Guri Oo Kahadlay Labada Fanaan Ee Ilmaa Aadan Soo Dhawayntoda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 5 ปีที่แล้ว +28

    *Guri barwaaqo waa Nin aad u qalbi fiicn weeye wllhi*
    From muqdisho salaan iga guddoon

  • @shaarubsulleiman9229
    @shaarubsulleiman9229 5 ปีที่แล้ว +71

    Wllhi guri barwaaqo. Hadalkiisa waan jeclahay wada qosol miidhan reer burco ugu kalay halkan ku dhashay waan u xiisay burco wllhi from france like ta igu qabta walalyaal manta inyar baa iga soo horaysey inta iga danbaysa like ta.

  • @xamseabdiweli6215
    @xamseabdiweli6215 5 ปีที่แล้ว +89

    Guray barwaaqo ilaa baryahan
    Xassan Aadan bay uga shidantahy like saara

  • @mohameddualle3152
    @mohameddualle3152 5 ปีที่แล้ว +58

    hadaad kaheshay codka guri barwaaqo like dhac dhac kusii

  • @kamalcali4970
    @kamalcali4970 5 ปีที่แล้ว +59

    Hadad kabo la.aan ku dawanayso like isaar😂😂😂

  • @abdimoh
    @abdimoh 5 ปีที่แล้ว

    Inader guri barwaaqo adigaapa legend ah
    Si gaara ayaan kuu salaamayaa inader

  • @Sakariajama
    @Sakariajama 5 ปีที่แล้ว +25

    Gurayga Nio Wllhi Nin WacaN Tahay Maadama Ad TaLada Qaadanyzo👏👏👏

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 5 ปีที่แล้ว

      DJ and Mr guri Barwaaqo waan idin salamay zxpayaal asc

  • @tamerlanibrahimibrahimtame3052
    @tamerlanibrahimibrahimtame3052 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaqo nolow sxb from Djibouti love you somali dhabaa.

  • @gaaniyusuf9022
    @gaaniyusuf9022 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri I really support My brother keep going

  • @sagalburco5103
    @sagalburco5103 5 ปีที่แล้ว +14

    caawa anigaa ugu horeya salaan sare guri barwaaqo 👍✅

  • @ahmadhanad778
    @ahmadhanad778 5 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah guri barwaqo horoyusoco sxb waxa tahay nin ay somali nimadu kuweyntahay waxana kasi jeclan laha inadan burca kaliya jogin oo meelo badan somalia aad tagtid

  • @nasrasaaacid3016
    @nasrasaaacid3016 5 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahi Somali iga dhigay bn mahd naqaya
    M.a my somli people wn idi jclhy kuligin
    Melkasta ad jogtan
    Somlinimada inaga badan oo ina misaysaaa

  • @liibaanabokor3151
    @liibaanabokor3151 5 ปีที่แล้ว

    Axsan wlahi heestasay ahayd inu ka qaado wayo way ku haboonayd wooow guriyow waanku salamay wllo

  • @ckarimdhubbad4577
    @ckarimdhubbad4577 5 ปีที่แล้ว

    Xasan adan waa legend sida gurey barwaaqo u yahay legend ka uyahay

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 5 ปีที่แล้ว +2

    waaaaaaaaaaaaaw
    Abwaan Guri Barwaaqo Abti Xamar Ayaa Kaa Soo Salamayaa

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +1

    Guri Barwaaqo nin masuul ah ooo inta badan fanaaninta dhiirigaliya talooyin fiicana siiya ❤️✋️

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 5 ปีที่แล้ว +6

    Hakaba banaanshee. dheh heesta hakhaldine😁Guri barwaaqo qof nadiif ah 👏❤

  • @Hussein-ln8kf
    @Hussein-ln8kf 5 ปีที่แล้ว +14

    Guribarwaqo sxb wan kusugayy tagera ban u ahay sxb runt from xamar

  • @abaalraage9029
    @abaalraage9029 5 ปีที่แล้ว +1

    ninkaa iyo reer burcoo dhanba waan salaamayaa

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 5 ปีที่แล้ว +6

    iLaaHy Marku RiwaayaDo ku siinayo guri barwaaQu ku siiya
    Like ila raac❤👍

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 5 ปีที่แล้ว

    mustafaa isoo garaacoo hhhhh guri barwaaqo comedian aan caadi eheen horey usoco sxb.

  • @maxamedcabdule2216
    @maxamedcabdule2216 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah sxb sare wan kutageraa walahi sidad ujeceshahay somali midah ayan ujeclahay guul & gobanimo sxb

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 5 ปีที่แล้ว +1

    Guribarwaaqo aad baan ku salamaayaa iyo sida wanaaagsan aaad uso diyaarisay programkan.

  • @hodanomar7358
    @hodanomar7358 5 ปีที่แล้ว

    Nacasyahow mawaxaad rabtaah intii ay muqdisho kusameysay Maxamed Bk, ayad rabtaa inaad adna kadaba gaysoh ama aad kusameysoh xasan aadan waa la ogyahay inuu yahay the legend.
    Markaa adeer kadeg iidoor qadhmuune cidina marantoh bk dameerle meelgeeyah salaammulaah 🙏

    • @waayoaragtv7117
      @waayoaragtv7117 5 ปีที่แล้ว

      hodan omer qof cuqdadaysan baa thy adoon mawduucaba fahmin ayad caytamaysaa qumayo qadaadweyn baa thy

  • @abdirahmanibrahim550
    @abdirahmanibrahim550 5 ปีที่แล้ว

    Guuri barwaqo nin talent uleh mujajalada ayatahay sxb horay usoco

  • @salaxsamatar537
    @salaxsamatar537 5 ปีที่แล้ว

    We always love you from muqdisho . somaliweyn Hanoolaato from meelkasta oo eyjoogaan

  • @maskapoy3759
    @maskapoy3759 5 ปีที่แล้ว +31

    Guri barwaqo ninka 2aad runta ka hadlo ba tahay Guuleyso
    From #DIRISLE 🤔🤔🤗👈🏼👈🏼👈🏼

  • @hawlkarmedia7247
    @hawlkarmedia7247 5 ปีที่แล้ว +9

    keep going gurey
    war like maxa lagu falaa igu qabta aan arkee 😂😂

  • @haksecabdi8508
    @haksecabdi8508 5 ปีที่แล้ว +1

    Guru b xasan iyo tubeec kebaa cod macaan

  • @dibugunoqodalkaga2778
    @dibugunoqodalkaga2778 5 ปีที่แล้ว

    guri barwaaqo tagera weyn ku ahay from ceelbuur horo usoco

  • @adeeshibrahimi725
    @adeeshibrahimi725 5 ปีที่แล้ว

    fanka maad kubiirtid guri barwaaqow waa iga cod🎤🎤

  • @weheliyetv1700
    @weheliyetv1700 5 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo wll chanelkan subcribe ii saar hadaad ka hesho muqaal ku xiiso galiyana wllkayow ka soo Hadal

  • @kakayare6697
    @kakayare6697 5 ปีที่แล้ว +3

    guri barwaaqo maal mahan fananinta iyo reactionka may kaaga shidan tahay sxp😁keep going

  • @mustafagull9954
    @mustafagull9954 5 ปีที่แล้ว

    Guri Barwaaqo Halyeey Qaran am your Fan From kismaayo

  • @cqaadirdheekeyerashka6270
    @cqaadirdheekeyerashka6270 5 ปีที่แล้ว +5

    Wankasalamay guribarwaaqo bro

  • @shaaficicali573
    @shaaficicali573 5 ปีที่แล้ว +1

    Kii ahaa lehee guri barwaaqo keep going

  • @ammo3819
    @ammo3819 5 ปีที่แล้ว +2

    Hi bro u have beautiful voice y don't u be musician you r better than most of musicians wow wow

