Daahir Calsow oo soo helay Gabadhii Shirqooshay Hooyadii Xamar lagu kufsaday 38 sano ka hor..Subscr

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @Halima-jg4em
    @Halima-jg4em 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo macaan raali noqo waa dad balaayo Allah ku rido aduunyo iyo aqiiro ba

  • @hodmanibrahim7705
    @hodmanibrahim7705 3 หลายเดือนก่อน +2

    Daahir Calasow qeyr allaha ku siiyo. Gabadhan waxaan ka dhageystay barnaamijka Hanoolaato. Walaalow arrintan haka harin ilaa ay ka qanacdo gabadhan danbiga laga galay.

    • @Mohamed-jb5wf
      @Mohamed-jb5wf 2 หลายเดือนก่อน

      Ɓ7⁷😅😊

  • @HalimaRage-p4b
    @HalimaRage-p4b 3 หลายเดือนก่อน

    Illahay ba kugu cawin xaqaaga inshaallah hoyo aqlibaadan o shaaraaflee badtahay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa Rabbi inta kufsadayasha ah oo dhan cadabkii Rabbi haku fogeyo Aamiin yaa Rabbi. Mamadan intas oo sanadod melkasta oo idacad soomaaliyed ah waa ka oyeysey. Wax wax uga qabtana waa weydey tasi waxay kutusaysaa inaysan dumarka soomaaliyed iscawiyin raguna wada kufsadayal yihiin oo dina mid kale inuu soo qabto rabin ilayin isaguba waa kusade kale. Xasbunallahi wanicmal wakiil.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin inta wax kufsato dhan allaha dhibateyo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 หลายเดือนก่อน

    Sax maama saafi denbi malaha gabdhaha lakiin denbiga gavdhaha ayey saraan raga

  • @ahlamabdisalan576
    @ahlamabdisalan576 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CaliXuseenducaale
    @CaliXuseenducaale 3 หลายเดือนก่อน

    Maxkamadani caadil santahay maxkamadaha kariba dalkeena wanna ka sirloin badantahay

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan 3 หลายเดือนก่อน

    Asmo waa gaaloowday maxaa soo galiyey meesha halaga tuuro

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 3 หลายเดือนก่อน

    Naag nin saaxibked ah ma ogolaneyso inu Naag kalle la falgalo

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 3 หลายเดือนก่อน

    Waa dil toogasho ah, kufsiga waa dil sxb, ciyaar maha ,,,,

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 หลายเดือนก่อน

    Bahaladaas yey bilaash ku dilin boliska ninka haysto y sii sheeg straf ha lagu siiyo

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 3 หลายเดือนก่อน

    AX SORRY WALASHEY MCN DAALIMIINTA DHIBKA KUU GEYSATAY. ALLE HASOO QABTO DAALIMIINTA AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @bashkacaraaye3144
    @bashkacaraaye3144 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale Beenaale dhalay oo candhowayn