada raadiyaasha ah) bilaha ramadaan markay tahay. Intii kadambeysay mar qudha xitaa ma maqal ama ma dhageysan, shalayto tariikhdu markay ahayd 9/04/2023 anoo safar kaga soo laabtay meel aan dhismo aan kawaday oon engineer ka ahaa ayuu darawalka iwaday shitey, xagaa ayaanna ka arkay sheekha magaciisa (waayo ducada maqal ahaan maahane ma xifdin sheekha magaciisa maadaamaa aan aad uyaraa). Wallaahi ducadan waxaan uxasuustaa sida inay tahay shalay oo kale. Wallaahi ducadan wn jeclahay, Allah barakeeyo sheekha.
      Micnaha oo gaaban waa in ay weli ducadan xasuustayda kago'in, ayna tahay duco aan jeclahay inaan maqlo wakhti walba. Inaan magaca sheekha markaan helay kadib TH-camka karaadiyey iyo sanado badan ayaa kasoo wareegatay, waagi iigu horeysay oon ilmo ahaa iyo hadoon ahay aabo labo caruur ah dhalay ama yeeshay.
      Waxaan filaa inaad ifahantay, mahadsanid.

  • @mariyaahmed7946
    @mariyaahmed7946 10 ปีที่แล้ว +6

    Amiin amiin ilahwy ha noo aqbalo

  • @qadanmuxumed8598
    @qadanmuxumed8598 7 ปีที่แล้ว +15

    amiin aamiin alaw Naga aqbal

  • @fatimaabdilkadirbadal4815
    @fatimaabdilkadirbadal4815 7 ปีที่แล้ว +17

    aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin Aamiin aamiin aaamin aaamin Aamiin aamiin aaamin Aamiin aamiin aaamin yaaarabi

  • @naciimomahamed2904
    @naciimomahamed2904 7 ปีที่แล้ว +10

    ilahyow aqiro iyo adunba ku xifdi sheikhna baralha

  • @abdirahmanfarah8563
    @abdirahmanfarah8563 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaikh maxamed aadan waa shiikh somaliyeed oo reer borame ah ilahay ha xifdiyo ina soo duceeya inta iga dambaysow

  • @rahmakoosaar8539
    @rahmakoosaar8539 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaallah allow kuxafid aakhiro iyo aduunba sheikh yaa dhagaysonaya 2020/5/8 Malin jumce ah alx

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 5 ปีที่แล้ว +3

    Aaamin
    Waa habenka 28 bisha ramadan 1440 hijri
    Taariikhda miiladiga 02.6.2019
    1:27 am

  • @shuebunited6545
    @shuebunited6545 7 ปีที่แล้ว +9

    امين امين امين امين امين امين يارب العالمين آمين آمين يارب

  • @ibrahinburale7952
    @ibrahinburale7952 3 ปีที่แล้ว +2

    29/4/2021
    Khamiis
    Alle haynaga aqbalo acmaasha bisha ramadaan 🤲

  • @zamzammaryama3427
    @zamzammaryama3427 4 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin yaa rabi waxaan dhageysanayaa 26\1\2024 habeen 3: iyo bar ah yaa allaah cafimaad taam ah kuweydiistay 😢😢😢😢😢

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 ปีที่แล้ว +5

    M.sh aaammiiñn yaa rabi 🤲🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @raxmaqalinle7998
    @raxmaqalinle7998 2 ปีที่แล้ว +3

    Maaasha allh tabarakalah

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiin 👍👍👍👍👍👍👍👍Amiin May God invite him Jannatu Fardoza Amiin.

  • @fatimaasaeed4438
    @fatimaasaeed4438 6 ปีที่แล้ว +1

    sh maxmed aadan Alle haynoo daayo culumadeena wn u xiisay masaajidka cali mataan Illaahow nabad igu gee

  • @moussakasim7172
    @moussakasim7172 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazzakum lla, May Allah accept this great dua.