  • @awaalemohamed105
    @awaalemohamed105 5 ปีที่แล้ว

    Zxp qaaliYa guri barwaaqo hore u zoco zxp

  • @xamsebile4833
    @xamsebile4833 5 ปีที่แล้ว +2

    Gurey barwaaqo zhp codbaa kugu dhan ❤👏

  • @munaiskufiln5279
    @munaiskufiln5279 5 ปีที่แล้ว +1

    Gurey noolow inaderky aan isku burco nhy from ceneda 🇨🇦

    • @abokorabdi254
      @abokorabdi254 5 ปีที่แล้ว

      Canada meel walahi wan imanayaaa malin dhow

  • @somaliawardtube6878
    @somaliawardtube6878 5 ปีที่แล้ว

    abwaan gurey barwaaqo waad ku mahasantahay sida aad maamuuska leh ee aad uga hadashay fanaanteena qaaliga ah
    legend alfanaan xasan adan samatar iyo suber star cawaale adan waxaad cadaysay ixtiraamka uu kaa mudan nin walaalkaaya
    oo fanaan ah oo in badan heesihiisa aad ku raaxaysatay iyo walaaltinimada ka dhaxaysa umada somaaliyeed
    noolo abwaan majaajilayste jilaa fanaan somaaliyeed guri barwaaqo nin iga mutaystay ixtiraam wayn

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 5 ปีที่แล้ว

    Ciyaal baa iskaga batarisa TH-cam ke waa kan ragii loogu talagalay gurow horey usii soco👍👍

  • @najibabdulwahid4027
    @najibabdulwahid4027 5 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo, nin wax badan Og hore usoco wllky ....

  • @abdullahijama6544
    @abdullahijama6544 5 ปีที่แล้ว

    GURI BARWAQOW ZXP
    XASAN ADAN WAA FANAAN SOMALIYED WAN TAGERA ADIGANA WAN KU TAGERAA
    JOGA NAIROBI

  • @WardheereOfficial
    @WardheereOfficial 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaj abwaan Guri barwaaqo
    FROM Wardheere Media channel👈

  • @hamdadahir1113
    @hamdadahir1113 5 ปีที่แล้ว

    Guuray wadigan tuury moblki yarbee kkkkk horu mar wacan insha allh

  • @mohamedjibriil5159
    @mohamedjibriil5159 5 ปีที่แล้ว

    Barinaye ma barideen Heestii Heesaha

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 5 ปีที่แล้ว +4

    😅😅😅😅😅😅😅😅 hebel baa lagujiyayeey😅😅 bee meelksta laso farisanayaan wlhi waa run 🤣

  • @actor_guleid
    @actor_guleid 5 ปีที่แล้ว +3

    Guribarwaaqo📯

  • @boqorkashantasomali2369
    @boqorkashantasomali2369 5 ปีที่แล้ว

    Xasan aden waa fanan somalidhen ku qaali ah waaye like iigu cimaamada

  • @Mustaferooney
    @Mustaferooney 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta airphone ku dawanysa like Sara si aynu u ogano inta dadka ku dhex dhagaysanaysa yacni buuuq cml

  • @hodanhapoon2487
    @hodanhapoon2487 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah guuri barwaaqo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 5 ปีที่แล้ว +12

    Allle DARTII SUBSCRIBE IIGU SAAR WLL....WAAR GUROW IGA HABEE DEEE

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 ปีที่แล้ว

      ii saar bro adna

  • @engismailabdullahi6144
    @engismailabdullahi6144 5 ปีที่แล้ว

    Soo same heesta allah baa mahad leh iga dhigay somali abwaan aanu taagerno guri barwaaqo waanu ka sugaynaa

  • @abdirizakismail5091
    @abdirizakismail5091 5 ปีที่แล้ว

    Waa soo dhawayn laha wlhi shaqadaydan xataa u ganbin lahaa ee maad iisheegtid niyow guroow

  • @istarabdirahman3636
    @istarabdirahman3636 5 ปีที่แล้ว +2

    wllhy guray barwaaqo waa wiil hoog kulaha marbuu
    Xasan cimrigiisa askari nimo ku dhameesan laha
    Anuna ku hees la aan lahayn

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh funniest waye

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 5 ปีที่แล้ว +3

    Yaaa taageera guribarwaaqo hadaad taageerto iisaara subscriber

  • @ubahabdullahi9743
    @ubahabdullahi9743 5 ปีที่แล้ว

    Wan ku salamay guri barwaaqo nolow

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 5 ปีที่แล้ว +1

    naasha alah alhaynoo daayo fanaaniinta

  • @mawliidbile4879
    @mawliidbile4879 5 ปีที่แล้ว +1

    gurow microphone ki wad nga habaysay kusoco nio

  • @dalxaabdi653
    @dalxaabdi653 5 ปีที่แล้ว +2

    Calayhi salatulaahi
    Calayka salaamulahi ❤

  • @mohameddeeq7706
    @mohameddeeq7706 5 ปีที่แล้ว

    Ismaaciil abdilahi cali hore u soco zxp

  • @xulkaheesaha7755
    @xulkaheesaha7755 5 ปีที่แล้ว

    Thankz My Teacher Guri

  • @ahmednouromar233
    @ahmednouromar233 5 ปีที่แล้ว

    Abdi qaadir jiba fankiisa nosogudbi saxb fanaanita aan hesahisa bntagera

  • @soulehassan
    @soulehassan 5 ปีที่แล้ว

    Samatar oo direysku heesaya, waxaan ku galay Ruwaayadii Galbeed,lama ilaawaan iyo waqti aan waligii soo laabanayn, naxariistaada Eebow.

  • @maamiabdi217
    @maamiabdi217 5 ปีที่แล้ว

    Adiga baryahan xasan adan ayd love u hysa

  • @omarjama6675
    @omarjama6675 5 ปีที่แล้ว

    Guray barwaqo sheekoyiinkii iyo riwayadii baad ku waanagsanyeed iminka waad ka dhaamatay

  • @mohamedshagax2524
    @mohamedshagax2524 5 ปีที่แล้ว

    Guri nin hdal yaqaana oo funny ah

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 5 ปีที่แล้ว

    I'm your big fan Guribarwaqo
    Go forward bro

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 5 ปีที่แล้ว

    Go forward bro sidan u xiiseyo barnaajikaga wad yaaabi

  • @laylashabelle3311
    @laylashabelle3311 5 ปีที่แล้ว +3

    inta ila argty inuu botar so mrsdey guri brwQ like

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 5 ปีที่แล้ว +4

    Anaga la sii googayna isagoo malab na waraabiyay😂😂

  • @jomaomer3948
    @jomaomer3948 5 ปีที่แล้ว

    IsmaaciiL Guri barwaaqo 👍👍

  • @roobleluka5766
    @roobleluka5766 5 ปีที่แล้ว +3

    Waar anagaa lasii go go, oyna nio 😅😅😅😅

  • @axmedhaynood5808
    @axmedhaynood5808 5 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo qofka kaliya een TH-cam ka u daawado taageero buuxa ayaanbkuu ahy

  • @muqtaarcaliibraahim2118
    @muqtaarcaliibraahim2118 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkk guri barwaaqo marka hore waan kusalaamay
    Sln kadib heesti maayga aheed waa inaa kaligaa qaadaa kkkk sababtoo ah meelbaa kaga dhacday

    • @sallowadam5982
      @sallowadam5982 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk Asc sxb guribarwaaqo sxb hore u soco caadi ma tihid

  • @iceman6933
    @iceman6933 5 ปีที่แล้ว

    All-Yacizik Guri Barwaaqo Inta Oo Yire Cawaale Baa Ana Ku Leeyahay Wall 🙌🙌

  • @soulehassan
    @soulehassan 5 ปีที่แล้ว

    Haddaad heshay mr Guri-B balaaskaakii, xayraan nimadii dhagixii aad la or or daysay kulama jeclayn.mida kale maryan ayaa fanka samatar uga soo horaysay, anaga na waydii, 60nadii ayay heesaysay, isna 70kii.

