DILKII ISMAACIIL HANIYA (4118)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @hfg2420
    @hfg2420 2 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allaha Naxariiistiii janno Hasiiiyo Sheekh Ismail Haniya Rabi Qabriga Ha uwaasaciyo yaaa Rabi❤

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha'allaah Kuli Su'aal & Jawaab Waa Sax Xigmo aad u qaali ah Wariye & Sheekh jaanta Xaqa ah Isla helay

  • @DeeMohamed-o1e
    @DeeMohamed-o1e 2 หลายเดือนก่อน

    Salaama Caleykum wa Raxmat'Allaah wa Barakaatahu macalin Aadan, Sheekh Cabdiraxmaan, Sheekh Qaasin, Yuusuf Waddani, Nadiifa Qarran iyo dhamaan iwalaalha Soomaalida ku xiran idaacada bacfa salaan.
    Islaam waa Diin kalmadaas ayaa sax ah oo kana weyn in lagu tilmaamo shakhsi. Subxaan'Allaah. Allaah yaxfadkum adiga iyo dhamaan Waddaniyiinta Aamiin.

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 2 หลายเดือนก่อน +1

    WCS MANSHA ALLAH MACALIN AADAN JIZAKA LLAAHU QEYRA MY BROTHER ((WALAALKEN SHEQ C/RAXMAAN JIZAKA ALLAHU QEYRA ILLAAHEY CIMRI DHEER CAAFIMAD QABA CIBAADO SUBAN ILLAAHEY HAKU SIIYO DUNYA FINIMCA AQIRA FIL JANATUL FARDOWSA ACLAA AAMIN AAMIN AAMIN YAA ALLAH )) ALLAHUMA ARXAM MOOWTANA WAMOOTAL MUSLAMINA YAA RABUL CALAMIINA MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน

    alle ayaa naga ogwaxajira laakiin kuwii diley alle dhaqso hauka shifo yaarabi cidkastoo dishey ehlukhayrkas ehlushu hadaaga dhaqso hausoo banigo oo haka shifo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭💔

  • @FartunK
    @FartunK 2 หลายเดือนก่อน

    maasha Allah ajar iyo xasanaad allaha idinka siiyo

  • @AliAdan123Adanali
    @AliAdan123Adanali 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waaa shahiidey

  • @umulula3107
    @umulula3107 2 หลายเดือนก่อน

    juuj iyo majuuj alle ka waramaya suura alkahfi.allaahu aclam

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxaristo ismaciil hanniya.

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 2 หลายเดือนก่อน +2

    War kas caaf ayaa lo diley ismaciil
    Haniya 😢😢😢
    Lakiin wa al-xamdulillaaha madaba u helay sidii u ullaaahay jecla bay noqota ay u noqotay ee
    Lakiin iraan way dayacday 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto walaalkeen Aadbay noo taabatay noo xanuunjisay geeridaas 😭😭😭😪😪😪😭😭

  • @marianabdiguled6107
    @marianabdiguled6107 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah

  • @JohnDoe19012
    @JohnDoe19012 2 หลายเดือนก่อน

    MA SHA ALLAH

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 2 หลายเดือนก่อน

    Maaanshaaaa Alllah Nooo sooo Badi Aqoonyahankaaas Mawduucyadaaas ayaan aaad ugu baahanaha6

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @safiasulieman1971
    @safiasulieman1971 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiiiiiiiiiiin yaarabi

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar

  • @IdilXassan-lw4fe
    @IdilXassan-lw4fe 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah

  • @MarianAli-g2q
    @MarianAli-g2q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan inta badan wuu ku saxan yhay lknse jajuj iyo majuj buu wuxu ka dhigay dadka hada aaan naqano oo hindida iyo indhaha yarta arinkasna sax maaha oo yajuj iyo majuj waa dad ina qarson oo soo baxaya akhru samanka

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarakallaah

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 หลายเดือนก่อน

    Waa la shirqooley iraan dhexdeeda ayaa laga shirqooley hadda koow ma ahan iraan seynis yaqaanadeed ayaa marwalbo ladilaa iraan dhexdeed waa lagu jiraan

  • @abdalleahmed9998
    @abdalleahmed9998 2 หลายเดือนก่อน

    Benta dhaaf run mataqanid Allah kacabso

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah.umaduh.dabih.badanah.suh.ilahaay.kamah.bakhan.oo.
    Magah.ineey.dhimanayan.akhiranah.laweydin.donoh.hadaladah.eey
    Kuh.hadkan.
    Marjah.waxeey.gon.bey.kuh.dababan.subxanalah.ilahaay..hanasiyo
    Xusnih.qatumah.fican.oo.nafacah
    Aduunkah.iyo.akhirabah
    Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @SuleeqoMaxamuud-qx1md
    @SuleeqoMaxamuud-qx1md 2 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu shirqoley

  • @CabdicazizIbràhim
    @CabdicazizIbràhim 2 หลายเดือนก่อน

    M.allah

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 หลายเดือนก่อน

    16::58.Anigu 🐫 Hadaan fuulin, 🏇 Anigu Baan yaah.. Xoolo Ehel.
    Xasan Shiikh na yeelkadii, Oo Kareeto saaran..