  • @nemafarah548
    @nemafarah548 8 ปีที่แล้ว +16

    AMIIN YAA ALLAAH

  • @zeocaddeh1097
    @zeocaddeh1097 6 ปีที่แล้ว +1

    Amiin ku jecliyaa sh.maxamed aadan

  • @caliaar6138
    @caliaar6138 4 ปีที่แล้ว +1

    ALlOOW noo aqbal ducooyinka yaa rabb she maxed jisakaLLAAH eeyr maasha ALLAAH

  • @aminahussen4144
    @aminahussen4144 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allah Ku xafido

  • @honeylovelly1825
    @honeylovelly1825 7 ปีที่แล้ว +25

    amiin yaa rabi allah ha ino aqbalo

  • @faizoahmedsheik8103
    @faizoahmedsheik8103 ปีที่แล้ว +2

    Dua 😇😇😇😇😇😇 Somalia is the best for me

  • @knaandjamal7665
    @knaandjamal7665 9 ปีที่แล้ว

    aamiin aamiin aamiin aamiin illaahoow shiikhaana janadaada ugu deeq anakana janadaada noogu deeq aamiin aamiin aamiin aamin

  • @geedquruxchenel3808
    @geedquruxchenel3808 3 ปีที่แล้ว +5

    Maanta oo ay taariikhdu tahay 4/1/2021 ayaan kudhagaysanayaa hargaysa gaar ahaan suuqa gobonimo alaha ka jasaai siiyo sheekha aniga caafimaad ha isiiyo waan yarxanuunsanahay galabtee haday taydii noqotana kahaatumada khayr ala ha iigu khatimo aniga iyo muslimiinta kaleba

  • @shaaciye01
    @shaaciye01  12 ปีที่แล้ว +10

    Aaamiiin Aaamiiin Aaamiiin Jazzakallahu Kheyran Sheekh Maxamed Aadan

  • @updyhamedjamal1639
    @updyhamedjamal1639 6 ปีที่แล้ว +1

    aaamiiin aaaamiiin yaaa rabbi ilahay haku xifdiyo sh maxamed aadan

  • @xaliimoaxmedcali5474
    @xaliimoaxmedcali5474 2 ปีที่แล้ว +1

    Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin yaa Allaah

  • @amalbintiabdirahman4519
    @amalbintiabdirahman4519 7 ปีที่แล้ว +9

    aamiim ya rabi

  • @ahmedbarkhadle4508
    @ahmedbarkhadle4508 8 ปีที่แล้ว +10

    mansha allah amiin amiin yaarabi

  • @halyaygadhashasomalilandsn4153
    @halyaygadhashasomalilandsn4153 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah weeye rabi hakuu daayo Nolashada cimri dheer cafimad ku waar

  • @omarjjailani2432
    @omarjjailani2432 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc illow cafimd kamil ah sii yarabi illow sii cafimad diinta logu shakheyo illah daaci kadhig amiin amiin amiin

  • @kafisoabdi5876
    @kafisoabdi5876 7 ปีที่แล้ว +12

    amiin amiiin

  • @basra20121
    @basra20121 7 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah

  • @abdirahmaancarap802
    @abdirahmaancarap802 ปีที่แล้ว

    Xaaskeyga iga xanuunaneed wax yar hadii ay dhageysatay horay beyka huriday alhamdullillaaah 🤲
    (2-7- 2022)

  • @user-kl5fp8wp8u
    @user-kl5fp8wp8u 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin yaa rabii maanata tariihdu waa 2023 25 ramadaan alaha noo aqabalo ducadaan

  • @abdikriinmaxamed2610
    @abdikriinmaxamed2610 6 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah Sh Maxamed Aadan

  • @tyrellbeemer8552
    @tyrellbeemer8552 6 ปีที่แล้ว +5

    Aaaaaaaaaamiiiiiiiiin yaa duljalaali Wal ikraam

  • @FatimaAbdiIsmail-xc6vn
    @FatimaAbdiIsmail-xc6vn ปีที่แล้ว +1

    Maaash alllah ilahayow khatimada khayr nogu khatim

  • @FadumoMbotan-so5fu
    @FadumoMbotan-so5fu 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Amiin amiin❤ ducad waa qali❤😊

  • @hayadmuse8201
    @hayadmuse8201 7 ปีที่แล้ว +9

    masha allah

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 4 ปีที่แล้ว +3

    ‏‎اللهم أمين أجمعين يارب العالمين🤲🏻

  • @NimcoaxmedReermagal
    @NimcoaxmedReermagal 7 หลายเดือนก่อน +1

    amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mi2hd9ps4v
    @user-mi2hd9ps4v 5 หลายเดือนก่อน

    Jazakumu Allaahu kheyr .
    Shekhana Allaah xasanatkiisa ha gu ziyaadiyo.
    Ducadan aad ban u jecalahy inaan ku raaxeysto xataa you tube inadan ban ka raadinayey.
    AlXamdulilaah.... jazakumu Allaah wlle.

  • @raimabashir5974
    @raimabashir5974 8 ปีที่แล้ว +10

    اللهم امين يارب العالمين

    • @tjkingking6271
      @tjkingking6271 7 ปีที่แล้ว +2

      Raima Bashir anddyfyydFGGUHTYC😣😉😃😉😕😂😆😂😉😕😉😂😂😂😊😂😆😂😂😂😂😂😂😠😈😈😉😈😈😉😂😆😂😂😆😆😂😀😂😇

  • @abdisalaanbulshawi5239
    @abdisalaanbulshawi5239 5 ปีที่แล้ว +3

    امين امين امين امين امين امين امين امين يارب العالمين

  • @NajmaSaciid-xh7si
    @NajmaSaciid-xh7si หลายเดือนก่อน

    Mcha Allah Allah haku sharfo sh

  • @user-fj7go9kt5q
    @user-fj7go9kt5q 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ducadan waa duco dhamaystiran alha noo aqbalo Alahuma aamiin aamin yaa rabi yaa raxiim

  • @festimelutisoska3155
    @festimelutisoska3155 2 ปีที่แล้ว +5

    ALLAHU AKBAR ☝️ JARABI ZASTITI NE OD SVE ZLO STO POSTOJT I STALNO SO NAS BIDI TE MOLA 🤲 AMIN INSHALLAH

  • @nasriinaduceysan6574
    @nasriinaduceysan6574 7 ปีที่แล้ว +10

    اءميييييين يارب العالمين اءميييييين يارب العالمين

  • @abwaandayibabdi5127
    @abwaandayibabdi5127 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi wlhi waa duco qiiiiimoleh allaah haku barakeeeeyo sheeekh maxamad adan

  • @yasminmuse4349
    @yasminmuse4349 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah ❤

  • @daauudahmed7205
    @daauudahmed7205 7 ปีที่แล้ว +11

    Amiin amiin yaa rabbi

  • @naimaabdilahi9958
    @naimaabdilahi9958 8 ปีที่แล้ว +6

    Aamiiiiin yaaa rabiii

  • @hagaderianboy2995
    @hagaderianboy2995 6 ปีที่แล้ว +1

    Aaaamin eebe ajar iyo xasanaat hakasiyo

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 5 หลายเดือนก่อน

    Ameen Yaa rabal alamiin 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭 allow Nga aqbali 🤲🤲🤲😭

  • @abdipurco5950
    @abdipurco5950 8 ปีที่แล้ว +6

    aamin yaa rabbi

  • @salmandaud5534
    @salmandaud5534 9 ปีที่แล้ว +8

    masha allah duco wanagsan

  • @mosuheb7742
    @mosuheb7742 3 ปีที่แล้ว

    Allah kubarakeyo sheek

  • @eideidapdiwali3484
    @eideidapdiwali3484 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha alah sheikh mahamet rabi dambigaaga ha dhaafo ale haku barakeeyo

  • @fosiyahassan9380
    @fosiyahassan9380 7 ปีที่แล้ว +7

    amiin

  • @sagalcolow3123
    @sagalcolow3123 7 ปีที่แล้ว +11

    Aamiin

  • @mdarajo1037
    @mdarajo1037 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah ameen ameen may Allah accept with us dua❤

  • @halyaygadhashasomalilandsn4153
    @halyaygadhashasomalilandsn4153 6 ปีที่แล้ว +2

    Je suis fière être musulmane
    Aamin à Aamin

  • @rayaandagan6606
    @rayaandagan6606 7 ปีที่แล้ว +11

    aamiin aamiin yaa rabi

    • @mowlayare862
      @mowlayare862 6 ปีที่แล้ว

      When she he he tête get hash yuk's regeneration dbegegrbnhemegnwgn
      .thing dab fence very mynah wyn tngeeb

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 8 ปีที่แล้ว +7

    amiin yaa Rabiiiii

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 6 หลายเดือนก่อน

      🥹🥹🥹🥹

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 6 หลายเดือนก่อน +2

    16 nove 23 ilaahow ku naxariiso adeerky macalinakaygii sxbkygii nolosha maxamed aadan xaashi rabi intii jano fardowsa galiyo ha kaa dhigoo 💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 6 หลายเดือนก่อน

      Camii😭😭🥹🥹🤲🤲

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 5 หลายเดือนก่อน

      Walahi sidii ban ugu duceeya anoo ilamaynaya 😢

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

    • @AbdiasisFahad
      @AbdiasisFahad 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢

    • @abdulkhaliqaxmed1581
      @abdulkhaliqaxmed1581 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alle ha u naxariisto wll

  • @alleaamin497
    @alleaamin497 5 ปีที่แล้ว

    AAMIIIN AAMIIIN AAMIIIIN ALLOOW AJAR IDINKA SII DUCADAAN AAAD AYAAN U JECLAHAY HARGEEYSAAN KU MAQLAY MARKII IIGU HOREYSAY MAASHA ALLAAH ALLOOW NOO AQBAL ANAGA IYO INTA MUSLIMIIN

  • @maxmedshukri2407
    @maxmedshukri2407 7 ปีที่แล้ว +10

    Aamiin aamiin aamiin

  • @matiescell5385
    @matiescell5385 2 ปีที่แล้ว +3

    Kamadalo wale nashidadan amiiin yarabi

    • @user-qf1ue9ye5n
      @user-qf1ue9ye5n 2 หลายเดือนก่อน

      It's duco not nashido

    • @hiboabdul6593
      @hiboabdul6593 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 10 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIN yaa allaah ❤❤❤❤

  • @canabcali9977
    @canabcali9977 2 ปีที่แล้ว

    aamiin aamiin aamiin jana fardawsa ilaahay kugu abaalmari sheeh allow noo aqbal yaarabbi

  • @fatumahussein9249
    @fatumahussein9249 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah this Dua

  • @abdullahiyare1081
    @abdullahiyare1081 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash allha

  • @fatumaceydiidibrahim9554
    @fatumaceydiidibrahim9554 8 ปีที่แล้ว +8

    aaaaaamiiiiin aaaaaaamiiiiin yaaa allah

  • @mustafeck8208
    @mustafeck8208 6 ปีที่แล้ว +3

    مانشاءلله تباركلله

  • @mukhtaaraliadan1248
    @mukhtaaraliadan1248 3 ปีที่แล้ว +1

    waa 2021 bishu wa shacBan 15keedi waa goor casar ah 4:00 glpnimo wxan dhagaysanaya anoo xanuunsan alloow caafimaad iga sii aniyo intii islaam ahba

  • @ducalemaxamud7399
    @ducalemaxamud7399 ปีที่แล้ว

    Mansha allh alow noo aqbal yaa rabi

  • @raiiziloveyousomalisomali5531
    @raiiziloveyousomalisomali5531 7 ปีที่แล้ว +9

    amiin yaa rabi

    • @sacdiyodiyo3507
      @sacdiyodiyo3507 5 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin Amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

    • @sacdiyodiyo3507
      @sacdiyodiyo3507 5 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin amiin amiin

  • @fadumojama9239
    @fadumojama9239 8 ปีที่แล้ว +10

    Amiiin yaarbi