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 5 ปีที่แล้ว

    Guri parWaqoH NiN MuTawaaDaca WeeYeH SabaBto Ah DaDka Aad TaAgeerToH AyaGuH KumaH TaageerAN Keep Going Ku leeYaHy Go forward HoruMar WacaN👍😍

  • @ismaaaciilganeey4321
    @ismaaaciilganeey4321 5 ปีที่แล้ว

    Guri barwqo legend mas uul sare

  • @cabdicaziizmacaaneeye324
    @cabdicaziizmacaaneeye324 5 ปีที่แล้ว +2

    Guri burwaaQ nin HdlkiizaH jecelahay❤

  • @abdikhaaliqcumar1291
    @abdikhaaliqcumar1291 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninku waa nin Yaroo Beri Hore dhashay🤣🤣🤣ahmed Naji

  • @mahamudjama8620
    @mahamudjama8620 5 ปีที่แล้ว

    horay u sii soco

  • @OnlySomalilanders
    @OnlySomalilanders 2 ปีที่แล้ว

    Xitaa Tii Aadan Cadde ayay joogeen😂😂

  • @niin128
    @niin128 5 ปีที่แล้ว

    Guroow Heesaha xasan adan dib u soo qaad nio ciyalnimada iska daayo

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 ปีที่แล้ว

    Wczln zxp qali waanku qaadaney meeday kiyaal haalhee maad iska deyseyna

  • @kaftanzhowchannel5833
    @kaftanzhowchannel5833 5 ปีที่แล้ว

    GuraY barwaqo nin jira
    Zheeko ayaan kaa
    Zugayna💯💯💯💯

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 5 ปีที่แล้ว +11

    Ilen doqoni qiiq kama kacdee damankay meermeerisaa hooyadayun baa dhahdee miyaan ogaaba inuu hees ahaa xasana adan hhhhhhh

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa maahmaah intaanay heestiisa uu qaado aanay kunjirin

  • @abwanarbe9825
    @abwanarbe9825 5 ปีที่แล้ว +1

    Runti anigu xasan adaan samatar waan tagera

  • @abdirahmanalarabiya3367
    @abdirahmanalarabiya3367 5 ปีที่แล้ว

    Zxp guri barwaaqo baryahan sheekadaadu dhanaaan bay noqotay

  • @fahanfurahajaceyl-akramjam3299
    @fahanfurahajaceyl-akramjam3299 5 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo sxb waan ku wata kusoco

  • @nurshareeco9658
    @nurshareeco9658 5 ปีที่แล้ว

    Ana adigaan ku taageera sxb kal iyo laab hadalkaaga kalmad ima dhaafin

  • @libanali5982
    @libanali5982 5 ปีที่แล้ว

    Yaa ilaahal caalam guri barwaaqo keep going

  • @khadarbidixo2030
    @khadarbidixo2030 5 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo ninkii aan shawgiisa kaqayb qaatay fanaankii iigu horeeyey eee aan shawgiisa kaqaybgalay caynaba

  • @jaleelomediapro5851
    @jaleelomediapro5851 5 ปีที่แล้ว

    Guray musigaa barnaamijku aad ku bilowday waa heestee

  • @maxamedsomali5678
    @maxamedsomali5678 5 ปีที่แล้ว

    Gurow sxb hore usoco

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 5 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa walhi ki ku xumeeya wanaaji, Marka danbe asigaa Qajilaya

  • @dalxiisdamaashaad8005
    @dalxiisdamaashaad8005 5 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo qaabka uu tixsiga iga eryaayo arka ee dhinac bidix ka saarnaay 3:03 xariif dheh....😂😂😂

  • @zhavicimohmett6558
    @zhavicimohmett6558 5 ปีที่แล้ว

    Guri Bar Waaqo Miseh Sooran Deeh Sooran Haygah Maqnaado Guri Paah IGA Padaneh😀😀😀

  • @mawlidclahi2860
    @mawlidclahi2860 5 ปีที่แล้ว

    Guri sxp muqdisho noogu klay