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haniya waxuu diiday in uu sameeyo wax tanaasul ah wadahadaladii la furay ......israiil waxay hadiday Qatar hadii uu madax adkaado haniya laga yaabee in Qatar ku dhiiri galisay in uu haniya iiran aado iyadoo ka nafisaysa culayska uu ku Hayey ninkaasi aakhirkiina meel cidla ah laga helay shahiidka

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 2 หลายเดือนก่อน

    Cadowga
    Xala is ka ilaaliya Iiraan waa cadow

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 หลายเดือนก่อน

    Koofiyad yartu waxay rabaan in ay Jerusalem weliba masjid al aqsaa ay ka dhigaan haykalkii haykalkuna wuxuu noqonayaa suuqa lacagta aduunka sida new york

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 หลายเดือนก่อน

    18:08 Qaraabo Sheeg, Baa ba ku xiran. Waa Baabur-Waalideen.
    Kii lahaa buu Ruufyaami.
    Qaarna Ayakaa ba Police station ka ku Geen. . Wanted hadaa tahay, Baabuurkaa ku garan, Hadalkaaga iyo Wajigaa ga, Asagaana Xerrada -Kulane-J88s ku geen.
    2058. Danbiile Baabuur ma raaci karro, yacni Wadidi.

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 หลายเดือนก่อน

    Turki goofiyad gaab asalkooda ah weye sucudiga

  • @DeeMohamed-o1e
    @DeeMohamed-o1e 2 หลายเดือนก่อน

    Xoolaha nool ayaa muhiim ah. Nimanka Dalkeena ka talinaaya ee digitalka wada ma Soomaali bee u shaqeeyaan mise askarta dijaal?

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 หลายเดือนก่อน

    16:28 Sxb uadeey baa I lahaa. Waa Danbeeydaa camoow..
    Io Anaku Bank ma aadno. Farraan ku wadanaa Lacagteena, Online camal.
    Aniguna Yaraantii baan ka fakari jiray.
    Sxb badeeydaan 2024 saan I dhahay, . Deen haku weeydiistaan, Iyo Qado-bixin.
    Marka, Technology waan isticmaalaa, , Aqoon korsi.
    Lakiin Laxagteeyda ma galiyo.

  • @سعيدالصومالي-د2ع
    @سعيدالصومالي-د2ع 2 หลายเดือนก่อน

    Manta diilka mujaahidka moye war kale malha calmka waa diil siyasada dunida waxbu kabadli

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 หลายเดือนก่อน

    Xogaa lacag maa bank kuu taala

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 2 หลายเดือนก่อน

    WALAHI WANBA CABSADY🙄🙄🙄WALWALBO MACALANKIN SHEGAYO WAXAAQIIQO...

  • @NuroWardherw
    @NuroWardherw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muslim wax ladhaho ma jiro madax Muslim waa tuugo

  • @AliAdan123Adanali
    @AliAdan123Adanali 2 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂

  • @abdulwahabAHussein-iq4ps
    @abdulwahabAHussein-iq4ps 2 หลายเดือนก่อน

    MACALLiNOOW: Wax Dajaal Layiraahdo Majiro, Axaaddiistana Waa Been, Nabigana Geeyb Kamawarqabin-???

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 2 หลายเดือนก่อน

      Yaah? Maxaad sheegtay

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 หลายเดือนก่อน

    Salada atixyaadka ka dib waa laga ducaysystaa dijaal

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 หลายเดือนก่อน

    18:08 🤔 Hadaa dalka iyo Qaranka7 laga yaaban yahay.
    Sanadka 2055 Sidii Uu Awoowgeey dhahay, Baa la dhihi. Wagaa Garaa.
    Luudka 1hal halkoo, Ganbaduu Ahaa. Maantana Xerada XALANNE baa Looga Dabaal-dagooyaa, Camal.
    Iyo Xildhibaano, la tunta.
    🤔 Wa1tigaa baa Somalida? Sugeeysa, Oo loo jid dhigay.
    Ayakuna Waa Goofkii, Murde-Culusoow waaye iyo. Murtile-Siiqaal, Baa Naga Xoogtay.
    Iyo beey ku jiraan.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 หลายเดือนก่อน

    25:25. 🤔
    SOMALI WEEY TAGTAY, MAHDI KA HOR.
    KULI SHEEYAN ASALII, SOO, WAAQ- IYO MW LUUD AH LAGAMA DHAXLO. XILDHIBAANO NA ?. MAANTA BEEY BA BUUXAANE.
    QAMDARI8RAN BAAN KU SOCONAA, ODAY BAANA NOO WADA, HALKAA

  • @IdilXassan-lw4fe
    @IdilXassan-lw4fe 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah